|

Shabaabka Baay iyo Bakool oo iyo dawladda oo wada hadalo u socdaan.

Waxaa Soo baxaya Warar ku aadan in Wadahadalo Qarsoodi ah uu u socdo Saraakiisha Hogaaminaysa Duulanaka Gobolada Bay iyo Bakool ee katirsan Dowlada KMG ee Soomalaiya iyo saraakiisha Shabaab ee iyana Dagaalada kala horjeeda Ciidanka Dowlada iyo kuwa Itoobiya.

Wadahadalan oo ah kuwa Hoose ayaa ku saleesan sidii labada Dhinac u bad baadin lahaayeen Shacabka ku abtirsada Gobolada Bay iyo Bakool oo mudo badan ku jiray Dagaalo iyo abaaro taa oo galaafatay Nolosha Dad badan oo Goboladaasi kasoo jeeda.

Wada hadalada labada dhinac u socda ayaa sida warar la helay sheegayaan in meel fiican mareyso ayna wali jiraan xurgufyo iyo isfahmaa waa jira oo iyana labada dhinac doonayaan in ay xaliyaan si Goboladooda Amaan uga dhigtaan.

Xildhibaan Shiikh Aadan Madoobe oo katirsan Masuuliyiinta Dowlada ee horkaceysa Dagaalada Gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay inay wadahadallo hoose kula jiraan xubno ka tirsan Xarakada Al-shabaab isagoo ka gaabasaday inuu shaaciyo magacyada xubnaha uu kula jiro wadahadalka.

Aadan Madoobe ayaa Carabka ku adkeeyeen inay wadahadalka wadayaan uuna meel aad u fiican marayo “Xiligan munaasib maaha inaan sheego xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee aan wadahadalka kula jirno,” ayuu yiri xidlhibaan Aadan Madoobe.

Waxyaabaha laga wada hadlayo ayuu sheegay inay ka mid yihiin yihiin sidii nabad loogu soo celin lahaa gobollada Bay iyo Bakool, wuxuuna xusay inuu magaalada Xudur kula kulmay waxgaradka iyo qeybaha bulshada magaaladaas.

“Waxay naga codsadeen in ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG Somalia ay sii joogaan magaalada si aysan ugu soo laaban Al-shabaab oo ay ii sheegeen iney dhibaato badan u geysatay intii ay maamulayeen halkaas” ayuu yiri Shiikh Aadan Madoobe.

si kastaba Al-Shabaab ayaa Gobolada Bay iyo Bakool Degmooyin katirsan lagala wareegay xili aysan dhicin wax dagaalo ah taa oo dad badan Shaki galisay in uu jiro isfahan labada dhinac dhax maray Maadaama Shabaab ee Magalaooyinka lagu soo weeraro ku fara adeegi jirtay hasa ahaatee Baay iyo Bakool Sahal meelo badan looga qabsaday.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15854

Posted by on May 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Shabaabka Baay iyo Bakool oo iyo dawladda oo wada hadalo u socdaan.”

  1. DHeere khatumo Power

    it,s too late punish them kick them
    war alshabab run ma shegan waa beenalayal munafaqin waxay raban intay is urursanayan in weerarka laga jojiyo kadibna dadka danyarta gumadaan
    qorshohodu waa inay qofkii aqoon leh dilan oo carab ka iibsadan dalka iyo dadka,

  2. Ina godane. Hogaamiyaha alqaacidada somaliya ee waqooyiga somaliya ka soo jeeda. Gacanta ayaa lagu soo dhigayaa. Inkastoo hada loo maleynayo inuu ku dhuumanayo. Burco iyo hargiesa. Iga walee koonfurta marka la soo afjaro. Ciidamada itoobiya iyo kuwa somaliya oo isgarabsanaya ayaa badhitaano ka bilaabo doona hargiesa iyo burco guri guri. Alqaadida somaliya waa la ogaaday in ay burco ka bilaamatay.

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.