|

Ururka Dhalinyarada Khaatumo ee Muqdisho oo maanta lagu Yagyeelay Xamar,{Sawiro}.

Urur dhalinyaro oo cusub lana magac baxay ururka Dhallinyrada Khaatumo ayaa Maanta looga dhawaaqay Muqdisho, iyadoo isla maantana loo doortay guddoomiye cusub oo hoggaamiya Ururkaasi.

Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay xarunta ururka dhallinyarada qaranka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen boqollaal dhalinyrao ah oo ka soo jeeda deegaannada maamulka Khaatumo, mas’uuliyiin ka socotay maamulkaasi, Salaadiin, mas’uuliyiinta ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed,  iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabtay xarunta ururka dhallinyrada qaranka Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Ujeeddada kulankaasi ayaa aheyd sidii loo magacaabi lahaa ururka horumrinta dhalinyarada Khaatumo ee “Kheyda” isla markaana loogu dooran lahaa guddoomiye cusub, iyadoo munaasabadda ay hadaallo u badnaa dhiirigelin iyo bogaadin ka soo jeediyeen mas’uuliyiintii ka socotay maamulka Khaatumo oo uu ka mid ahaa Maxamed Ducaale Cabdi oo dhinaca Amniga u qaabilsan maamulka Khaatumo kaas oo muujiyay sida uu maamulkiisu u taageersanyahay dowladda KMG iyo qorshaha ansixinta dastuurka,  isagoo ku dhiirigeliyay dhallinyarada in ay gundhig u noqdaan raadinta midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed.

Muddadii ay socotay munaasabaddaasi ayaa lagu soo bandhigay suugaan ka tarjumeysay qiimaha ay bulshada u leedahay wadajirka iyo midnimada, waxaana halkaasi ka soo jeediyay Abwaan Maxamed Cabdi Faarax “Looyaan”

Intaasi kadib waxaa la gudagalay in loo codeeyo musharaxiintii isu soo taagtay xilka hoggaanka ururka horumarinta dhallinyrada Khaatumo,kuwaas oo ahaa ku dhawaan ilaa Shan xubnood, iyadoo musharax waliba uu soo bandhigay waxqabadkiisa mustaqbalka haddii la doorto.

Doorashada oo si deggan oo aan buuq laheyn ku dhamaatay ayaa waxaa ku guuleeystay in uu noqdo guddoomiyaha cusub ee ururka horumarinta dhallinyrada “Khaatumo” Aadan Maxamed jaamac oo ku magac dheer “Abuu walad” waxaana isla markii lagu dhawaaqay natiijada isqabsaday mashxarad, sacab iyo sawaxan, isagoo guddoomiyaha cusub uu u mahadceliyay dhalinyarada iyo mas’uuliyiintii ka qeybgashay xafladdaasi wuxuuna hoosta ka xariiqay in uu mudnaanta siin doonto mideynta dhallinyarada Khaatumo iyo in ay qeyb ka noqdaan ururka dhallinyarada qaranka Soomaaliyeed oo maanta xaruntiisa lagu qabtay doorashada.

Si kastaba ha ahaatee dhalinyaradu waa lafdhabarka bulshada waxeyna gacan ka geystaan barnaamijyada horumarineed ee dalka, iyadoo magacaabista ururkan iyo doorashada hoggaankiisaba loo arko in uu horseed u noqon karo mideynta dhalinyarada Soomaaliyeed si looga baxo dhibaatada ka jirta dalkeenna, inkastoo ay xusid mudantahay taariikhdii wanaagsaneyd ee dhallinyaradeenna Soomaaliyeed ay ku soo hooyeen neecaawda xornimo ee aynu maanta heysanno.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16151

Posted by on May 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Ururka Dhalinyarada Khaatumo ee Muqdisho oo maanta lagu Yagyeelay Xamar,{Sawiro}.”

  1. sawiradanaad arkaysaan waa sawiradii laga soo qaaday dhalinyaradii khaatumo ee dooranaysay gudoomiya\ha cusub

  2. dooxane+alpha
    waan ba yaabay majeertankan dhuusada haya ee isu jiibinay aar ma anagaa ah nin wax cawrya afka miyaydaan lahayn mis ewuxu waa caruur hurdo kasoo toostay ordoo waxan aad isku qancinayssaaan intaad iska daysaan taariikhda dib uraaca
    nns waa hadaad soo qaaday waxay ahaayeen kuwiiii jameerteenka biyahay usumayn jiray waan idin ognahay inaad cuqdadii la bugtaan oo aad caruurtiina ku korisaan mareexaan iyo dhulbahantaa beri ina wasay kkkk adeer calooosha maydha dee idinkaa galabsadaye
    marexan iyo dhulbahante waa labada reer ee soomaali hogaamin kara marna wasi kara kkkkkkkkkkkk
    10 sano ayaan janno afka idiin gelinay 1969-1978 markaad nimcadii xejin waydeen illeen midgaad tihiine sun baan idiinku bedelnay
    kkkkkkkkk walaahy ninka ka sheekaynay kacaankii iyo hawlihiisii ee majeerteen waa nimaan wax ba ogayn kuwa wax garanayaa afkay ka dhawraaan (af dab yiodhi ma guban)

  3. Mashallah khatumo state allow dhowrn .cadowkena allow naga qabo meel walba ay joogan.

    War kuwan xanuunsan o snmta ah maxa kagalay muqdisho hadii nalagu kufsaday iyo hadiikale .danihiina raacda. Sidiina o kale langaab cuqdadeysan manihin waa nala xasuuqay ku dawarsada . Wax walbe oo nagu dhacay somaliweyn ban la qabna orda dufka iska tira iidooryahay

  4. elena khaatumo citizen

    waa inigaa durba waqooyi iyo koonfur isku xidhaya .. ninkii hadlayaaba ha iska hadlee khaatumo way hana qaaday it is all about less talk more work…

    viva Somalia

  5. maansha allaa. ilaahow dhowr KHAATUMO YOUTH MOVEMENT

  6. Alpha female ina siil-yaanyo NSS hadey garacyo katagtay Hargeysa iyo Burcey buuxaan kkkkkkkkkkkk waligaa wax kugu soo noqonaya lama dhaho aduuntii jamaame laga kenay ayaa xitaa reer siil-land ka dhargay iminkana German iyo oromo ayaa porno hargeysa kaaga duuba sidii shalayba kacaankii barakaysnaa kugu sameeyeen kkkkkkkkk
    Bal Ina habar gus jeclo iminka kawaran caafimaadka ileen adoo garacaa sheeko garrac noo bilaabee

  7. Dhalinyarada Kastuumo kulaha, war isla yaaba ina gumeedyadaas waa wacaladii USC, war habrahaas xooga lagu xalaaleystey oo ina Dafle iyo qurjirihiisa NSS ka carareen ma kula egyihiin kuwo faraxsan? iga rumeysta waxaan nii shegayo waa arin aan xog ogaal u ahay. Naagihii ugu badnaa ee 90yadii Xamar lagu kufsadey xoogana lagu guursadey waxey u badnaayeen dhulmahante qurjire kuwa ku xigey waxey ahaayeen Jalayaashoodii mareexaan ilka yar, waana isla labadaa qolo kuwii xasuuqa ugu weyn Xamar loogu geystey Afweyne intaan la badbaadin ka hor iyo ka dib. Waxaa tusaale kuugu filan odey lagu magacaabi jirey Prof Abyan intuu yiri “wadhaf walaalahayga somaaliyeed ee usc ayan nabad kala hadlayaayee isuga inta ak47 lagu shaandheeyey qosyskiisiina laga dhigay kuwo betari laga buuxshey iyo kuwo wacalo madmadow lagasoo tuurey oo waxaaba lagayaabaa kuwa imika meeshaa ka muuqda ineyba kamid yihiin kkk alow dulinimo hana badin dhulmahante qurjire waxey noqdeen duul meelwalba katuugsada wacalna ku reeba, degaankooda iyagoo wax uqabanaya arkimeysid intaa deegaano aysan laheyn ayey dhisayaan nagahoodna meelkasta eyey qabiilada soomaali oo dhan caruur ugu korinooyaan, ina gumeedyo miidhan iga dheh kkkk

  8. khayr cabdi garaad shirshoore

    Viva khatumo.

  9. JANADA SSC
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waayahay waa balan

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  10. AARAN LAAYE
    Kkkkkkkkkkk gabadha ka farxi oo maalintaa lacag haka dharagto 18 May maalinta nadaafada iyo qashin ururinta Khaatumo State.
    “Inta qashinku kuu jiro buu cudurku kuu jiraa” hayada Bisha Cas ama ICRC ayaa ayadu maalinkan nadaafada si wanaagsan uga qeyb qaadata goboladeena

    viva Khaatumo State

  11. KILWE IYO JANADA SSC

    aad iyo aad baan idiin salaamayaa maalinta 18 may ana gabadh guriga ka
    shaqeeysa waxaan u sheegey in ay maantaa nadaafada laban laabto lacag dheeraadana ay qaadaneyso oo isla maantaa lasiinayo ee aan bisha lala
    sugeeyn waxay tidhi ma cidbaa imaneysa waxaanu ku nidhi maya e waa
    maantii nadaafada gobalada khaatumo, khaatumana way taqaan ok ok
    bay tidhi loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  12. Dhaqancelis duur horboode xaabsade horjooge muuse biixi iyo kuwo la socday oo ceebtii ugu weynayd kaga soo dhacday safarada maraykanka ku leeyahay dalka jabuuti ka dib markii loo diiday visa dalka maraykanka iyadoona loo sheegay inaan usa dhexdeeda waxaas oo kale laga ogoleyn waa maalinta ay ku sheegan 18 may balse maalintaas caalamku u aqoonsan yahay maalinta nadaafada iyo qashin gurista caalamiga ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warkan oo dhamaystiran kaga bogo http://www.halbeegnews.net

  13. Ilaa Suufi Yalaxow baa khaatumaysan oo madaxaya bay lahaayeen

  14. Khaatumaawi salaan lamid ah inaadeer. SNM imisaan laheyn waar gooni u goosadkan iyo riyadan aad idinku iskiin u go’aansateen halaga joogo oo dadka dalka kala goynkara ama mideyn kara waala yaqaanaaye wax halaga weydiiyo. Maantay hayaan talo xumadii ay u gudoontay jabhadii naceybka ku dhisantay ee SNM

    Allow dhowr Khaatumo State

  15. Janada ssc

    salaan sare inaabti walaahay snmti godkooda ayaa biyo ugu galeen wrbaahintoodii baa xitaa xaqiiqda soo bandhigtay viiiiiva 18 may maalinta nadaafada iyo qashin gurista gobollada khatumo state of somalia

  16. masha alaahu hadaanu nahay ururka dhlinyarada sysdo ee gobolka mudug aad iyo aad ayaan usoodhwaynaynaa ururka khaatumo ee laga yagleelay caasumada somalia ee muqdisho waana lashaqaynaynaa ka naxoow nafta waa

  17. Ninka snm ugu yeedho horjoogahooda USA balse ah nin qaxootinimo isku dhiibay iyo inuu Daarood yahay oo Xamar kasoo qaxay ayaa uga digay in iidoor Washington DC ay wax isku soo bax ama mudaharaad ah ka dhigaan May 18th wuxuuna ugu hanjabay inuu Police ugu yeedhi doono isaga oo ka baqaya in dalka mareykan laga masaafuriyo hadii laga war helo inuu qaxootinimadii arimaha snm ka doortay. Hoos ka akhri

    http://waaheen.com/?p=36077

  18. Ina bureeqa oo iidoorland u sheegay in sanadkan 18 May aan sidii hore loo xusi doonin maadaama guuldaro diplomacy yadeed iyo mid siyaasadeedba ku habsatay xukuumada sii liicliicaysa ee snm. 18 May waa maalinta iidoorku u dabaal dagaan waxa ay ugu yeedhaan ka xoroobida iidoor e Daarood balse dowlada Khaatumo ayaa ayadu 18 May u aqoonsan maalinta nadaafada dhulka iyo qashin qubka.

    http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=13427&Itemid=62

  19. Warbaahinta Qaranka Soomaaliya oo isla warkan wax ka qoray hoos ka akhri

    http://radiomuqdisho.net/guddoomiye-cusub-oo-maanta-loo-doortay-ururka-dhallinyarada-khaatumosawirro/

  20. Mashalah Sooomaaliya wey wada Khaatumeysan tahay ilaahow Khaatumada hana seejin sida iidoor iyo dad kaloo meeli bukto oo naceyn daraadii Khaatumadii ilahay yidhi ku duceysta dafiraya kkkkkkkkkkkkkk

    allow dhowr Khaatumo Kheyr

  21. ILAA XAMAR BAA KHAATUMAYSAN LOOOOOOOOOOOOL

    muxuu yidhi ninkii doqonka ahaa ee meydku ka dhacay
    (( hadduu sii goay ))
    haatan aleeylehe BUREEQA IYO AFBALAQ
    haddaay sii goeen waana sidaa soo abado ah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  22. Maasha Allah;
    oo intan oo Khaatumaawi wada ubax ahi ma xamar bay joogaan… Wallee Xamar waa caasimad. Maasha Allah.. laysma caasiyo…

Leave a Reply

Recently Commented

  • Layla: CAAQIL HOOLIF BA LAGA DHIGAYA GARADKA BESHA HADEY ARINTNA RUN TAHAY
  • qorrog: Khabiir Iidoor naceybku wa iska jiraa oo dawo ma leh laakiin beentu waxba kuuma kordhinayso. Goormaa gabdho...
  • khabiir: Waan yaabay dad xumaanta intaas le-eg dhexdabaalanaya liidnimada iyo heerka aadka u gooseeya lagaarsiiyey...
  • ali hashi: NIN ANBADAY HALKUUMARAY WAA ULA,EKOONAYDE ANIGOO ARKAYAAN WADADA AYRIGOOMARAYE,, MAXAA LAGUDBOON...
  • nuurgaab: Khabiir waxba ha galgalan aniga iidoor ilaahay ima badin inta aan noolahayna hoos tegimaayo balse adigaa...