|

Qodobada warka duhurnimo ugu doorka roon, Mas’uuliyiin ka tirsan Al Shabaab oo gaadhay deeganada Maamulka Galmudug, Dagaal culus oo ka soconaya duleedka Baydhabo, Sarkaalka tirsan AlQaacidaoo la qabtay. Ayman Al Dawaahiri oo ka hadlay arimaha Soomaaliya iyo weliba qodobo kale oo xiiso badan.

 

 

HALKAN KA DHAYSO WARKII OO FIDSAN.

 

 

Qodobada warka duhurnimo ugu doorka roon,   Mas’uuliyiin ka tirsan Al Shabaab oo gaadhay deeganada Maamulka Galmudug, Dagaal culus oo ka soconaya duleedka Baydhabo, Sarkaalka tirsan AlQaacidaoo la qabtay. Ayman Al Dawaahiri oo ka hadlay arimaha Soomaaliya iyo weliba qodobo kale oo xiiso badan.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16210

Posted by on May 12 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Qodobada warka duhurnimo ugu doorka roon, Mas’uuliyiin ka tirsan Al Shabaab oo gaadhay deeganada Maamulka Galmudug, Dagaal culus oo ka soconaya duleedka Baydhabo, Sarkaalka tirsan AlQaacidaoo la qabtay. Ayman Al Dawaahiri oo ka hadlay arimaha Soomaaliya iyo weliba qodobo kale oo xiiso badan.”

  1. galalafka shabaab hakasoo guban dhulka hawiyaha hana sogalan puntland iyo snmland melahas aya loga bahanyahaye.khaatumana ges haka maran ayagu jahad kalay ku jirane.

  2. waa aafo umadoo dhan saamaynaysa dagaalada iminka ka soconaya somalia waana wax aan la gadhan karayn meesha ay kasoo burqanayaan.ugu yaraan waxaa la odhan karaa waa inkaadh inteeda leg oo ku habsatay umadda luqadan ku hadasha balse tukalaba ha joogtee alloow taanada noo hagaaji iyo tan maslimiintaba.daba cayuunna caqa garansii hadday garan waayaan afcastu saani ugu hoobato si uu u akhriyo farta ay yaqaanaan oo qudheeto oo ah afcasta.salaama ka dheh.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Sadex adinle: Waaba is dhiibay garaad jaamac hargeisa ayuu joogaa cali baaba iyo garaad binti baana ku kalifay
  • Khadro axmed: Tan pl hadan fikirkayga ka hadlo anigu ma aaminsani in puntland iyo isaaqlan kukala aragti tuwanyihiin...
  • Khadro axmed: Waxay ila tahay qof kasta qabiil bu leyahay wana lays wada yaqaan kan dhbka wada in qoyskisa iyo...
  • Xaqdoon: 1. Xaqdoon April 17, 2014 – 7:34 am War Kan [ Kuluc ]Sheeganayaa waa mid Uray. Kulahaayaa Dhulka...
  • raamaleey: Waxaan marqaati ka ahay indhulbahantaha dhuuni qaataha ah eeceeb iyo murugo ujoogaa ilaa dhiigooda...