|

Warbixintii Kooxda HIG ay ka Qortay diiditaanka Faroole ee Dastuurka cusub oo Faroole cadeeyey,{Warqad Sir ah}.

Labo maalmood ka hor waxaa shabakadan caalamiga ah ee Horufadhi qaybteeda Dabagalka wararka ee Horufadhi Investigation Group,{ HIG}, ay soo daabacday in maamulka Puntland madaxweynahooda C/Raxmaan Maxamed Faroole, gebi ahaanba ka soo horjeestay dastuurka cusub ka dib markii uu diiday qodobada ku saabsan habka Federaalisamka oo markii hore ishaarayey kala goynta dalka haseyeeshee hada wax laga bedeley, markuu Mr: Faroole arintaas ka war helayn uu ka biyo diiday dastuurka cusub.

 

Hadaba kooxda HIG ayaa waxay si rasmi ah u heshay nuqul ka mid ah dhanbaal qaylo dhaan ah oo Mudane Faroole u diray bulshada caalamka , gaar ahaan dalalka daneeya arimaha Soomaaliya taasoo uu kaga cabanayo qodobada la bedeley.

Warqadan HIG heshay ayaa waxaa loo kala diray, Ergayga Q,M ee arimaha Soomaaliya Amb: Mahiga , Ergayga midwoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Abubakar Diara,  fududeeyaha arimaha IGAD ee Soomaaliya Lipurta Arap Kirwa,

Safiirka Maraykanka ee arimaha Soomaali James  Swan, Safiirka Ingiriiska ee dalka Soomaaliya, Matt Baugh ,wakiilka midowga Yurub {EU}. u qaabilsan Soomaaliya Georges marc Andre.

Waxaana waraaqdan lagu lee yahay in maamulka Puntland oo uu walaac ka qabo qodobo ku saabsan arimaha federaalka oo qaabkiisu uusan sugeyn habka dhabta ah ee federaaliisamka, iyo weliba arimo la xidhiidha Kahyraadka iyo doorka maamul goboleedyada ee arimahaas.

Waxana kaloo lagu sheegay waraaqda in tan iyo markii la saxeexay Road mapka, aysan waxba ka soo naaso cadaan horu socodka tubta nabada. Cabashada xoogeeda ayaa waxaa kaloo ay xusaysaa arimaha awood qaybsiga.

Kooxda HIG ayaa sideedii bishan ogaatay in Faroole diiday dastuurka cusub, waxaana waxii ka danbeeyey markii HIG heshay warkaas aan isku taxalujiney inaan maclumaad dheeraad ah ka ogaano xaqiijinta warkaas, taasoo hada aan akhristayaasha u soo bandhignay Nuqulkii dhanbaalkii uu Madaxweyne Faroole gaadhsiiyey bulshada Calaamka. Kooxda HIG waxay markastaba idin balanqaadaysaa inaad heshaan warar sugan oo idinka maqnaa.

Halkan ka AKhriso warbixintiii hore ee HIG ka qortay diiditaanka farooole ee dastuurka.

Hoos ka akhriso warqada oo afka qalaad ku qoran, isla markaana uu ku saxiixan yahay Emailka gaarka ah ee madaxtooyada iyo Madaxweyne Faroole ba.

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16134

Posted by on May 10 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

24 Comments for “Warbixintii Kooxda HIG ay ka Qortay diiditaanka Faroole ee Dastuurka cusub oo Faroole cadeeyey,{Warqad Sir ah}.”

  1. DHeere khatumo Power

    Afsabiile-faroole siyaasadii wuu ku fashilmay exTaxi driver kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hawiye Rejected Afsabiile-faoole
    isaq Rejected Afsbiile
    Raxanweyn Rejected Afsabiile
    Dhulbahante Rejected Fasabiile
    Marexan Rejected Afsabiile
    Leylkase Rejected Afsabiile
    Ogaden Rejected Afsabiile

    All Somalis Rejected Afsabiile lool

    Long live Khatumo state.

  2. kuluc
    garoweba waa joogaan jarmalku oo iska baashalaan , magaalana haday caasimad tahay waa inay caalaam noqotaa , kkkkkkkkkkkk tolkay dhuloos waxaay kusoo koreen bushka KKKKKKKKKKKKKK , duniduna waa dhaaftay siil la kantaroolo oo ladaba joogoo dhuloos uunbay ku hadhay oo naagaha ilaaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    puntland4ever

  3. Nacas W.M.S. halkee la soo dhigay websietyadu waxay ka qaateen Horufadhi iyo HIG, laakiin maad ku aragtid kuwooda may qaataan, midakale waraaqdani waa Official Statement. Taasoo kalena warbaahinta lama siiyo, dad beey ku socotaa Diblumaasiyiin ah. Nacasnimadii jaahilnimana ma kuu dheerayd, hadaadan jaahil ahayn iidoornimadada aamini lahay, markaasaad qaadan lahay Wiil iidoor Habrooyin.

  4. Waxaa iyadana xusid mudan qeybta uu Dr Taksiile leeyahay shir degdeg ah Mahiigod noogu yeedh oo noogu qabo Addis ama nairobi kkkkkkkkkk duli alla kubad. Waar maxaa helaya haduu yidhaahdo Boosaaso, Buuhoodle, Baydhabo ama Muqdisho noogu qabta shirka inta uu dalal aan xaarkooda ka aqoon oo dalkooda iyo dadkoodu mideysan yahay kuleeyahay na maamusha.
    Waxaasaa dad leader ku sheegayaan allaa kariim

  5. wiil maxamuud salebaan

    warqadan sir ma ahan ee waa warqad kaso baxday xafiiska madax weynaha puntland waxana lasoo gashay website yada oo dhan waxuna ku mujinaya in awood qaybsiga dawlada dhexe iyo mamul gobeleedka puntland usan si cad udhigeen dastuurka inuu ka hadlana waa wax awood uleyahay maxaa yelay waxuu ka mid yahay saxiixayasho road mapka lakin idnku waxaad ka tihiin marti ayagu iscasumay kkkkkk iskuna soo sawiro airport adan cade mesha idinku kaga fanesan ID shirka ayaa nala siyey faroole waxuu kaga doodaya awood qaybsiga dawlada soo socota marka waxaa kala tihiin kaaf iyo kala dheeri dr faroole waa awooda kowaad ee mamulada somalia ka jira waniki yiri dawlada somalia iyo somalilandma shiri karaan anagoon raali ka aheen meshana aynu joogin cidwalba wey ka dharagsan tahay sidee wax udheceeen nin mgaalo ududayoow yaa ku ogsoon waxaa su aal iga ah mamulki la yiri taleex baa looga dhawaqay xagee ku dabeyey kkk ma inla isku sawiro muqdisho airport kkkk away dalki layiri wala xorenaya kkkk mamulka ku sheega mahad canbaashe soo afjaray kkkkk reer buhoodlena ayka tashadeen kkkkk laguna fanayo shirka dastuurka baan ka qayb galnay oo aan waxba laga weydiin shirarki muqdisho garowe 1 iyo garoowe 2 iyo galkacyo lagu kala saxiixanayey kkkkkkk ceebi waa mida gundihina taala lol viva dr faroole oo aan cidna ujoojin hadalna labaqin cadkisana goosta noolow adeeer

  6. @Kuluc , hadaad tidhi dooro weynaha hablaha ha Dukhuulo, adeer kamaanan yeelin gabdhaha Isaaq waa hablahayagii , gabadh Soomaaliyeed nama kala xigaan adeer anaga ka dhacsanayna habluhu waa gabdhaheena.

    Weligeen yeysan ina kala xigin ayaa dila hooyooyinkood iyo xaasaskoodee.

  7. waxaad ka akhrisateen horseedmidea iyo puntlandi.com intaysan kuwaasi sooqorin maxaad usooqoriwaydeen inaad beenaalayaal tihiin mideeda kale waxaan aad soomad madoobayseen oodhami meesha kumaqornayne intooda badani waa jeebkiina kkkkk

  8. Warqada caacda ah ee Dr Taksiile af balaq qoray waxaa kasii qosol badan af english ka isku dhex yaacsan ee aan grammer iyo spelling aan loo miidaan dayin kkkkkkkkkkkk english taxi driver weeye ayaan u gartay ileen dr nin sheeganaya oo sidaa wax u qora lama maqale kkkkkkkkkkkkk
    akuye yaa Dr radii PhD da wada haystay ee Khaatumo uqora miskiinkan dhaha

  9. KELYA BUUROOW

    maalin dhaweydna waxaad lahayd anaa cabbee adeer haddaad soo kabatay
    afqadhmuunka nagala tag anagu kuwayaga nin xalaala oo aanu weliba ka
    hubinay nimaan ahayni shafsaari maayee kuwaaga ama jarmal gee ama
    itoobiya inkastoo aanan jeclayn in aan gabadh waxka sheego hadana adaa
    sidaa yidhi nina afkiisa lagama xaal siiyee laydha adeer libaane
    maxaad suaashaas aar gantaalan ka weydiin adaaba isku qiraye

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  10. aar gantaalan

    ninkaas jarmalka ah anigu ma garanayo waxaad u daba socotaan malaha iidoorka cay uga dhibaad isleedahay, laakiin runtii anigu danba kama lihi haduu naagaha somaliland oo dhan waso mar hadiiba ay naagaha yagoo dalkooda jooga lagu wasay oo aan cidina xoogin dee maba taal sabab ninkaas denbi loogu xanbaariyaa. runtii anaaba jecel naagaha jarmalka ah isna uma diideen haduu jantay kuwayaga who cares. iga wala hadadaas ayaan mid jarmala doonanayaa caawa waa weekend goob maqaaxi ku leeyihiin ayaa igu dhaw.

  11. AAR G (( LIBAAXA RUNTA AH ))

    muxuu yidhi oo kale

    codkiisuu hadlaa aar hadduu coodi loogsado e
    habeenkuu cashada deeqda helo camal higoodkiisa
    cartankiyo jibaadkaad wixii uu cunay ogaataaye
    aniguna caraad baan aqaan caawa oo kale e
    so and so
    ilaahaw godka kuu nuur darwiish halisa ayuu ahaa ma nin la ilaawaa

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  12. Waxaa wanaagsan in sidaas waayo Arag sheegay laga doodo hadalka meesha ku qor, isla markaana aan maduuca laga bixin, sida dadka Linkiyada soo turaya, markaa aniga waxay ila tahay Faroole inuu diidan yahay in qabyo qoraalka laga saaro waxii dalka dantiisa Lidi ku ahaa, ee markaas laga bedeley, waraaqdan uu u diray gaaladan kor lagu taxayna wuu ku khaldan yahay in badan, dana ugama jeedee dantiisa shakhsiyadeed ayuu ka arki waayey ama ka dhex arki waayey,

  13. @KUluc

    Ka waran odaygii Adeerkaa ee Garmal ka ahaa? Adiga ma isagaa Garmalka ku keenay?

  14. @Abwaan ID**R LAAYE

    Mid Khaatumaysan iga gudoon adiga iyo tolka Khaatumo meel kastay kala joogaan.

    Inaadeer habaar bay maciinsatay hadda oo kolay “House of cards” la dhisayay
    20 sanno iyo ka badan baa isku dhex yaacay xoogna wax tari waa maxaa xalku noqday? Qorya is marin KKK iyo Habaar xaydh loo marsaday KKK

    Abwaankii cuslaa ee beri dhowayd xijaabtay Naxariistii Alle Ha siiyo’e wuxuu yiri
    oo aan hubo inaad garanayso anigoon magaciisa sheegin wuxuu yiri

    Inkastoo kitaab iyo quraan la igu `kow’ siiyo
    Anay kibisi ii nooshahaan laasan kadabkayga
    Kabcadii horteed inaan dhintaa kaafka kuma taale
    Ha karaamo seegina habaar laygu kari waaye!

    Taas baan soo daliishanaynaa. Habaarka iyo hiifku xagooduu ahaaday inagu waa inagu difaac iyo midnimaddii Soomaaliya.

    Reer Khaatumo meel kastaad joogtaan, Ama Af, Adin & $$ sadexdaa ninkaan ka qayb qaadan sidaan horay u sheegay DNA Labs baa Khaatumo la keenayaa KKKKK

  15. NUURA CADDEEY

    inaadeer gabdhadhii aan abtiga uahaa ee NINA beryahan xagay ka dhacday ?
    (( ALAA YADKURHAA BIL KHEYR )) weeynij yaa khaaloo ?

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  16. wax ka jiraa ma jirto warqadan waana warqad kabkab ah oo inta biyo la muquuriyey la jactadiyey hadana la camcamiyey si aan loo kala garan inay tahay fake iyo inay tahay warqad saxa oo xafiiska madaxweyhana dawlad goboleedka puntland ee jamhuuriyada soomaaliyeed kasoo baxday,

    faroole haduu dastuurka diidanyahay maba jirto sabab uu uga aamusaa oo warbaahinta ayuu si toosa ugu sheegi lahaa in bahalkaai xaaraan yahay puntlanad na shqo ku lahayn,

    cida lakala garan la,ayahay dhan ay haystaa waa kastuumo oo marna leh dastuurku waa waxaba kama jiraan marna leh issimaa meesha noo tegay bahalka soo saxeexa kkkkkkkkkkk meesha hadaad u tagteen inaad soo saxeexdaan maxaaba laysku hayaa ee cali baysteen gacanta ugu jira laba saxeexye xitaa lama odhan in laga doodo waxa la yidhi waa lasaxeexayaa kkk.

  17. AAR G ( LIBAAXA) RUNTA AH IYO NUURA CADDEEY

    waa laydin salaamay weliba mid khaatumaysan bacda salaan beryahan
    ilma BUREEQA iyo ilma AFMUCBEELE habaar baa kasoo hadhaye ma
    godkoodii baa biyo ugu galeen???
    alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  18. Duuxa Iidoor

    Ma qosol gariir baa kugu dhacay? Ninkan Faroole xitaa isagoo khaldan buu khaladkiisa siyaasad iyo deplomaasiyad ku socodsiiya halka tiino qaylo iyo empty emotion ay ku salaysan tahay. Meesha uu siyaasadda dibadda ee Puntland 2 sanno ku gaarsiiyay 20 sanno ayaa SNM ku gaari kari wayday. Markaa in aad murugo la qososho oo ka bacdina aad is tiraahdo dabkii baxayaa dab lagu qabsadaaye “Reer mudug” noqo waa arin horay u dhacday. Waxoogaa emotional imbalance waa wax caadi ka ah meeshaad ka soo jeedo waana laga jecelyahay aduunka markaa SNM waa kuu cuntami wayday taas baa kugu khasabtay sheegashada PL.

    Arinta warqadda hadaan u soo noqdo, Faroole wuxuu doonayay buu meesha ku arki waayay awalna isagaa durbaanka u garaacayay hadana isagaa ka degaya anigu awal horaba waan ka soo horjeeday sida wax loo wado Faroolese tiisu waa daacad daro. Cidla inuu taagan yahay buu hadda u arkay.

  19. HIG long life……….isha siraha calaamka & qabqablayasha soomalida soo qufta…isha baxarka cadawgaa hoooos halkaa ka haya.

  20. HORUFADHI iyo qeybta baadhitaanka ee HIG runtii shaqo wanaagsan ayey qabtaan oo warar exclusive ah oo warbaahinta kale markay public uun noqoto ogaadaan ayey HIG heshaa taasoo Horufadhi ka dhigeysa warbaahin la isku haleyn karo xaqiiqdana u dhow oo sources fiican leh.

    Shaqada wanaagsan halkaas kasii wada

  21. @Waayo Arag

    Anigoo ku socda suaashaada ah “warqadda waxa ku qoran ma sax ba mise waa khalad” waa sidan jawaabtu: Warqaddu nadaam ahaan, u jeeddo ahaan iyo niyadda ka danbaysaaba waxaa ka muuqda shirqoollo fara badan.
    1. Warqaddu waxay ku socotaa dad ajnabi ah. Haddii aad ka cabanayso shakhsi maamul ahaan wuxuu xaq kuugu leeyahay inaad ugu yaraan ogaysiin siiso.
    2. Faroole wuxuu caddeeyay in maamulayaashiisa uu ka amar qaataa inay yihiin intaas kor uu ku xusay; waxayna muujinaysaa inaan talo faro ugu jirin.
    3. Wuxuu ku doodayaa Puntland lagama qayb gelin guddiyada dastuurka daadihinaya laakiin wuxuusan aqoon sanaynba ama shaqadooda ku haystaa D. Federaalka taasina arin sir ah maahee waa mid faroole horay looga bartay. Dawladu waxay ku dhisan tahay 4.5 Puntland inteediina way haysataa oo raysal wasaaraha dawlada shariif waa reer Puntland isagaana dastuurka wata laakiin Faroole waxaas oo dhan ma aqoonsana, tiisaa u cad. Waxaad ka fahmaysaa qodabkaas in haddii gudiyada Puntand kaliya wax lagaga daro in ay ugu dhan tahay ileen waa nin xaqdaro uun raadinayee. waxaa taas kuu cadayna qodabka hoose.
    4.Wuxuu sheegayaa in Road mapka ay 8 bilood ka hor ay ansixiyeen wuxuu ugu yeeshay “Somali stakeholders” oo uu ula jeedo Puntland, Galmudug, Ahlusuna iyo wixii la mid. Suaasha Faroole iyo taageerayaashiisa kusoo noqonaysaa waxa weeye Stakeholders ka Somalidu ma gobolada waqooyi Bari iyo Galgaduud baa?
    5. Waxaa kale oo ka muuqata qoraalka Faroole baqdin uu aad uga baqayo qolyaha reer galbeedka ee uu ka amar qaato; waxaana halkaas kaaga soo baxay gabaygii gabadha carbeed ee ninka fulayga ahi qabay una xoog sheegan jiray ee ay “??? ??? ? ?? ?????? ????? = Aniga waa ii libaax goobta dagaalkana waa gorayo” Faroole markuu Fadraalka arko waa soo qolob dhisanayaa, markuu nimankaas saancaddaalayaasha ag joogana dee waad aragtaan waxa baqdin ka muuqata

    Isku soo wada duuboo Faroole caadadiisu waxay noqotay “wixii aan watona waa wixii saxda ahaa wixii kalena waa badda ku dar” AASE LA TAHAY BOOWE

  22. waa u hambalyeynaaya HIG shaqada ay qabatay oo ah inay heshay war aan saxaafada soo gaarin ama loo soo bandhigin
    hadaan warqada uu qoray Madaxweyne Faroole u soo laabto, waa arin xaqa oo sax ah waxa ku qoran, waana in Dastuurku cadeeyo faa’iidooyin ka states ka iyo federalism ku kala lee yihiin,

    F.G dad ka comments ka dhiibaya iyagoo dowlada puntland madax iyo shacab caayin, iyagoon HIG iyo Horufadhi.com caayin, warqada waxa ku qoran ma sax ba mise waa khalad haka bixiyeen comments with reasonable ah.

  23. Kooxda HIG ee Miisaanka Culus waa Koox ay aad uga cabsadaan hogaamiyaal fara badan oo Somali ah. kkkkkkkkkkkkkkkk the New Wikileaks Of Somalia

  24. Mashaallaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah, waan farxay runtii, waa horumarka shabakadani gaadhay warar keeda sadex beri ka dib ayey warbaahina kala helaan, kooxda HIG waxay noqon doonaan CID da Soomaaliya mustaqbalka, dadkaas ayaa macluumaad laga heli karaa. waa in dalkeenu markuu horumarka gaadho kooxdan laga raadsadaa xigo inooga cayaara dalalaka caalamka oo inoo ogaada shirqoolada ay inoo maleegayaan……….. Viva Hig, well done and well do,

Leave a Reply

Recently Commented

  • ciise: afku xoogle waa laga tegiyo–arartii beeneede haddii aad itaal leedohoo–aarmi badan hayso waxba hay...
  • ciise: inay wax xoreeyaan iska daaye wallee maato caana leh baa laga dhigayaa afar inan oo reer daahir ah baa ku...
  • kuluc: ninkii jiray wuxu yidhi yadoo aan awalba xanuunsanayey baa riyi igu sii joogsatay kkkkkkk pintand yadoo awalba...
  • geesiga: reer buuhoodle intaad ka hadlaysaan taleex iyo holhol, laascaanood baa ka sokaysee xoreeya hadaad wax isla...
  • geesiga: labada ninba waa qabyaladayste ah midna waa caayey qofka dumarka ah kan kalena waxuu yiri waan ka xumahay in...