|

Odayaal dhaqameedkii Dastuurka oo Kaadhadhkii Aqoonsiga loo qaybiyey,{DHAGAYSO}.

HALKAN KA DHAGAYSO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15937

Posted by on May 6 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Odayaal dhaqameedkii Dastuurka oo Kaadhadhkii Aqoonsiga loo qaybiyey,{DHAGAYSO}.”

  1. Asc
    waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa dhamaan bahda warsidaha reer khaatumo gaar ahaan widhwidh iyo horufadhi oo aan odhan karo iyagu lama sina cid kale

  2. WAXBA YAAN LA IIDARDAARWELIN EESORAACA SOOMAALIWAYN HADAY ROGMAYSO WALEE RAKAAB BAA LAWADA YAHAY MEESHA UU KAGALO INA KELIGII BEEN ISUSHEEGA BAANU KAGELAYNAA EE HADII AAD DIIDEEN DARIIQII ILAAHAY ILAAHAY BAAN MARAG UHAYSTAA NIYADAYDA INAAN JECELAHAY DARIIQA IYO KUTUBKA ALEE EE XAQA AH EE NIKII DIIDAYOOW INA WADA WAXAY DHASHO DHAXALKEEDA WAAD DHADHAMIN DOONTAAANE

  3. ILAAHAYOOW NOODAA OO NOO DHAWR MUTACALIMIINTA KHAATUMOST WAR MADHEGAYSATEEN PRO ALI KHALIIF GALAYDH OO LEH GEERIDAY XALAAL MA AHA INTA SIILAANYO OO HABAR XABUUSHAADA IYO FIRDHIYE FARUUR FAROOLE IYO DAMIIRLAAWE YAAL LASOCDA AY NUUGAYAAN DHIIGA CARUURTEENA OO AY KUBALAMEEN IN CARUURTEENA GOBLAMIYAAN KUWOODANA KOBCIYAAN DHINAC KASTANA IN AYKAREEBAAN DALKEENII IYO DADKEENII ILAAHSE NOOGA GARGAARAY MUNAAFIQIINTAA FAAJIRAY IYO CALOOL SIDEYAASHA QOODH IYO XERABA BEELAY EE LOO BIXIYEY WEHELIYE YAAL KELIYA OO LATUSO OO KELIYA MADAXOODA ADUUNKA MARKAY KUTUUGSITEGAYAAN HADHOWNA NOQDA FARDO LAGA DEGAY MEEYE MUNAAFIQIINTII IYO JAAHILIINTII ODHAN JIRAY CALI KHALIIF GALAYDH WUXUU RABAA OO KELIYA NAFTIISA OO WUXUU KUDARAYAA DHULKEENA IIDOOR AMA WAXBUU KUDOONAYAA WAXAANA CURYAAMIYEY DHULBAHANTE NINKOODA RAGA AH WAXAA KAFIICAN OOLAJECELYAHAY DOQON CALOOLWAYN OOXINIINYO IYO LUUQADO BADAN KUJIDH DILA NINKA RAGAA EE SHISHEEYE KAXAARO QIIQNA KASIIDAAYO ILAAHAY BAAN IDINKU DHAARSHAY BAL EEGA GUUSHA IYO XAREEDA DURBABA JILBAHA LADHIGAY OO WELIBA HORUDHACA AH MA AMAANAAYO OOQUDHA IN KHALIIF EEWAXAAN ARKAY QAYLADA SIILAANYO IYO WASH WASHTA FAROOLE OO WAALI KUDHAWAADAY KUNA BIXIYEY XUMAAN SSC BOQOLAAL KUN OODOOLAR OO XAQIIQA AH MARKAY MAQLEEN INA KHALIIFNA USOO ADEEGSADAY DOQOMADII DHULBAHANTE EE CALOOL SIDE KAMA DALACAYAASHA AHAA MAXAA INOODIIDAY SIDA HABRAHA IYO ILMASALEEBAAN WAA HARGAYSA IYO GAROOWEE IN AAN QADARINO NINKA RAGAA EE ARAGTIDA FOG EE ILAAHAY KUMANAYSTAY DARAAWIISHST AMA SSC KHAATUMOST BASE OGAADA WAXAA IGU DHEER OO QALBIGAYGA KUSOO NOQNODA QUDBADII UUKAJEEDIYEY LAASCAANOOD OOLAHAYSTO MUJAAHID ADEERKAYGA QAALIGA AH AXMED HOOLIF AANA JECLAYSTAY HADAAN HELIKARO INAAN LAKULO INTA AANAAN KUKALA TEGIN ADUUNKA KORKIISA HADII ILAAHAY II OGOLAADO ILAAHAY IDANKII BAL EEG DR CALI CIISE CABDI BAL EEG 2 G JAAMACILAAHAY HADHAWREE IYO QAAR AANAN KAGAADHIN MAANTA WAXAANA KUSOO GAABINAYAA QORAALKAYGA MAANTA DHULBAHANTE AMA SSC UMABAAHNA WEHELIYE EE WUXUU UBAAHANYAHAY HORE U WADE FEEJIGANAN ILAAHAYNA HA XAFIDO KULIGOOD KUWA HORE UFADHIYA GOLAHA ODAYAASHA SOMALIWAYN OOMAANTA UUSAN IMETALIN WEHELIYE DOQONA IYO LABA MUJRIM WAA SIILNYO IYO FIRYE FAROOLE RIYOOLE WABILAAHI TAWFIIQ GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO TAAMA OO MUSLINIMO IYO SOMALINIMO HUWAN KHAATUMOSTOFSOMALIYA

  4. xaar laaye

    runta sheeg wuxuu reerku ka laalaadaa BAARASHUUDE KKKKKKKKKKKKKKK

  5. WAXAAN SALAAN SARE UDIRAYAA DHAMAAN QOREYAASHA ALLSSC HORUFADHI OO HORE UFADHIYA SAXAAFADA KHAATUMOSTOFSOOMALIYA BOOCAME ONLIN LASCANOD WAXAANA KUWADATA OO AAN AAD UGA HELAA USTAADADA QORA HORE UFADHIISTAHA KHAATUMOST OO AH HORUFADHI WAAN IDIIN HAMBALYEY NAYAA ANOO AH NINKII KHAATUMAYSNAA ILAAHAY IDIKII WAXAA INOO BALAMA INSHA ALAAH JANATUL FARDUUSO INSHA ALAAH SIDAA IYO NABAD GELYO IYO DADAALKA OO AAD SIILABAJIBAARTAAN GEEDIGA WADAAY OO NIN KASTA OO KHAATUMAYSAN MADIXIISA MAYRAX HAKUXIRTO INTA UU REEKU GEEDIGA YAHAY WABILAAHI TAWFIIQ

  6. TO AKHYAARTA HORUFADHI QORTA & RADIO KHATUMO STAFF

    ilmaadeerayaal aad iyo aad ayaan idiinku bogaadinayaa sida isdaba jooga ah
    ee aad waraka xiisaha leh noola socodsiineysaan waadna kumahadsatihiin
    halganka meel qaaliya ayaad kaga jirtaan taariikhda ayaana idin qoreysa
    maanta halka reerku marayaa waa (( cunuqal sujaaja ))
    reer xamarku waxay yidhaahdaan biyo iyo bur baa loo kala baxayaa hadaba
    hagoog xume yeelkadiise geediga wadaay nina yaan loo joojin

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

Leave a Reply

Recently Commented

  • Gantaal: Kani waa diqon xun oo midgaan ah daarood kuba waa iska midgo aan birmagaydo lahayn shalay soo kii lahaa...
  • Jamal: Malina fan iyo fadh__fadh bay kastuumo national tv yada ku walaysa malinta xigtana cabad iyo catow bay lasoo...
  • AFElmi.: Horufadhiyow. U sheeg cali khaliif iyo kooxdiisa ee labada sano dadka beenta u akhrinayey ee lahaa dhulbaan...
  • Hassan: Waxaan dooney in aan idiin jawaabo hadana waxa ay ila noqotey in hadalku idinku khasaare yahey oo gabadhii...
  • Matan: mujahidin sanadguuradii xasuusta SNM oo laga xusay Laascaanod ee xarunta gobolka Sool ee SomaliLand....