|

Daawo sawirada sida loo soo dhaweeyey weftigii uu Hogaaminayey Garaadka guud ee Khaatumo State,{Sawiro}.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Garaadka Guud ee Khaatumo oo isku jira Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo,G10 iyo Waxgarad kale ayaa soo gaadhay magaaladda Muqdisho iyada oo ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan Dawlad Fedraalka ah, Khaatumo, Golaha sare ee dhaqanka khaatumo ee horay u sii joogay iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan oo isku jira reer Muqdisho iyo reer khaatumo

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15933

Posted by on May 6 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

65 Comments for “Daawo sawirada sida loo soo dhaweeyey weftigii uu Hogaaminayey Garaadka guud ee Khaatumo State,{Sawiro}.”

  1. Maxamuud Salebaanow meel xun baad taabatayoo waa kuwaa reer khaatumo qaylada ka wadhay!

  2. Aar Gantaalan, salaan sare indr,, horta waan is idhi amba sidaa inaanu ahayn isaga iyo kuli wixii iska dhigee golahan soo gala.iyagoo toos u muuqda Majeertenkuba way leeyihiin kuwo sidaa u hadla iyo ka daranba, iyagoo ilaashanaya faroole iyo danihiisa gaarka ah,hadaba kuwani wax yaalahay adeegsanayaan iyo siday u hadlayaan erayaday ku soo darayaan qoraalkooda maaha qabiilkay sheeganayaan waa fidoonoolayaal shar abuurayaashi waligood u taganaa xuumaanta iyo iblays nimada.lkn waxaan ka sii yaabay kuwa magacooda la sitee lagu khadhaabanayo maxay u aamusan yihiin oo u hadli waayeen? calashaan waanu ku raacsanahay weeyaan lkn yaan loo juuqin baan odhan lahaa sanamyo ha laga dhigo.iyagaa daalaya ha laga tirtiro nac-nacdooda golaha.

  3. Aar Gantaalan

    Reer Khaatumo dhamaantdiid waad salaaman tihiin.

    Digniin

    Waxaan idiinka digayaa inan gumeedka la baxay “Wiil Moxamuud Saleebaan” maaha reerkaas ee waa iidoor “identity crisis” hayso oo meel uu aado garan la’

    Idinkana bur la duulnimada ayaad ku dheeraysaane u hubsada. idinka iyo walaalihiin Moxamed Harti wixii idin dhex marayaa idinka ha ka timaado ee kan yar ee jacayl uu Moxamuud Saleebaan u qaba ku riyoonaya yuusan idinka dhex faaiidin. Kala garta dadka.

    Khaatumo Soomaali waa soo celisay Alle ha u gar gaaro. Noolaada Af, Adin & $$ ha la quuro. Soomaaliya guul, Khaatumo Guul!

  4. waar ninkaan maxamuud saleebaan sitaa maaha ninkaad moodeen waa dabacayuun waxa nmagaca qabaailka sitaa yaan loo caayin dadka inkasta aysan dadkaas aysan B iyo T noo ahayn marabno inaan meelahan kala doodno wax aan naga mudnayn in waqti la siiyo

  5. walee khaatumo dhaqaaqday marbayse dabo qabasho lahayd

  6. ilaahay kuwan meesha balas balas leh danbigooda naga saamax.waxay yihiinba ilaahay baa naga oge anagana way na galaafanayaan.lkn maamulka webku si qofka wax xun soo qora ama xad gudba loo akhrin looguna jawaabin,codsi naga masaxa please ileen wixiii beesha khuseeya dadkay matasho uun baa ka dhiiban kara fikir hufane kuwa dhex butuluqsanaye waxaan loo dirsan iyo anshax xumada ku dhex dabaalanaya naga masaxa oo naga ilaaliya dinbigooda iyo dunuubtooda.

  7. War heedhe Garaad Binti ma jaatkuu badsaday, maxaa qayiray odayga mise waa xaniinsan yahay???

  8. Viva ugaasyada. HAsAN UGAAS. MAXAMUD UGAAS. XAAMUD UGAAS.

  9. @ nina ugaasyada qabiil aad ka tagtay ayaa jira. Ee ku dar fadlan. Hadadan aqoona anaa dhameystirya ugaasyada.

  10. salaan sare dhamaan reer khaatumo waxan leeyahay isimada iyo aqoonyahanadaba Ilaahay ha idiin fududeeyo arimihiina (guuuuuuuuuuuuuul iyo midnimaa lagu yaqiinay reer khaatumo guulaysta waligiin)

  11. VIVA UGAASYADA XASSAN IYO XAAMUDBA WAA LAF DHABARKA DHULOOS
    VIVA FAARAX IYO MAXMUUD IYO DHAMAAN BAHA NUGAALEED IYO FIQI SHINI IYO KASKII QABE IYO BEESHA SHANAAD OO KHAATUMO DEGAANKEEDA TAHAY VIVA KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA DAWN WITH CADAWGEEDA ALOW CAGTA HOOSTEEDA GELI

  12. AARKA
    adigu intaad maqnaato xoogaa maalinta dhuloos meel wax marsanayo hebel iyo hebel kala wad wad adeer soo barbaar dhuloos maanta waa maamul laguna suubaa salaaxi maayo mar kastaad halkan qudhun matagaysid rag baa midoobay e ama la jaan qaad ama orodoo yaa maama hebel eeg ku jir waa noocaaga waxa dhuloos la hadhaya e bull shit

  13. inta mareegtan horufadhi akhridaay ku soo dhawaada madax kutidan wiil m. saleebaan la baxday oo dhuloos furay beri hore oo halkan habeen iyo maalin ka yuusaysa dhuloosow isoo celi la’aantaa waa abaare ilaa iyo maalintii rag dhuloos tashaday albaabkay taagnayd madax kutidan wiil m. saleebaan naa ku nacnay dee uf uf iyo akh baa lagu yidhi you sick animal

  14. niicle m.s
    halkan markaad soo gasho nin kastoo beeshaada ihi oo ragg ihi waa ka cararaa waayo fadeexad baad u tahay waxaad isku darsatay nacasnimo iyo nacayb dhuloos waanuba ka mabsuudnaa inaad halkan nagu caydo ood cantra baqashlayso waayo waxaad markhaati u tahay caqliyada uskaga ah ee adoo kale oo faroole u kaabo yahay aad u fakartaan. waar 1991 ka hor isma aqoon m, saleebaan iyo dhuloos 1998 kiina mj ahaan baanu idiinla dhaqnay c/yuusufna buugiisa isagaa ku qoray in uu dhulka ssc wareejiyey si uu madaxwayne u noqdo xamar waa khiyaanadii ugu waynayd ee daarood kala galo lkn what you know maangaab caqligu lugaha kaga jiraad tahaye waar haduu cirku soo dumo dhuloos mar dambe wax kugu darsan maayo caruurtaanu masaasada caanaha ku siinaa taa bal car hada waa car raganimadaada wax ku hel adoon cid tafaha haysan halkana inaad na caydaa waa noo xayaysiis ay soomaaliyi akhriyaayso oo tusaya duligaanu dad beri moodnay oo weli na baryaya uun baad tahay xataa tv yadaa laydinku foorjeeyaa inaad dhuloos baryaysaan oo uu idin yidhi ku soo fadhiista arintiina xamar joke bay ka noqotay oo maymaydaa dhahda ar cidaan maxay dhuloos oo furay weli ugu dhegdhegee dhulbahantana ugaas iyo garaad sadex bay kugu fureen aan muxalilna lahayn kkkkkkkkkkkkkk

  15. wiil maxamuud salebaan

    horufadhi

    labadan nin ee labo jamac walahi xataa beshoodi umataliyaan waxaa kala waregay xilkoodi garaad mahad canbaashe iyo garaad axmed xaabsade oo tolkii la jooga kk goorma ugu dabesay ee dhulki tagaan beel ahaan kasoo jedeen qof anan beeshisu wax ka maqlin dhulna hesan maxuu wax ka ansaxiya dastuurka meshu ma isxanbaar bey noqotay kkkkkkkkkk

  16. Warkaagan maxamud saleebaan

    Yaad nacnacdan iyo baroorta u akhriyasaa, war Dhulbahante dhul uu bixiyey horta ma jiree taa madaxa geli, Magaalo kasta iyo tuulo kasta oo dhulbahante leeyahay Dhulbahantaa degan Dhulbahantaana ka taliya, Majidho iyo iidoor midna cag ma soo dhigi karo, xoogaaga maleeshiyada iidoor ee banaanka Lascanod dhaxantu iyo kaneecadu ku disheyna dan bay isaga tegi, ee adigu waxa kaa maqan maad sheegtid ee nakaa daba dhigay, dee Majidho waanu diidney tolna lama nihin oo OROMO ayaad tahay, islaantuna way ku wadatey markay odaygii Harti is heleen miyaad diidan tahay….Facking OROMO!!!

    Khaatumo ha socoto!!!!!

  17. wiil maxamuud salebaan

    boocame

    midgaan waxaa ah midka tolkiis ku dhex ciilaan waxan qosalay markii su aasha garaad salebaan aad ka jwabesay war adigu jagadas ma lehid kkkk waad ka hoseesa midaada xasuusnow waa ugaazo mideeda kale xoolo yahow adigo ceelka biirta ah xoluhu ka layeeen baan ku ogaladay inaad celasha nugaleed aad cabtid maantana far dhidin aan baraago kaga qoday wax ugaaz nimadad amisan ana ka jira galaydh wuxuba yiri qoladani ugaaz abdulahi kaliya ma ahane ugaaz yo badan baa jira asago ka xun ugaaz abdulahi oo diiday xanuunku la waregayo galaydh

    • khatumo state citizen

      WIIL M. SALEEBAAN
      ADIGOO AF YAXAAS KUU YAHAY MIDKA KU METELA
      EE QOLADA AAD SHEEGANAYO TUSAALAHA U AH, NIN
      KAA DHAAMA AAD ARAGTAYNA AYDAAN LAHAYN, ILAA
      SHIRKA MAKEENTEEN FAROOLE OO KALE, AYAAD GALAYKD KA SHEEGAYSAA.

  18. khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khatumo khtumo wax kale qalbigiina kasaara kuseexda kusoo toosa caruurta bara dhulkooda….

    kuwii iidoorka mashaydaan lanaaray bay noqdeen markay arkeen garaadada sida loosoo dhaweeyey ayaa dhiig kuwada karay ilaahoow ishooda naga hay

  19. @aarka
    Sxb riwaayad ayaad haysaa walahay. Hada ma waxaad aragtay sawirka garaadku meesha ku jirin ma intaas ayaad ka booday. Ilee meesha wax kale ma yaalaane. Maxaadse ka ogtahay in garaad saleebaan howlo qaran ku jiray. Markaas. Kala hooseyn iyo kala sareeyn labada garaad talada reerka wey isla wadagaan. Iyaga iyo garaadada kale iyo ugaasyada.

  20. wiil maxamuud salebaan

    naaleeye
    ind hadalka si fican baa udhigtay inkastoo dhalisha aad maxamed harti saartay uleyahay sicid harti lakin aysan runta isku shegeen waxaa bixiyey degaanki dhuloos oo somaliland sokexestay sida bah hararsame oo dilaal ka aheed iyo jamac siyaad oo cidan uu aha hadalka galaydh ku awr kacsanayo ayaa run modeen mida labaad waxu tolki isku yahay waan ogahay lakin qoladan websiteka caayda puntland ama m j ufurutay iyo afarta canasir ee comment qaldan bixiya ayaan runta umijinaya hadii dhulbahante horumar garayana walahi ugama xumi inaan ku farxo ma ahane lakiin maqaladan laga dhigayo in khatumo guul ku gartay xamar beytageen oo farole mamulkis wey udhamatay kkkk waxa layiri sagaradi bada ku kadisay necebkedi mujisay mideeda kale qoraladan aan uga jawabayo qoladan xanusan ee websitekan naf moodey ugu weyn yahay odeygan buraan bura ari laaye ma jecli qof dhuloos oo tolnimo xeeriya inuba aqristo kuwa cuqdada maxamed harti qaba ayan ugu talagalay aniguna ma caytama sida kuwaan xanaqu ka keenay m j wacal buu ahaa kkkkkkk puntland degaan ninki lahaa iibsanayo ma soo celin karaan idinkuba ssc baa samesateen maso celiseen maanta khatumo ku dhawaaqdeen wax iska bedelay miyaa jiraa lascano iyo yagoori iyo ceerigabo hadii cidkale dhul dhulbahante bixin karto baa buhoodle la bixiyo maanta haday axmed garaad go aan ku garaan inay somaliland keento buhoodle cid ka celin karta ma jirto tusaale iga tahay

    • khatumo state citizen

      WIIL MAXAMUD SALEEBAAN
      WAXA LA YIDHI’ NINBA MEESHA BUKTAA, ISAGAY BELBESHAA’.
      ADIGAA U QAADANAY IN LE LEEYAHAY GUUL BAY GAADHEEN,
      LAAKIIN WAXAA LALA SOCODSIINAYAA SHACABKA KHAATUMO
      MEESHA AY WEFTIGOODII MARAYAAN AMA AADEEN. MARKAA
      CUQDAD BAAD QABTAA, XAASID NA IN AAD TAHAY ADIGAA IS
      SHEEGAYA EE FARAHA KALA BAX ARRIMAHA SICIID HARTI.
      HADDII AAD INABA TOL TAHAY NA, AFYAXAASLE , NAGA QABSADA.
      KHAATUMO FOREVER.

  21. aarka
    fadlan inaadeer iska ilaali meel dhow wax ka eega ileen lama joogtide odaygu waa nin culus inuu mashquul yahayna la arkaaye cilad halkaa haka baadhin waynu midaysan nahaye laba jaamac miyaadan arkayn quruxdooda siday garabka isu haystaan .garaad saleebaan hadii ilaahy inoo soo hadeeyey inoo daaya odayga waa mujaahide…

  22. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    IDOOR LIQE IYO SSC CITIZEN

    sxb waad xiiqsan tihiin waaqi cana waad ka fogtihiin war khaatumo weynu wada nahnay ee khaatumo nin lama dhaho garaadna mahaysto ee waa lawada hystaaa taas ogaada marka xigta khaatumo waa dal iyo dawlad ee meesha haba keena waayo way ka weyntahay waxay ciyaaal hadal hayaaan sxb taasna ogaada GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED GARAAD ku wuxuu lee yahy awoodada diidmada qayaxan ee taas ogaada waxaaanna lagu yiqiin in uu yahay garaad mowqifkuu qaato ku adkaata ee taas ogaada ninkan yidhi ninbuu ku xigaa adeer cidna kuma xigo ee tala reerka isaga ayaa umadax banaaan garaadku taas ogow reerkaad sheegaynaysona matihid ee adeer marka hore garaadka afka xun kadaaaaa

  23. @ aarka sxb. Waxaan ogaaday in aad tahay. Nin aan tamar la heyn. Waxaad tidhi waa arimo dhexdeena ah. War halgan ayaan ku jirnaa. Cadowgaaguna waa badan yahay. Xagaad ku sOcotaa. Waxaan ku odhan lahaa dhulku waa madow waana libaax badan yahay gaadhiga ah ka dhicin. Vito kulahaa reer khaatumo hada uma jeedeen. Noocaga. Spoiler ah qaswade. ama ringleader. Wax xun sheege. Waxaan filayaa in aad ka waan towdid sheeekooyinka aad bulshada ku soo dhextuureysid.

  24. @garoowe

    sxb adigu maad iskaga dhex baxdid afaaraha reer khaatumo iyo dhulbahante waayo adigu majeerteen baad thy sxb markaa meesha intaan wadhi iyo ceeb kaa raacin iskaga bax afaarahayagaa

  25. garoowe

    Xasan Ugaas waa madaxda Dhulbahante, adigoo Ciise riyoole ah oo buuraha riyo ku raaca raga ha soo dhex gelin doqon yohow, Dhulbahante maanta lama kala qaad qaadi karo ee orod danahaaga raaco MIDGAAN CALEEK!!!

    Aarka

    Kala bax qabyaalada meesha nacas yohow, Aniga oo Garaad Saleebaan Garaadkayga yahay Garaadkayga baa ku leh Talada reerku waxay ka go’daa Xurmadle Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Saleebana waa ku xigeenka weligeedna saasay ahayd, wax Vito lehna meesha ma jiraan talada waa la wada leeyahay!!!!

    Khaatumo ha socoto!!!

  26. IDIIR LIQE

    aniga mid walbaa waa garaadkaygii mgrty waxaanna ahay muwaadin reer khaatumo ah oo hoostagaya calankiisa iyo ciidiisa mgrty lakin waxaynu kahadlaynaa arimaha ina dhaxdeena ah markaaa waad mahad santhy hadaad saas u hadhsay sxb waan qaatay hadalkaaga that is ok

  27. Gorayo or garowe. maaha qoladuu sheeganayee wax hala hubiyo,,ma sheegin iyadoo qof waliba wuxuu sheegto loo dilayo,,, kolay waa isku af oo majertenka qaar baaba marka iidoor lala hadlayo moodaya in iyaga Loo jeedo oo ka soo horeeyaba…………….hasayeeshee maaha MJ waa mid naag iyo nin wuxuu yahy garan maayee golaha galgalan jiray………oo magacyada umada qaata mar ayuu wadan jiray Tukaraq buuhoodle lion………………islaantaay waad is garan,,,,,,,,,,,,,,,,magacyada umada iska dhigoo kuwaaga fagaaraha ku imoow maskaxdaa ku daahane.

  28. garowe

    waar dee reerkii walaalheen ee mj huubadii baa socota. waar ma maanta ayaad xasan ugaas caayeysaa adigoo ciise riyaale ah?
    inadeer ilaahaybaa waxka odhanaya gefkaas. waayo in kastoo harti uusan inangumeed lahayn hadana hadiiba laynaga helo waa ciise riyoole.

  29. @ aarka
    La fadhiiso. Cadiifada yar. Labada garaad waa labo garaad oo dhuloz ah taladuna way ka dhaxeysa. Hal bulsho oo reer ssc ah ayey ma talaan. Sheekadaad wadid waa sheekadii. Firdhiye faroole. Ku shaqeysan jiray markuu beelaha iska horkeenayo. Waxaan filayaa in reer khaatumo hada fahmeen. Danahooda kana gudbeen isir. Iyo jifojifo. Dhamaanteen waxaan hoos nimaadnaa. Calanka khaatumo. State. Sharcigaana ina ka sareeya we ur not over law. Sheekadad aarka sxb wadid waxaan filayaa waa mid laga soo alifay. Tuulada garoowe. Ee enemyga ku ah reer khaatumo

  30. @garoowe

    maaha in aad caydo nin dhulbahantaa ama aad na dhexgasho kabax waxaad kahadalayso xasan ugaas adeer waa niman dhulos ah oo ah reer shirshoore

    @boocame

    sxb waan ku ogahay sidaas in uu labaatan tirsado iyo in uu ugu ab weyn yahay ee waxaa laga hadalayaa garaad saleebaan ma waxa uu ku jari doonaa halka kama danbeystaa ee khaatumo ugalidoona soomaaliya sida uu u khatimay shirkii taleex sxb ogow garaad saleebaan wax uu lee yahy power fito { diidmada qayax}

  31. @ garoowe. War tuulada garoowe hasan ugaas waa kula leeyahaye. Ma ogtahay. Dhuloos iyagaa ugu badan garoowe. Mida labaad hasan ugaas wuxuu ka mid yahay beelaha dhulbahante kuwa ugu tunka weyn. Waana beesha sadexaad ee laascanood. Aan laga daba hadlin. Adigoo cise riyoole ah oo adhiga qadhda maxaad ka taqanaa hasan ugaas. Boocame 40km ayey u jirta tuulada garoowe. Nin maalintiina raadkaga yaqaana habeenkiina codkaga yaqana leyskuma doonto.

  32. @boocame
    waa aakhurusaban adigoo reer boocama ah ama xasan ugaas ah hadaad cid midgaankucaydid dee waaba aduunya gadoon kkkkkk adoo garac mj dhulbahante kuuyaqaan ayaaba iigukaadambaysay waayaabe dhulbahanti hii caadiga ahaa muxuuna oranayaa hadii xasab ugaas oo aanu naqaanaa saaleeyahay alawsahal amuuraha

  33. AARKA………………?

    TAASI SU AAL LA IS WAYDIYO MAAHA SSXB
    hadaadan si kale u hadlayn
    garaadka guud eereer daraawiisheed waalawada og yahay
    ALLH HA DAAYEE WAA GARAAD JAAMC GARAAD CALI WAANA GAAARDKII 20AAD ee dhaxla sandanada boqortooyo ee reer khaatumo khaye

    ta aad leedahay muxuu g saleebaan u soo dhowayn waaayay

    ama eerioboodka ha uga hortago am yuusan uga hortagin
    waa uun rag wada dhashay meeshana hal hadaf bay ujoogaane ogoor sxb …………………………….

    KHAATUMO HA NOOLAATO

  34. SU’aasha laus weydiinayo ee ka degi la dadka reer khaatumo waxay tahay sabab GARAADKA ugu weyn isimada beesha ahana garaadka ugu hadalka weyn ee leh diidmada qayax ee garaad saleebaan garaad maxamed garaad maxamud sababta uu u tagi waayey eriboodka oo u soo dhaween waayey waftida garaad jaamac garaad cali ma garaad saleebaan baa ah garaadka guud ee khaatumo ee soo ci doona xubnaha khaatumo ee baarlamaanka soomaaliya misee garaad jaaamac garaad cali

    • khatumo state citizen

      AARKA
      JAWAABTU WAA:
      GARAADKU WAA NIN DA’ AH IMINKA, IN UU ISKA XANUUNSAN YAHAY
      BAA LAGA YAABAA. MARKAA MEEL AAD MUNAAFIQNIMO KA SOO SAARTO
      FURSAD KAAGA BANAANI MA JIRTO,
      KHAATUMO FOREVE!.

    • khatumo state citizen

      AARKA
      NIN KELIGII WAX SOO XULAYAA MA JIRO!.
      MEESHA MA WAXAAD MOODAY IN NIN KELIGII
      KU AMAR KUTAAGLEEYNAYO?.
      ADEER TALA WAA LA WADA LEEYAHAY, GO’AANKANA WAA LA
      WADA LEEYAHAY. HADDII HAL GARAAD WAX AGO’YNAYO,
      KAAS OO KELIYA AYAA TEGI LAHAA MUQDISHO. MARKAA IN
      AAD WAX FAHAMTO SOW MAAHAYN?.
      GUURTIDA GUUL BAANU U RAJAYNAYNAA.

  35. AARAN LAAYE
    NINA
    ilmaadeer rayaal salaan khaatumaysan iga gudooma oo qiimo badan
    kagadaal
    waxaan aad u salaamayaa isimada rer khaatumo ilaahy a idin garab galo adeer rayaal
    GARAAD JAAAMC G ISMAACIIL
    GARAAD SALEEBAAN G MAXAMED
    GARAAD CABDULAAH G SOOFE
    UGAAS CABDULAAHI CIISE
    iyo GARAAD KA GUUD EE BEELWAYN TA REER KHAATUMO KHAYRE

    HAYBAD LE XURMADLE HALGAME BEEL DAAJIYE DANTA KA HADLE
    DALKA U SHAQEEYE
    ilaahy cmriga ha udheereeyee
    GARAAD JAAAMC GARAAD CALI GARAAD JAAMC [ AABAHA BOQORRADA SOMAALIYEED]

    ilaahoow isimada balada hareer mari

    aamiin aamiin
    khaatumo allow dhowr

  36. Ina M Saleebaan

    Maxaa waxan oo aflagaado iyo cay ah kaa yeersiiyey? hahahahahah waa Khaatumo State of Somalia, Gorayooy Gabal kuu dhac!!!!

    Khaatumo ha socoto!!!

  37. wiil m saleebaan

    inadeer so dhowoow. anagu hadaanu reer khaatumo nahay puntland muxaan lama dooneyno haday somalia awood ku leeyihiin ama ku yeeshaan waanu lajecelahay.
    reerka maxamed harti na waa walaalahayo. dalkooduna waa dalkayagii dalkayagu waa dalkoodii. ee horta sidaas ufahan.

    reer khaatumo waxay diidanyihiin NACASKA AFSIILE PLAND BURBURINAYA.
    reerka harti markuu puntland dhisay waxaynu ku heshiiney SEDEX QODOB.
    oo kala ahaa DIFAACA DHULKEENA,DHAQALAHA DHULKENA IYO SIYAASADA.
    sedex diiba waxaa jibiyey reerka maxamed harti oo waad ogtahay. anagu markaas waxaanu siinay waqti aad u badan reerkaasi inay saxaan khaladkooda waana lugu kariwayey.
    waxaa khasab nagu noqotay inaanu dadkayaga UTALINO waxaanuna SAMAYSANAY KHAATUMO STATE OF SOMALIA. hadaba doqoni meel lagu katamayo in lagu kala dhintay moodaaye. harti waa walaalo. guulsha pland gaadha waa guul KHAATUMO gaadhay, guusha KHAATUMO gaadhana waa guul pland gaadhay. anagu sidaas ayaan u aragnaaye ee malaydinku karayaa inaad maxamed hartiyoow sidaas u aragtaa??????????????????????????????????????????????

    viva khaatumo state.

    • khatumo state citizen

      NAALEEYE
      Miskiin! ninku siduu kuula hadlay ula hadal. doqon in aad tahay
      waad muqataa.
      calooshiis u shaqayste in aad tahay ‘ADOON’ u ah nin kula siman oo
      weliba ku neceb, waa kaa muuqataa
      KHAATUMO FOREVER!.

  38. waxaan ujeedaa ay xaga aabe kala walaal yihiin isaaq xaga hooyana ilma harti qaar habartu ciise tahay ay kolay ka soo caraartaya xaga galbeed soomaaliya ama dhibaato ha ahaato ama heeran aha ahaatee

  39. waxaan salaamayaa dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta ay joogaan waxaan gaar u bahda daroodka xalaasha.salaan ka dib waxaan halkan idinka cadaynayaa taariikhda mj ee ay dadku la daadhacayaan halka ay ka soo jeedo.
    run ahaantii waxaa cad in niman ka la yairaahdo mj ay xaga hooyo kala walal yihiin isaaq iyadoo aan la xaqiijin in ay meher ku dhasheen iyo in habarta la fuulimaad xaday oo ay carar ku timi carada uu deagaanaa boqorkii harti waxayna ilma harti kala walalayihiin xaga hooyo qaarkood markaa hala yaabina wa niman laba walaal leh walaal isaaq iyo hartiba hana iskaga lumina waqti waa sidaa xaqqiiduye

  40. Alla maxaa ninankii dhabayoco cabaad ka yeedhaya sxbyaal laysma gaadhin ,marhaday isaaq naf bideen kala afqadhmuun.awalba garac faa,iido leh lama arag .waxaad ilma majeeli kaga quusataan buuga cuqdad cabdillaahi yuusuf qorey.

  41. MAXAY SALEEBAANOOW

    NINA alaa yadkurhaa bil kheyre ayaan dhaweyd waxaan akhriyey maqaal ay
    ilma bureeqa kula hadleysey waxay tidhi snm kuwii ka taliyey sebankeey
    hadeer bixinayaan kuwii waa weynaa waxaa kaga daran kay 100 years coming
    bixib doonaan waayo yar yarkii lacabsiiyey sunta ayaa tarmaya oo xaqdaradaa
    xaqa loogu sheegay isku sii talaalaya run bay sheegtay abtiyo
    haatan adigu waxaad tahay kuwii beenta iyo dulmiga xasadka khiyaamada lagu
    ababiyey oo maskaxdaad ka dawaarsantahay wax kumara oon dulmi iyo xasad ahaynina majiraan waa halkii quraanku ka sheegay .
    (( wata ciyahaa uudunun waa ciya )) marka waxba nina haqabsane waxaa ku
    guubsanoow ilaa aad marka waa kugu beryo ee aad runta aragto aad ka
    dhuumato magaca maxay saleebaan waayo soomaali oo dhan dir daarood
    waysu kiin sheegeen hadna waxaad tartaan baaba iska yar ileyn bahalamsh
    baad tihiine marka duf ku baxe gabdhaha hanaga xagxagan cilmi iyo caqliba
    kaa roon alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  42. Wiil maxamuud salebaan

    Nina
    arigu haday seen leyihiin sabishooda ku qarsan lajayeen mamulka puntland ee awooda ugu weyn ku leh arimaha somalia aduunkana.ka.dhaadhiciyey garowe1 iyo garoowe 2 hadana sgidaalka lasoo bacaya oo adunkuna ubahan yahay miyaa mamulka darbiya jiifka ah ee malinkasta deer islaameed jiifa degaanka ay sheganayaana somaliland ku gorgortamayaan ee aduunku maanta aqoonsan yahay dhulkii british somalia in maanta mamul somaliland ka jiro ragini askar uyihiin miyaa kursiga darood iga qadan kara waa riyo uu riyoday qof ah from xoor to xoor kkk

  43. warma oge m. saleebaan
    gaas magnuun marka bisha sideedaad la meeleeyo ayuu ku dhufan oo maryaha dhigi sidiisii ma u quudhi waydey dhulbahante oo leh boqotooyadoo garaad ee 25 ta naad bal waxa aad ka dheefto kolay aniga magacayga kursi ku badsan maysid you are your own sacadna isagoo asxaabtiis la midoobay waaaka indhaha kugu shidaya oo muxuu kugu shidaa haduuba garoowe korkiisa beera ka fashaye ina qaybdiidna aad VIP ahaan boorsada ugu sidaan garoowe e eesh calaa sacad waa ragga idin sitiga

  44. Iyaa, waar wax garad gud layirahdo majiraan! Xaar-tuunshe state

  45. wiil maxamuud salebaan Ninka wata ee marwalba iska dhiga in uu yahay MJ waxaan ka siineeynaa xaal hadaa nahay beesha maxamuud saleebaan ee uu magacooda ku qaraabto nikani ma aha maxamuud saleebaan ama darood waa ii door beesha aan walalaha nahay ee dhulbahante hadaan siyaasad isku fahmi weeynay ma aha in eey iidoorka u qaatan in aan coloownay

  46. MAXAY SALEEBAAN

    wax xun kugu samee siilaanyo xaqiiryahow ma geeli iyo fardihii harti ee lagaa
    dhacay ayaad daba socotaa mise masayrkii habartii dheereeyd ee idin dhashay
    ee maantaan dhashay ayka aguugtey baa weli kaa guuxaya
    ilaah ha unaxariistee sayid maxamed cabdule xasan waxaa laga hayaa
    WIXII HABAR MAJEERTEENA IYO HALAMASH NAAGAA LEH
    doqonoow mawaxaad istidhi hanbo farmaajo iyo afsabiil baa soomaaliya wax
    kanoqonaya adeer doorashada kursiga daarood waa kaa habartaa marka ku
    meelgaadhka laga baxo markaa p/land baanu goosaneynaa dheh sacad laguu
    diyaariyey haddaad iswaasho waadna garaneysaa in waxbadan waa wareey
    waa wareey kaa yeedheyso cidina aanay kaaga beer naxeeyn dhanka kale
    waadiga s/land caayayee ma edbiyaad arki weydey ileeyn waadigii markaanu
    ishayno u naageeynayaye alaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  47. wiil maxamuud salebaan

    haday somalilad isimadoodi yimadeen shirka ayaga aya matala dhulkii la isku dhihi jiray british somalia markii laga reebo sanaag bari oo sultamadoodi yimadeen ahaan
    beesha kaliya ee waqoyi degana ee lahaa saldaano sultaan maxamuud cali shire

    • MIDGaanka maxamud saleebaan
      WAR KAALAY HADALKAAGA WAA KA FICIL QAADAN LAHAA HADAADAN ISIR XUMADII MAJEERTEEN AFMADOBE AHAYN
      nini wayn baa tahay hadalkana l lagama malaclacsiiyee vbal sidii nini u halda

      maxaad ugug cecelin BIRITISH SOMALILAND
      allay lehe in aad ducufle majeetreen tahay baan shaki ku jrin

      viva
      khaaatumo

      • MIDGAAN KA MAXAMUUD SALEEBAAN
        dhaliishii majeerteen lahaa maadan sii dhugane
        dhababacada KHALAF LEELL KASUHU dhowran kari waaye
        waatay dagaaka u dhigteen laysku dhuunjaraye
        dhalad waxaw u ekateeen maalintay dhaafiyeen mudug

        ogoow hada midgaanoow GAALKACAYO leelkasaa kugu lilaaliya ee habeen uma aad soohoyateen kkkkk
        waaa xaqiiiq
        gaalkacao weigay mamqal nin leelkasae ah baa SACAD ku dilay lkn waa muran madoonto oo anaaba soo tagnaa wallee 10 habeeen oo isku xigta in sacadku kulaay MAHJEERTEEN
        viva khaatumo

    • khatumo state citizen

      WIIL MAXAMUUD SALEEBAAN
      I THINK YOU AREAN IIDOOR IDIOT!.
      WHAT A DAFT!.
      WHOEVER U R ILL.

  48. wiil maxamuud salebaan

    airport aden cade cid walba oo somalia ama ajnabi ahi wuu ka degi karaa wuuna isku sawiri karaa odeyashana waxay ka mid yihiin cuqasha somaliyeed marka haday xamar tageen ma puntland baa bur buresa oo khatumo booskeda gelesa whats point isimo dhuloos baa airport xamar isku sawiray anyway waxa oranaya wlc kusoo dhawada mqdisho iyo shirka abdi wali hogaminayo kkkkkkkkk oo lagu magacabo road map lol

    • khatumo state citizen

      WIIL MAXAMUUD SALEEBAAN
      ‘ MASKAX YARE, MALAY XADHIG KU DAMBE,
      MURANKA NAAGOOD LE’. MASAYRKII DHABAYACO
      KUMA HADAL XUMID!.
      GUUULAYSTA GEESIYADA ‘DHULBAHANTE’ DHALAY OO
      DHUL DURUG.
      KHAATUMO FOREVER!

  49. ALAA YASMAC MINAK YAA BINTAL CAM
    amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  50. AARAN LAAYE, indr mid ka saraysa adna iga gudoon. waa sidaa indr khaatumo state dhaqaaqday guul iyo gobonimo waarta ilaahay swt hadafkeena hayna gaadhsiiyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa rabi.

  51. MASAA UL WARD WAYAASMIIN YAA NUURA

    inaadeer salaan khaatumaysan habdhe caawa umuuruhu waa( fowqa nakhal )
    waana saasoo abada ah wabilaahi towfiiq guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  52. Maasha’Allaaaaaaaaaaaaah ishii bugtaay ku bikaacso,isha baxarka.

  53. Gabayga waxaa layidhaahdaa ( BAGA )

    Khaatumo markii loo balamay xamar inay beegto
    Ee weliba loo baaqay ee loogu bogay xaalka

    Burgal iyo bakeeyliyo wixii noo balamay tuugo
    Baaniyaaladii noo tashaday baabah laga yeelye

    Boolixoofto socon weydey iyo beentii gaaladuye
    Butlaan iyo hargeeysaay tashada baawarkiin dhimaye

    Farooooooooooooooooooooooooooooooooooooooole

    Biryartiyo buquulkii kibraye boowe inankiisi
    Ma berdeday duqii boodayee baha majeerteen

    Bushma weyne adigaa kufuray boholaas reere
    Ka badbaadi waakaa burqaday daadki khatumo e

    Barmuudaad kusoo beegantiyo qolo buruud weyne
    Ka baqool intaan beerta iyo buulka lagu dhaafin

    Ina bureeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeqa

    Baq riyaad ninkii lagu korshey iyo booli iyo tuugo
    Kuma baaqo kheyr loo bogoo lagu badhaadhaaye

    Baqalkii fardaha raacay ee boodhka lagu reebay
    Biqlaha iyo dhuusada isyidhi waa laguu bogaye

    Ma busaaradaad nala rabtaa adi ku soo beegtay
    Khaatumo kasoo baqatayee boorame u faan

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  54. MIDGAANKA MAXAMUUD SALEEBAAN …….

    cudur khaatumo la dhoho haduu ku hayo cid kaa daawaynasaama jirtee ogoow waakaad u go ilahayd ama masayr am ooy ama IIDOOR u naagee oo waxaa tiraahdaa biritsh sland
    EY DU HACIDO GEEDIGUNA HA SOCDO
    hadaalin baan ku dhihi lahaa …………………………

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdirashid Ali: Cajiib! Talac talac iidoor waxba tari waxaan is weydiinayey halkaa cunto ma taalee, ma majaha,...
  • Fallaag: Horufadhi sowtii kasoo horjeeday shirkan ee ku tilmaamtay shirqool kkkkkkkkkkkkkkkkk
  • Sadex adinle: Kuluc Isimadaani waxay aqbaleen gogoshii bilaa kharshka ahayd ee mada wayne gaas uu ku baaqay waxayna...
  • Hawshaada Wado: Kuluc Cidi haddii ay bitch tahay , hooyo ayaa ah bitch saa iyadaa heeri ku timid Mudug Joogtay...
  • kuluc: qodobka labaad waa la yidhiye bal ninkii dhaqaalihin inuu dhashay ma la iswaydiiyey? shirkii kastuumo u gaarka...