|

Ciidamada Amaanka ee dawladda Soomaaliya oo maanta madashii shirka ka celiyey Abdullaahi Axmed Cali {Dabagooye} iyo Maxamuud Cumar Camey.

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirweynihii Madaxdhaqameedka Soomaaliyeed, kaasoo ay soo xaadireen inta badan odayo dhaqameedka beelaha Soomaaliyeed, walow ay maqnaayeen guud ahaan odayaasha beelaha Hawiye. Shirka  ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxdhaqameedkii Khaatumo State ee ayagu horey ugu sugnaa Muqdisho, waxaase markii shirku bilowday irida isku soo maqiiqay Maxamuud Xaaji Cumar Camey iyo Abdullaahi Dabagooye, oo ayagu la socdey Ergadii ka timid magaalada Garoowe ee ka socotey beesha Majeerteen.

Ciidamada nabad sugida iyo qaybta Protocol-ka oo hayey liista odayo dhaqameedka Soomaliyeed ayaa sheegay inaysan u ogaalan doonin, maadaba aysan hayn magaycadooda, walow maanta aan weli la qaadan Kaadhadhkii aqoonsiga, isla markaana ay ahayd maalin furitaan oo keliya oo haba yaraatee aan cidnaba loo diideyn hadana, waxaa labadan Odey hore u gudbiyey madax ka tirsan dawladda oo u sheegay qaybta Protocolka in shakhsiyaadkaasi aysan cidna matelin. Taasaana dhalisay in banaanka loo saaro, ayagoo cadhaysan ayey meeshii dib uga soo laabteen waa sida ay noo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahiye.

Fadeexadan hadhaysay labadaa odey ee aygu ka soo jeeda beesha Dhulbahante, ayaa la odhan karaa waa mid ay ayagu isku gaysteen maadaba maanta oo dhan ay wiilal yar yari jiid jiidayeen. Waxaana odayaal ku sugan magaalada Muqdisho oo ka soo jeeda deeganada Khaatumo ayaa ugu baaqay inay siinayaan deegaan ay degan , isla markaana ay diyaar u yihiin inay ambabixiyaan, haseyeeshee aysan isku ceebeyn fagarayasha mar danbe.

Labadan odey ayaa markii danbe isku dayey inay aadan dhanka Garoonka dayuuradaha, waxaase soo celiyey wilal ka soo jeeda beesha Majeerteen, kuwaasoo meel fadhiisiyey isla markaana u balanqaaday inay gelinayaan shirkii maanta. Shirkaan ayaa maanta ahaa mid dadkoo dhan u furnaa , isla markaana waxaa sidoo kale joogey haweenka iyo dhamaan bulshada Muqdisho, haseyeeshee maalinimada beri ah ayuu si rasmi ah ugu bilaabanayaa odayaasha dhaqanka ee aygu markaas la siiyo Badhjajka. Odayadan ayaa waxaa markii danbe ay u soo gelin si dadweynaha caadiga ah oo ay iska soo dhex fadhiisteen, ayadoo markaas wiilashii Majeerteen ee soo celiyey ay askarta u sheegeen in la iska daayo odayaasha maadaba maanta ay tahay Public.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15859

Posted by on May 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

38 Comments for “Ciidamada Amaanka ee dawladda Soomaaliya oo maanta madashii shirka ka celiyey Abdullaahi Axmed Cali {Dabagooye} iyo Maxamuud Cumar Camey.”

  1. DHeere KHaatumo Power

    @ Nuura , NINA,Janada SSC, idor liqe,
    Dhaman Darawiishta Somalia iyo inta jecel midnimada salan sharaf
    Hawluhu meel fican bay inoo marayan Falilahil xamdu
    ummad isku tashatay Muruqooda,Maankooda, maalkooda Eebena aaminsan cid hor istagi karta majirto runtii ujeedadodan waa gaadhan Sooner or Later.
    waana la xisaabtami doona aduunka taariikh baa socota qof waliba meel buu ka gelaya waa run ummad wada fican majirto qofkii cadowgena iyo Afwaliinjo lasafta isaga cirka roob ku og DNA hala baadho lol

  2. Kkkkkkkkkkkk futoole firdhiye ayaa been usoo sheegay labadan neef ee Ina camay iyo. Xariir kkk
    Guul Khaatumo

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    maansha allaah hadii maanta nimankii laga wayay soo jooga maanta laga hayo soo jiifsada mana aha reer khaatumo ee waxaa ilama faroole maxaad waday waa sidaan rabay ku celiyayna waxaan u dirayaa saan sareayguna waa tiif maano inamana matalaan

  4. Labadan oday ee beesha mj iska daba galay. Cashar ayaa loo tufayaa. Faataxada ha loo maro. Inuu ilaahay jidka toosan ku rido. Kolay hada masuuliyad ma hayaan. Laakiin dadnimadoodii ayaa khatar ku jirta. Oday firdhiye ] waaba ka helaa. Inuu bohol dheer ku rido. Dadka aan jid iyo jahana la heyn. Sida labadan oday iyo hindida. Tuulada garoowe joogta. Ee uu ugu horeeyo. Abdisamed ali shire.

  5. dheere khaatumo
    inader halgan baynu galay ah in aynu is uruurino midawno oo magaceena kor u qaadno dadkuna sidoodaba isku mid maaha oo farahaaguba ma sina inagoo principle keena ku dhegan baa hadana ay tahay in aynu kasbano dadka oo soo dhawayno cidii jiritaankeena taageeraysa oo dublumaasiyad meesha soo saarno sideedabana hadaad maamul ama qadiyad leedahayna waa inaad gado ood dadka ku kasbato hadaynu helayno mj na taageersan waa arin wacan waana soo dhawaynaynaa anigu taasaan aaminsanahay

  6. Wiil maxamuud salebaan

    Beeeeeeen badana dadka websitkiina cuqafesan ee qofkii moqifkoina qaldan diida aad ku caysaan gala kaliya ayaa beentina ruun moodi karaa saworadan ka firi caaqil caamey oo si sharaf lehadasha ufadhiya http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-shirka-lagusoo-xulayo-ergada-ansixineysa-dastuurka-oo-maanta-muqdisho-ka-furhorufadhimay/

  7. wallee Gorayaan khasoobin baalalay biya batalaq taloow maxaa ka khaldan.

  8. DHeere KHaatumo Power, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk indr seeftaadu galkay ka baxsan tahy lkn hadalkaa kuu cuntami waayey wuxuu u dhacayaa waa fool xumo iyagoo magac ka miskiin ahayn oo beel weyn bada ka soo jeeda inay reero kale muskood daba liqdaarnadaan oo loogu magac dhebo calashaan afwalinjay garabkiisa ahaayeen ileen waa ku bahdile, waxaa ka qurux badnaan lahayd iyagoo nasabkooda la safan halkay wax naftooda iyo masiirkooda u xun la safnaan lahayeen,kolay anigu sidasaan u fahmay.

  9. kkkkkkkkkkkkk waar dheere waamaxay baroortu isxaji raga calaacalku waa udaranyahaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadawgee dee

  10. DHeere KHaatumo Power

    @ To Dhulbahante,
    Waxan ujeeda dad qoralkodu aad uliito oo ah beerka jecli xaydha jecli ujeedo la.aan
    Waxa fican in qofku leyahay Principle ama ujeeda hagta rabitankiisa iyo diidmadisa
    oo ah wax qofku raaco ka duulo sida jidka oo uu ka leexan labaclayn loma baahna.
    dad baa waxay soo qorayan sidan..horta ma jecli in muwadin reer khaatumo ah dunida lagu bahdilo faroole intu ku shaqaysto ayuu soo eryaya lkn odayadani cadawgayagii aya noola soo safteen ilahow soo hanuni waa reer khatumo kkkkkkk
    looma baahna hadal jilicsan labadan oday iyo wixii lamid ah maaha reer khatumo
    qofku haduu ulakac cadowgaga lasoo safto haduu doono muu ahado walalka iyo aabaha waxba isuma tihidin wayo wuxu la dagalamaya jiritankaga iyo noloshada
    marka maxay tahay wax aad isu tihin isagaba ku diidan oo arxangoys ah !!
    Principle hala yeesho wixii Ayaheena iyo nolosha ubadkena diidan waxba isuma nihin waxay wax isu noqonayan cadowga ay la safteen That is it.
    Long life Khatumo state.

  11. garoowe
    war bal ha xukumo garoowe meel dhaafsan intuu khaatumo hawaysanayo waadna isku dhex yaacdaye orod iska hurdo tag gaadhka faroole wax ugu tari mayside ALAA KARIIM

  12. ok faroole waa madax waynahaaga kaagana turjumumayo ee waxaad kawarantaa labadii oday ee ay horufadhi inagulahayd jeegadaa lagaqabtay shirkii oo hadana meeshii soofadhiya oo ay sawiradoodu uguba horeeyaan shirka kkk hiiraanonline+taleexmidea labadaasba way soodhexfadhiyaan kkk fadeexad.com

  13. kkkkkkkkkkkkkkkkkkmaanaa ka gubta faroole firdhiye iyo ficiladiisa miskiin yaa dalas waar 2 jirkaa ka tunta oo ku jeesteeya hadaladiisa carabtaa tidhaahda aclaa maa fii khaylak irkabu faroole wuxuu awood hayo yuusan la hadhin bal dhuusadiisu xaafaday gaadho

  14. nina
    xiliguu ubaahtuu tagayaa dawladiisaana kashaqaysa maxaadse lagubanaysaa maruntaad kagubanaysaa nin walbaa ama dawlad walbaaba mucaarid ayleedahay
    mideeda kale taleex midea kadaawada nimankaylahaayeen shirkaa loodiiday markaanu leenahay been lafadhi.com waadna maagayseen fartayqaadaanba waalasoo afjarayaa kkkkk

  15. garoowe
    who are you miskiin cuqdad qaboo ay maanta ka fuqdaad tahaye khaatumo waxba kuma yeelaysid caac daada siday qardho iyo mudug labadaada gacmood u yihiin ayaa ana buuhoodlle iyo tuka raq labadayda gacmood u yihii oonaad u kala gurayn
    iskase wadwata odayadayada baaga muundada ah oo xamar tamashle u geeya haduu faroole xukumo mudug iyo qardhose maxay tolkii u caayayaan oo uusan tagi karin koormaa gaalkacyo faroole ugu dambatsay hadii laga saaro maalintii aaskii c/laahi yuusuf oo uu shariif ku dhuuntay isagoo qabrigii marxuumka qosol is hayn kari waayey waa gun cuqdad la googo’ay ileene

  16. nina
    qardho iyo mudugba waxaa xukuma dr faroole haday kasoohadhana waamidigtayda iyo, bidixdayda oo walaahay xumaan iyo samaanba waan iskuraacnaa laakiin in ay tolkood taageersanyihiin madiidani khaatumadaad leedahay waa maamulna uma arko anigu ee waxaan u arkaa jamhad yar oo pland kafalaagowday oo cara kumaqan waana iskasoonoqonaysaa kkkk

  17. asad waamaxay waxaasoo muraara dilaac iyo baroorihi
    kkkkk isxaji ina adee wali yaaba isgaarayba

  18. qardhaawi
    jir oo joog noolaada inader waanu idin ognahay inaad na garab taagan tihiin idinkiyo reer mudug ba maanta wuxuu garoowe la qalaadayaa kolay waa cuqdad cidiisu qabto every dog has a day maanta waa toodiye iska samra wakhtigiisi waa dhawyahaye khaatumana waa maamul la mid ah p/land taana waxba kama qaban karo aan ahay in uu cuqdad ku badatay uu isla ceejiyo

  19. garoowe

    garoowoow garoowe ayaaad shegatay meeel aan garoowe ahayn ma gaarsiisanid magacaadaana kaa turjamaya meeshaana pintiland lagama taageero ha bukoonee ilaasho caafimaadkaada iskana ilaali waxaad carada ka qaadayso

  20. kan garowe wata mid aan ku sheego liiska kuma jiraan claahi dabagoye iyo xaaji cumar camey toona marka kowaad isim mahaan xaaji cumar camey ex boqor claahi dabagooye isaga kalsooni ma wato beelo ayaa loo qaybsaday beesha dhulbahnte waxa uga qayb galiya 4 isim marka meesha kuma qorna liiska isimada qabylaada ku indha tirtay cadiifad xuunba haysa iyo faan iyo xiin intaba marka waxa ku oran laaha isimadinu ha idin deeqan waxa layiri hungurigi wax ka badan la mariya wuu dilaaca siyasadan xuun ee ma dhalayska ah waa lagaga aadkaday xata nimanki aad diyaarada so saarteen wa taa madashi laga saaray xata liiska lagu so dari wayay marka khaatumo kama guulaysanaysaan waxad wadan waa munafaqad calaacaal catow iyo been maskin ya dalas waqtgaga ha iska lumin khaatumo gaari maayan ilma reer xaasid ee aad kaso jeedo dagaal siyasad intaba wa kaga adkanayna wayna dhamateey waqtigi aad horgal lacag so siin jirteen waxa inaga dhaxaysa derisnimo taa haddi ad diidan xabad aya afka idinkaga dhufanayna nijaasyahay munafaqiinta ah ee kan faroole layiraahdan dhagta laso qabanayaa haddi u joojin waayo faraglinta

  21. qordhoy inaad doqontahay waxaa udaliill ah naagaynta aadwadid aniga maxaad igugashay waxaan dadkaan usheegay in ayasanjirin cid meesha kacelinkarta
    isimada plnd kayimi cismaana matihiid midgaan sheegata ah ayaadtahay cismaan maxmud waatolkayo faroolana waa madaxwaynaha pland iyo harti oodhan cid kahor imaankartaana majirto

  22. Waar bal sawirkan dhegeysta gaas hadi uu wax xukumo ergada dhulbahante ama khatumo ha ka celiyo shirka tasi wa awooda gaas ta kale haday cod ku siin karan ina dabagoye iyo cid la mid ahina wa arki doonta tani waxay ixususinaysa wagi ina yey yidhi suldan sicid suldan cabdisalan oo abihi suldan c/salan suldan moh.ali shire ka dhaxlay ma aqoonsani waxan u aqoonsanahay cali garad moh. Alishire inad dad an cidna metelin ad shirarka kentan lakin kuma muqate daladhagakan wax badan baad doorkan ku wayaysa

  23. Ninkan garowe la baxay mid baan leeyahay horta waxaan hubaa inaad tahay gun ciise riyoole ah oo faroole madaxnimidiisa caabuda saa waligiin nin reerkiina ah oo wax noqda asaga ayaa oogu horeeyay.

    Mida kale aniga ayaa MJ ah oo Osman Mxamuud oo reer boqor ah waana aaminsanahay fikirka Khaatumo State. Nimankan waay tashadeen xaq beeyna u leeyihin ineey iska celiyaan cid kasta oo soo fara galisa. viva reer dhulbahnte viva kHaatumo walaahi waxaan ka jeclahay ma jirto khaatumo state.

  24. waxaan maqlijiray nin daadqaaday xumba cuskay meesha waxaaxukuma prof gaas cid pland kasocotana hawiye mahor istaagikaraan illaahaybaadna been usheegteed waanuna maqlilahayn been lafadhi.com cidlay idinkaga dhacday ee arinkale keena kala beenta waawaynle

  25. Waa dameeri dhaan raacday weeye coomandaha ina camay filin kiisi eey baa cunay bisadna arkayoo wax ka indha adag maarag war ordoo yaman u tahriiba dheh ileen khaatumo kuma soonoqon karaane ama muqdisho by ku ambanayan iska daaya dhawan waad arki doontan iyagoo bbc laga baafinayo kkkkk kkkkk kkkkkk

  26. kkkkkkkkkksheekadaasu waa bilowga fadeexada horgalayaasha.

  27. Labadan Oday MJ na ma aha Dh/H ma aha KKKKKKKKKKKKKK Bal xagay madaxa saaridoonaan KKKKKKKKKKKKK Ceebey tacaal.

  28. nin oday ah oo kale oo reer camey ah(cabdirisaaq camey)la yiraahdo ayaan ka daawaday barnaamijka dood wanaag ee umiversaltv wiigii hore. reer khaatumo hilfahay u qaadeen snm ta oo (tush) bay yidhaahdeen waa halkii khaalid dirirdhaba e.ninkaasi snm ta waa ku shida.

  29. kuloow
    suaashaada waan ku qoslay waxaad i tustay inaad caadifad aan jihaysnayn oo kaa luntay aad baadhayso.iiga waran caaqiladiina u soo kala dhuumanaya xamar ee siilaanyo soo tahriibinayo isagoo shacabka ka qarinaya oo uu guurtadii salaadiinta ku badalyo wagaashleeya wardhiigley kkkkkkkkkk

  30. waar kuwan kastuumo waa iska masaakiin shaw, waar shirka nimanka hawiye diideen ee aan odayaddou iman maxaa idinka idin gheeyey saw dinkii lahaa bahalkan dastuurkuba waa xaaraan somalia lagu minjo xaabinayo ee cali baystayna sidaa idiinku khudbaynayey, hadii odayada dhuloos ee faroole u shaqeeya loo ogolaado iyo hadii kuwa cali khaliif u shaqeeyo loo ogolaadaba waa isku mid marwalba waxaad ka qayb qaadateen uun wax somalia lagu minjo xaabinayo.

    idinku hada ma waxaad ku doodaysaan odayada faroole wato shirka halaga xanibo oo kuwa kaahtumo haloo ogolaado mise waxaad leedihiin yaan qof dhuloosiba meesha tegi oo aan dhuloos shaqo ku yeelan ansixinta dastuurka mahiga? labadaa qodob waa kee ujeedadiinu?

  31. arintani nimankan inay ku dhacdo aad baanu ugu faraxsahay waa kuwo damiir iyo dadnimo ka dheertahay.dadka weli waa niman reer khaatumo ah lena waxaan leehay maaha reer khaatumo waa qaatacul dariiyo ilaahoodii abuurtay iyo naftooda iyo shacabka khaatumo dembi kagalay waayo? waar nimanka da daa jooga ee KITAABKA ILAAHAY KU DHAARTAY EE 3 WEEK wax kayar dhaartii iyo axdigii ay inala geleen jebiyey maxay tahay dadnimadodu,islanimadodu iyo odeynimadodu?

    wax wacdigu dubaaqa u galaa duulka khayrkalehe
    damiin dhagala lama waaniyoo waa iskaga daale

    ilaahay labadan qof if iyo aakhiraba hadooriyo. wax sharafa iyo wax ixtiraanana nagama mudna weligoodna naga helimayan haday sida geela u ololaan.

  32. NUURA CADDEEY IYO BILAN
    ilmaadeerayaal salaan khaatumaysan oo qaaliya guddooma bacda salaan
    ilmaadeerayaal ( abshiruu bil kheyr ) reer khaatumo maanta ilaahay mahadi
    haka gaadhee libintii gacantay ku haystaan waxan aynu odayada ku aragno
    ogaada sii galgaladkii afsabiile,xaga kalena xaabsade waa siigalgaldkii ina
    bureeqa ,marka odayada haku dheyreynina dhawaan iska imanayaane

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  33. it is a funny report really. lolx kakakaka um i love horufadhi for the way they do report but they are hard workers. These 2 gusy need to be lashed/ Karbaash or to be put in prison in the rest of their life.

    Iyaa Majeerteen doortee meel ha geeyaan hadaba. Macal sonkor.

  34. kkkkkkkkkkk war masiaas baa odaygii camay u danbaysay war odayga ticked haloo diro kankale xilba mahayee wuxuu ku socdaa xiryah qaxootiga dhadhaab kkk

  35. Wax Baa Ku Dhacay Masaakiin

    Baga Baga Baga Baga, xoola nimadooda afwaliinjo oo jiritaankooda cadaw ku ah oo meel kasta la taagan makhruuq nimo iyo hinaas xaasid nimo sidii quudkii ilaahay u qoray anau cunayno ayay daba nashleeyihiin alle idin doori ileen da’i wax ma tartee caqli baa wax tara haday da’i wax tari lahayd labadan shakhsi bay caawin lahayd.alaylee waa lagu sugay.

  36. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  37. kkkkkkkkkkkkkkkkk horta ma jecli in muwadin reer khaatumo ah dunida lagu bahdilo lkn odayadani cadawgayagii aya noola soo safteen hadana baabka toobadu waa ufuranyahay ee tolkood dhinac haka raaceen hana ogadeen inaysan wanaag mj ka helayn iyagoo dadkooda khiyaamay khaatumo ayaan samaysanay cidii firdhiye la joogaysa lkn hagardaamo aan nagu hayn meeshooda ha joogeen cidiise dhibaatadayada loo soo adegsado meel kasta ha tagaane wanaag naga dhaxayn maayo taas ha ogaadeen odayada xilalka loo dhiibtay ee sidiisii uga soo bixi waayey

  38. dhamaan daraawiishtu waa salaamantahay gaar ahaan guuto k

    waxaan anigu ku talin lahaa in odayada khatumo tigidhka kasoo bixiso una
    caqli celiso waa intaa soo ilaahay waa qaadire khayrka waafajiyaa odayada
    oo ay dalkooda iyo dadkooda kusoo noqdaane aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    waxaase iga degi la inamo yar yar oo maxay saleebaana ayey maqleen
    alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
    waxaa taa odadayada kaga sii xun tan faroole kaga soo socota so sorry
    waxaa ku jirtey gabay barre yare nin u tiriyey beedkan soo socda

    intaasaa bahdalad kuugu filan oo badh kaa hadhaye.

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Kuluc Adna saad u joogtaad filimkii hindiga ahaa ee cali dheere iyo himaa meliina inoo saartaa war meeshii...
  • kuluc: ninay HJ iyo bahararsane isku doon bay saaran yihiin ee haynugu daloolin bahasha inaabti kkk, walaahi idinkaa...
  • khabiir: Dad habro u taliyaan baa raba in ay dad noqdaan ragna la xisaabtamaan. Habaro baa qaaraan $10 doller ah...
  • NINA: Moodada cusub ee. Siyaasada. Maamulada jiiraanka p/land oo f/garrad mid ah ka dhigtay madaxwayne ku xigeen hada...
  • kuluc: NINA ninkii ingiriis carre ee inoo yimi ma arkaysay 95 million oo pound buu inoogu kordhiyey inti hore EVERY...