Akhriso Liiska Odayaal Dhaqameedka ansixinaya Dastuurka, isla markaana soo xulaya Ergada 825ka ah.
|
Digil iyo Mirifle Traditional Elders List |
|||
| No. | Names | Clan | |
| Yusuf Abdiyow | Eelaay | ||
| Malaaq Xasanow Cumurow | Hariin | ||
| Mohamuud Xasanow Macalin | Leysaan | ||
| Macallin Cali Barre | Jaroon | ||
| Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil) | Haraaw | ||
| Malaaq Madey Malaaq | Macalin weyne | ||
| Malaaq Malabow Malaaq Xasan | Garwaale | ||
| Sheekh Aadan Gardhuub | Reer Dumaal | ||
| Sheekh Aamin Barwaani | Eimid | ||
| Malaaq Deerow Malaaq Yacquub | Disow | ||
| Kuusow Maxamed Maxamuud (Wakiil) | Qoomaal | ||
| Shariif Muxidiin | Asharaaf | ||
| Malaaq Cali Shiine | Waanjeel | ||
| Osman Ibdiyo Enow | Heledle | ||
| Malaaq Maxamuud Maxamed Cabdi | Hadame | ||
| Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen | Luwaay | ||
| Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) | Geelidle | ||
| Hassan Buule Abdulle (Wakiil) | Jilible | ||
| Malaaq Xasan Shuuri | Hubeer | ||
| Cabdirashiid Sheekh Cabdisalaam | Yantaar | ||
| Ahmed Aadan Laamow | Gowaabwiin | ||
| Maxamed Cali Xussen | Gasaaragud | ||
| Malaaq Cabdulqaadir Aadan Mataan | Eeyle | ||
| Siidow Maadow | Shanta Caleemood | ||
| Cusmaan Axmed Cabdi | Geledi | ||
| Suldaan Faqi Saciid Faqi | Tunni | ||
| Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube | Bagadi | ||
| Warsame Ibraahin Caliyow Ibrow | Jiide | ||
| Aadan Ali Macalin Banin | Gare | ||
| Siidey Xaaji Maxamed Nuur | Dabare | ||
|
Daarood Traditional Elders List |
|||
| Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor | Maxamed Subeer | ||
| Suldaan Faarax Suldaan Cusman (Nageeye) | Maqaabul | ||
| Ugaas Hussein Ugaas Cismaan (Nur) | Tolomooge | ||
| Ugaas Maxamed Ugaas Hassan (Shangolow) | Bahgari | ||
| Ugaas Cumar Ugaas Xiireey | Cawlyahan | ||
| Ugaas Cabdulqaadir Ugaas Cusmaan Ugaas Aaden | Bartire | ||
| Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle Suldaan Burtinle - | Awrtable | ||
| Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin | Dashiishle | ||
| Garaad Jaamac Garaad Cali | Dhulbahante | ||
| Garaad Saleebaan Garaad Maxamed | Dhulbahante | ||
| Ugaas C.llaahi Ciise Nuur | Dhulbahante | ||
| Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. | Dhulbahante | ||
| Maxamuud Ugaas Axmed | Leelkase | ||
| Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud | Leelkase | ||
| Sultan Saciid Sultan Cabdisalan Sultan Cali | Warsangeli | ||
| Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan | Warsangeli | ||
| Burhaan Boqor Muuse | Cismaan Maxamuud | ||
| Islaan Bashiir Islaan Cabdulle | Cumar Maxamuud | ||
| Suldaan Saciid Maxamed Garaase | Ciise Maxamuud | ||
| Beeldaaje Jaamac Cabdullahi Beeldaje | Cali Saleebaan | ||
| Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin Beeldaaje | Suwaaqroon | ||
| Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Cali Baalle | Reer Baciidyahan | ||
| Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje Maxamuud | Cali Jibraìil | ||
| Ugaas Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hirsi | Mareexaan | ||
| Nabaddoon Cabdulle Cabdi Ibraahin | Mareexaan – Hawraarsame | ||
| Hussein Deer Caddaawe / Mohamed Hassan Yarow | Mareexaan – Reer Xasan | ||
| Ibrahin Mohamed Aaden | Mareexaan – Uurmidig | ||
| Axmed Barre Cali Xaabbuun | Mareexaan – Galgaduud | ||
| Sheekh Hassan Hussein | Mareexaan - | ||
| Hassan Cilmi (Xasan Yare) | Mareexaan – Galgaduud | ||
|
Hawiye Traditional Elders List |
|||
| Ugaas Saciid Ugaas Maxamed Carab | Duduble | ||
| Jaamac Rooble Sabriye | Duduble | ||
| Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde | Murusade | ||
| Maxamed Axmed Yalaxaw | Murusade | ||
| Xasan Axmed Sabriye | Murusade | ||
| Suldaan Maxamed Suldaan Muuse Xaaji Lugoloox | Sheekhaal | ||
| Faarax Ugaas Muumin | Xawaadle | ||
| Nabaddoon Cali Maxamed Oosbito | Xawaadle | ||
| Axmed Cabdi Caalin | Xawaadle | ||
| Maxamuud Cabdullaahi Yuusuf | Xawaadle | ||
| Imaam Maxamed Yusuf Cali | Mudulood | ||
| Ugaas Maxamud Cali Ugaas | Mudulood | ||
| Xuseen Guure Calasow | Mudulood | ||
| Cabdi Abshir Gudde | Mudulood | ||
| Maxamed Cabdi Shiddo | Mudulood | ||
| Ugaas Cumar Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi | Mudulood | ||
| Warsame Ali Suuleey | Mudulood | ||
| Ugaas Mire Maxamed Ducaale | Saruur | ||
| Ugaas Xasan Ugaas Maxamed | Cayr | ||
| Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax | Saleebaan | ||
| Nabaddoon Axmed Diiriye Cali | Saleebaan | ||
| Maxamuud Axmed Aaden Caddaawe | Sacad | ||
| Garaad Aadan Cilmi Qoorweyne | Sacad | ||
| Maxamed Axmed Xasan / Ugaas Xuseen Maxamed Daud | Silcis | ||
| Islow Abukar Islow Xasan | Wadalaan | ||
| Ugaas Cabdiraxman Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxamad | Gaaljecel | ||
| Cabdi Xuseen Cabdulle | Dagoodi | ||
| Islaw Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi | Baadicadde | ||
| Islaw Cabdinasir Ugaas Nuurre Ugaas Cismaan | Jiidle | ||
| Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutubow | Jijeelle | ||
|
Dir Traditional Elders List |
|||
| Suldaan Cabdillaahi Kibaar Faarax | Samaroon | ||
| Nabadoon Abiib Maxamed Maxamuud | Samaroon | ||
| Suldaan Mohamed Aadan Ashkir | Samaroon | ||
| Suldaan Diiriye Geelle Cali | Samaroon | ||
| Caaqil Idriis Jaamac Ciiltire | Ciise | ||
| Caaqil Maxamuud Jaamac Boqorre (wakiil) | Ciise | ||
| Caaqil Maxamuud Ibraahin Sahal | Ciise | ||
| Feysal Boodhle Caddaawe (wakiil) | Ciise | ||
| Suldaan Maxamed Cabdulqaadir | Cidagale | ||
| Boqor Raabi Jilaal | Cidagale | ||
| Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul | Habar Yonis | ||
| Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani | Habar Yonis | ||
| Suldaan Xamid Aadan Mataan | Habar Yoonis | ||
| Suldaan Xuseen Cabdi Cabdullaahi | Arab | ||
| Suldaan Xuseen Suldaan Xaaji Cabdillaahi | Arab | ||
| Suldaan Xasan Ibraahin Ismaaciil | Habar Awal | ||
| Suldaan Maxamed Aadan Sheikh (Ciise Muuse) | Habar Awal | ||
| Cabdiraxman Aadan Cali Aadan | Habar Awal | ||
| Boqor Cusmaan Maxamuud Buurmadow | Habar Jeclo | ||
| Siciid Diiriye – wakiil (Suldan Mustafe Maxamed | Habar Jeclo | ||
| Faarax Maxamuud Maxamed – wakiil (Suldaan Cali Xirsi Axmed) | Habar Jeclo | ||
| Toljeclo | Toljeclo | ||
| Suldaan Ibraahim Cali Suldaan Xaaji Cabdalle Ciise – wakiil- | Biyamaal | ||
| Ugaas Aaden Diiriye Ibrahin –wakiil - | Biyamaal | ||
| Nabaddoon Cumar Abshir Cumar | Ismiin -Biyamaal | ||
| Ugaas Saalax Cabdinur / Ugaas Xuseen Xaaji Cumar | Surre | ||
| Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen / Ugaas Maxamed Khaliif Ibraahim | Surre | ||
| Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxamed | Bajamaal | ||
| Ugaas Maxamed Buulle Jiirow | Warday | ||
| Siid Axmed Sheekh Cabdullaahi Sheekh Ibraahin | Ow Siciid | ||
|
Beesha 5aad Traditional Elders List |
|||
| Ugaas Aweys Xuseen Honero | Mushunguli | ||
| Suldaan Maxamed Osman Orow / Ugaas Xaaji Xuseen Maxamadow | Hintiro | ||
| Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage | Makanne | ||
| Imaam Cusmaan Maxamed Cusmaan | Banaadiri | ||
| Nabadoon Suufi Muude Cali (Bandhabow) | Banaadiri | ||
| Ugaas Amiin Cali Muumin | Barawaani | ||
| Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan | Rootis – madhibaan | ||
| Suldaan Axmed Jaamac Xirsi | Rootis – Yibir | ||
| Faarax Gacal Guuleed | Rootis – tumaal | ||
| Suldaan Cabdixaliim Cabdimaalik Yusuf | Ajuuraan | ||
| Ugaas Abdulkadir Ugaas Ahmed Der / Ugaas Mohamed Ugaas Cabdullaahi | Reer Aw Xasan | ||
| Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax | Carab Saalax | ||
| Ugaas Saalax Maxamud Cabdi | Carab Soomaali | ||
| Ugaas Cabdi Guure Ugaas Maxamed | Garjante | ||
| Barakaale | Baajuun | ||
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15894




AAMIIN WALAAL MCN
waayo arag
kkk horta anigu cidaan ilaahay oon ka cabsado oon caabudo ahayn iyo uma jiboodo
tan aan cadaabta halhaysta ka dhigtayna waa anoo tusaya dadka danahayaga daandaansanaya inaa aanu taladayada goosanay sikastaba. hadalka soomaaligana halhaysahaanoo kale waa ka buuxaan waana hadalada nolol maalmeedka la isticmalo ee aan intaa ka istaaqfurunlaysano ilaahayna waa qafuurul raxiim ilaahay dhamaanteen tubta toosan ha tuso oo xaqa hanagu toosiyo oo dulmiga iyo daandaansiga binaadamka ha naga qabto aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
shita uriye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay Turky ga ma daarood bay ka uriyeen reer ku, waxaan soo xasuustay 1991 baa odayaal Hawiye ah XAJ ka tageen markaasa la yiri haawi jawazak, say dheheen aree daaroodaa, carabtiina wa u sheegeen cidaan nahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
NINA, mar aad jidbaysanayd baa hadal alle ka caroon karo ka soo baxay oo ahaa, hadii prfsr ku CADAABTA nagu guro anaga raali ka ah, waxaan xasuustay xadith Neibigu scw yiri, qof ka mar ba erey ka soo baxaa uusan ogayn oo ilaahay raali geliya oo uusan dib dambe ugu caroon janadana sidaa ku gala, marna erey ba ka soo baxa Alle caro geliya oo uusan ka raali noqon ilaa uu naartiisa ku galo ilaahay inaga iyo inta muslim ka ah ba ina kama soo saaro erey alle caro geliya aamiin.
liiskan waa qaldanyahay oo waxaa ka maqan liiskii iyo magacyadii garaadadii iyo sudaanadii habar kuuley
To, asad, garaadada kaqay galaya waa Garaad jaamac Garaad Cali Garaad jaamac, Garaad Saleeban Garaad Maxamed Garaad maxamud,ugaas cadillahi ciise Nuur, Garaad jaamac Garaad Ismaacil ducaale guuleed, walaal waa afar taa Garaad cabdillahi Garaad soofe, mategin buuhoodle buu joogaa markaa horufadhi.com baa saxan, raxanreeb liiskii hore bay haysaa OK, guul khaatumo khayr state,
Liskan wu qaldanyahay wayo waxa ku jira islan bashir o hada bursalax joga
kkkkkkkkkkkkk siilaanyo ina bureeqa wuxuu shacabkii indhaha qabtaba waa kaa odayadii muqdisho ka dejiyey ee ansixinta dastuurka ku daraykkkkkkkkkkkkkkkk somali ma ihi waa taas halkaa maraysa maanta xaqu feedhaha ayuu ka dilaacaa imisaa shacabka waqooyi galbeed la bustaynayey oo been loo sheegayey maantay muqdishadii ay dhegaha ka furaysan jireen ay dhex mushaaxayaan dawlad baanu nahay somali ma nihin ma irir samale ayaan nahay ayay isugu biyo shubatay allah kariim iidoor hala soo dhaweeyo ileen aqoonsigii iyo hankii yaraa jiilkii darwiikaa god kaga ridayekkkkkkkkkkkkkkk
khaatumo allow noo khayr
Meeshan aad qorten Garad jama Garad Ismail raxanreeb.com waxay qoraysa Garad C.lahi Garad Sofe midke saxan 2da qoraaal
waaya arag
waad salaaman tahay ind bal hada xoogaa far waaway iigu qor ma fahmin erygaase !!!!!!!!!!!!
NINA , salaan qaaliya ind, maalin dhoweyd arin adag baa ka soo baxay oo shaydan afka iyo gacanta i qabtay inaan ku dheho walaashey an qaaliya ka noqo wa erey xaga diinta ku xune, i fahantay ban u malayn, waxaan ku farax sanahay hadii oday dhaqameed kii isaaq maanta muqdisho fadhiyaan kii yaraa ee wasiir dibadeed ka shegan jireyna Turky ga le yahay tegi mayno, oo uk ba wad tagteene, ma Turky gad is lee dihiin xooga laaluusha ka jaf jafta? mida kale sow iyagii shalay ka beryayey diyaaradiina Hargaysa noo soo fariisiya asbuuci mar, deeqa macaawinada buskud ka iyo saliida caruurta camp ka ku jirta la siiyo anagana nasoo gaarsiiya, kkkkkkkkkkk
waayo arag
isaaq baadhitaan ay sameeyeen waxay ku soo ogaadeen in turkigu la dhashay daarood wax daarood wax la wadaagana isaaq ma arki karokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kuluc
max somaliland layiraahdo majirto somali qabiilay wax u qabysanayaan and am glad HARTI baa ugu bahadn dhulos 4 mj 5 waroos 2 dashiishe and so on…
habarihiina waa kuwa meesha wada maraya and theres nothing u cant do.. viva somalia
kuluc kkkkkkkkkkkkk kula yaabi maayo adeero waxaad hadashay kaskaa (caqligaaga) suldaan siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud Sudlan cali Shire
waxa uu joogaa caasimadii somalia ee muqdisho waxa uuna imanayaa hadii eebe nafta ku simo badhan . ceerigaabo .hargaysa bosaaso cid eegi kartana ma jirto ma waxaad u haysataa buurmadow oo looma ooyaan ah iska dhaaf cawaraland e waxaan ilxun ku eegi karin ISAAQ oo dhan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
geesiga
aryaa soomaali laba qabiil maaha anagu hadaan nahay hawiye dir ma nihin isaakhna wax nooma geline xaa dadka laysugu qasbaa dir iyo daarood waa noo siman yihiin isaaqse aw marba qolo usheegtaa muusan qabiil sax aheen
kuluc sxb hadii shalay lagugu meel gaaray maantana maakhir khaatumo aawdal dhisantay adana hargeysaland dhiso ee iska daa cabaadka dadkana dhinac karaac anagu waan kugu dan kaaranay kkkkk hadana gaas waa soo sucdaa shirka kadib sidii 88 kaabayaashuna waa ina saleebaan dafle muurgan gaani garjeex cismaan dhahar hadii kale manta fursadaada ka faaideyso walaahibaa harti siyaasad ku gaaren hadii kun sano danbe lagu waarshee
horte aad wax was tide ma kacsataa? Kuluc
buurmadaw oo jeelka ku jira ayey liiska ku buuxsadeen kkkkkkkkkkkkkkkk
beesha toljecle oo ay boqorkoodiina toljecle ku buuxiyeen,
suldaanka ciidagle ina cabdi qaadir oo hargeisa jooga goormuu xamar tegay,
suldaanka guud ee habarjecli isna maba aha nin badaas gala.
laga yaabaa in dhowr caaqil oo cise ah meesha tageen oo garoonka jabuuti ka dhoofay 4ta nin ee yaguna cali khaliif u shaqeeyaa way tageen, suldaanka warsangeli isna waa tegay, salaadiinta beesha samaroon hal nin kama tegin.
salaadiinta dhulbahante markay soo noqdaan haday laascnnod lug soo dhigaan karbaashbaa u yaala, suldaanka warsangeli puntland meel ha geliso dhamaan salaadiinta reer somaliland ee dastuurka mahiga wax ka ansixiya lafbaa lagu wasayaa.
wiil isaq
adiga tii sooljoogto kugu dhacday ayaa weli ku shidaysee liiskan buurmadaw iyo odayga kale ku jiraan horufahii sooma samaysane ka akhri raxanreeb.com iyo mareegaha kaleba
qoladan hurufadhi miyey washeen , waxan ay meesha kusoo qoreen waa maxay niman kan buurmadow oo xamsi ku jira kusoo oqray , iyo ina xirsi qani oo hada burco jooga. jabkii ku dhacay 01/04/2012 ayey la dawakheen waa niman, tii u dan baysaya.
carabta maxamuud saalax daarood bay la dhasheen waa meheri ismaaciil.
Kollay dadkii oo dhan siday iskuraaceen,dadka intii aan daarood ahayna ma wada aha Dir Baajuun iyo Carab saalax iyo Banaadiri xagey Dir ku noqdeen kaagan iska hadlayoow? 4.5 xal qurxan ma aha laakiin dee imika weli xalkale lama hayo,
Puntland,woqooyi galbeed xitaa khaatumo weligeedba habkaasaa umadu
wax ku qaybsan jirtay sida Qabaailku u kalabadan yahay.ama u kala weynyahay,
eeg dhulbahante iyo mareexaan isku in ma helayaan,habarawal iyo ciidagale
sidoo kale.
kkkkkkkkkkkkk 2 arimood ba waa iga yaabiyeen horta, idoorkii meelan ka qudhaaban jiray ha arkaan in isimadoodii xamar joogaan ama ka ka luumaysanyaan takale aaway kuwii u doodayay Ina Camay iyo Dabogooye ee lahaa mj ayaa nawadata mise sidii gabadh baa la galbinayay odayaashan ceeb idinku dhcadydhe
soomaali waa laba qabiil oo keliya waa Dir iyo daarood meeshaan waxay ku qoreen waa qaldan yahiin 4.5 wax la yiraahdo ma jiro hawiye.digil iyo morifle iyo beesha shanaad kuli waa DIR Samaale
si qaldan ayaa loo qoray ama dad aan qabiilka kala garanayn ayaa qoray halkaan waxaad ku arakaysaa qabiilo badan oo dir ah oo laga dhigay digil iyo mirifle ama hawiye ama beesha shanaad