Madaxdhaqameedkii Khaatumo State oo Noqday , Madaxdhaqameedkii ugu horeeyey ee qaatay Kaadhadhka Aqoonsiga.
Waxaa saaka dhamaan madaxdhaqameedka Soomaaliyeed u dareereen gurashada iyo is diiwaangelinta, maadaba maalmahan ay isku xanibnaayeen hawluhu ka dib markii odayaasha Beelaha Hawiye, Digil iyo Miriflle iyo weliba kuwa Majeerteen isku haysteen Kuraasta wakiilnimo ama Isimnimo.
Arintaas ayaa maanta la soo afjaray, waxaana si rasmi ah maanta Kaadhadkii aqoonsiga loo siiyey dhamaan dadkii la saxay ee ka socday Odayaasha dhaqanka, waxaana ugu horeeyey oo maanta kaadhadhkii qaatay Madaxdhaqameedka Khatumo maadaba ayagu aysan marnaba is Khilaafin Ergadooduna diyaar u ahay.
Madaxda qaadatay Kaadhadhka aqoonsiga ayaa kala ah,
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud.
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur.
Arintan ayaa waxay soo afjaraysaa ficiladii Faroole ee uu ku doonayey inuu khal khal ku geliyo ergada Dhulbahante, asagoo markale ku hor kufay shaxda Siyaasada ee heerka qaran. Waxaana meesha ka baxday warar been abuur ah oo shabakadaha u adeega maamulka faroole isku maaweelinayeen.
Waxaana maalinimada sabtida ah, xerada Xallane ka furmaya shirka odayaal dhaqameedka, kuwaasooo laga bedel;ey Ex School Polizio. Sababo dhanka amaanka ah.
Goor filo waraysi ku saabsan arimaha oo aan la yeelan doono, mas’uuliyiinta Khaatumo ee ku sugan Muqdisho.
Horufadhi News , ka dhigo Hoygaaga xaqiiqda iyo wararka sugan.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=16109



anagaa balaayo aragnay waarkan ali caaac ladhahaa horta yaa fahma waa maxay
aqoonsigan iyo waxa uu ku tanac tanac leeyahay? oo khaatumo yey aqoonsiga uga baahantahay waaba state ka ugu weyn maamulada ka jira somaalia gaar ahaan kuwa waqooyiga ka jira sida isaaq land wuxuu dhulka khaaatumo ku soo labanlaabmaa saddex jeer.isagaaba wax aqoonsanayee uma baahna cid aqoonsata idoor ha iska qaaqleeyo wallee waa faruurxidhanyahay sanduluuna somaaliya u hoos tagi abaal la’aan,mar uu ali caac faygarayey wuxuu yidhi aqoonsiga khaatumo waxaa ku fadhiya puntland waa hagaage uba daayoo adigana yaa kaaga fadhiya aqoonsigan aad u beer cadaatay? jawaabta ha ka raadin meel fog waa khaatumo,
ali day dream ku ma fiicna hadad wax qoresidna waxa fiican waxa bini adamku ka qadankaraan ama meel kusalaysan inaad ku hadasho meshani qoladan khatumo ee laab lakaca ah kaliya maso galaan waxaaa tiri case ayaan ugudbinay UN ku shegeno inay somalia wada hadalkii diiday oo puntland ushaqeeso horta puntland waxay ka mitahay somlia sidaa adiguba uga mitahay macnaha somliland mideeda kale UN miyesan ahayn kuwa road mapka tagersan oo qarashka ku bxiniaya dastuurka somlia losamenayo way ku jiraam isimada ka socda dhulki la isku oran jiray british somalia oo cid walba leh samaroon hartiga waqoyi iyo isaaq marka aduunku ma isaaq danahisa buu ka shaqenaya mase somali oo idil kkkkk macnaha maka dhaadhacay hadii dastuurkan la ansixiyo wax wada hadal la yiraahdo ma jiro somaliana waa somalia aduunka ama westrenka ama UN ama african union waxay tagersan yihiin shirka ka socda somalia, waxii faaana iyo waxii riwayad ah waa mesheda, midkan boocame wata beesha uka dhashtay ee dhulbahante ayaan waxba laga weydiin iskaba dhaaf somaliyee WB towfiiq
kkkkkkkkkkk meshi shinamo ayaad ka dhigteen lol waxan soo xasuustay caruur nimadi anago dhahna aabe anigu nacnaca ihorsiyey ID lagu gelayo shirka qof uun baa lagu bilabi laha walahi cidan reer tolkayga ah weyka taala eelaydi tuugsan jirtay ayaa maanta qayba badan uu arkin qofki id card la horsiyo maanta hogaanka barlamaanka somaliya isku heystaan ayagi waxani wax lagu faano ma ahan ee bahdilka aad isku samenesan iska dhaafa mideeda kale dadku waxuu wada ogyahay saxiixayaashi road mapka inaydan ku jirin sidaase tahayna aad ku farax san tihiin card baanala siyey mideeda kale website yada kale ee somalida nilikama xuso waxaa muuqata inaydan siyasada somalia aydan qayba badan ugu fadhin aad baan uga xumahay
idoorku hadii uu soomaliland uyaqaano burco iyo hargaysa dee iyagaa iskalehe ha goosteen anigu waxaan umalaynayaa saas bay ujeedaane waynu fahmi la,nahay ileen ninwaalan uun baa sheegta dhul aanu lahayne an igu saasban ufahmay hadii kale murqaankii ina cabdulle xasan sheegay baa dhab ah oo uu lahaa idoor marduuf jaada haley waa maqruun falane markaasuu malaa,igaha iyo maxamed caayaaye.
http://www.youtube.com/watch?v=hE2Kxe7brY0&feature=player_detailpage
odaygan isaaqa ah daawo bal
Garoowe Mee? kkkkkkkkkkkkkkkkkk bisadihii iidoor ee qaylin jirey meeye? kkkkkkkkkkkkkkk Khaatumo Allah mooyee cidina ma hor istaagi karto, Siilaanyo iyo Faroole baroortu way idiin furan tahay.
Garaadada Khaatumo noolaada.
Khaatumo hore haw socoto.
ssc- citizen
saaxiib siilaanyo wax uu kaa haysto maleh ee iska amaan gali. ka maanta kaaga fadhiya inaad wax noqoto waa faroole. kolkaa intaad xumaan doon doono isleedahay iyo aflagaado waxaa ka fiican adoo iska aamusa.
siilaanyo wax uu kaa cunay ma jirto waxna kaagama fadhiyo kolkaa waxaad siilaanyo ku haysataa soomaahan dhulkiisa iyo dowladiisa. somaliland adaa saxeexay waagii hore diid ama yeel waana fact. kolkaa maanta anagu sheekadaasi hada kuma jirno ee waxaanu iskaga sii jeednaa sidii aanu deegaanadeena macdanta iyo khayraadka ku duugan ulasoo bixi lahayn. sidoo kale ismaaciil cumar geele waxaan u balan qaadnay in aanu wax ka siinayno khayraadka kasoo baxa gayiga somaliland. isna saasi darteed ayuu favour iigu samaynayaa.
kolkaa hadii tfg ku aqoonsan wayday sidoo kale ay shirkii muqdisho kuu diiday caradaada hakula dul dhicin siilaanyo ee waxaa taasi u galay hawl waa maamulka garoowe oo ahaa kii carqalada ku sameeyay wadahadalkii somaliland iyo tfg wada yeelan lahaayeen. wax muqdisho lagaaga soo diiday oo aasaaskeedu ka socdo garoowe hakula dul dhicin siilaanyo iyo beesha reer shiikh isxaaq waxaad ku qabsataaba waa gardaro huune.
wax meel kale lagaaga diiday in aad inagu eedaysaa waa gardaro.
caawa ilma abtiyaday xanaaq isma hayn karaane waan iska kiin dayni. iska nabad gala. yaah. neeftu si xun ayay idiin haysaaye caawa waan idinka qaleeyee isqaboojiya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
dooxa mudug
waa runtaaye dee aanu ka qalayno. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
baazuukaha aanu labada gees kaga hayno illaa intay afka is darayaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adna garoowe kaga soo qaad. anna galbeed ayaan kaga keenayaa baazuukaha. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
maasha’allah waa illaahay mahadii kii kaxayoow naftaada waa meeye ciyaalkii cuqdadaysnaa ee lahaa waa loo diidaykkkkkkkkkkkkkkkk caawa albaabada ciil hala ceshadaan weliba kuwii taleex media warkeeda rumaystay way la go’day maantay ku heesyaan beeni raad haha beeni raad maleh been allow run ma moodnee
khaatumo allow dhawr
garaadada allow dhawr
ASC WR WBT, Cali dhuux alle haw naxariistee ba mar uu reer tolkii la hadlaayey isagoo mucaarada lahaa markay maqli wayeen maan afkaygaba haysto kuligood hays raaciyee, hada
BOOCAME CEEL KA, hadaan dhaho reer magacoodaad qof ku caayeysaa MIDGAAN MUDUG, waa ceeb mana haboona , dad ka inta wax ku siisa iyo inta wax kuu sheegta, inta wax ku sheefta yar ,hadad nin weyn tahay dhiiqad dabaalanaysaa ee isa sax,
Wasiir xoosh oo sheegay in iidoorku isimadoodii joogaan qaarna xijaabo ayagoo huwan soo socdaan raxanreeb.com kkkkkkkkkkkk
Allow dhowr Khaatumo
Kii ali baa ku matagaya meesha ala maxaa naqas kabaxaya dee iyamahan buu tuuladii dhoqoshay ku maqnaa
dheerre khatumo
darwiish waa lagu salaamay inaadeer daacadi mahungoowdo waataa maxay
saleebaano weli iswada haysta khatumo kaadhkii laguddoonsiiyey
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkalaaaaaaaaaaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
labadii maamul kusheeg laydhkii baa kabakhtiyey markii dhulbahante kabaxay
alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
MAASHA ALLAH FALILAHIL XAMDU,
Ku quuso qudhaanjooy niicdaba ha dayso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
MA MARKAY DHANAANATAY BAAN KUU DHULBAHANTEEYEY ! LOL
Salute to our heros Garaad Saleban,G.jamac, Ugaas C.lahi, G. Jamac.
Long life khatumo state.
Faroole welligiiba tuugbuu ahaa xaasda oo cuqdadi dilootey ,waxaa bangigii ganacsiga cismaan xaaji uga eryey tuuganimo iyo been wlhi waa arin dhaba.
Maxamuudow alle aamin ma iisho xaquna dulmiga wuu dumiyaa insha Allah dadbadan cashuur waalaga qaadayaa sidii dhici jiryay.waana waxay lawada qaylinayaan qolyihii hareeruhu hadaan sidinii buuraha laydinka daadin ,madaxana laydin balaadhin guuuul iyo midnimo khaaaaatumo state of Somalia.
AFSABIIL
farooloow libtaad dooneysayiyo laxawgii beenoowye
afka ligisa waataad lahayd waa luggoayaane
rag lilaahiyaad damacsaneeyd inaad lalooshaaye
waa digii laxaadsiga ku koray lebiyo dhaadheere
is laalaadiskaagii miyeey laani kula ciirtay
lafta dheer miyeey kaa jebsheen laabata hoose
iminkaad lukowleynasaa laangadheeyn socode
nin ladaabtay xaraan marbuu labanleg doodaaye
hadeeraad laliicliicaysaa lur iyo laandeere
halka leebku kaamuday bal dhoowr laayac nimadaada
waa taad libaax doonataye loow makaa jebiyey
intuu laabta kaasudhay cidiyo geed makugu laalay
sow luqunta kuma gooyninoo kumana laadlaadin
laankuruusar baad baayac tidhi amase liisaane
haddaad loori doondooneysaa laydh la aan gudae
sida labada naas riyaha leban makaakeeney
labeentii lagaa tuujiyaa laacaysoo dihine
ha leefleefo iidoor adaa laaska soo tubaye
VIVA KHATUMO SATE OF SOMALIA
cali
odayga aad tiri waa warsangeli sida aad adigu hadalka u dhigtay waa ka duwan thy
wuxuu yiri dhulbahante sanaag waa leeyahay laakiin waa lala degaa markaa macnihiisu waxaa weeye anagu aanu mansab ku raadsanee noo daaya sool iyo cayn baad leedihiin oo idiin gaaree…dhulbahante sanaag inta uu ka dego xaq buu u leeyahay inuu sheegto ceerigaabo ,jiidali fiqifuliye awrboogays ,biyo guduud ,ardaa,dhaxamo,damala xagare dhulbahante iyo dhul baaxad weyn oo aan dhisnayn beero.banan,buuro , xeeb intaba markaa cali dhareer dhul ninkiisaa leh odaygana waa doqon iidoorba waa sheegtaa sanaage muxuu uga masayray dhulbahante ay weligood wada deganaayeen ,ceerigaabo dhagaxii u horeeyey nin dhulbahante ahbaa dhigay sidaa ula soco yaa afkanoole
ahmed, walaal ruuxaad u jawaabtay uma qalanto jawaabtuye haw bixin waa qof dumara oo jecel nin majeerteena
reerkaa tolkeena oy mustaqbalka rajaynayso ayaa calfihii kaga dhamaadeene,ala haw sahlo nimankaa ay jiif & joogba ku seegtay ee Mohamed Harti.
Majeerteenku meel kasta maysku khilafayaan xitaa meelaan xaafadooda ahayn waaba yaab fac weyn. reerkaa tolkeena kursi & jago doon baa wax loogu qabtay haday wax kasta helaan isim nimadina miyey isku qabsadaan kkkkkkkkk ileen anaga balaayo aragnay ilaahay idin hanuuni.
Guulaysta oday dhaqameedyada soomaliyeed intii diintooda wadani nimada dalkooda umadooda masiirkooda Jecel
Khaasatan kuwa reer khaatumo state si khaasa ayaan ugu hambalyaynayaa noolaada Guuuuuuuuul..
Dooxamudug alla maxaa nafku haysa waxaa dhiig laga qaadey oo runa in ilma harti xagga aabaha mj waad Kudhadeen markaa waxaa lasameeyey si loo qanciyo waxaa looyeedhay daroodkii kale oodhiig laga wada qaadey mar labaad bey daaqada kabaxeen .dooxow arintaasi waa dhabe cagadhigo hadii kale keenaynaa siday u dhacdey iyo ogeyd.
Khaatumo 2 meel wacan baad kaga soo hadhay idoor. Waa run inay mar yuhuud sheegteen.
ali
bes sxb kadsaa hadaba tolkay dhago malaha , dhagaha ay wax ku maqlaanaa waa
BAZOOKA , markaa dee kadaa isugu darri mayno BAZOOKA & hadal wax tar leh !!kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
PUNTLAND4EVER
MIDGAANKA MUDUG
adeer isdaji meesha SACAD lagaa carari maayee
waxaa kuu wacnana lahayd dad kaa tashaday intaad dba ordasid in aad xal u raadisid cumar maxamuudka sacadku mudug ku gumeeyo
ilaahy baa LEELKASE kugu bixiyey
ee habeen uma aad hoyateene ogoow
DHABABACADA KHAALF LEELKASUHU dhowran kariwaaye
waatay dagaalka u dhigteen laysku dhuunjaraye
dhalad waxaw ekaateen malaintay dhaafiyeen mudug
DHARAAR IYO HABEEN GAALAKCAYAYA KUGU DHUFAANAAN
waryaa bahdil nimo meelaad ka gaadheen waxaad gaaadheen in aad xitaa
waxaa dhacday xitaa in aad cuqaashiin na intaad idinku dishaan tiraahdaan SACAD baa dilay aad dad ka ugu sheekaysaan
wallhi gaalakcayo anaa joogay 2008
INA JAAMAC BIIXI intii isla reer maahdkoodu dilay
sababata loodilay na waxay ahayd intuu cuqaasha cumar maxamuud isugu yeedhay buu yidhi aan wax iska celinno kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kadib na waxaa la gaadhay go aan in kla khaarajiyo ……………………………. saasay wax u dheceen hadaad dhego leedhay iyo hadii aad walantahy ba dhooroow
marka adeer kuwa aad saas uga baqdiid iska celi khaatumo kudaysaye
MIDAN MUDUG ……..
inkastood dhamays sheegato iyo reerka lagu dhaato
waxaa tahay dhukaan lagu salladay dhagagha daaroode
dhuug iyo kaneecaa tihini laysku dhibayayae
marka ay dhimbiiluhu qarxaan siima dhiiranide
DHIRBAAXADA SALEEBAAN QUDHA BAAD DHAB UGA YAACDAANE KK
dhalinyariyo waayeel markuu dhamac ku leefsiiyey
waa taad dhacdiin nii qabiil uga dhaqaaq deene
dhoobay baa la geeyaa hubkaad idinku dhiibteene
HALKA ODAYADIIN NII LA DHIGAY WAAN KA DHIDIDDAAYE
dhgaraar iyo habeen gaalkacayay kugu dhufaanaane
Waar ninyahow isaaq waa waashay dhulka ay ku doodayaan shan qabiilbaa dega isaaq maahee intakale ma.ogola inay soomaaliya ka go.do.reerkan ma murqaankaa waxan tusay mideeda kale isaaq wax sharafa kuma leh dhulka soomalidu degto waayo xiligii ingiriiska iygaa midiidin u ahaa oo u daba dhiwi jirau marka la eego dawladii soomaaliya eithobia iyagaa iyagaa shaqaale u ahaa teeda kale waa qabiilkii soomaaliyeed ee yuhuud sheegta markaa nimankaa dhulla waxba kuma leh ee halaga raro waad mahad santihiin khaatumana ma ihi taa hala ogaado
ali bacaac waad iskahadashay oo waxad wayday meel aad naqaska iskagasiidayso uu ina buureeqa kugeliyey balse waxad ogaataa soomalinimada sanka waadgagatolantiniin habaarkaaguna adiga iyo inta kula feker ah hakudhaco
tankale cayn afkaaga huurada leh kajeedi waa ragii sida bilasharafta ah dharkagaaga dhigaye kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ma ilawday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ali marba meel wax kasoo copy garee xaqiiqdu waxay tahay 4mounths defeat 21yrs hadaad caqli leedahay Su,aashaas jawaaab.
Aliyow anigu sidiina sheegasho iyo waxaan jirintoona xagayagga ceebay ka tahay sidiinana riyo kuma noolin iyo wey dhaqaaqdey ,xaqiiqdana iidoorow aad baad uga fogaateen oo wuxuu ictiraafkii idinla marayaa inaad mahiga gabadh siisaan subxaanalaah.
ahmedow
sii wad beenta hada waa kii iminkuun lahaa sanaag waxaa iska leh dhulbahante. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tiiyoo xaqiiqadu tahay in sanaag bariga uu dego warsengeli galbeedna dego isaaq. haye
wado beentaada waad iska ooyaysaaye intaas miyaa ku bogsiinaysa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Fadlan waxan ali wata yaan loo jawaabin. Wixii ujawaabaa ka daran. Waa nin wareersan. Oo fashilmay 21 sano. Fadlan yaan loo jawaabin. Viva khatumo
su aasha aan idin waydiinayo waatane maxaad ka yeelaysaan cayn estate of somalia oo ka go’day khaatumo estate. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma dagaal baad ula tagaysaan mise wax kalaad yeelaysaan. ninkii qaran dumis isku daya ilaah baa dhan kaga keena.
anigu qaran waan ahay waxaanan haystaa daliil taasi oo qeexaysa in ay somaliland ahayd dal jiray oo dal kale la midoobay maantana ku gaadhay go’aan in uu qarankiisa lasoo noqdo. inkastaan afti loo galin midowgaasi oo umada si juujuub ah halkaasi lagu geeyay taasina ay mas’uul ka ahaayeen xisbigii la odhan jiray SNL. sidoo kale aanay dad badani kamay qayb galin aftidii 26 june oo u badan beesha dhexe taasina somalia gacanteeda way ka saaraysaa sheegashadii dhulka jamhuuriyada somaliland.
sidoo kale shantii beelood ee waqooyiga wada deganayn 4 kamid ahi majority ayay somaliland ku taageereen codkooda 99% halka mida soo hadhay ay kala badhkood somaliland yihiin waana beesha harti dhulbahante iyo warsengeli iyo ugaaslaawe. kolkaa daaqada ayaad ka siibateene iska soo noqda huunayaal. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waan ka xumahay inaan aad idiinka nixiyay oo aan idiinka cadhaysiiyay waayo facts ka kuwii necbaa baad tihiine dee ma idin siiyaa xoogaa maaweelo waydinkan fashilmaye. muqishona markalaa la idinka soo celiyay oo albaabka wajiga lagaaga xidhay. sidoo kale maamul kale waakaasoo hoos baxaye.
dee caro aad ah baa idin haysee xoogaa heeso somali iska dhagaysta oo iskuna maaweeliya riyadan aan idiin galayn meelna. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waad arki ayaan dhow ali khaliif oo leh towba waxaasi kol dambe ku noqon maayo somalilandnimadana waan kusoo laabtay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Guul khaatumo,runtii qolyihii hareeraha naftaa guraysa oo waa dhuunyeedhis waxaase kaba siidaran kan qora webka taleexceebays oo beryahan aad u dawakhsan maxaa matag ka dareeraya haduuba yidhi dhulkii dhulbahante ee gobalka sanaag wersagelibaa leh.wallee ragbaa helay guuuuuuul iyo gobanimo khaaaaaaaaaaaatumo state .
ahmedow
adigu sheegashadaada iska sii wado waxaad isleedahay kolkaad aragtay inaad fashilantay. despute la gal warsengeli oo ah beel nabada jecel sidoo kalena isaaq ood afxumo la hor joogto. waxaad tahay nin gabalku usii madoobaanayo kolkaa naftu waxay ku gaysay isaaq iyo warsengeli ood despute war iskala dhex mishaaxdo. beelina kaa siisan mayso. beeshaasina hadaad despute ula tagto si toos ah ayay aniga iila xidhan waayo labadeenaba despute ayaad isleedahay nalagal lagaana siisan maayee iska ooy. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waala ogyahay who lives in sanaag majority dhinaca bari waa warsengeli dhinaca galbeedna waa garxajis iyo habar jeclo. ceerigaabana waa mix. adna tuulo yar baad ku leedahay sanaag bari sidoo kalena waxaad ka degtaa xaafad yar magaala madaxda sanaag ee ceerigaabo.
intaas ayaa kuu quus ah. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Alaylehe Faroole iyo odayaashii uu u daabulay Muqdisho ceeb baa halkaas ka raacday..COSOBSAAN IS LAHAAYE CEEB BUUN BAA IGA RAACDAY…BI’I WAA INA CAMEYOOW GUULI KUU DHOWEYDAA..MA TAASAA KUU DANBEYSEY.ILEEN TALO ISUMA KAA SHEEKTO.
ALI WOODHAQOOW
dayaaxa dhac adiga iyo ina bureeqaba habaarka aad nala eeganeyso wuxuu
yidhi darwiish laba gole beri uu mid sidaa noo habaaray lahadlayey
HABAAR KAAD XILIGAN DHAAWATEE NAGU DHAR DHAAREEYSO
LAFAHAAGA DHUUDHUUBAN IYO LAHEL DHAFOOR KAAGA
cali woodhaqoow eey bukaa ku dhalaye reer buuhoodle afkaaga xun ee
dhibeeysan halagelin washeysiyahow
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
ISAAQLAND WELIGAA ISKU MAAWEELI 20 SANO KA DIB WAADIGAA FASHILMAY. QABIIL QARAN MANOQDO EE SOOMAALI DHINAC KARAACA, REER WAQOOYI KHAATUMA STATE AYAA MASUUL KA OO WAX LAGA WEYDIINAYAAYE. SHIRKA ISTANBUUL WAAD KU KHASBANTAHAY HADDII KALE WAA LAGUU SAXIIXAYAA.KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
SIIL-CAANYO WAA FASHILAN YAHAY.KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Viva garaadada sharafta leh. Viva khaatumo state: viva republic of of somalia. Viva the undisputed borders of somalia democratic republic. Viva mogadisho: wixii aaan intaa ahayn israel ha uguureen
khaatumo estate waxba kama jiraan weeye. khaatumo waxay u kala jajabtay cayn estate oo maanta lagu dhawaaqay iyo maakhir estate oo iyaduna hore u jirtay taasi oo ku kooban sanaag bari. kolkaa dacartii dhadhamiseene talo waxaa idinla gudboon kusoo laabta somaliland ama sadexdaasi tu ka daran ayaydun la kulmi doontaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
intaad islahayd somaliland kala qaybi bay balaayo ku heshay oo waadigaasi kala daatay. kolkaa taasi waxay cadayn u tahay in ay qaranimadu ka fiican tahay qabyaalada. kolkaa welcome back to somaliland.
mise shacabka buuhoodle idina ma xasuuq miyaad ula tagaysaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waakuwan aayahoodii ka tashadaye oo doortay maamul u madaxbanaan oo la yidhaahdo cayn estate. mise baryo miyaad ula tagaysaa ku diideene kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dayaxii idiin dhac ee iska soo dhiiba sheekada oo somaliland usoo laabta. cali khaliif galaydhna waa in uu somalilandnimada kusoo laabtaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ali bacaac
Waxaa la yidhi nin maahmaahay oo isku maahmaaha ayaa jira!.
waxaad moodaa in aad adigu iska hadlayso!.
wax burburay oo xaasid nimo iyo qabiil in laga dhigo wax dawlad u eg waa snm ta
iidoor.
habaaarakaaguna hoygaaga iyo hoostaada ma dhaafo.
ali caac
adigu ma internet baad ku ciil bixin huuno hadii filinkii SNM dhamaaday kkk wallhi waa yaab
waxaan maqlijiray NEEF GOWRACANI GEED KAAM WAABTO ………….
KHAATUMO HADHEELIYIN
boocmae ceelka
adiga waqti kuuma hayee iska seexo. somaliland way socotay hadii ay somalia diiday wadahadalkii weygan uu walaalkeen ismaaciil cumar geele yeelay ayaanu qaadaynaa. kolkaa adigu waxaan ku leeyahay good luck with somalia hadaad wax ka hesho. intaas ayay sheekadu kuugu dhantahay.
somalia waa iska puntland oo wax aan puntland ahayn uma shaqayso waanu soconay aduunkana waanu gaadhsiinay in ay somalia bilowday xasarad oo ay wadahadalkii si weyn uga hortimi. xitaa qaramada midoobay ayaanu u gudbinay case keenu sidaasi sahara western oo kaluu gaadhayaa africa.
viva somaliland republic. i diid ama i yeel somaliland way soconaysaa loomana joojinayo nin waqti lumis ku jira oo maamul beeleed ka raadsanaya goob aanu waxba ka helaynin weligiis.
somalia dowlada haatan jirtaa iyo ta soo socotaaba waxma kuusoo wado khaatumo weligeed la aqoonsan maayo waxaana kaaga fadhiya puntland. ama puntland ku daba jir ama ku daba meer somaliland laguu joojin maayo.