|

Faallo:Nin dadkiisa Doorsaday Allaah Darrajo siin waa,!!”‘

Inkastoo waxyaalaha inta badan qoraalka u baahan ama qalinka ay yihiin waxii dahsoon ee daah ku rogan yahay, haseyeeshee waxii daalacan ee sida dayaxa oo kale ah uun ay tahay naax naaxin hadana. Waxaa waxkastaba kugu cadaadinya markaad aragto nin weyn oo Allaah da gaadhsiiyey, duunyo la aana aan lagu sheegin, hadana u tafo xaytay inuu tolkiis, dadkiis iyo deegaankiis magac xumeeyo oo xataa haduusan dadkiisa ka fekeryn oo deegaankiisa ka fekeryn oo uusan xushmaynayn rabitaanka shacabkiisa 100% is raacsan , sharafkiisa iyo karaamadiisa shakhsiyadeed, qoyskiisa iyo caruurtiisa magac xumo uga tegaya aan taasna xataa ka fekereyn.

 

Hadaan maduucayga oo aanan ugu talo gelin wakhti badan inuu idinka qaato aan u soo dego, maanta arinta siyaasada Muqdisho iyo Khaatumo taalaa, waxaa weeye Dhulbahante weyne oo leh, Guud ahaan madaxdhaqameedkiisii, Caaqilkiisii , Siyaasigiisii , Madaxdiisii iyo shucuubtiisii iyo labo odey.

War ileen naf aadan lahayn ma qabatid , ficil aadan wax ka qaban karina kama hortagtid, ninka maanta 70 jirka ah, ee inta uu intaasoo idil ka soo wada horjseetay raacay beel kale, oo aysan isku dayn ahayn, isku  maamul ahayn , macaa Daalika, dhibkaaga ,Jabkaaga iyo jilicaaga jecel raacay kuna doodaya.”’ Reer Khaatumoow Yaabay ma yaabteen?!!!.

Waxaa xaqiiq ah in ruuxkastaba wax ku yahay dadkiisa, gaaladu waxay ku maah maahdaa, Charity Begins at Home,  sadaqadu Gurigaagey ka Unkantaa, wanaagu gurigaga ayuu ka bilowdaa, Cissadu dadkaaga ayey ka bilaabtaa, rabtaanka dadkaaga ayaad wax ku noqotaa, Oodkaa dheer kuma dhaxan tirto ayey Soomaaliduna dhahdaa.

Waxaa iga yaabiyey, Waxa aysan reer Buuhoodle dooneyn, Reer Laascaanood Doonayn, Reer Boocam Doonayn, reer Ceerigaabo dooneyn, Reer Widhwidh Dooneyn, Reer Heegaalle doonayn, reer Khaatumo oodhan aysan raali ahayn, ee labadaas oday waa Maxamuud Xaaji Cumar iyo Abdullaahi Dabagooye, ay  doonayaan waaa maxay,? Baahi ma qabaan oo fili maayo inay wax ka waayeen kuweey dhaleen ama la dhasheen amase guud ahaan tolkood, waa maxay bixisada wadataa, yeey ku matelaan sidan? yey wax uga daadanayaan, waxaa kaloo is waydiin leh, miyeysan ubad u naxa oo cidhib xumadan ay ku reebayaan iyo magac daradan aysan dunidan joogin.

 

Kuwaasoo odhan kara waar Tolkiin  ka fadhiista, sumacad xumada Xamar maanta ka haysataa waxaa igu maqaalo ah in odayaashi Majeerteen ku dheheen waar anagu shir idima gelin karno, saldaanadihii Dhulbahante ee soo jireenka ahaa ayaa joogee orda dadkiina u taga, isla markaana ayba uga guureen huteeladii ay wada deganaayeen.!!! Miyeysan jidhidhacaynayno? waxse u naxa miyeysan dunidan joogin.

Ma intaan 12ka Madaxdhaqameed ee Dhulbahante ka soo cararo oo aanan saameyn cidna ku lahayn, baan ciso iyo karaamo ka helayaa Cidkale? oo reero kale ay iigu yeedhayaan waa Oday Harti? waar  miyeydaan Caqli lahayn?.

Waxaan aad uga xumahay Awoowgay Xaaji Maxamuud inuu maanta halkaas isdhigay, oo awoowgey Abdullaahi Dabagooye isaguna halkaas joogo, waxaan hubaa inaan 10jeer ah ka mid ahaa odayaal la hadlay ninkas, waxaase nasiib daro ah in markastaba aysan wax familkooda ahi ” Reer X, Cumar ama Dabagooye””, aysan nala socon.

Waana taas tan keentay inaan maqaalkan qoro maanta, waar cimritegay ceeb laguma Sagootiyo, Abwaan Aadan Carrab ayaan ka maqli jirey waayadii uu aad u gaboobey, malaha nin weyni wadkiisa waa yaqaanaaye, laguna soo dhawaa uuna is arkay inuu caafimaad qabo laakiin cimri gaadhay, wuxuu dhihi jirey”” Waar aniga in Wan jiro ayaa ii hadhay”’, wuxuu ua jeeday cimriga wan jiri karo waa haduu u batto 7 sano. Wuxuuna halhayskaa ula jeeday inuu iska durkinayey waxkastoo Eed toleed iyo xigaal uga imaanayey waayihiisaas Cimriyeed.

Waa xaqiiq Wadku ma laha yaraan iyo weynan, damaanadna ma haysto ninka dhalinyarada ahi inuusan markastaba dhiman karin, laakiin da’du waa calaamada Geerida, markastoo aad weynaato ama waa kuu baryo waa markasta oo aad Qabriga u sii dhawaato, waxaa kaa hadhaya waa taariikh, ducada Garoowe iyo ta Buuhoodle ama Laascaanood waa xaq weyn ta Sool iyo Cayn.

Waxaan ku soo Afmeeryaa, taariikhdan cida ay ma hadhada ku noqonaysaa waa wiilasha dhalinyarada ah ee waalidkood ku eeganaya magac xumada kuna sugan W,Amerika ee laga fadhiisan la yahay. Waar ka joogaa walalayaaloow, hadii kale markale ayeydun ka sheekeeyn wallee, Majeerteena meel idin geyn maayo ee lama Huraan waa Cawska jiilaal, nimaan kuu furi doonin uusan kuu rarin.

A. Ahmed Ali.

FG: Maqaalkani wuxuu gaar u yahay Qoraaga ku saxiixan kamana turjumayo aragtida rasmiga ah ee shabakada Horufadhi.com

NT: The views expressed in this article are the author’s own and do not necessarily reflect Horufadh’s editorial policy.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16038

Posted by on May 8 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

40 Comments for “Faallo:Nin dadkiisa Doorsaday Allaah Darrajo siin waa,!!”‘”

  1. ASCW salaan kadib aduun waxwalba waa lagu arki waa meel loogu talagaly in laysku intixaamo .intaa kadib odayada tolkood horboodaya oo haday wax fiican ku horbodan dhibmaylahaten ee cadawga usoo raacaya may tobad kenaan oo raacan isimadooda maxaa sharafta ka qaaday.waxan oranlahaa biliadan wa khaldama ragmacleh ayay din ahayden ka noqda waxaad faraha kula jirtaan tolkiina cafis wey diista khatumo, waa camey iyo dabaged ASCW

  2. Fadeexad.com kkkkkkk isimadii iidoor oo xijaab ayagoo gashan xuduuda Khaatumo iyo Somalia isku shubaya aygoo Xamar u socda si a besha burco iyo Hargeysa sadkooda uga soo qaadaan Soomaali

    Dhanka kale Pintland oo labo wafti Xamar ka joogo iyo af balaq firdhiye oo lacagtii taksiga uu ka save gareeyey mahiga ka cunay isagoo been sida ciyaalka ku maaweelinaya oo leh madaxweyne Ayaan kaa dhigi kkkkkkkk allaa kariim taksiile waa taksiile
    Viva Khaatumo

  3. Labadii oday ee Pintland u cararay maanta ayaa runta loo sheegay, oo Raisal wasaare ina gaas baa la shiray Pintland odayadii ka yimi, 2dii oday ee ina camey iyo dabagooye ayuu ku yiri war isimada Dhulbahante waa la yaqaan oo ilaa Ingiriis baa qoraye, idinkuna kama mid tihiine Ticket baan idiin jarayaa ee orda meeshaad ka timaadeen ku noqda kkkkkkkkkkkkkk Lasanod.com ka aqrista reer Pintland kkkkkkkkkkkkkkkk wallee nin Majidho looga taag waayey ceeb aduunka wuu uga bixi…Allahayoow na astur!!!!

    Khaatumo ha socoto!!

  4. Aar Gantaalan

    Ina Daba Gooye wuxuu mooday saldanadii loo dhiibtay inay tahay mid uu ku shaqo tegi karo. Dad baa wakiishay la tashigooda iyo rabitaankooda inuu ka turjumo ayay ahayd. Ceeb ayuu isaguna isku riday dadkiisiina wuxuu ku khasbay inay qaataan go’aan ay jeclaan lahaayeen inaan lagu khasbin. Hayaag wale wado fiican ayay faleen arin ah “Ku quuso quraanjo” ayay noo hor kaceen Alle ha u gar gaaro. Guulaysta oo mid ka khayr badan kana garasho badan Alle ha inoogu badalo kuligeenba.

    Qolyahan cayayaanka SNM ee meeshan lagu soo firdhiyay waxaan leeyahay war calool xumo ha u dhimanina ee orda meelihii beenta laydinku korin jiray ka ag dhowaada. Tan kale, goormaa kalsoonidii lumiseen oo aad door bideen in reero kale la sheegto?

    Gabdhaha Khaatumo mid ay ahayd garan maayee mid baa shalay iga qoslisay oo tiri “Habrihii SNM baa marna surwaal noo soo xirta marna diric” KKKK

    Reer Khaatumo guul baan idiin rajaynayaa..

    Remember: Af, Adin & $$ saddexdaa mid baa kugu waajibay hadaad saddexdaba awoodana ka sii wacan.

    Soomaaliya Guul, Khaatumo Guul

  5. kkkk oo pintiland kuwan u hadlaya ee meeshan soo gala sida garoowe iyo dooxamudug mawaxay ka masayrsan yihiin khatumostate ileen waakuwaan mucaaradnimada isaaq lasaftaye kkkkkk dheriga kulaylka dabkaa kakeena khatumoba 100 maalmood bay jirtey muxuu yahay masayrka intaas le,eg walaaxawla walaaquwata ilaa bilaah ma pintlaaand ka mid ahaada baa sidaa loogu qaylinayaa labadan oday ee isku xaaray awlkaba macna malahayn

  6. Dhabayacadii horta quuste kuwa aannu meel wada joogno way is dhiibeen, waxay leeyihiin war haddee walalyaal Hartinimada uun dhawra, kkkkkkkkkkkkkk.
    Hartinimada ma markay dhanaanaato baa harti la wada yahay, kkkkkkkkkkkkk.

  7. iidoor liqe

    runta hadii aynu isu sheegno garaadada dhulbahannte waa kuwa ugu meeqaamka hooseeya madaxdhaqameedka somalida oo dhan,

    mid iyo labo mooyee dhamaan waxay qaxoonti ku yihiin dalal iyo deegaamo shisheeye halkay taalaa awooda aad sheegaysaa, ka hor aasaaskii khaatumo rag xora oo sharf leh oo meelna laga celinbay ahaayeen hada waxay noqdeen qabqablayaal dagaal oo cali khaliif jeebka ugu jira halkuu marana la mara,
    ma tegi karaan laascaanod
    ma tegi karaan ceerigaabo
    ma tegikaraan dhamaan degmooyinka dhulbahante marka laga reebo taleex iyo buuhoodle oo mararka qaar lagu dhex shiido dharkana lagaga siibo sidiid horteba dhawr jeer u dhacday, garaadada dhulbahnate waxay la meeqaam yihiin kastuumo kastuumana waa jabhad daciifa oo naago fund gareeyaan isla markaan kusfsiga u nugul aadna u itaal xun.

  8. kkkkkkkkkkk waar-yaadhaheen darawiishtaay kuwan energy lagu bixin..kan dooxa mudug & garowe wiil maxamuud saleban waa isku shakhsi baan u malayn.ilaahay baa naga oge..macna yaraa qofku subxaan waa qaadire..markuu sito dooxa mudug waxaabad moodaa shay gunta ka dhacay wuu soo gelayaa qosol buu miciinsan iyadoon wax lagu qoslaaba meesha oolin.waxaa la yidhi qosol badani qoonsimaad noqoy anigu inuu qac yahay baan u malayn.awel ali baa lala yaabanaa kana maka daray dad dhanoo wada shufa bismillaah ilaahayoow hana waalin.

  9. @ janada ssc
    Sxb kan garoowe. Ma aha ayaan filayaa. Kuwii ciisaha ahaa waa idoor. Baan filayaaa. Nafla caari ah. Wuxuu doono ahaadee waa mid ka xun hormarka. Midnimada somali jeceylka. Ay reer khaatumo caanka ku yihiin. Garaadad reer khaatumo waxay ka mid yihiin. Dadka fara ku tiris ah ee talada somaliya ka godo. Si sharaf leh ayey muqdisho ku tageen shirkana uga qaybgalayaan. Laakiin wax googarado ku tagay muqdisho. Waa idoor. Wax. Dadkii taladu ka goyeysay. La xidho. Rag ay saaxiibo yihiina shirka loo diro. Firdhiye faroole ayaa la hayaa. Hada xataa dowlada dhexe ayaa faraha la soo gashay. Madaama ay dadka faroole soo diray. Aysan aheyn. Dad wax garad ah oo ay yihiin saaxiibadiisii la cuni jiray lacagta burcad badeedka. Meelaha dega gobolka bari. Caaqilkoodii garoowe ayuu ku xidhay. Faroole.

  10. ma garaad binti baa cidi tala waydiinaysaa taladaa ba,da makudhahaa ma nimankaan kaarar kiiba loodiiday oo layiri waxaa idinka masuul ah ina cumar camay iyo boqorka iyo garaad saleebaan wixiinakale meesha isaga baxa kala kastuuma xumaydeene kkkkk wajigabax.com ayaa meeshii kalakulmay kooxdii khaatuma seeg kkk

  11. Afbalaq firdhiye dr taxi driver oo waftiyadii uu direy iyo kuwo beeshiisa ah oo si iskood ah Xamar u tagay oo is mari la iyo dowlada Somalia oo ku hanjabtay iney ayadu u xuli doonto beelaha ku heshiin waaya ergadooda kkkkkkkk dhanka kale isimadii Khaatumo state ayaa Xamar Soomaali oo dhami u kala duseysaa si ay talo iyo tusaale uga qaataan midnimadooda iyo sida Soomaaliweyn ay iskugu dubo riteen oo dir iyo Daarood ba u leeyihiin daraawiishey dalka hogaamiya kkkkkk

    Allow dhowr Khaatumo Kheyr

  12. @ doqon balatax m h.
    Firdhiye seedina waa ku yahay waadna cayeysaaa. Oo hadaan walashaa qabi lahaa ana saas ayaad ii caayi la heyd soo maha. Aniga laakiin farso ayaan sameyn lahaa qaadka ayaan ku qaaadi lahaa ileee murqaanland ayaad tahaye. Ama xishiishad. Markay isaaqu. Maandooriyaha waayaan xataa seediyadood kama baxsanayaan.

  13. kkkkk afartii garaad oo uu ku jiro garaadkii guud oo aad moodo inuu qabo xanuunka la yidhaahdo sacsac (down syndrome) ayaa shirkii laga celiyey, ar naga fuqa waxaan xeey yihiin kkkkkkkkkkkkk , walee seedigay afwaliinji wuu kasoo baxay shaqadaan u dirnay well done kkkkkkkkkkkkkkk

  14. DHeere KHaatumo Power

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Odayadii idor 21 yrs ayey Container ku jiren haday xamar u fakadeen iyago dumar iska dhigaya oo xidhan xijaab iyo Googarado kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Guurti Walking like a lady kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. DHeere KHaatumo Power

    Madax dhaqameedka Somaliland oo la sheegay in qaarkood xijaab ku baxeen markay Muqdisho tegayeen
    Written by Qaran news
    May 07, 2012 at 10:22 AM
    Hargysa,(Qaran news)-Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ka mid ah salaadiinta reer Somaliland ayaa warbaahinta u cadeeyay inaanu waxba kala socon liiska ama warka beryhanaba saxaafadu qorayso ee sheegaaya inuu ka qeyb gelaayo shirka loo qabanaayo madax dhaqameedka Soomaaliyeed ee ka socda magaalada Muqdisho.

    Suldaan Maxamed Cabdiqaadir wuxuu sheegay inaanu go’aansan ama goosan inuu Muqdisho tago amaba shirkaa ka qeybgalo hadiise uu doonaayo uu duhur cad tegi lahaa balse wuxuu u duurxulay qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland oo la sheegay inay shirkaa Muqdisho ka qeyb galeen oo uu tilmaamey inay ku baxeen ama isku sii qariyeen xijaab.

    http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=13406&Itemid=62

  16. Alleylehe inay qolyihii hareeraha ka wash tidhi Kala duuf weyn .

  17. @ horufadhi.
    Yaan loo ogolaanin shakhsiyaadka wax ka sheegaya. Dadka indhaha u ah reer. Khaatumo. Sida kan ciise riyoole aha ah. War. Orod adhigaga raaco. Ma ogtahay in garaadku ka faano. Dadka adhi jirka ah. Ee shilinta badan. Adeerkaga. Firdhiye cab driver ayauu ka ahaa. Melbourne australia anigaa aqaane. Waa 80 jir taxina waa wadaa. Cilmi uu leeyahayna ma leh. Engliish ayuu ku bartay. Yaa allaah. Waliba isaga iyo wasiirka maaliyada. Pintland. Taxilayaal ayey ahaayeen. Prof cali khalif. Meel sare ayuu ka gaadhay waxbarashada markii adeerka firdhiye adhiga raacayey. Markii uu qurbaha yimidna taxiiile ayuu noqday. Prof cali khalifna uni ayuu dhigaaa. Garaadada dhulooz qaarkood ma ogtahay in ay ka fanaan. In ay isla sawiraan. Oromada majeertenia. Siiba cise riyoole. Wasiirka duur ee murqaanland ma ogtihiin inuu haysto dhalasho jaboouti ah. Ismaciil omar gelle ayaa ku yidhi markii uu jaboouti tagay. Adeer iska soo wareeji passportka dalka. Imaanso. Dhalashadada murqaanland. Ee xataa salaxley lagu tagikarin. Iskaba iloow koonfurta suudaan.

  18. runsheeg @garoowe @iyo waxa kale ee isaaq iyo majeereen

    waxaan idiin lee yahy adeerayaal quusta oo ku quusta dhulbahante waa tashaday oo maamul buu samaystay la yidhaahdo KHAATUMO waxaana uu diyaar u yahay in puntland iyo somland ba ladagaalamo haddii ay afqadhmuunka ka daayn waa yaay

    waxaana ku wa garoowe u sheegayaa war ogaada in garoowe aan si fudud u kala yaacin karno maamulka ina afwanajo waayo wax naga horgudboon maleh harti ga aad ka sheekaynaysaana anaaa wasa

  19. Labadan inay nacasyo yihiin ogaaday, ee dadkay dhaleenna ma nacasnimaday ka raaceen, maxay wax uga qaban waayeen??????
    Wallee taariikh baa qormaysa, nin walibana waxa aabbihii uga tagao uun buu dhaxlaa??????????

  20. maanan yaabine waan yabaale yaadadoodoy toos.wegadh balnimankan horufadhi.com maxa daba dhigay odaygan xajimaxamud.oo ay u adhki layihin xabsade,fuad,inadhabdhable,ina calishire+duflalada kale dalkii bayacaya.waxa iga tala dadka inaan laguka gayn waxka shega ruxan gayin waxa laga shagayo wayga talo ahaan.oo madhka wanagayga la adhki wayo oday melaha ka dhalagsanaya waxlaga shego waa taloqambadhacnimo.yaan lay xuudhgoyn,nimankan webka kusogala magaca majerten waxuunbaan ku odhanlahaa sodhawada hadad walaltinimo doonaysaan wanw idinhaynaa,waillaa waxkale odhanka maamulka tanada ayanu xojine oo dee manta anwali taba qadini adinku tinan sii ciiraysa toosiya uun.oo yanay idinka bururin.anagana garab+gashan ayanu idinka sugaynaya hee luggooyo tolow waa tush.dayartan dhulbahante magacyada kayara diiqadaysana waxan idingu odhanlahaa ninkii yara wanajaqaad adka dareentanba yaantolweyne waxwalba leh logu sheegin waxanay gayin.midnimadeena uun iyo dee sidii aynu isaga rogilahay duligan dhulkeena haysta.xaqiiqda yaani indhaha lagala laabmin.khaatumo waxay ubahantahay saxiibodhanka siyasada+dhalasho+jiiranka iyo oral saport oodhanwalba ah an u doono tagedhadaa ankasbana dad inaga difaca caqligaabka khaatumaysnanta diida.waxa kale huuno dhamantod waa waa tush.salama ayan idinka leyahay.

  21. Taleex.net wali ma cid baa akhrisata? Kkkkkkkkkk losers ka Pintland iyo siil-land nafla caari dartiis ina Cali shire hunqaacada uu soo qoro ayey niyada ku dhistaan

    Viva Khaatumo.com the official website of Khaatumo state of Somalia

  22. Ali duufle

    maxaa itiri djibuuti oo siil-land kusoo dhaweysay xubinimada igad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninyohow adigu aad baa u dambeysa xitaa kuwan kula safan ee KULUCO, GAROWE BUUFWEYNAAWI intaba waad ka dambeysaa 10sano ayaad ka dambeysa marka geela loo heeso ayaad goronyo u heesta war jabuuti xitaa notebook-ga aad passport ku sheegtan dalkeeda way ka mamnuucday waxan aad meesha soo taxdayna waa wixii ku qorsaa websiteyada snm teeda kale markii usa iyo turkigu idin sheegay inaad shirka turkiga maamul goboled ahaan uga soo qeyb gashaan ayaad igad isku qaadeen alaaaa kariiiiiiiim

  23. Garoowe
    Adeerkaa af balaq firdhiye ku magaca dheer wuxuu Pintland ka dhigay maamul dhisanaan jirey oo laga baqi jirey maadaama uu baad kusiiyo jifida sacad h/gidir airport ga galkacyo, hartigii ayuu kala daadiyey iminka majeerteen kii ayuu madaxa isu galiyey oo maanta Xamar idinka iyo eelaydii oo kaliya ayaa isku haysta xubnihii shirka kkkkkkkkkkk waan filayey in Pintland Dhulbahante haduu ka tago ay lumayaan kkkkkkkkk
    Taksiile beel dhan oo hogaamiye ka dhigatay kkkkkkkkkkkk ayaa Cali Khaliif halyey phd wata oo kuligood sayladaha aduunka ka iibsan kara ayey af uraya oo balaqsan ku taagayaan kkkkkkk
    Viva Khaatumo

  24. caaqilka iyo boqorku waa ka aragtidheer yihiin cali afbiijo iyo garaad bintiga madaxyarada qaba oo hadba guri reeraleeyihiin isukusoo sawiraya kkkk kudarsoo raaskoodu waa madareemin saacad madifaacikaraan kkkkkkkkkk waa nimankii ayagoo tolkood lalaynayo yiri waan dareenaye danbaanka lahayn waxaan leenahay garaad binti tolku waadiriraa waana heshiiyaa arinkii idinka iyo reer aadan waa jifi cumar maxamuudee idindhexmartay waala dhameeyay

  25. weli wax odayaashooda caayaya kuwan mooyee lama arag
    berri iyo calaacalkiina ayyaaanu sugaynaa iyo shirka waa nalagu khiyaameeyay
    ileen meelna ma aamintaane

  26. DHeere KHaatumo Power

    Dhamaan reer Khatumo iyo inta taageerta salaan kalgacaltooyo.
    Murti Somaliyed.. Qof soori qaaday waa qof seefi qaaday !
    midkale baa ahayd.. Nin walaalkii -Tolkii doorsaday ilaah derejo siinwaa
    Eebe wuxu qurankiisa kariimka inogu sheegay muslimku waa kuwa waxa wanagsan isfara waxa xuna isaga diga oo iska reeba therefore
    Nin waalan dadkiisa ayaa u miyir qaba hadii labadan duq cadowgena la safteen aaway caruurtodii iyo walaalahod maxay bahdilnantan ugu eeganayan ?
    waa arin u bahan inan la dhayalsan duqyashu cimri bay jogan beri haday dhintan xita faataxada loo mari maayo wayo waxay galen Jariimo aad u xun
    Ummad dhan bay doonayan inay Ayaahoda jiritankoda burburiyan waayo waxa Afwaliinje wado waa inan la arkin Dhulbahante Sharaf leh Tashanaya Wadajira oo maamul leh lakin Dhulbahante waala xisabtamaya cadowgisa waana taariikh.
    Khatumo state Guuuuuuuuuuuuuul.

  27. horta in la iska indho tiro maaha sababta odayadu puntland u doorbideen, hadii aan soo qaato caaqilka waa nin aaminsan hartinimo iyo daaroodnimo xitaa berigii aanu xoogaaga kastuumo yara karbaashnay waa kii ku cataabayaye dagaalku iidoor iyo daarood ilaa uu isu bedelo waxba masoo koridhinayo waxaad halkaa ka arkaysaan in nimankan hankoodu aad u dhaafsiisanyhay subclan ka dhuloos maaha niman faroole hunguri ka raba laakiin waa realistic wayna fahansanyihiin mashruuca cali galaydh.

    dagaal sokeeye waxa ka fiican dagaalka puntland lala dagaalamo, hada khaatumo beerkana ka laadi karimayno gacmahana kalama laaban karno, puntland laakiin waa raq aanu is naqaan oo galkaanu seefta uga saaraynaa aadbaan u taageersanahy in dagaalka puntlan vs somaliland waa arin caalamiya waxayna u dhigantaa labo dal oo dhul isku haya arintaas oo aad uga wanaagsan sawirka ah dawlad dadkeedee la dagaalamaysa.

    bqorku iyo caaqilka hala ixtiraamo waa rag xaqiiqda ku nool aadna u raba in dhulka somaliland laga xoreeyo si dhaba ninka geeisag ah midhkiisa lama xaqiro nimankaasi meel cadbay istaageen lama mid aha dadkan cali baysten mashruuciisa sacabka u tumaya ee aan wax alaale waxay yihiin jirin, cali baysayn waa nin raba in dawlada somaliland maalinba afar geeljire oo buduq loo dhiibay beerka ka laado dabadeedna kun sawir laga sameeyo XASUUQ.COM, dabadeedna next 20 years uu xafladaydn jeesto duulimaad uu ku jiro oo marba afar habrood meel ku shirayo caydhana ka fara maroojiyo.

  28. garoowe

    Is deji, taleexna ha waraysan, Dhulbahante waa qabiilka keliya aan muran ka taagnayn cida shirka uga qayb gelasa, 2 cisho hada Majidho ayaa shirku u xaniban yahay, oo is haysata….taleexda aad sheegaysid ka dhegayso garaadkii warsangeli ee pintland hor ordi jirey oo cabaadaya kkkkkkkk oo leh booskeygii baa nin kale galay, shirkana kama qayb gelayna, markaa inadeer sidee wax u jiraan somali oo dhan baa idiin xanibane idinka iyo digif & mirifle, sheekada markaa ha nagu soo leexine, bal pintland cidii meesha uga qayb geli lahayd ka sheekee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Khaatumo khayr

  29. Pintland iyo afwaliinjo siyaasadii wey ku fashilmeen goboladii Puntland la isku odhan jirey af balaq faroole maanta pintland ayuu ka dhigey markii SSC ay iskaga baxeen kkkkkkkk Garoowe maanta ma dhaafsana raascasery iyo karkaar ayaguna socde
    Viva Khaatumo

  30. ilaah baa mahad leh
    khaatumo ilaahow khayr nooga dhig.
    walaalayaal taariikhdu ma duugowdo. nin waliba wuxuu dalkiisa,diintiisa iyo dadkiisa u qabtay diiwaankay u gelayaan.
    ninkii dadkiisa iyo dalkiisa cadow u gees iyo gafuuray maalintay u baahnaayeen taageeradiisa wax la ilaawi karo maaha sidaasaana lagu abaal marinayaa.
    kii dalkiisa iyo dadkiisa taageera cadowgana runta u sheega oo yidhaahda dadkayga iyo dalkaygu waa u xor waxay doonayaan bay dhisan karaan cid is hortaagi kartaana ma jirto .ninkaas waxaa lagu abaal marinayaa wuxuu istaahilo oo wanaag.ah
    kan tolkii dabinka u dhigaya aduunkana ciil iyo caloolyow buu ku noolaanaya aakhirona naar buu ku dambeynayaa waayo waa khaa’in

  31. AARAN LAAYE. kkkkkkkk indr waxaan kaloo ka sii yaabay odayga faroole miyaanu tol u miyir qaba lahayn? oo yidhaahda war niyoow is la yaab beel danteeda iyo aayaheeda ka tashatay marba qof meel taagan maxaad ugu qayla dhaansan ood u leedahay waryaa dhulbahanta aheey puntland baanu nahay dhaha.ninkaa tashaday oon gobaladiisii meel ka mida p/land xukumin waayo magacooda maxaa ku daba dhigay bahdilka iyo meesha xunee aad taalo iska qaad bay odhan kari waayeen beeshuu maamulo ama matalo runtii way hagradeen.

  32. aaran
    taleex kadaawo odayaasha kumatalaya waa caaqilklii iyo boqorkiiye khaatuma seeg hotelkii ayaa looga guuray ayagoo idhuhu casaadeene kkk mahaysaa garadaad bibti iyo ragiise anigo mahayee unversal ayaan odayaashii dhaqanka oo dhankadaawaday qoladii airpotka xamar iskusoo sawiraysay kumaan arage kkkk

  33. BEEN SHEEG

    hartigu waa isku duuban yahay laakiinidinku kuma jirtaan adigoon harti kale
    doon dooni oradoo raas casayr land lahadal waakan dooxa joog xamar
    lagu soo dhaweeyaye teeda kale waxaa layidhi tog waliba biyihiisaa
    ka yimaada bal inaad reer damac wareer oon biyo ismarin tahay maxaad
    tidhi ciyaaraha waaweyn soo barta alaaaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
    ciyaaraha waa weyni ma khiyaamada,iyo tuugada,iyo beenta,iyo munaafaqada
    aleeylehe waa yahay cilmigiinii anaguse baran mayno wixii aanu taa ku calfan
    lahayn idinku cuna hanii an baanu idin leenahay

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  34. jaamac kadiye waanin puntlander ah shirkii cali biijana ma imaan muxuu u imaan waayay ileen waa abwaan wayn waxwalbana wuuu ogyahaye garowe ayuu joogay waadna garankartaan inta ay isujiraan talex iyo garowe cali biijo in uusan xorayn usocon ayaa asawirantay kkkkkkk

  35. NUURAAY SALAAMA

    bacda salaan inaadeer ilaahow caqliga ha kaa qaadin marba gabay aan ilaawey
    baad isoo xusuusisaa ((alaa yadkuruu bil kheyr jaamac kediye))

    nacab aan kaweynahay maxay geeyey cagihiisa
    macruusad baan ahay markaa culayo weelkooda

    codsi gaara
    dhamaan daraawiishta waxaan idika codsanayaa odayada yaan la caayin
    waxaa dhici karta inay berito markay arkaan afwaliinjo meeshuu rafanayo
    inay yidhaahdaan nacas iyo reer xaaji baa eegta oo ka soo cararaan

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  36. Haddee ninkii HARTI oo isku duuban maamul-leh ka duday xagguu tegi, these two are very rigjht, ee wax kale sheeg. Micna yare, you are still sub clan level. Am sorry, xagar baa kugu go’an ee kor u bax soona baro ciyaaraha waaweyn. The Village boy, good bye

  37. labadan oday naftooda uun bay matalaan wixii ka talo iyo ficil tusaale qaatana dee hangaraarac lug uma dhutiyo beel weynta isku duuban baa ka weyn oo ka badan,waanay bahdilan yihiin.iyagaanay mahadho taariikh madoow ah ku noqon,wixii xaafado reero kale inay daba fadhiyaan ku qanacsan. adeer aanan geeridiisa maqlin wuxuu yidhi war ma caruusad baan ahay markaan reero kale xalayo weelkooda!!!!!!!!!.

    faroolena waa naf la caari caawimadii sool sanaag cayn baa ka baydhay markii khaatumo dhalatay waxaa kaloo meesha ka baxday isku dhejintii beenta ahyd iyo sheegashadii huuhaada ahayd ee caalamka u bandhigan jiray,sidaa daraadeed ayuu faroole khalkhalay..oo marba laba qofoo dayaysan oo magaca dhulbahante ku afgobaadsata inuu naf la caariga kula liico.labadani inay wax u qabanayaano beeshaa waynee tashatayee bahdishay ee uu hiigsan kari waayey ayuu marba is leeyahay kuwo halalowa oo iska dameeri dhaan raacdaya ku adeego oo is yidhaahdo caqli daradiisa dhulbahantaad wax ku yeeli kartaa….ala siyaasadu markay heer nacas nimo kula gasho xumaa.

  38. ahmed bayzaani

    Aga!! waa yaabka qaarkii, waraa labadaa oday bal da day kujiraanoo daba dhilif noqdeen , sharaf xumo weynaa, bal yaraantaa wax loo garaabaaye, odayaashaan is duliyeeyay day, Qooom aan is dulayn ilahay maduleeyo!! iyagaa garandoona,, waxay ilatay jikada faroolay matalaan kkk…

  39. WIIL DOOXA MUDUG
    WAXAAD HADA DADKA HALKAN AQRISTAYAASHA U SHEGEENTAY
    IN DADKA MAAMULKA FAROLE AY YAHIIN KUWO MUNAAFAQIIN AH OO IN AY WAX CUNAAN MOOYE RABIN ILA WAX LALA CUNO
    TASI WAA WAX MARK AAD MAREYSID DHUL DAROOR AAY FARAH UGU SOCOTID ADIGA IYO WIIL ISAAQ ISKU SI MA U MARI KARTAAN DHUL DAROOD WAAYO MUNAAFAQNIMADAADI AYAA KA GUUXEYSA
    XATAA WAR LAGUMA HAYO EE ADIGA AYEY KU GUBEYSAA WAXA AAD GEYSATAY ANIGU HADAAN AHAY NIN REER KHATUMO
    MA JECLI IN MAJERTEN DHIB QABSADO ILAHAYNA HA BADBAADIYO
    WAXAA SIDAAS U HADLA QOFKA KA DHEER MUNAAFAQ NIMADA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Leave a Reply

Recently Commented

  • Sadex adinle: Reer boocamana malagalay walee tani beertay ku wada jirtaa laq laq laqiwaa baa ku xigta
  • dhoodi: Horta garaadka ama ugaasku markiisii hore xagguu karaamaynta iyo koolkoolinta ka helay? Miyuu ku dhashay oo...
  • Layla: kii ugaaska shegnayey ee had asnm soo dirteyna waxuu yidhi ugaas oint inaan dilan mesha u imi ee wakaase h...
  • Qariidahaye: @Khabir Waanadu iyo wax u sheegu dadka wanaagsan oo muminiinta ah ayey anfacdaa oo dhagahoodu wax...
  • Layla: ileen ceeb loma dhinto, odayaal waa weyn oo labad ajiho u kala socda, Gunimo na doortey