|

Xubin ka mid ah Ergada Khaatumo: Shirkii Maanta Dumar iyo Ciyaalba waa joogeen, wuxuu ahaa mid u furan ciskasta, waana xaqiiq in labadaas Odey la Celiyey markii hore,{Sawiro}.

Ka dib markii xaflad balaadhan oo horudhac u ah furitaanka shirweynaha odayaal dhaqameedka beelaha Soomaaliyeed maanta ka furmay Ex School Polizio ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa soo baxayey in labo odey oo asal ahaan ka soo jeeda deegaanada Khaatumo, haseyeeshee ku socda magac beel kale laga celiyey irida laga galo hoolka xafladu ka dhacaysay.

Xubin ka mid ah Ergada Khaatumo State ee ayagu uga qaybgalaya shirweynaha Dastuur ansixinta, oo xidhiidh la soo sameeyey shabakada Horufadhi.com, ayaa ka hadlay sida maanyta jawigu ahaa,” Maanta waxay ahayd furitaan oo xaflad ayey ahayd, waxaa joogey Dumar iyo Caruur, Fanaaniin, Kooxaha baanbeyda, Ururada bulshada ee haweenka, dhalinyarada iyo saxaafada”’, ayuu yidhi Ergaygan oo sababo dhanka amaanka ah uga gaabsaday inaan magaciisa isticmaalo, waxaan wax ka weydiiney in ay jirtey in la celiyey Abdullaahi dabagooye iyo Maxamuud Camay,””’ Haa adeer waa la celiyey, wallahay ayadoo shirkuba uu yahay Public, oo cidkastaba loo ogol yahay ayaa inta gaar loo bidhaansaday la yidhi odayaal baa idinka cawday, mana tihidin mas’uuliyiin cid matasha, way cadhoodeen, waxay aadeen garoonka, waxaa soo celiyey wiilal reer Garoowe ah oo gudaha soo geliyey askartana ka baryey;”””.

Baraha u adeega maamulka Faroole, ayaa soo bandhigay sawir uu ka muuqanayo ina X,Cumar Camay taasoo ay qalbiga ugu qaboojinayaan Faroole iyo beeshiisa, haseyeeshee waxay iska indha tireeen in caruuraha Karaan iyo Shangaani ay maanta fasax u ahayd goobtu.

 

Sidoo kale ma jirin wax dood ah oo halkaas ka dhacday maanta, marka laga reebo qudbado ay soojeediyeen , madaxda dawladda oo ku saabsanaa arimaha dastuurka.

Waxaana halkan ka daawan kartaa dumarka iyo caruuraha joogey xaflada.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15877

Posted by on May 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

30 Comments for “Xubin ka mid ah Ergada Khaatumo: Shirkii Maanta Dumar iyo Ciyaalba waa joogeen, wuxuu ahaa mid u furan ciskasta, waana xaqiiq in labadaas Odey la Celiyey markii hore,{Sawiro}.”

  1. Qofki maanta qadiyadena iibsada walahay waxa ka hadlaysan yan wax lagashegin iyo sheko jabane wax ka daran ba lagu samaynaya qofku donaba ha ahde umada ilahay qofka garab mara intrestka mainstream ka waxba lolama hadho dadkan leh ina camey iyo ina dabagoye dadbay metelan waxan u malaynaya mala xogaga gunada ah ee lasiyey ba wax idinka so gadhen waxyow bila damirka ahi ninkan garowena wan ogahay mesha u ku gubanayo oo marka ay so dhowato barlamanka qaybsashadisa iyo tartanka madaxweyna nimada ama primeministerka wu ogyahay in harti nimo abehed dhintay daroodna mesha ad kala tagantahin wax qarsona ma aha bal an sugno in abgalku so dorta

  2. kuluco
    waar anagu mj ma nebcin maraanyohow wallee in qodaxi mudo ma jecli waa gacantaydii labaad siyaasada hadaan isku khilaafsanahay dhalashdu ma guurto ma waxaad umalaynaysaa inaan mj necebnahay waar sida dhulbahante ayaan ujecelnahay siyaasadana marka firdhiye kursiga laga tuuro khaatumo and puntland waxay noqonayaan laba maamul oo walaalo aha lkn cadaawada iidoor wagaashe waa naga dhaxaynaysaa adigu meel ku qaada noogama kaa banaana daarood ayaadan soo dhex geli karin dhuloos iyo mjna daaba ee shaqa yeelo meeladan khad iyo number ku lahayn bansiinku yuu kaaga dhamaane nacasyohow

    garoowe adiga horufadhi iyo cali khaliif ayaa cudur kugu noqday hadaadan u adkaysanayn ha soo gelin ee nooga bax yaa ka faroole iyo shaqaalihiisa ka been badan kadaabiin la isu keenay waar laba mid soo gal inaad iidoor tahay ood mj ku dhuumanayso iyo inaad dhabayacada dhuloosta ka masayrta tahay makala garan kaad doonto ahaw halkan mj laguma caayo faroole iyo horgalada dhulbahante ee la socda hadaad af hayeen utahay ood u doodayso caydoodu intay mucaarad khaatumo ku yihiin deyn mayno ee is gaabi hadii kale safka iidoorka soo gal

  3. Iyaa, waar carruuraha iyo islaamaha kasocda puntland iyo ina Gaas baa ka qiimabadan madashan nin walboo garaad sheegta oo kayimi wax loogu yeeray Xaar-tumo mise

  4. to nafisa, dib isugu noqo waxaad laga hadlayaa dhulbahante masiirkiisa
    ee laga hadli maayo hayaag iyo hagar.
    victory for khaatumo state and all for somalia.

  5. ninkii quluusha hasoo yara qadhaabto.maahanxal ee waxan nasabada meelna kaga ool.khaatumana way dhaqaaqday taaba qaadaye kuwa hadhay haloo diro.bidhaan-tuse si anay inooga hadhin macna ahaan kamaynu maadhmayno.kii yara daqaqama hadi xadhiga logoyo aya soo hadhaya?ma aniga iyo kuwa ilamida ee magacuun sheganeen cidnaba aqoon,waxanu bixinaayi waa daniku gayeysiiye mahan waxka tarjumin milgaha qarane+kan qoowmiga ah hala dhawro nativka dalka kalagadhanaya waa taasi tani inoo horseedi karaysa istaagida khaatumo state of somalia.wa inaan taawina sida odayadena faroole ugu fara godayo aanu kuwooda uquud daraynaa helidooda siyaasiyan.waxaa layidhi ninkad gabadhada madho uga waydid hooyadii ayaa lagu tisiyaa.madhka maxa inoo didaya tasi.waxa kaloo dhami waa tush.

  6. waaryaara maynagi ayad ina qaybinasaa.2dan inaga daaya adeer anagaa wuxu keeno ka waasa. balse iminka wali waa yara daladala e tush.fadlan dhexdeena inaga ilaaliya dhaqankan isgarab caymadka een lahayn maydaantosan iyo waxlamida. shibidhtii duushaba anka daba duulo manay kaba-casaan ahayn?waar dalimintan dhulkeni haysta un an foxka saadhno deedna kaga sadhno dhulkeena oo dhan.doqonta sokeeye daba caymadkedu waa tush tolow.koriya garadka siyaasiga,kala saadhitanka qunyadh socodka iyo fendamantalka.

  7. webmasterku shaqadiisa ha guto habarta kun magacleey golaha budhudhuqdeeda haka qabto! Jawaabtu waaku khasaaree si kastoo cashar & daawo loo siiyo dheguhu uma daloolaane.

    Dhagihii ilaahay waaniyaa waansan.

  8. garowe

    anba dhuloos maan odhan ee dhulooska kastuumo ee dumarka u badan ayaan u jeeday hadaah xoogaa dib ugu noqoto commentskayga, dhulooska caadiga ah ee xiniinyaha leh dee waa raga tuka raq iyo ganbdha idinku horjooga kkkkkkkkk miyaanay ragaasi geesiyaal ahayn qoodhaa iyo xeradaa waa rag belo ka dhacday oo landtuba yaga ku taagantahay, inkastoo ay yihiin safka hore raga difaaca adag kaga jira ee aad inta badaan isku dhacdaan hadana runtii weligay ma arag yagoo MJ aflagaadaynaya ama iidoor u naagayna never waa rag tolkood jecel sidoo kale dalkoodana jecel oo difaacanaya.

    horta sideedaba had jeer cuqdada waxa u nugul kuwa itaalka daran nin awoodleh cuqdadba ma gashee chance kiisa ayuu sugtaa, laakiin martkaad itaal xuntahay caqli xuntahay kalsooni darrana ku hayso wixii kaa soo baxaaba waa habaar iyo cay sida carabtu yahuuda masaajidada uga habaarto oo kale.

    qoladan kastuumo waxa isu raacday

    kalsooni darro cali baystyna ku dhahoo shakibay ka qabaan caqli xumo waa nimanka 3 gobol sheegtay iidoor hadii la isku daro yaan 3 gobol wada lahayn oo wada degin halkaad ka keenteen sheekadan bal fiiraya mapka ay ku dodan.
    itaalxumo maalinbay isa soo xanbooraan oo xoogaaga garoobka laga soo xantoobiyey oo laga jaray xoogaaga cali baystayn lagu soo gataa rasaas dhacday oo cheap ah oo loo xanbaariyo dhalin yaro reer guuraa ah, maalintaasna sida xoolaha ayaa loo qabqabtaa oo goob xanaanayn la geeyaa nimabka qurbaha xaarka weyn yagu malaha wadnaha ay ku dagaal galaan illeen waa dad aan waxba ka maqnayn runtiiye oo mashruucan raba in dumarkuna fun gareeyaan ciyaalkuna ku dhintaa.

  9. Gabayga ha masixinee is barraxa

  10. Gorayo or garowe waa islaanta eedo waa lagu og yahay inaad kii golaha caanka ka ahaaye adaa is garan doone ee Tukaraq Marna Buuhoodle lion sidan jiray tahy hays daalin baan ku idhi..kuluco dooxa mudug iyo qaar kalo badani intuba waa adigee markaa isu camiraad haboon qofkii qalin danbuu leeyahay kugu soo jaheeya isagaa kaa waalan

    cali raga nimaduu leeyahay ee ku meel maray:- awoowgana ma yeelan ka fir ka firna madan yeelan. Markaa iska ooya iska cabaada wakaa calamkii meel kasta aduun kala wada adiga & waxaad ka shidaal qadataana baroor hoog calyo dhareer la taagnaada. ninaan dhuusada dameeraha idinka aqoon inaad jiif & joogba u seegto aday dugaag nimadaada tahay ..nin ragii waa ninka cududiisa ku faanee tiisa ku meel mara lkn nin nin kale ku hinaasaya sidii naag lala guursaday ama dhoocil dhoocil kale looga sad badiyey ku qawadaya, ama quudkii ilaahay u qoray inuu ka cunayo u haysta lama aragoo lama maqal.

  11. kulucow kuwaan horufadhi iyo cali biijo kashidaalqaata ayaa cuqdadaysan laakiin dhulbahante intiisabadan walaalaanu nahay ayagana marka cali biijo bisha sedeedaad uu waxa uuraadinayo ama helo ama waayo ayaan iswaraysanaynaa kolayba maalin dhawayd oo aan baroortiisa daawanayey wuxuu u ekaa nin cidla heehaabayeee kkkk baal dabayli sidato ayuu u ekaa kkkkkkkkkkk

  12. Wadh Wadh Reer khaatumo kuluco garowe washle m.s iyo waxa la midka ah yaan hadal lagu khasaarin waa baytari falaagay,rikoodhka markay xaajaartu ka falaagto miyaa wax laga fahmaa saw ma cooc-caac leeyo waa sidaaso kale waxan wax ma garatada ahee mawjaday la haystaanba la garanayn wallaahay hadii xiskoodu bad qabo ama inaba damiir yari ku jiro inaanay qoreen badhadhacdan way isku khajili lahayeen lkn damiirka & caqliga iyo garashada wax lagu kala hagaa oo kuu diidaya wixii cawaan nimo ah ama caaq nimo ah.

  13. Ilma maxud salleebaanow hadalkii oo kooban labadan odey ee deyrada tolkood ka noqday bal waakuse meel geeya ama tororogtiinii shuba oo marba meek isku qaada.

  14. ssc-Citizen gartiiba digaa naqay,,arinka aad baad u iftiimisay.in sidaa wax loo fahmaa wacan,inta kaymaha la jibaaxayo.

  15. ina maxamuud saleebaan & garoowe

    Horta dad jiran oo xumaan iyo cuqdadi ka buuxdaad tihiin, daawona ma lihidin, qoraalka Hurufadhi waxaa lagu sheegay in labadaa oday ee bilaa derejada ah markii hore shirka loo diidey, markii dambena laga maslaxay oo la soo daayey, maadaama shirka furitaankiisa siyaasiyiin iyo hooyooyin iyo cidwalba joogtey, intaa hadaad fahamteen, Su’aasha meesha taal waxa weeye marka shirku si rasmi ah u furmo, siday shirka ku soo gelayaan ilayn waxan qabiil baa lagu qaybsaday, dhulbahantena 4 garaad baa loo ogolaaday afartiina way joogaane, ma Majeerteen ahaan bay ku soo gelayaan? kkkkkkkkk war ileen anagaa yaab aragnay…. Hiiraan.com aad leedihiin sawiradoodaan ku aragnay, orda eega 135-ta oday ee shirka ka qayb gelaysa iyo qabiiladay ka soo jeedanba way ku qoran tahay, labadaa oday ee aad waasheena magacyadoodu meela kuma qorna kkkkkkkkkkkkkkkkkk Wallee nin Majeerteen wax ku darsaday iyo ceeb isma seegaan, Allahayoow na astur!!!

    Khaatumo ha noolaato!!

    • Wiil maxamuud salebaan

      Ssc
      Ma adigam isimadi belahaaga qarkood caynaya miya fayoow kkkkkk
      Inaays kaga badin maayo

  16. waxba yaan horufadhi maxay qortay iyo maxay tidhi lagu warwareegiin webabka maalin kasta warar baa lagu soo qoraa oo laga saaraa waa dhacdaa waa caadi xataa news agencyga caalamkay ka dhacdaa ee usa iyo uk waxa muhiimka ahi waxaa weeye in labada nin eed la waalanaysaan siday cadaabtii idinka bixinayaan boqorka xilkiisii waa laga xayuubiyey oo beeshiisa caaqil ah baa xamar u tegey inuu gudiga shirka gaadhsiiyo warkaa ina cameyna maaha isiim ka mid ah 13 isim ee dhulbahante shirka maamulka khaatumo waxaa uga qayb gelaya 4 isin oo falanqaynta distuurka gelaya iyo3 isin oo la xaajood iyo talada ku siinaya afarta isim.waxaan ka yaabanahay waxa kuluc ka galay arintan dadyahow ha u soo safanina umad dhaqaaqday p/land sharaftay iskaga dilaysaa labada nin ay wadato gudiga distuurkuna waa og yahau stateskooda

    kulucoow intaad khaatumo iyo p/land dhex boodayso meeye isimadiinii waa ta siilaanyo ku badalay salaadiin tahriib ah oo laga qarinayo shacabka e oo xamar loo haribiyey e

    kuwiinan reer p/land ama malaaig isaga kaaya dhiga ama edebdarayaal ahaada shacabka khaatumo 99% waa khaatumaysan yahay fuaad aden cade oo siilaanyo la talin jiraa snm warbaahinta u mariyey markaa qudhaanjooy ku quuso dantayadana fara cidiyo leh baanu ugu dagaalamaynaa muqdisho iyo meel walba waxa ka raaca p/land na waad akhriyi doontaan haday khaatumo la ciyaarto maanta soomaaliya kursigaan ku yeelanyo anaa u dagaalamaya xataa inuu dhiig ku daatay gelaysaa

  17. Wiil maxamuud salebaan

    Sawirada waxaa kasoo tagteen kiwii caqilku ku jiray lakiin anaaa idinka daba keenay madama soo ilowdeen kkkkkkk

    • kkkkkkkkkkk wiil waa runtaa hadaan soo daawaday,maansha allah caaqilka heybad baa ka muuqata,nin wixii uu rabo ha iska qoro,SSC guul dhamantooda,nin l diido iyo nin lla yeelab,nin walba reer buu matalaa.

      Waxaan la yaabanahay Garaad Abshir oo Idoor la heshiiyeyba waxa laga sheegi maaye maxa ina dabgooye iyo ina camey loo cunayaa, ma Harti baa laga xun yahay,cajiib.

  18. Wiil maxamuud salebaan

    Isimadii reer buhoodle oo si gobanimo ku kirtaa shirka udhex fadhiya caaqil cameey iyo ragisi hadaysan reer buhoodle madasha dastuurka loodido ma dhulka somaliland heesato dadka kasoo jeeda loo ogalanaya mideeda kale soti dastuurka kasoo horjedeem jadana maloo kala tartamaya kkk sorry waa ilaway cida ehedeeen lol

  19. horta nin puntland magaceeda muqisho ku jooga ayaa meel laga celiyey anigu hadal jaban baan u haystaa runtii, waxan somalia loogu yeedho habar kastaa og in maamul goboleedka puntland ka awood weynyahay oo yagu furaan xidhaana, ninkii aad maanta lahaydeen meelbaa laga celiyey dee wuu joogay maxaad hada siigada isugu qarinaysaan iyo ciyaalkuba way joogeen kkkkkkkkkkkk.

    nimankaa tolkiin ah ee mj waxbay intaa idinla rabaan oo in ay daarood harti iyo somaliba mideeyaanbay runtii jecelyihiin, waanu ognahay in nimanka ictirfaaka naga hortaagan yaga yihiin waxaan taas ku cadaynayaa weligay ma arag hawiye kala jecel somaliland go,itaankeeda iyo joogisteeda inta inaanu tagno jecelbaaba badan ee nagu taageera, dhuloos yagiibaa khaati naga jooga oo markeliya hadaanu faraha ka qaadno dhulkoodana uga baxno badayadaba may soo galeen, nimanka farqaqa na haystaa waa puntland sidaas oo ay tahay hadana ma nebcin mj qabiil ahaan, in puntland burburtana ma jeclin in dagaal qadhaadh na dhex marana ma jeclin keliya waxaanu rabnaa in aanu puntland ku qancino inay dhuloos noo daayaan yaguna mayee yeeli mayno ayey taaganyihiin.

    waxaan uga jeedaa waxaan arkay in badan oo dhulooska kastuumo ah oo cuqdad ka qaba mj si xuna u aflagaadeeya puntland yagoo hadana doqon nimadooda leh faroolaanu necebnehee puntaldn uam jeedno iyo mj kkkkkkkkkkkk waxaan idinkula talin lahaa in aad cuqdadan iyo ficilkan yar ee wax iska celinta iyo ku dherersiga ku salaysan intaad iska dhaaftaan aad colaada joojisaan af iyo adinba dad kulligeen wada dhashaynu nahay meelna kala tegi mayno anagu waxaanu rabnaa in aad tolkiina jeclaataan oo ku xidhnaataan dalkiinana daacad u noqotaan oo labada dhanba aad si fiican ugu noolaataan arinta xuduudana si nabada lagu dhameeyo.

  20. kuwa webkan qora wa caruur aad u falaad badan sacado ka hor waxay noo soo qoreen in BoqorKII iyo Caaqilkii banaanka shirka laga dhigay..

    sacado yar kadib waxan ka arkay RadioMuqdisho.net in ay waxa ciyaal suuqu soo qoreen ay tahay huuhaa ..

    mida kale niman yahaw waxan la yabanahay waxan rooxanta khaatuma wa dad guur guuraya shalay dawlad ayaan dhisanay ayeey dhaheen hadana way ka careen dhulkii ay u dhasheen mid Nairobi iyo zair aaday iyo mid qurbaha cayrtisi u doontay. dhulkiina waxay ku wareejiyen iidoor .

    majeertenka aad afka qarmuun ku tagaysan wa rag somalia 3meel meel ka mid ah maamua aduunkana wax la qaybsado lakin idinku waxad tihiin looma ooyan.

    • inta habar majeerteena iyo halamsh naagaa leh” naagoow xaal qaata idinkaa dhaama naagayskan aan cidina u ogayn yaa u sheega in iidoorka aanu ka faano ay iyaga kasii faanaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • waxaan maqli jirey majeerteen intay nabad kugu yeelaan colaad kuguma yeelaan harti baan isku nahay dhabarkana waan kaa tooganayaa waa dhaqan gumeed ragbaan hada ishaynaaye dumarka markaanu raga kala baxnaan usoo jeensan doonaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Gorayo or garowe hadba waxaad isu taqaan orod magacyadaadi iidooriga ahaa soo qaado fadlan aniga layma dhuuntee in kastoo majeerteenka qaarkood iidoorka u yihiin daba dhaqe oo ay sida machine-ka photocopy-ka kada daba copy gareeyan hadaladay ku hadlaan, hadana qaabkaad wax u qorayso iyo sida hadalkaaga humaag u saarnayn iyo qoladaad matalayso waa kala laba niyoow is la yaab dooxa mudug xitaa waa adiga sidaan filayo. waxaan maqli jiray habar dhali weyday aleelo ku waalatay wax ku fashilinaya oo aadba waadix u muuqato ayaad sanco ka dhigatay

    ta kale maxaa kaa khuseeya waxaad ka hadlayso yaa kuu dirsaday ma bisad baad tahay horta? idha adkidee waar bax meelahaa la qabo baroortiyo hantaataca.

  22. caruur baa joogtana waa lee dihiin ee daawada meesha caruur ugama jeedo, weligiin hadal aad qorteen waa inuusan idin ku soo noqon, hada ka horna ma xasuusto hadal aad qorteen oo aan mesha ka waayey ba jirtay walaahi, igamana aha inaan idin ceebeynaayo ama aan cid difaacayo, ee ceebtaan idiin diidayaa waxaad qoreysaan waa inaan waxba ka soo noqon.
    mida kale Odayaasha aad caayaysaan ama ceebeyneysaan caruurtooda idin ku nacaysa, aan idin xasuusiyo xadiith kii Nebiga scw waxa idiin imaanaya wilid binu muqiira wiil kiisii ee sifiican haloo soo dhoweeyo aabihiis oo gaal ahaana yaan wax laga sheegin buu yiri, sababtu maxay tahay inaan wiil ka soo islaamay qalbigiisa la dhaawicin, maxad ka malaysay odayaal muslim ah oo hadana waayeel ah, markii caruurtooda lagu hor caayo?? jawaabta intiina wax garad ka ah ban u daayey.

  23. markii ay taleexmidea iyo hiiranonline aadka aragteen nimankaad lahaydeen madashii shirkaa loodiiday baad sheekadii badasheenmiyaa waaxaalayiri waxlacayriyo beenbaa ugugaabisa kkkkkk dabadaa laydinku dhagay been lafadhi.com kkkk

  24. maxaa loogu mashquulayaa hebelbaa laceliyey iyo lama celin , waxaan ka codsanayaa in warbaahinta SSC shacabka u soo sheegaan wixii dani ku jirto ee midnimo keenikara, kana fogaadaan buunbuuninta waxaan dani ku jirin Please. mise dadkale ayaad u shaqaysaan saaxiibayaal.

    • AC:

      Guuleed xaqiiqda ayaad tabtay,waxaan la yaaba dadkan war aan jirin war ka dhigaya.odeyda ehel bay leeyihiin reer walbana nin baa u socod,markaa war xishoodooo waxa dadka kala dilaya ha soo qorina,ina dabagooye iyo ina camey,dad bay matalana,sida idinka webkan iska lihi uu Garaad Abshri idiin ma talo,markaa reer reer yaan la isugu fiirsan.

      Midinimada in aad ka sheqeysan baa idinka fiicna intaad odeyda canjalaflaynaysan,SSC guul insha allaah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Maqosle wax xarxaraan gu dhaly baad tahay garaadka waa lasoo dhawaynaa si sharafleh. Waliba ee hush waa...
  • edbiye: Isa sii sawira intaan idin soo gaadhayo berri insha allaah Haddii kale anakaa khaatumo noqonayna
  • hargaysawi: http://youtu.be/pWVJ8HWB020
  • hargaysawi: http://youtu.be/VqVWheI-_nU
  • maqosle: matan ina garaad jaamac waa wiil darwiish ah iidoorku in ay u niikiyaan waa ku khasban yihiin waa ragii...