|

Maadooriyaha oo ku Soo badanaya deeganada Puntland iyo Boqolaal Jiraanka oo Khamri ah oo Boossaaso lagu qabtay.

Ciidamada Amniga ee Magaalada Boosaaso ayaa Manta waxay soo bandhigeen Maandooriyaal ay Xalay ku  soo qabteen Howlgalo ay ka sameeyen Gudah Magaalada

Maan doriyaashan ayaa waxay ahaayen Qamri Gaar ahaan nooca loo yaqaan Calaq oo laga sameeyo waxyaalo lasku geeyay waxaana lagu soo bandhigay  saldhiga Bartamah ee  Magaalada Boosaaso iyadoo halkaa ay goob jog ka haayeen Wasiirka Ku Xigeenka Amniga Puntland iyo Tliye ku Xigeenka Booliska Puntland.

Ugu horaytii Goobta ay Ciidamada Amniga ee Boosaaso ay ku soo Bandhigaayen Maandooriyahan ayaa Waxaa  halkaa Saxafda Uga War bixiyay Taliye Kugixeenka Booliska Puntland Maxuyadiin  Axmed  Muuse oo isagu sheegay in uu amaan balaaran u jeedinaayo dhamaan ciidamada Puntland meel walbay joogan gaar ahaan kuwo fuliyay hawlgalkan oo uu sheegay inuu yahya mid lagula dagaalamaayo maandooriyaha.

Muxudiin ayaa wax uu sheegay in ay waxyaalahan maandooriyah ah ay ka soo qabteen Xaafadah Suwayte iyo Xaafatul Carab  isagoo  dhanka kale tilmaamay in  ay ku soo qabteen Dadkii gadayay iyo kuwo Cabaayay .

Taliye ku Xigeenka Booliska ayaa wax uu sheegay in tirade ay ku soo qabteen ay wadar ahaan ay dhamaayeen 23 qof  (sadex iyo labaatan qof ) oo kala ah 11  Rag iyo 12. Dumar

Waxaana uu sheegay in ay soo taagi doonan Maxkamad isagoo sheegay inay ahaayeen dad aan waxana ula harin wanaaga diinta islaamka madaama ay ahaayeen dad aan isku banaanen hadan isku meel kuwada noolaa .

Sidoo kale waxaa halkaa goob jog ka ahaa Wasiir Ku Xigeenka Amniga Puntland Cabdi Jamaal oo isagu sheegay in uu u hanbalyeenaayo  Ciidamada Soo qabtay waxyaalahan isagoo sheegay in dhamaan amniga Puntland uu yahay mid wanaagsan ayana sii adkayndoonan haduu  EEBE yiraahdo

Cabdi Jamaal ayaa wax uu sheegay In Maandooriyah maanatay ay Ciidamadu soo Bandhigeen uu yahay Xumaanta Hooygiisa isagoo sheegay hadii la Wiiqiyo Inuu wanaagu wanaagsananayo

Dhanka kale waxa uu sheegay in Ciidamada amniga ay soo qaban doonan Qof walba oo lagu Tuhunsan yahay inuu keeno Qamri iyo Xashiish dalka

Ma ahan markii ugu horaysay ee Ciidamada Amniga Puntland ay soo qabtaan Maandiiriye  Gaar ahaan kuwa Magaalada Boosaaso .

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15959

Posted by on May 7 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “Maadooriyaha oo ku Soo badanaya deeganada Puntland iyo Boqolaal Jiraanka oo Khamri ah oo Boossaaso lagu qabtay.”

  1. DHeere khatumo Power

    dooxa mudug,

    Gus gilgilasho kagama baxo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  2. DHeere khatumo Power

    Kulul Sawaab,
    Doqonimada beri hore ayan kugu shegay maxad la shir timi hader carabtuba way caban drogo ayey shidan xuman odhan bay ku jiran dadka wax walba halo fasaxo.
    Waxa la yidhi Nin iyo hadalkii isu eg
    xoolahaba sumada lagu baadi sooca,Dadna weedha sugan iyo sawracaa timaama !
    waxa hubal ah inad daaqdo sida xoolaha oo aad dhaqan iyo karamo lahayn.
    mida kale carabta aad shegayso ma ogtahay in qaarkod diin haysan,qaar masiixi
    mise waxad tahay kuwa carurta ula baxa magacyada carabiga oo is dhaha janada lagu galaa magac carbeedka kkkkkkkkkkkkk. You should learn islamic study !

  3. DHeere khatumo Power

    Subxan allah ilaah baa quranka ku sheegay meshay uu ku bato Dulmiga
    waxa ku bata waxyalaha xun odhan sida maandoriyaha,dhilaysiga,khamriga iwm
    Hal xaaran ah nigrig xalaal ma dhasho waa murti Somaliyed.
    waxan oodhanwaxa u sabab ah maamul kushega mesha ka jira wayo
    kuwa madaxda ah ayaa quta khamriga qaadka drogada dhilaysiga,
    waxay lacag ka qatan adunka dhan ogyahay burcadbaded xita waxa la keena naago xanunsanaya oo ajinebi ah xaalku allow sahal amuurah.
    anagana naga badbaadi amin.

  4. Waar anagaa rabna oo cabna eh yaa nagu haysta? Xoorweyne nimaan ku fuuqsan baa ku caaya!

    Puntland iyo Somaliland labaduba waa inay fasaxaan khamriga oo cashuurta ka qaadaan.

  5. kkkk war kaagan puntland wata maxa majeerteen ka quseeya bossaso waan la socona bossaso waxa dega dashiishe iyo warsan gali e maxa ku haya faroole se yuu masaafurin kara maskiin.com tuuloyinkiin aku ekaada

  6. Nina
    maxaad ula yaabi edbiye sida la sheegay waxaad tahay habraha markay ka hirqadaan gurguurasho kaga soo baxa kilaabadee, weliba reemiskaa kugu kaca kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    s

  7. puntlander
    adeer maxaad indhaha uga qabsan mooryaanka iyo oromada hiv ga iyo maandooriyaha aabihiis ah ee boosaaso buux dhaafiyey mise dhuloos uun baad xataa tana yaqaan dhibe ugu tahay miskiin faroole horta ma masaafurinkaraa oromada ama raxanwaynta 20 sano boosaaso degan ee beri kula sheeganaya magaalada kkkkkkkkkkkk

  8. kuluc iyo diini kala dheer ma ninka igu yidhi orod club lagu tunto aad oo nin ka doono oo have fun kkkkk

  9. Kuluc

    Miyaad sakhraansan tahay horta mise waxbaa kuu dhiman,mise diinlaawe ayaad tahay,shareecada afka nooga leexi nacasyahow,
    Kunjeeroo hore ayaan kaa gabaday,sheekadadi ma waxay dhaafi weyday,zinada hala fasaxo,khamriga hala fasaxo.

    Mida kale adigu ma ilaahay baad muslin u tahay mise carabta?

    Diinta ma durri kartid,ee didibso wiilow,waa iga waano,abhis,tolnimo iyo muslinimo

    Allaahumahal balaqtu

  10. meesh sucuudigii sidaan ogahay u cabayaan maxaa loogu diidayaa somalida, walaahi magaalada aan joogo 700 oo sucuudiyaan ah ayaa jaamacado ka dhigta habeenka axada iyo sabtida mindhaa inyar mooyee inta kaleba yagoo ka dhergay oo weliba xashiishadna ku daray ayey habeenkii oo dhan suuqa caacdaa hayaan ku darsoo dawladooda ayaaba soo dirtay oo waxay ku cabayaan bixisa weli wax gacan laga gooyey iyo wax la xidhayna maynub maqal shareecadu horta ma waxay qabataa masaakiinta adeer dadka farahja ka qaada waxay cabayaan iyo cunayaanba waa hawl u taalee.

  11. wegadh taniba tii hore manay kadarrayn,ana huuno bal iyaradhagaysta dhulbahanta kamasuula sababtoo ah khamrigan waxa watay islamaha kala ah:kuluco,xoodhiya,mise doobia,maxay-land.iyo kuwii kalo wada heranka aha.madhka anaga ku nidhi dagal ayanu ku jidhnaye nala dhafa deedna dhanka rer ader aya wixiba isku fuuqay macal islamihi madhkay sarkhamen ayey yara wanjaqadi u adkaysan wayen.

  12. Wiil Maxamuud Saleebaan iyo dooxu mudug waxa wataa waa isku Hal qof waana habar iidoor ah oo fadhiisata marfishyada qaadka London

    Kkkkkkkk waxaan ku qoslaa marka ay wax soo qorto sida degdega ah ay iskugu camirto ayadoo magacyada kala badallaneysa kkkkkkkkkkk siil-land iyo sikhraanland aqoonsigii waxaa u diidey habraha mirqaam qoraya waxa maskaxdooda kusoo dhaca kkkkkkkkkkkkk
    Viva Khaatumo state

  13. puntlander
    NINA u jawaab odaygan waalan anaga gabdhahaa nagaga kiin filan kkkkkkkkkkkkkkk

  14. Kkkkkkkkkkk bintiland iyo khamri iyo kaluun meel ma wada galaan lkkkkk

    Viva Khaatumo state

  15. wiil maxamuud salebaan

    aad iyo aad ayaan ugu habalyenaya waana ku farax sanahay inay puntland ladagalamaan waxii maandoriye ah iyo wax kasto shacabka wax udhimaya ku nool gabi ahaanba puntland qoladani ayagu ku dacaydeeya bey usoo uqoreen lakin waa wax lagu faano inaan hesano ciidamda DEA ee ladagalka maandoriyaha weli yaa arkay dhulkii horee dhuloos ay lahayeen hadase lagala waregay laga diidayo maandoriyaha beesha ku caan baxday alcaholic ee somaliya waa dhuloos waxana loyaqana from xoor to xoor macnaheedu xoorti canaha badiyaha marku ka yimaado xoortii khamrada ugu xigta

  16. Puntlander. Inan gumeed sarkhaan ileen wuxuu doonuu
    Ku nacbacleeyaa. Faroole boosaaso ma hooyadii baa leh
    Markuu ka masaa furinayo. Mida labaad miyaadan ogayn
    Cida somali ugu sirkhaanka iyo minaafiqa badan. Kula yaabimaayoo
    Ayaan xirsi baabad isir wadaagtaan.

  17. kkkkkkkkkkkkkkk. Dhuloos badan baa ku soo qaxay Boosaaso, waxaan u maleeynaya ineey dhaxalkii abtiyaashood eey ka dhaxleen ee maandooriya jacelyka ahaa la soo galeen PL. Faroole haduusan masaafuris ku bilaabin Dhulooska qaxootiga meesha ku ah xilka waan ka wareejineynaa!!!

  18. Puntland guud ahaanteed si adag ayaa loogala dagalama maadooriyaha noocyadiisa kala duwan ha ahaato khari ama xashiish … tira ka dhawr jeer ahna wan arkay iyadoo khamri lagu soo qabto Garowe ama Bosaso Ama Galkio wana ku mahadsan yihiin ciidamada amaanku in ay la dagaalamaan wax alaale iyo wixii fusuq keenaya iyo illaah ka fogaansho..

    Dhanka Hargaisa bashashan khamrada h lagalama dagaalmo anigu ma garanayo sababta waligeey TV-ga kama arag ciidamada maamulka Siilanyo oo soo qabtay khamri taasi waxay cadayn u tahay in labada maamul ay ku kala duwan yihiin dhanka la dagaalanka maandooriyaha oo ah wax allaah uu xarimay..

    reer Khaatumo yeeysan ii jawabin wax dhib ma anan oran
    maqalsan

Leave a Reply

Recently Commented

  • bulshaawi: horufadhi waxay soo wada dadkii ay magacyada cusub u bixin jirtay sabtida ayaan sugnaa insha allaaah
  • DHeere power: that is a bloody kidnaping absolutely lol. reer hagar afduubka caan bay ku yihin. kuwo mareexaan waxay...
  • Idoor liqe: Am deeply sorry waxa ku dhacay yarka Isaaq matalaya Wuxuu noqday maxbuus la qabtay. Dee Isaaqoow waxaad...
  • Idoor liqe: War yarkii Idoor soo kuwan hartigii iskugu tageen, kkkkkkkkkkkkkkkkk. Waryee gabadha sacad muuse haygu...
  • Nuura: dablariday wlh waa runtaa kuwo dhulbahante sheegta ayaa xataa soo badashay oo is leh fartiina la garan maayo...