|

Daawo ka hortagaysa HIV ga oo laga soo saaray dalka Maraykanka.

Guddi khubaro ah oo la taliya dowladda Mareykanka ayaa isku raacay daawo dadka caafimaadka qaba la siinayo si looga dhowro in ay qaadaan HIV.

Waa markii ugu horreysay oo ay sidan yeelaan.

Daawadan oo la yiraahdo Truvada waxaa la siinayaa dadka khatarta ugu jira in ay qaadaan xanuun sida ragga isla seexda iyo qofka xaaskiisa ama seygeedu uu qabo HIV.

Tijaabooyin ayaa muujiyay in Truvada ay dhimi karto khatarta qaadista cudurka boqolkiiba 90.

Laakiin khubrada qaar waxay leeyihiin khatar ayay u leedahay caafimaadka.

Daawadan waxaa hadda loo isticmaalaa in lagu daaweeyo dadka qaba HIV.

Laakiin hadda hey’adda dowladda u qaabbilsan ansixinta daawada, ayaa laga sugayaa in si rasmi ah u oggolaato in daawadan ay qaataan dad bed qaba.

Dalka Mareykanka, konton kun oo ruux ayaa sannad kasta laga helaa cudurka.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16190

Posted by on May 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo ka hortagaysa HIV ga oo laga soo saaray dalka Maraykanka.”

  1. ”ragga isla seexda” maxaa laga wadaa hadalkaaas???

  2. Cudur land maxa laga sheekeya daasadodi yarayd baa burburaysa iyagaaba isku handaraabane reer khaatumo nahaadanu nahay calan baa noo taagan odayaashi isaaq na waa la gudonsiiyay card kii ka qayb galka dasturka khasab baanu somali idin kaga dhinay waa inad noo abaal gudaan ileen xaq baanu idin ku leenay oo somali oo laydin ka saray baa khaatumo idin ku so dartaye iidor fowqal idoor ileen damero abaal maleh

  3. salaamaad, dee xagga caafimaadka ka sheekeeya kastuumo iidoor ayuunbaa cudur dilaaya idinku noqdayekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Layla: Marna waa pint marna waa khatumo odayashan wareersan marba meshii dheri lagu kariyo ha taganaan, mowqif maleh,...
  • Darbisamaroon: Waxan waa iska fadhikudirir iyo waaqica ka jira dadka Somaliyeed dhexdiisa doodan waa iska...
  • Layla: j/s ha sameysteen garaad cusub oo 2da garad ee hagryasa jooga ka madax banaan waliba aan aheyn walalkod Madama...
  • Layla: Okay, Mo
  • Mo: Walaale Layla, Wuu joogey laakiin Illaah mahadii Garaadadii halkaa fadhiyey Khaatumo State wax aan ilaa hadda...