Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali oo Gaadhay Muqdisho si weyna loo soo dhaweeyey.
Waxaa saaka goor hore ka ambabaxay magaalada Nairbo ee xarunta dalka Kenya wafti balaadhan oo uu horkacayeyGaraadka Guud ee deeganada Khaatumo State Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, ayna ka mid ahaayeen Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur, Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac wasiirkii hore ee warfaafinta Boostaha iyo Isgaadhsiinta, kana mid ah hada Golaha fulinta ee G10 , Xassan Axmed Ciise dhabanded oo asaguna ah madaxda maamulka Khaatumo State of Somalia.
Waftigan ayaa goordhawayd waxay gaadheen magaalada Muqdisho ee caasimada u ah dalka SOomaaliya, halkaasoo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen madax ka tirsan dawladda Soomaaliya, Golaha sare ee dhaqanka kuwooda ku sugan Muqdisho, Xildhaabno iyo dadweyne kale oo Soomaaliyeed.
Waxaana la filayaa inayku biiraan shirka oday dhaqameedka Soomaaliyeed ku lee yihiin halkas, halka xubnaha kale ee siyaasiyiinta ahina ay ka qayb qaadan doonaan arimaha kale ee la xidhiidha siyaasada iyo Hardanka halkaas ka soconaya.
Sawiro iyo warbixino goordhow fillo.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15888



ashkurak yaa khaaloo man laa yashkur naas laa yashkur rabu
dalactiinii waayid waayid bikelmet khaaloo inamaa intii daluucatii al saqiira
eey maacnaa binti khaalatii alsaqiira inti daaiman fooqal nakhal wa anaa
bisaat axudak calaa raasii min fooq iftakhir anaa khaal haal binaya ili lahaa
ibdaacaat waasica bil macrifa wa adabiyaat al akhlaaq jasiila shukur yaa
khaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalooooooooooooooo
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
AARANLAAYE
maasha alaa abti wa nicmal khaal aasfa ma qasadt wixish walaahi yaa khaalo wana aftakhir inak khaalii bes iftakart ino yumkin anaa idayt nafsii xaq inii akabarak
mara taaniya anaa aftakir in liiya khaal bi kuli hadii xikma wa macrifa abti jiroo jooga
ABTIYO
afacaleek yaa biti camatii alqaaliya caleyka salaam
abti anigu maihi ( naakiral aljamiil ) il cumur nimca wa naftakhir bii.
teeda kaleeto abti anigu ( wa acuudu bilaah min kelmat anaa ) ma ihi dadka
nafta beenta iyo khayaaliga u sheega nafteydana waan ku kalsoonahay
walxamdu lilaah .
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
VIVA siyaasiyiinta iyo madax dhaqameedka khaatumo state of soomaaliya guulaysta cadawgiinuna cagta hoosteeda insha alaah
AARAAN LAAYE
salaan khaatumaysan baan kuu soo gudbinayaa (abti astadinak inaanan abti kuugu yeedhin anoon rabin inaan aad ku wayneeyo kkkkkkkkkk
habeenaan kanaxoow nafta waa guuuuuuuuuul iyo gobanimo garaadada iyo
siyaasiyiintu waa salaaman yihiin halkaa kasii wada ayaanu idin leenay
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
alaaaaaaaaaaaaaa mahad leh wabilaahi toowfiiq
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
Mashalah jaalayaalow soo dhawaada
Guul iyo gobanimo allow dhowr Khaatumo