Kooxda HIG oo warbixin dheeraad ah ka heshay kulankii todobaadkii hore dhexmaray Madaxweyne Shariif & Xubno uu ka mid yahay Faysal Cali Waraabe,{Xog}.
Kulankan oo dhacay habeenimadii bishii hore ee April ahayd 26, ayaa wuxuu ahaa mid aan la sii qorsheyn, Madaxweyne Shariif oo dalka Imaraadka u tegay arimo siyaasadeed, ayaa waxaa hotelka uu ka deganaa magaalada Abu dhabay, oo lagu magacaabo Qazrul Imaarah, si kedis ah u yimid shan xubnood oo ka socda beelaaha Isaaq oo uu horbaadayey Faysal Cali Waraabe oo ah ninka madaxda u ah urur lagu magacaabo UCID oo beesha Ciidagalle lee dahay.
Sidoo kale waxaa la socdey nin ganacsade ah oo asaguna ka soo jeeda beesha Isaaq kaasoo lagu magacaabo Cusmaan Dheere oo ay isku hayb hoose yihiin Faysal Waraabe iyo odey Abdllaahi Koongo oo asagu ah Afmiishaar marba u shaxaad taga madaxda Soomaalida ee dalalkaas carabta booqda.
Hadaba sidee wax u dhaceen, waa tan warbixintii HIG heshay oo Rasmi ah.
Madaxweynaha ayaa waxaa telefoon looga soo diray qaybta hoose ee soo dhaweynta Hotelka, halkaas oo ay ku sugnayd gabadh hindi ah oo qaabilsan soo dhaweynta dadka martida ah, waxayna garaacday Lanbarkii qolka uu deganaa Madaxweynuhu, waxaa uu markaas ku jirey shir, waxaase telefoonkiisa qabtay Xog hayntiisa gaarka ah, waxayna u dhiibtay Faysal Cali Waraabe,”” Waar waa nin la dhaho Faysal ee iigu dhiib Madaxweynaha ”’, Walal bilkuli ixtiraam shir ayuu ku jiraa laakiin markuu dhamaysto waan u sheegayaa inaad doonayso”’, ayuu si degan u yidhi wiilkii madaxweynaha u qaabilsanaa dhanka Xidhiidhka.
Faysal ayaa wuxuu ka codsay in loo sheego in odayaal Isaaq ah oo faysal ka mid yahay doonayaan, isla markaana hoos ku sugayaan, Faysal ayaa fadhiistay qaybta sugitaanka ee hotelka, wuxuuna mudo afartan daqiiqo ka dib ah helay fariin odhanaysa soo gudba, taasoo loo soo marisiiyey qaybta soo dhaweynta gabadhii joogtay.
Ka dibna waxaa ay Liftiga ka raaceen halkii Ground floor-ka ahayd, salaan ka dib, waxay ka warameen xaalada maamulka Hargaysa, oo ay aad uga cawdeen Siilaanyo iyo Xirsi Xaaji Xassan oo ay sheegeen inay hantidiina boobayaan, dadkii kalena cago jugleyn kala daaleen, wuxuuna ku cataaway in xataa xisbigiisii kala jajabiyeen.
Markeey dhameeyeen warkii ku saabsanaa maamulkooda, ayay hadana ka codsadeen Madaxweyne shariif dhawr arimood, tan koobaad ayaa ahayd in Abdullaahi koongo laga dhigo Qunsul dalkaas Imaaraadka ah, maadaba sida ay sheegeen aysan waxba ku lahaytn safiirada dalalka beesha Isaaq, tan kale ee uu Faysal codsaday ayaa ah in madaxweynuhu ogolaado in Waqooyi iyo Koonfur wax loo qaybsado isla markaana gudiyada wadahadalada ka saaro maamulka Puntland.
Wuxuu kaloo sheegay faysal inay laabta ku hayaan inaysan helayn Ictiraaf, sidaas daraadeedna ay doorbidayaan inay xuquuq ka helaan Koonfurta oo dalka sio cadaalad ah wax loo qaybsado.
Odayaashii kale ee la socdey ayaa ayaguna iska daba hadlay waxayna xoojiyeen hadalkii calaacalka u badnaa ee Faysal, Madaxweyne Shariif ayaa hadal kooban halkaas ka yidhi wuxuuna ku soo gaabiyey,”’ horta dalkan Midnimadiisa maaha mid gorgrotan galayso oo taas waad ka dheregsan tihiin,” arintan waqooti iyo koonfur maaha wax cidkastaba ka wada hadli karto, waxaa uun laga wada hadli karaa marka la helo reer waqooyi midaysan oo sax ah, anigu waqooyi waxaan ku ogahay shan beeleed oo waa weyn oo Soomaliyeed”, waxa hada noo muuqanaya ama maamulkaas Somaliland u doodaya waa beel uun ka mid ah beelahaas”, markaa walalayaal, anigoon waxba diideyn hadana taasi waa mid u taala Soomaalida labadaas daraf kala jirta”, tan Gudiyada wada hadalada maaha gudi go’aan leh, runtii waxaa la idin arkaa beel ka mid ah kuwa SOomaaliyeed oo waxtabanaya in la idin qanciyo xaq baad u lee dihiin” idinkuna midnimada aad qaadataan”!!!.
Madaxweynaha ayaa sheegay in arinta Koongo, uu CV-giisa u soo dirsado wasaarada Arimaha debeda, isla markaan a laga wada xaajoon doono, walow uu sheegay Madaxweyne shariif in Imaaraadka safaraada ku taal ay dhamaystiran yihiin shaqaalaheeda laakiin meelo kale loo baadh baadhi karaayo.
Wejigabaxa la kulmey kooxdii Faysal Cali Waraabe, ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa arinta Khaatumo oo Faysal markii la kaakacay Madaxweynaha ku tuuray,”’ Madaxwyne arintan nimankaas Khaatumo waxaan ku dhihi lahaa ayadana ha laga fiirsado”, Madaxweynaha ayaa asagoo qoslaya sheegay”’ faysaloow Khaatumo sidaad beel ahaan ugu tashateen ayey u tashteene, cidna dawladdani odhan mayso ha tashinana iyo maxaad maamul u samaysateen bal anagaa u baahan in cidkastaba Aayaheed maamulato””.
Faysal waraabe ayaa BBC-da u sheegay arimo ka fog waxyaalihii laga wada hadlay marka laga reebo arimaha wada hadalada Isaaq iyo TFG-da oo uu sheegay inuu kala hadlay Madaxweynaha.
F.G Kooxda HIG waxay idin balanqaadaysaa in dhamaan warbixinaha Xaasaasiga ah ee ka dhaca geyigeena aad heli doontaa Bi’idni’llaahay Kariim.
nagala soo xidhiidh: horufadhi.cominvestigation@gmail.com
Horufadhi Investigation Group,{HIG}.
Horufadhi.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15922



Janegale,
Faysal waa saleele tan soo socota ayaa ka darnaan doonta,waxaad arki doontaan
Dowlad ku sheega somaliland oo sida dunta u fur furmaysa oo qayb waliba is oran doonta yaana Soomaali wayn lagaaga horayn.
hahahahahahahahahahahahahakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
maanaan garan geela dhurwaagu laayey
Alaylehe iidoor wagaashe xadhigii nabsigu xakame ma sudhay
hawiyihii ay odhan jireen wanlaweyn bay maanta cagaha ka dhunkanayaan aqoonsigii mee? ma wuxuu ku soo dhamaaday siilanyo naga qabta oo safaaradaha debeda qaar noo dhiiba saamigayagiina si fiican noo siiyakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
khaatumo allow dhawr
Gob beey liic o ajabe .waxaan maq liijiray ., ays cajebine cago dhigoo hilaac bilig yidhi iyo biyo meel d.heer kaa jira aw bohol yoobin ..asxabey meelaha banaan buux sha!
AARAN LAAYE, indr salaan qaaliya aad ayaad u mahadsan tahay waana kaa filayey adiga iyo wixii kula damiira.marka xiga inaaderoow kuwani way ina danbaajinayaan wallaahay salaadeena inagaga cawarmaysa waayo si muslim nimo ku jirto uma hadli yaqaanaan wuxu meelay ka yimaden garan maayee inay caytamaan adna kaa keenaan afxumo mooyee dhaqan kale ma laha. waxay ka helayaan la garan maayee markaa maamulka webka ayaan ka codsanayaa inay inaga daafacaan balayaday shubayaan, iyo dhaqan xumadadooda wallaahi akhlaaqdii bayba iga jiidheen aniga sidan isu lahaa xumaantay yidhaahdaan teeda ka daba gee shadaadiinta.
BAKHTI BADHI SIDOOW WAA DIGII NUURA MAAGAYE ISKA FUFUR
heestan iska qabo ileyn afkaaga hadhuub u tolo lagaa waaye anagu hablaha
macaynee heestu waxay khuseeysaa wixii lady boys ama shemale sidaada
burge habar jeclo ahoo burdadkiyo uneexada beeyada kunoolaa
bancade iyo karamaan iyo buurdhaab kasoo degay
burco baal kasoo galay barta qaadka lagu gado iyo ka bilaabay buuriga
balatax ay yidhaahdaanoo hooyadii ka badhi weyn
taji baaldi lagu shubay iyo biire ay waraabsheen
gelin hore isbooboo bartireeyey hadalkii
sida taayir budul galay labanjariyo fiidkii
dib jirkii burcoo idil iyo bamgareeyo xabashigu
balagta baasaheedii iyo baaradiyo qudhinkii bowdyaha dareereen
dooryaan boow yidhaadiyo duqsigu daba baqoolaa
wadada baasha uu maro aadmigu ka beydhaa
balataxoow bukaan socod adigoo baasahaa qaba
miyaad boqorad reer dhalay garaadado soo baleeyeen
hablihiina baac dheeroo boqolku aaynay gaadheeyn
miyaad badhi sidoow maag baalixoofto waaliya
iyo bararaftiinii weliba baaq u direeysaa
VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA
XOG.. Faysal-RABIO waraabe,
maxay ahayd shaqadii Faysal-Rabio dawladii kacaanka ?
Sida ay cadeeyen dad yaqan oo magalada ila degan qarankii somalia u shaqayn jirey Faysal-Rabio wuxu ka shaqayn jirey dhulbixintii xamar
Lakin wuxuu kalo qaban jirey shaqo kale Partime job FATAALNIMO Pimp
Anybody knows that Faysal-Rabio was bloody Pimp kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Madaxda ayuuu geyn jirey dumarka iyo qaadka markasa xooga loo laabi jirey lol
Subxan allah waxaas baa dad siyaasi u ah oo Garbage qashin.
long life khatumo state of Somalia.
Kan ina waraabe waa washaysi Raabiya qaba, oo wleiba ay u dheertahay anti dhulbahante, laakiin waa in la siiya cashar la dhaho anti dandruf oo holabtiisa wax ka qabta, HIG waxaan leenahay wallayaal sii balaadhiya wararkan noocan ah ee wax tarka noo leh dhagarahana aan ku ogaanayno.
VIVA HIG.
Baylah Baac, marka lagu gagabiyo hoostaada ku meerayso!..labadeena adaa is kula jiroo wax kaa xiirta waayey dadqalato yahy faraqada ahe ibnu znada ah.hooyadeed cunto madax kuti.
Inamadayada xidhani dadqal nimadaada hadii ilaahay u qoray way ka badbaadiye,dadqalatooy is waydii sulayo madow & habar bakhti meeshay ku danbaysay sii bakhti yahay cawarani.isma oga aqalkii bay aslaysaa is mana oga.dhsada siilaanyo uur buux dee haku difaacdo xagee qayladu ka timi naa?cidii xiiranta bari horaa muraayadaha laga dalacday waa la sumeeyaa uun ..>
@ MAREEGTA HORUFADHI.COM
Marka hore maalin wanagsan iyo hanbalyo horumarka aad ka samaysen Journalism
Qofkii murmayaa ha iska murmo … Habar dhaliweydey aleelo ku walatay lol
Arintan wax qarsoon maaha suuqa Dubia oo dhan baa laga ogyahay
wixii faysal waraabe Rabio kala soo kulmay madaxweyne Sharif sh. Axmed
waa sidaa u shegten arintu waxay ahayd cabasho iyo in loo meeleyo Koongo
iyo ruufiyannimo kale oo socon weydey arimaha Hartiga Khatumo iyo pintland
waxaa hubaal ah in maamul kushega waqooyi galbeed lagu kala yaacayo marka aragtid sida wax usocdan Dhagarta,dulmiga,qabyaalada,Boobka hantida ummada
taa bedelkeeda maamulka ugu milgaha fican maamulada hader jira Somalia
Khatumo state oo u taagan midnimada iyo soo celinta haybadii Somalia aya ah mid maalinba maalinta ku xigta horumar ku talabsanaya Masha allah falilahil xamdu
Long life Khatumo and our Heros G10,
Wabilahi Towfiq.
NUURA
waa habar kaloo farta iskula jirta kkkk soo booqo maxaabiista iyo sida dhaawaca loo dawaynayo intaad caashaqa shariif la suuxsantahay.
habarta baylah baydad adoo fiigsan oo sida dawacada wiiq wiiqle nagu soo dul dhac.adigu ka waran kuwa haadku gigayo qaarna iyagoo toban tobana godka qudha lagu wada guray.naa cantaraa baqashka meesha kala tag.
Ma moodaa mid dhakhtar dhistay hospitaladii dawladii somalia dhistay baa lagu faanayaa miyaa. iyo labadii degmee aan magaaleeyey.
idoor liqe, lol indr odaygaa faysala sidaad ka fahamsan tahay maaha waayo qofka cunsuriga ahi ama qabiilaystaha ahi waa inaan wuxuu ka cararayo gurigiisa lagu arag kuna adkaystaa wuxuu aaminsan yahay hadalkiisu waa hadal meel waayey oo mar kasta marin habowsan.. mana moodid inuu miyir qabo markuu sidaa leeyahayna haweenayda ooridiisa ahee guriga u joogta yey tahay? iyadoy sidaa tahy hadana sawka intaa muqdisha ka dhex barooranaya haduu yahay qof normala hadaladiisaa is waafaqi lahaa iyadoon meel fog laga eegin hadalkiisa & dhaqankisaad ka daalacan kartaa labaclabacdiisa beerka jecli xaydha jecli .anigu waan ka maadsadaa wallaahay kkkkkkkkkkk ..
hayee gartay dhaawicii dhiiga umulaha hoos jiifay wax miyaa u uriseen faysal waa ninkaa maraykanka somalida ilaahay ka dhaliyaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waraabe wagaash jac baa ku dhegtay mac sokor caleen shaah kkkkkkkkkkkkkkk
shacabkooday snm been u sheegtaa iyadoo madaxda tfj meel kasta raadinaya oo saqda dhexe habeenkii hoteelada ku garaacaya
Wallee Faa,isa Buuqa waa lagu sugay KKKKKKKKKKKKKKKKKKK Iska daa ku soo salaaximaayaanee niman Khaatumo la yidhaahdo ayaa wada walba ka soo xidhayee KKKKKKKKKKKKKKK IIdoorow dantaadiu waa gobolkaaga in aad iimansatid markaana aad wixii ku quseeya ka hadasho laakiin intaad sidaa u heleliaysanaysaa geedkaas muuqda gaadhi maysaan.
@nuura maxaad tidhi muxuu faysal yidhi wiilka muqdisho ku dhasha waxaa iga xiga ka addis ababa ku dhasha. Hore waanigii inuu ku sheegay. Faysal waraabe. Waa cunsuri xagjir ah. Oo qabyaladeyste ah. Oday abdilahi congo ee shaxaadka ku nool. Hore ayuu u soo maray safiirka somaliya ee emarates. Waa la ogyahay. Inuu waxba soo kordhideyn.
kkkkkkkkkkkkkkkk faysal waal dhinacna maaha qofka hadalkiisaa lagu miisaamaa wuxuu ku hadlana dhoocili kuma hadasho haa wiilka muqdisha ku dhashay ka addis ababa ku dhashaa iga xiga isagoo afkuna ka xado maxaa iga galay snm qawdaan maqashiin waxna uma qaban karee muqdishana way i hurantay hoostaasan ka xalawsan maraqaygee..haa faqash baa sidana waa nala xasuuqay snm-tuna intaasay naf ka dhigtaan ileen waa been & khiyaali ku noole wuxuu u raaciyaa siraha jamhadooda oo uu faraqo.waa mida labaade waa iska orgiyoo kale hadii orgac reeraan lahayni soo kaxaysto riyahooda miyuu ka qaloonayaa saw xeradii qalaadeed xitaa kama qalaadayo isaguna meeshuu tagaba waa u xeradiisa waana ka qalaadayaa ilaahayoow may xero shaydaan ahaato waa bilaa karaan waa bilaa xuduud.
Suldaan ka midka suldaamada gobolka bari. Pintiland oo beesha cise riyoole firdhiye] u xidhan mudo 11 cisho ah. Isagoo suldaanku rabay in uu ka qaybgalo. Shirka lagu aan sixinayo dastuurka somaliya. Balse taas badalkeeda mr firdhiye shirka u dirsaday nin ay saaxiibo yihiin oo beesha gobolka bari. Matala Siduu suldaanku u sheegay voice of ameica. Isagoo ku jira saldhiga dhexe ee beesha firdhiye suldaanka ayaa haysta sinjiyada britain. Safaarada kenya ee britain ayaa xidhiidh la sameysay. Maamulka beesha firdhiye. Balse faroole wuxuu sheegay in uusan xidhneyn suldaanka. Suldaanka ayaa waxaa gacajugleyn ku haya beesha firdhiye oo habeenkii saldhiga ugu soo dhaca. Dowlada britain ayaa kala xisaabtimi doonta wixii gaadha suldaan abdulkadir. Beesha firdhiye. Maadama uu haysto dhalashada britain. Wareysiga oo buuxa gal website http://www.somalivoa.com. Ka dibna dhageyso idaacada aroornimo. Iyadoo recorded ah.
SUAAL: isaaqu\idoor wagaash miyaysan kaligood iyagoo idoora somali wax la qaybsan karin. Oo aysan xaqooda usoo dhacsan karin ileen somali waa 4.5. Iyagoon isku loohin qabiilada kalee waqooyi la dega sida hartiga iyo gidabiirsayga
kuwan horufadhi waa iska badaw waalan, waar ninkan faisal cali waraabe ha iska fududaadee landta xageeda lagama maro xisaabtana ku darsadoo waa nin ciidagale ah shariif iyo waxaas WANLAWAYN ayuu u yaqaan maaha nin shariif u cabanaya, wax kale idin odhan maayee jacaylka shariifka yaan la idinka raacine aad u yaraysta amaantana ka dhima si fiican uma taqaaniine.
kuluc kelyabuur
Horaa loo yidhi ‘CADAWGAYGA, CADAWGIISU, WAA SAAXIIBKAY’
sidaas daraadeed ayaanu shariifka ka door bidaynaa marka ay arrimuhu
marayaan halkaa, sida idinkuba aad faroole uga door bidaan marka ay noqoto khaatumo!.
guuuuuuuuuuuuul khaaaatumo khayr badanaa.
Masha allaah, siduu hadal ka u dhigay waa maasha allaah, lagama sheekeyn karo, hadalkuna siduu u dhacay baad u soo gudbiseen ban oran karaa waana ku mahadsan tihiin, markaan sii kala qaado, consoll ka Abdulahi koongo baa loo socday isagaana fudada ka waday faysal, haduu helno SNM buu ugu adeegi lahaa wa hubaa. waxay u yimaadeenba ku hungoobe iskana laabta, warna iraac mana…… bay tiri naagtii kkkkkkkkk
haye beentii miyaa lagu daba qabtay sheekadii caruurta ahayd ee ahayd xuux weeye isaaq kala hoyda hadii kale way idin cunayaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk riwaayad baad wadaane halkaasi kasii miisa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somaliland gorgortan ma galayso waana muqadas xuduudkeeda iyo qarannimadeedu waa muqadas.
waxaana idinku laasim ah inaad iska soo raacdaan somaliland. waxaad sidoo kale ku darsataan somaliland shanta beel ee wada degtaa horta afar ka mid ahi 99% ayaa la jira somaliland halka mida kale kala badh diiday somaliland badhna raacday somaliland.
kolkaa shacabka idinla degan waqooyi ayaa madaxbanaanida somaliland dabada ka riixaya oo aad u taageersan. waanad ogtihiin hadii vote ama referendum loo galo arintani waa hubaal majority of voice waxay la jiraan somaliland oo noqota qaran madaxbanaan. odaygan nacayb gaar ah ayaad u qabtaane waydin is dhiibi huunayaal. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
talo waa iga dardaarane waxaan idin leeyahay laba yeela ama somaliland nabad kusoo raaca oo saamigiina dalbada ama xoog baydin ku iman oo wax saami ah helimaysaan maquuninna waydin ku dambayn. labadaasi mida kuu roon dooro ama bada isku qariq. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
been aad sheegtaa waxba kuuma keenayso kuumana soo kordhinayso huunayaal.
ali
vote aad sheegayso waxaad ku gelaysaa adigoo ah SNM ama iidoor
kaad doonto!.
iska daa soomaali ee ingiriiska ayaa yaqaan dadka khaatumo ka soo
jeedo, cid arrimahooda iidoor wax ka waydiinaysaana ma jirto.
Alla reerku talo xumaa. haday wax ogyihiin jabhad dhan oo hal qabiil
ah maanay sameeyeen ee dad mucaarad ah bay noqon lahaayeen.
Laakiin iidoor waa cudurka qabyaaladda ee Soomaaliya ka jirta!.
guuuuuuuuuuuuuuuul khaaatumo khayr badan.
walaahi shiikh shariif waa arinta khaatumo waa ku tuuntuunsadaykkkkkkkkkkkk
war muxuu yidh war khaatumo waa dad tashaday ee tashada
waaLaga yaba koley wadad isleh inay dhulwaynaha darod isku aragti ka yeeshan balse hadhag libax hadma jiido.dhulka darod warabe,dhidar iyo dacawo tooni ma bixinkadhan.khaatumana warabe masirkeda maba ka hadlijadho.bal cawa waxan galay maregta somaliweyn illa adhka qabaa ilada somaliAdegan iyo madaxdoda.walleeANIGA YAB UNBAY IGA AHAYDE INAD WANJAQDAN AYAN KAYABIN.BAL EG DAD AN DHULBA HAYSAN INTA RUXE UGA QAYBGASHAY.
( habood boodo wadaadku isna waa berito )
faysaloow ina bureeqa aragtaye iska soo raac khaatumo kul dhakhtarka
waalida laguu dhiibana wuxuun baa laguu badhbaadhiye khaatumo waa
gob magantana waa bixiyaan dabkii baxayaa dab lagu qabsadaaye
alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA