|

XAFLAD MAHADNAQ AY ISUGU IMANAYAAN JALIYADDA KHAATUMO STATE OF SOMALIA OO KA DHACAYSA MAGAALADDA BRISTOL, UK.

 


Waxaa maalinta Axada oo ay taariikhdu tahay 13/05/2012 isugu imanaya shir dhammaan jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee ku nool South West of England. Shirkan oo ay kasoo qayb galayaan dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Khaatumo State eeku dhaqan South West of England waxaa marti inoogu ah qaar ka mid madaxda khaatumo iyo golaha fulinta ee G10.

Shirka oo ku saabsan Mahadnaq loogu mahadcelinayo waxqabadkii ay qabteen Jaaliyada Khaatumo State of Somalia ee ku nool  South West of England 100 kii casho ee la soo dhaafay  ee ay u qabteen Maamulka Khaatumo State of Somalia

Cinwaanka : Easton Community Centre

Kala xiriir waxii faahfaahin ah Telephonadan hoos ku qoran.

07402929699.

07908820346.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15982

Posted by on May 7 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

20 Comments for “XAFLAD MAHADNAQ AY ISUGU IMANAYAAN JALIYADDA KHAATUMO STATE OF SOMALIA OO KA DHACAYSA MAGAALADDA BRISTOL, UK.”

  1. DARWIISHTA BOOCAME CEELKA IYO IIDOOR LIQE
    ilmaadeerayaal salaan khaatumaysan oo kal iyo laab ah guddoma idinka iyo
    guuto koowaad bacda salaan boocamow inaadeer kii ciise riyoolaa meelahan
    mar marayee kubada kasoo tuur hayna dhaafee.

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  2. @tuulada garoowe
    Nin tuulada garoowe ku la leh ayaa ku helay. Boocame indr ku liis ciise riyoole. Sida ilaahay dadka uga adag yahay ayaad uga adag tihiin cise riyoole

  3. war yaa boocamow maad beenta iskadaysid reer jaamac dhaayahaan waalan oo sadaqadu kubaxdo waxba ma ahaanjirine idinkoodhan baa midga ahaaye oohada lagadhigay dhulbahantee ma ciisaad ladagaalamikartaa adoo reer faarax oo jifi ah maalinwalba kukarbaashaan kkk khadar jaamac dhaaye tellkiisa hadaadan hayn anaa kusiinayee lahadal waa isaga garowe joogee gaari jaamac siyaad ayuuwaday oo darawalka ahaa shilbuunalagalay illaahaybaana ogaa waxay kusameeyeen waanay kufsan ma ahane waxba ulamaharin dabadeedna lacagtii gaariga ciise maxamuud baakabixiyay kkk masaasaa dhulbahantanimadiinu kk midgayohow

    • GAROOWE….
      horta alalh ka baq reer jaamc dhaaye tuugsanaa maad arage ……………

      mida kale waa igu wallahy ai waan ku dhaaran karaa in AWOOWGAY JAAMC DHAAYE allah ha u raxmadee
      uu ini baacsan jiray
      wallhy been sheegi maayee xitaa hadeer garowe waa ak caan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      hadaad tiraahdd jaamc dhaye soo hadal qaadid ilaa odayaasaa qiiroonaya xitaa maagc kalaad ubixiseen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk magac baad ula baxdeen wallhi kkkk [ GUJIR] KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK macnihiisa aad kawadaa na adba waad garan sxb kkkkkkkkkk hadeer garowe hadaad tiraaahdidi GUJIR ya yaqaan fiinta istaagasa midgaanoow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      waa baa layidhi odayaal reer faarax ah o kaalbaydh jooga waxay arkeen siigo xagaa oo dhanka fardhidin ka imaansaa saa la ydhi
      WAR BALOO WAR WALLEE WAAHABAAR QABIHII GUJIR KKKKKK maraasaa duura lagalay ileen ilaa ayl buu baaciaya haduu jaanis kuhelee ILAAHOOW AWOOWGAY JAANADII GEE kkkkkkkkk

  4. MUJAAHID AARAN LAAYE
    waalagaa qaaday nidr
    mahadsnaid
    waa sidaa aadu sheegtay FROM FARHAREERIILAAJIIDADHI ……….
    GUDAHA ETHOPIA ILAA DHANKA GAROWE LAGA SOO GALO

    fromceerigaaboilaasoone mudug[ CAGAARRE] ……..

    so extentionpopulationilaahay balada ha hareermariyee
    khaatumoallowdhowr
    aameen

  5. BOOCAME CEELKA IYO ABTIYO WAA LAYDIN SALAAMAY

    anigu kan MAXAY SALEEBAAN lahadli maayo oo waa ibnal xaaraane

    waxaan jelahay inaan AARKA waxyar u sheego adeer mawaxaad tahay kuwaanu
    baltalkga uga cararey sidii waxka looga eegayeey MAXAMUUD BARI
    lasoo xaadiray adeer wake up waxan waa ladhaafay dhulbahantena waa khaatumo
    from farhareeri ilaa jiidali dhulbahante waa iskumid isku qadiyad isku hadaf
    adeer liibaane dadkaaga dhinac ka raac hadii kale oradoo ama afsabiile aad
    ama ilma bureeqa waxan aad meesha keentey looma baahna daraawiishta haka
    dhex kaluumeysan oo qalbiga hakaga kaajine nadhaaf meeshan boos kaagama
    banaanee adeer laydha

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  6. faroole oo kamasayr san dhulka baaxada wayn ee hoos yimaada DEGAANKA BAR WAAQAADA AH EE BOOCAME iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaan dhulka khaatumo

    ayaa wada dagaal siyaasadaysan oo dhanka amana ka ah
    in uu ka bilaabo deegamada khaatumo
    DEG MADA BOOCAME oo 50 km u jirta garowe isla markaana dhul ahaan ay soo yimaadaan dhul aad u baaxad wayn laga soo bilaabo dhanka hawd ka magaalooyink
    karin dabayl wayn qoriley karin garfood , iyo degmada taariikhiga ah EE FARDHIDIN ….. kana mid ahayd meelihii daraawiishtu ka fuliyeen weeraradii ugu cuslaa qarnigii 20aad 1915 MARCH
    iyo dhanka nugaasha oo ay xukunto ila magaalda buurawadal ………

    hadaba faroole iyo beeshiisa oo wada arin ay ku rabaan in ay ku dhustaan deegaan ka mida magaalda buura wadal oo saaran kaantaroolka garowe
    iyo ciidamo ka socda MAAMULKA MUDADA YAR KU HANAQAADAY EE KHAATUMO STATE OF SOMALIA … oo aan marna ka ogolaan doonin aragtida dhuldurugsiga ah ee faroole iyo beehiisu wado ////

    KHAATUMO HA DHEELIYIN

  7. WAR DEG DEGA
    maa bul beeleedka FAROOLE ee ka arimiya garowe oo bilabay inuu deegaamada khaatumo ka fuliyo weeraro qorshaysan oo qaraxyo ah ……

    kadib
    markii uu maamulka faroole iyo beeshiisu ay ku fashilmeen in ay dhistaan
    deegaan ka buura wadal ee qar ka usarAN GAROWE
    ayaa faroole jaah wareerkii bilabay in uu degmada boocame ka fuliyo weeraro argagixiso
    qaraxan oo aan khasaare saasa gaysan ayaa ka dhacay meel ciyaaraha lagu daawado ee degmada BOOCAME sool khaatumo state of somalaia

  8. MIDGAAN KA MAXAMUUD SALEEEBAAN

    KAJAWAAB SU AALAHA SOOSCDA PLZ
    TRY YOUR BEST……………………………?

    ma garabn maalintii dacarre beeshaydu kaabacsatay ?
    ma xasuusataa ooo hadaadan soo gaadhin awoowayaashaa am waydiisay wixii awoowgay allah JANA HA GEEYE JAAMC DHAAYE
    uu ku smayn jiray CIISE RI ?
    maxaad kala socotaa taariikhda duugoobi wayday ee ilaa maanta maxmauud saleebaan ka sheekeetyo ee buuurta garowe u dhow iyo daraawiish ku kala qabsaday ?
    ma ogg tahbay in tii aan geel kaasoo moodha duugay anoo intaan CAASIAMDA BOOCE kasoo heensaystay fardaha subixii ku waa bariisto tuulada aad hada taagan tahay ee garowe ?
    SANGE JABIYE iyo 2001 ma xasuusataa adoo hub waawayn ina YYE lkuusoo dhiibay saan kuu galay ?

    wax ma ka sheegi kartaa maalintii DACARRE 2005 ay isku kaa hareereeyeen bar baar reer BOOCAME AH adigoo caydha intaad awr usoo dhaangaysay DACARRE aan dhiig gaaga ku hagoogtay ?
    SAGAARALAAC oo kalabaydh 10 KM ujirta
    BUURAWADAL OO garowe 8 km u jirta ma ogtahay horta in aadan cag soo dhigi karin ?
    kAANTAROOLKA GAROWE IN AAADAN CARIISH KA DHISI KARI8N MA OGTAHAY ?
    dhanka nugaasha kale ee cusbitaalka garowe markaad tagaan tahay dhanka woqooyi galbeed markaad eegto maxaa kuu muuuuqanya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk?
    FARDHA REER TOLKAY REER TALEEX KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK……….?

  9. http://www.youtube.com/watch?v=5HnYAlSWOfc&feature=related
    togani waa hustler qofkii khamrada ka bixiya u tororogsiiya hadal ciyaala suuq waa creeper kutaan ah oon xataa beeshiisa abgaal ka tirsanayn cali khaliifna wuxuu caayayaa isagoon aqoonba mar kuwo faroole fund gareeyo ay khamrrada ka bacsheen kkkkkkk

    daawada isagoo sakraansan oo leh abgaal baa faataxadii laaday oo quraanka kariimka ku jeesteeynaya

  10. wiil maxamuud salebaan

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkgabaygan waxaa tiriyey prof somalidu jeceshahay aan qabiliga eheen prof siyaad togane walahi waa qoslay siduu ugu mujiyey waxuu isku heesto iyo waxuu yahay waxaa ka mida lol Is he really a Harvard man or a Dhulbahante Hustler from Las Anod?
    Is he really a prince or another Dhulbahante Damean Dafle dullard Daba-Dhilif?
    kkkkkkkkkkk

  11. aarka
    adiga waxaan kugu fasiro garan maayo waxaad u egtahay dadka meel kasta ka qalaada iyagoon cantaroolyn waxay ku hadlayaan hadaad rabto inaad khaatumo dhaliisho dee maad martid dariiqeeda oo shirarka iyo meelaha khaatumo danaheeda lagu arimiyo fikirkaaga ka dhiibtid war yaa ilaahay yaqaan war halkani waa mareeg halaq mareen ah oo cadawgaagu kaa daawanayo danaha hoose ee khaatumona halkan laguma falan qeeyo ee jooji matagan markuu ku qabtaba aad mareegta ku daadinaysid ma meel cidla ah baad ku nooshahay miyaanad khaatumo shirarkeeda iyo ururadeeda aadan xidhiidh la lahayn

  12. waayo arag
    kkkkkk wax kastaa markii kowaad bay leeyihiin waa markii koowaad ee aan arko mareegta horseed oo khaatumo xaflad ay lee dahay soo gudbisay ama degaanada khaatumo u qirtay inay khaatumo joogto laaska mooyee haday sidaa ku socdaana waad arki anagoo wararka ka soo xiganayna sida raxanreeb.com kolay siyaasada p/land xaga khaatumo iyadaa qarisay rayigii shacabksa p/land siyaasada faroolena waa ka soo horjeedaa khaatumo ta awdalna anaga iyo awdal qadiyad na midaysaanu leenahay oo ah inaanu ka soo horjeedno beesha dhexe. maxaa u diiday shacabka p/lan intay calankooda qaataan oo la dabaaldagaan reer khaatumo miyayan walaalahood ahayn?hadaan walaalkay oo guri cusub dhistay la jiiraan ahay oo xaflad ku qabtay guriga miyayan ahayn inaan ka qayb galo xafladiisa oon hadiyad geeyo weliba xataa hadii aabahay walaalkay inuu guri dhistay ka soo horjeedo?kubadu malcabka shacabka p/land bay taalaa !!!!!!!!!!!!!

  13. Masha allaah, web kaan ugu taageerada badnaa puntland Horseednet.com oo qortay sifiican u soo bandhigtay xafladii reer khatumo ku samaysteen Swizarland sawiro qurux badana soo badhigay isagoo seegay Khatumo inay ka talisaan deegaanada ugu badan SSC, lakin reer khatumo weli waxaad mooda inay reer puntland cadow u arkaan, waxaa iga yaabisay, xafladooda Calan ka Awdal State lagama waayo iyo dad ka reer Awdal, halka Calanka Puntland aadanba ku arkayn, xataa da ka reer Puntaland madax iyo shicib hadal inaad siisaan uma ogolidin, sababtu maxay tahay????

    • WAAYA ARAG
      SI XUN U WARAN SIXIR KADARAN sxb khaatumo iyo p land cazdaw ma noqon karaan
      loolan siyaasadeed ha jiro oo afkaar kala duwan oo siyaasadeed hala isku taag taago lkn cadawtinimo ma jirto ………..
      siyaasad ahaan waa baan wax isku darsannay hadana cod aqlabiyada waa kabaxnay
      3NIN DAMEER DABADII KA DEGEY DAN BUU MOODAAY
      waa halkii mujaahid PROF cali khaliif galaydhe kkkk

  14. MARBA WAX LA SOO BAX
    MAR KULUC,AARKA,MAR DEE ILEEN WAX KULA KUMA HADHSANE HOYADA KUSOO QOR MEESHA OO ISKU JAWAB KKKKKKKKKK

  15. KULUC VS AARKA

    ADEER MA ADIGII AYAA NAF KU HAYSA OO MARBA QOF KALE ISKA DHIGAYA HHHHHHHHHHHHHHH ADEER WALIGAA CABAAD WALLE SOMALI SANDULE AYAD KU NOQON AMA KHATUMO DHEH AMA WAX KALE DHEH OO BALSE
    SUASHA AAN RABO EE AAN RABO INAN IDOOR XUN WAYDIYO
    BAL WAA IDIN SOMALIWEYN LEH WAQOYI IYO KOONFUR WAX HA LO QAYBSADE MAXAD TAADU U AMINI LA DAHAY TAASI WAXAY CADEENAYSA INAD KOONFUR WAX KU OOL HHHHHHHHHHHH HAGU TAAGNATO
    VIVA KHAATUMO AND SOMALIWEYN

  16. aarka

    adeer ishaad ka riday, wuxu xaflad iyo aroosyo badanaa walaahi in aany weligay arag umad kastuumo la mida, waa nala haystaa ayey ku doodayaan hadana habeen walba waa u tumasho niikis xafladayn iyo kaftan meelwabana cali baystaynbaa dumarka u majaajilaynaya,

    waar kastuumo gebigeeduba ma waxay isugu ururtay in la isku macsuumo oo maalinba goob la camiro duamarkna kharashka lagaga dhameeyo siday maalinba xaflad ugu lebisanayaan, inta ay farqa ku hayaan huuhaa lagaga furto.

    mashruuc.com

  17. reer khaatummo been bay iskugu sheekeeyaan war hadaynu runta kawada hadalno khaatumo waxaa loo sameeyey in lagu xoreeyo dhulka maqan dhulka lahayona lagu difaaco ee loooma samayn in xalfad ama xafiis nayroobi kuyaal shaah laga cabo ee waxaan odhan lahaa garaad walbaa reerkiisa hasoo dagaal galiyo oo sida garaad SALEEBAAN oo kale ha noqdo waxaan sheegayaa reer sool reer cayna waxaan lee yahay dhulka hala difaaco inta maqanna waa laqaban isha alaahu dadka reer laascaanood ee iyagu aaminsan in isaaq u dhaamo khaatumo ee wali isaaq daba ku hayaa waxaan lee yahy war ka soo waan tooba kolay reerku idiin nagaanmaayee soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa {geel jire gudinta halkuu kajaranayo isagoo ogbuu ku weydiiyaaa } markaa walaahay reer laaascaanood ee waliba koonfurta iyo waqooyiga waxaan lee yahay war kolay laascaanood waanu qabaynaynaa ee idinku wajiga ha iska dilina cidna idiin nagaanmayseee

Leave a Reply

Recently Commented

  • maydh: iyaga dhulkooda leh sax iyo khaladba….midbaan leeeyahay idinkuna cidna kuma khasbi kartaan somaliweyn...
  • Gantaal: Masaa kiin dhoola tus daaye folxumadi ayaa ifka usoo baxda.
  • raamaleey: Edbeblaawe iyo snm dhuusowayno hadaayey kumeeraysatAA SABIL LAAN IYO QALO DHAN WADA.ADA DERISKA ANAA DEGAN...
  • ruun: Iidoorka dhulka waa in laga eryaa weeba isa siiyeen
  • DAALO S/LAND: Breaking News… Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo Heegan iyo diyaargarow-sare lagaliyay...