|

Faroole maxuu qoonsaday? Puntland Ethiopia miyaa loo doonay?.

Waxaa ugu horeeysa asaga oo aanan jacleeyn qaran somali in uu oo dib u soo noqda sabbabaha soo socota darteed,waxaa uu ansixiyay dastuur ku cad in Bintland aayan ka mid aheeyn Somaliya.

Waxaa ku qoran Dastuurka Binltand xaga arimaha jinsiyada in qofka Bintland ku dhashaa ama ku jiraa xeendaabka Bintland in uu qaadanayo jinsiyada Bintland halkaasi waxaa ka cad in Faroole iyo inta daba socotaa aayan marna raali ka aheeyn jinsiyada Somali iyo in aay soo noqoto midnimo Somali.

Waxaa kale oo jira magaalada Muqdisho sida aay ku socoto xiligaan ee xaga nabada iyo horumarka is-dhexgalka umada aay sabbabeeyso siyaasada Faroole in aay ka gadmiweeydo umada somali.

Waxaa uu Muqdisho u soo dirsaday duubab hal beel ah taas oo cadeeyneeyso in Bintland ay tahay hal beel oo kaliya halka Khaatumo-state, Maakhir State, Karkaar-state iyo Raascaseeyr-state ay u soo dirsadeen duubab matalaya shacbka ku dhaqan goboladaa diidan kala go’ída Somali, balse aaminsan Somali waxda.

Waxaa meesha ka baxay waxii Mahiga iyo Faroole maleegayeen ee dastuurka qabyada qoraalka oo maalin walbaa wax laga bedelayo welina aanan cadeeyn qormada dastuurka saxda ah shacabkii lagu dhaqi lahaana aay diideen,wasiirka dastuurka iyo arimaha faderaalka mar aay wax ka weeydiisay Faroole in uu ka mid yahay Qaswadayaasha ayuu ku jawaabay in Faroole aanan loo haynin magac balse uu xaq u leeyahay in uu mucaarado,wallow uu sheegay in aay mudnaan laheeyd in uu dowlada dhexe ku soo wargeliyo wax uu ku mucaaradayo eeyan fiicneeyn in Un ka iyo IGAD leeysku dacaweeyo.

Waxaa meesha ka baxday dastuurkii Bintland oo aay ansixyeen dhawaan dhagarqabayaasha Bintland in uusan marna la jaan qaadi karin dastuurka qabyo qoraalka maadaama maalin walbaa qodob laga bedelayaayo, roadmapka iyo Garowe 1 Garowe 2 Galkacayo 3 ujeeddada loo abuuray waxaa aay ayeed in danaha Bintalnd laga hormariyo danaha umada Somalia,xaqiiqdiina waxaa iska horyimid labadaa ujeedo oo aadka u kala fogaa,waxaa cadaatay in Somalida aayan ogoleen dastuur laga leeyahay hadaf guracan iyo sadbuuri ku dhisan xaqdaro iyo caddaalada oo laga fogaado.

Xagee u socdaa Faroole ama Bintland ?

Waxaan marna shaki ku jirin in dhawaan aay caddeeyndoonaan in aay ka go`een Somalia sida Somaliland ,waaa talaabo lagu heshiiyay kuna cad dastuurka Bintland ee dhawaan la ansixiyay,hadaba Faroole sow ma noqon geel ninkii lahaa dhacayo yaa ka soo dhigin Faroole xad ma laha xuduudiisa waxaa xargaha ka furay Shariif aanan laheeyn aqoonta siyaasada somalia,

maxaa laga dhihi karaa r/wasaare C/weli hadaladiisii uu VOA?

“Nasiib darada jirtaa waxaa weeye Dadka mucaaradaya Dastuurka Qabyada ah, boqolkiiba 99 maba garanayaan waxyaabaha uu qoraayo mana haboona qofku inuu wax iska diido isagoo aan aqoon u laheyn waxa uu diidayaan”

Faroole iyo Bintland ma garanayaan dastuurka qabyo qoraalka mise waa garanaayeene danahooda ayuu ka horimaanayaa ujeedada Bintland waa in aay ka go´daa Somali.

Faroole ma xishoodo ee waa baqaa, waxaase ka sii xishood daran kana xanuun badan Gaas oo ah dhaxalkii C/Laahi Yusuf oo og wax umada ay diidan tahay iyo hirgelinta ujeedooyinka guracan ee Faroole ama Bintland.

Somalida waxaa la-gudboon inay dib ugu fiirsadaan Dastuurka Qabyo Qoraalka oo runtii noqday mid dano kala duwan laga leeyahay,waxaan marna la qaadan karin in dastuurka uusan ka soo horjeedin Shareecada Islaamka.

Waxaan cadeeynayaa in Dastuurka Qabyo Qoraalka uu aad ugu fogyahay Shareecada, balse sida laga arko Ansixinta Dastuurka in lagu ansixinaayo qaabka 4.5 oo ah mid Shareecada ka fog, qabaa’ilada lagu sheegay nuska sida reer xamar, Barawaan Madhibaan iyo Jareerweeyn duubabkooda waxaa ka codsaneynaa in’aysan ka qeyb-gelin shir ay nus ka yihiin.

Shir somali u dhan tahay fadlan kaga qeyb-gala iyada oo somalida ay siman tahay, maaha nus, diida in baarlamaanka Somali aad ku yeelatiin 25 xildhibaan Xaq maaha balse waa gardaro qaawan, ka faa’iideeysta xiliga lagu jiraa maaha xiligii hubka leeysku handadayay, laakiin dalka waxaa ka taliya Amisom. Allow sahal umuuraha.

Dr.Ali.A.Hirabe
Hirabe_a@hotmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16279

Posted by on May 13 2012. Filed under News English, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

92 Comments for “Faroole maxuu qoonsaday? Puntland Ethiopia miyaa loo doonay?.”

  1. fadumo inaadeer alpha female waa islaanta dooxa mudug, waa naf maalinba Qola sheegata “hadana afkeedu & dhagehedu is maqlayn” waa qof kalsoonidii ka luntay/// waa qof nafteeda shaki ka qabta\\\ waa qof cuqdad nafsi ku dhacay/// Waa qof nolosheedii qawaday/// Cayna bakhtigeedii baa yaal ilaa iminka oo haadu ku cashaysaa Malageedii baa yaal cayn>>..meelahay ka dhow yihiin Niyada waxay ku hayaan taloow oday siilaanyo idin halaagye,intiina hadhay ee maydka soconaya ah goormay xabadu idinku dhici doontaa waa Qoom welwel & walbahaar ku seexdoo ku soo toosa,Ma mudan yihiin marka in jawaab lagu khasaariyo oo sharaf loo yeeLo??…waa may maya.

  2. ALPHA MALE ADIGA AYAA GUN GUNI DHASHAY AH IYO ABAA U SHEEG EYDII KU DHASHAY

  3. TO WIIL MAXAMUUD SALEEBAOOR WAXAAN KU SHAAEGAYA HADII AAD RUN DOONTAHAY CALI KHALIIF WUU KA SHARAF BADAN YAHAY FAROOLE TAAS NA ILAAHAYBAA OG FAROOLE WAAA WAXSHI AA XUSHMAD IYO XITIRAAM AQOON WAX ALAALE WIIXII AAD KU HADASHIDNA AFKAAGU WAA U FREE WAXAAN KUU ARKA IN AAD LA MID TAHY FAROOLE AFKIISII OO KALE HADII KALE OROD KA CAYTAN WABABKA MAJEERTEEN HALKAN MAJERTAAN MALAH CIDINA KAAMA RABTO

  4. Waxaa intaa kasii daran gunta loo diiday ceelashoodii biyaha iney ka kabadaan kkk

    http://ceegaagmedia.com/?p=4351

  5. fadeexadii siil,yaanyo ee shirkii londdon roob ayaa ku qabsaday adhaabka hortiisa kuwa idoorka ah ee meesha ka hadlaya waa wada losers ila qosol kulahaa mid meesha taagan la taliyaha badaxweynaha dhinaca ictiraafka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ictiraafka kama quustaan miyaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nacaalaa idoor ku yaal
    hooyada xaabsade was

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=MveIIMeejro

  6. alpha male
    caruurtii morgan car bal magacaaga soo sadex sheeg ina morganoow ilma wacal waxaas ayaa lagu gartaaa

  7. Nimannaagoood rag la’aani dishay waa gunta Cayn inteeda badan laga xoogey, waa kuwa waa hore Caynaba laga sifeeyey, waa kuwa qarniga 21 beel faceeda ah marqabkii bandow ku seexiso. Waxaa qosol ah daciif Dhulmahanta ah oo waligii kaligiis cidna waxba ka qaadin inuu maanta sheegto libin rag kale sameeyeen, ina qurjireey miyaadan ogeyn jaajusnimo iyo askarnimo iney laba waxood kala yihiin? Xukumadii Kacaanka waxey aheyd xukumad SOOMAALI dhan kamid aheyd DIGTATORNA hogaaminayey. Haddaba waa jirijirtey iney xukumadaas caburin jirtey dadka qaarkii LAAKIIN waxaan marnaba lays barbar dhigi karin duul ay caburiso beel iyada lamid ah kkk waligiin ma aragteen Isaaq ama Majeerteen oo beel kale xoriyad ka baryaya? kkkk fadeexada hoose Kastuumo dibad wareeg state maxey ka qabatey?????

    http://www.youtube.com/watch?v=5WJLeiv83aI

  8. reer khaatumo ila daawada boqoshadii xalin ee ka tirsan gobolka nugaal iyo fardihii caanka ku ahaa dooxada nugaal

  9. nacasm saleeban
    afsabiil isgaa khaatumo meel walba ka caaya anaguna dhulkaanu jiidi isaga iyo riyihiisa iyo madax kutida u hadasha ragga mj ee halkan soo galaana waa nooga raali taa waana nagu taageeraan inaanu af sabiil iska celino inta uu dulaystay mooyee

    maanta ma caqligaagii koombada uskaga ah ku jiraa ku siiyey in aad warsangeli iyo khaatumo aad ka dhe gooshto maaclesh kkk waa caqli koombo daxalaysatay ku jira adeer ciyaar kale meelahaa la wareeg tani kuu shaqayn maysee duli caasho walash ah oo rag magacood tarante one ku noqday kkkk

  10. wiil maxamuud salebaan

    waxaa tiri warsangeli tolbaa nahay sultaan maxamud ali shire waxaa ka qorteen
    rufyaan bu aha uu adeega galada waxasi ma isgalaan war tolnimada idinka ku dhelay gun yahay weliba waxay eheed in websiteyo nali furto oo lagu caayo kuwa cayesan dhigoooda

  11. wiil maxamuud salebaan

    nina
    hadad naga tashateen maxa magacyada madaxyada idin daba dhigay intaasna ugu heesan pintland ninkii durbaan tuntay cilaaq dalbay marka xaladaadu waa idin cayno oo websiteyo idin furano comment aan ka bixino idinkuna haka jawabina kkk
    aqliga dabaco ka xaday

  12. nacas m.saleebaan
    horta adiga intaan halkan kugu arkayey waxaad ka daba naagaynaysey reer khaatumo ood isku dhedhejinaysay mana ku arag adoo maalin sharfay dadkaad magacooda sidatid markaa adigu adaaba ah wax laga fogaado inuusan cid galaafan dad idinka tagay oo idinka tashaday markaad sidan ugu diinto ood u caydo micneheeda waa la wada fahmayaa kkkkk nin aan isku kalsoonayn uun weeye hadalkii waxna ka soo qaadi mayno halkaa ka ci dameerkaba cidiisa waa la dhegeystaa

  13. Walee. Dhulos cidkasta waa isku dharerineysaa. Mar cise riyoole. Waxaaba igu daran naag halkan wax ku qoreysa oo xataa qoralkeeda la akhriyi karin bal intay dhulos oo darawiish ah wax ka sheegayso. May afsomaliga shaqal dheer iyo shaqalka gaaban barato. Gudaafadkasta webkan xagay ka soo raacdaa.

  14. gabadh sanaag
    walaalo horta caano iyo biyo hadalkaagu wuxuu yahay garan maayo waayo meel aad ka hadlayso iyo waxaad dhurayso ma aanan fahmin isma lihi inaad qof warsan geli ah tahay inaad warsangeli iyo khaatumo isku dirtaad rabtaaye huuno ka huluulo idoor garacyadoodna markaad nagu leedahay cid kaga xanaajin maysid warsan gelina u caayi mayno sababtaase ka dabaalo hadaad gabadh tahay sanaagna u dhalatay isma lihi anigu taase hadaad sii joogtana afkaaga edeb u yeel hadii kale adaa lagu caayayaa period

  15. wiil maxamuud salebaan

    waxan waxaa garsiiya website yada kale ee hartiga markay qoral qaldan qoraan ayaan comment ugaliya kuwa sanaag iyo kuwa bari iyo nugaal iyo mudug lakin waxaan layabanahay qoladan reer tolkay ee cawimada raba inay ufidiyan dadkan noocana waa in meel walba laga gubaa o la israciya canasiirtan

  16. waxaas ka cadsanayaa magac dhulbahante ma jecli in aan u gafo marke inta u dhalatay mgcas ee tolnimada taqaan walaalayaal hayga xumaanina ee waxaa igu kalifay dadkiinaan hor uf ufadhi iyo inta ku fikarkaa waxaan rajeyna yaa in aad i fahantaan

  17. wiil maxamuud salebaan

    gabar sanaag ind anba markii igu horesay websitekan sidan ayaan uyabay isimadi harti iyo saldanooyinkii ragi haystay oo maanta dadka ayka tageen qabiilo ah ayey sas ucayaan sultaan maxamuud ali shire sultaan ali yusuf kenadiid boqor cismaan
    abdulahi yusuf faroole abdi wali gaaz iyo dgaanka puntland ba sidaas ayey ucayaan

    marmar ayaan dabcaa inaan laqasto o kuwoodi dhintay iyo degaanka ku nool yihin ka hadlo magacyo sheego hadana waxaa iraahda waxani waa duul rogmey yesan ku galafan

  18. wiil maxamuud salebaan

    bilan
    ind idoorki inay idin magan wey ku qaldan yihiin maxaa yelay waxba kama sheegtaan hororfadhi dib ugu laabo ciwanada fiiri lagu caynayo abdirahmaan faroole abdi wali gaaz iyomucarad nimada dastuurka degaankii udgoona ee puntland aad ugu wacaysaan dhulka naagaha kkkkkkk marka anigu idinma cayine waa idin subag salaxaya weli eraygaasna waxan udirayey mid soqoray galkacyo ayaa caruur lagu dhalay xiligi kacaanka marka waxaydan ii oran idiima quuro

  19. wiil m.md saleeban horta ma ogtahay in magac naloo soo bad badlanayo kkk waayo dhul mahante maba isticmaliyaqaanaan guud ahaan qada aan ka aheyn galeydh

  20. walaahi waxuu sheegta waa sax wiil mmd saleban waxaani dhubahante saxa ma ahan waa wacaladii idor

  21. marke meeshey nagala qaaden maba garanayo ma loo hiilin waayay ma mj beey ku hoya yahin baa ma siyaasad xumaa magaranay waayo waxaan wanga ahen nagama dhexeyn

  22. @wiil hebel naageed
    Waxaan xasuustaa mar aan tagay gaalkacayo walaahay markaad kantaroolka waqooyiga ka soo gashid ayaad alaabtaada xidhxidhaneysaa. Si aad si fudud u carartid markay hawiyuhu. Weerer soo qaadan. Ee ay baada ka qaadayaan naagaha. Majerteenia. Dhowr cisho ayaan joogaya galkacayo under colonial ayey ku jiraan gumeysi cabisi joogto ah cago jugleyn. Qofkasta oo waqooyiga degan alaabtiisu waa u diyaar. Inuu cararo hadii ay dhacdo xabadu. Hadaysan nimanka leelkase darbi daarood gaalkacayo joogin. Majeertenia habeen may seexdeen galkacayo. Leelkase ayaa sacadka hortaagan. Barigii dhaweyd ee firdhiye faroole weerarka ku qaaday. Beesha leelkase. 18 nin oo leelkase ah ayaa pintland caydhasaday. Xaafada garsoor xataa laga saaray naagaha majeertenia. Sea food kulahaa war chicken ayaan cunaa digaag. Adeerka firdhiye faroole cab driver miyuusan ku soo labaneyn. Nin hindi ah ayaa taxigiisii wadee waa ka caan magaalada taxigii faroole. Hada documantery film ayaa laga sameynayaa tv ayaa ka sameynaya. Nin ugu horeyey ee somali ah oo taxi wadi jiray. Oo madaxweyne noqday. Isagoo isticmaalay lacago taxiga ka urusaday. Iyo lacago burcad badeed. @ gabadh sanaag. Adiga sujuu kenyan ah ayaad tahay oo boranta kenyanka ah la degta. Afsomaliga saad u qorosid ayaan ka garanayaa. Kaluunkiina isaga casheeya. Marna intaad bosaaso u qaadeen qalinshubatada. Majeeertinia mid iyo labo ha iskugu kiin celiso. Siyaaasada somaliya waxaa inigu jira hal xildhibaan. Cashara

  23. wiil mmd saleban wle wan arkay lkin ade hadal kama taagna hadaan wax yar ku tuso dhulbahante inta warsangali amaal u galay
    sayidku asagoo madax ka garaaca oo lafta la dhoho ali gari gala yareya oo xoolaha ku dhaco buu suldaanku yiri walahi in aadan dhulbahante dilin ana gargaar iga sugeen hal kaas buu dagaalkodu ka bilowda waloow wax yaale kale jiren 2 dagaalkii harti caloow mj iyo dashii waa isku raceen watuu lahaa warsangaliga mooyee ragii nawada mee.2 Dagaalki ka dib abaaraa dhacay mj way is dagaashn yihin kaluun baa loo keeni jiray kan qalalan xaniidka isaaq bey is dagaalen taa waa wada ognahay 1995 waa tuu lahaa gabayki ku calool adkow taan hayaa ila cuneysaye marke rer kaan amaal male kuluun kii beyba ceynayen kk

  24. waaryaahee qoraalkaaga fiiri maxaa ku soo qortay dadka halkan wax ku qora waa ciyaalkii snm dhashay ma fahmaysid miyaa macnaheeda mise caydaadu waa muqadis taydaa kuu muuqata dhaawacayga ma mid sidaada qalbiga ka bukaa daweeya reer galkacyo waan ku amaanayaa waxay ii qabtaan lkn adiga sharaf iyo wanaag kuuguma hayo maxaabiistayda ma adaa soo deyn jiraykkkkk hadaan is duleeyey kaalay hadaad adigu idhaanto duliga iga qaad nimanka iidoor ee halkan naga caaya adaa ka akhlaaq xun runtii saa tolnimadaad sheegaysaa haday runtaa tahay namaad caydeen ta kale aniga ama nina ama gabadhaha kale ee meeshan wax ku qoraa makula tahay nin xunoo canrara baqash soo soo qoraa inaysan waxba na yeelayn ee idinka raganimadiina wax u dhimayso wa hadaad rag tihiine walaal caytan mooyaane waxba hala hadhin afkaaga adaa xor u ah
    gabadh sanaag iyo aniga dhexdayadu kuma qaado aniga iyo iyadana tarjumaan noo kala ahaan maysid ee naga dhex bax mana maagin mana caayin xumaana uma qiidho inana anoo kale ah ee meeshaadu haku qaado hadii kale timaha soo xidhxidhoo kaalay ii tiri

  25. bilan wle anigu doc ka yeer ma ihi ee qoraal waxaa ku jira maakhir oo laga been abuuray iyo magac putland oo la xumeeyay 2 aflagaadad tiina firi iyo waxa aad soo qoreysaan hade ari jire ariga waa wada jirtaan waana kala jirtaan waan ka jawaab waliba ayadoo hufan marke ha jawaabin miyaa ledahay?

  26. wiil maxamuud salebaan

    bilan ind anigu gabdhaha ma caayo runti adigu hada eray ka xun miyaa jira imnu xaraam jawaabteda anigu ubax ayaan ku siiyey madama aa tahay gabar tol ah waxa soo haray qoralada aan uga jawaabo cayda ayso qoraan habarfadhi kaasi xagayga muqadis ayuu ka yahay mideeda kale waxaan ka hadlayey adigama sameyey waxaad eheed qofkii uharsana inuu gabdhan nagala joogta beesha warsangeli maaga markaa dhaqan gun waki aan idinku aqanay idoorkan aad amansid aad leahay waxayka fican yihiin majerteen lol waxaa tahay dhuloos berina adiga dhawaca galkacyo kugu arkaya ama adigoo maxabiis ah oo labo raarka baburta ariga lagugu gurayo ka dawanaya tv waxna kuma qban karo qof naftiisi duleyey ilaaah darajo siin wayey

  27. maraan m s
    kkkkkkkkkk wallahy waad iga qoslisay anoo webkan wax badan kugu arkayey oo aan cay dumar iyo aflagaado waxaad shubayso aan soo joogay inaad maanta xalay dhalay noqoto waan ku ogahay oo waxaad isu wacnaynaysaa g sanaag indr halkan wallee adaa iidoorka soo gala ka af xun ha noqoto inaad naago caydo ama aad tolkan aad sheegayso caydo maaadaa yaqaan tolnimo madaa yaqaan ixtiraam gun adaa ah akhalaaqda zero ka ah cid aan ku aqoon isu dhis halkana diiradaa ku saaran hana xishoon ee sidaadii afxumada wado hadaad adigu ilma xaaraan tahayna anagu ma nihin snm na madhalin adiga magacana khalad usita oo garacyadii derbiyada la dhigi jiray sansaankoodii leh
    dhulbahante maxaad ku dhaantaa arkay dhaqankaaga arkay degaankaaga arkay siyaasadaada reer aan ku arag isu amaan inagu waan is ognahay

    gabar sanaag indr meeshan fekrad baa la is weydaarsadaa adoon catyamayn si fiican u hadal hadii kale ha soo gelin hadaad dood u diyaar tahayna adoon cadhoon dadna caayin baashaada ka soo gal weligaana dad wada hadlaya lama soo dhe galo doc ka yeedhka iyo dameerkana daankaa laga feedhaa
    nabadeey

  28. waaaaaw wiil m.md saleeban ishaa ka tuurtay wan ogahay waxeey yihin lakin anigu 1 min iskama lumiyo sida miyir ma qabe agteeydan waxey ka yihiin waa meel libaax soo galay lo ma joogto liin iyo caano waa la kala lee shaa marke wle hees baa waxey aheed hasha geelaa hawdka sareey un guriyesataa wixii hosteeda ku yaal hami geedu masiiyo fahmayaa fahmaya

  29. wiil maxamuud salebaan

    gabar sanaag ind qoladini waa gun dhaqanka ku gobashadana waa cadadooda rag iyo dumar halmar ayey wax kuso qorayan hadad fikirkaga ka hadasho adigoon caytamin tuuloyinka ay degan yihiin magaalo ma noqdaan maxaa yelay waa dhaqan xumada iyo jihaalnimada waxa la degi jiray hal beel oo fiqi shini la yiraahdo sidey ugu gobanayeen weyka guureen oo dhinaca isaaq ayey uwaregeen nin dhulbahante ayaan malin ka maqay asago dhahaya gaari kiro ayaan wayey oo adaya laascano haday noqoto dhinaca waqooyi ama dhinaca bariba baaburtu ma istaagto tuulooyinkooda maxa yelay malahan qaabka bini adamnimada umada kale loola dhaqmo xitaa ayaga ayaan islama noolan karaan marka iska dulqaado magaca weynla wataan harti la yiraahdo lakin dhaqankan xagxagasha rag iyo dumar wax kuso qorayan weliba kuwa magac yada raga sitaa waxan cay eheen ksuo qori mayaan dhiig tolnimo malahan waa caruurti snm ee laaska ku dhashay oo haray qoraalka ka bilabay lol

  30. wiil maxamuud salebaan

    idoor kaba uqaade

    kaluunku waa sea food waana cuntada uqalisan aduunka hadad qurbaha joogto maqayadaha cuntada ugu qalisan weeye badaha somalia ee ilahay adiga ku siin
    sanad walba waxaa lagala baxaa dhaqaale garaya hal billion adiguna waxaad cuntaa miraha gedaha ka baxa ee ilahay ku irsaqay shibiraha markaasa xaarku kugu dhagaa oo waxaa samesateen geedka fagaha la yiraahdo oo xaarka iskaga gudhaan viva laasqoray tuna

  31. kkkkkkkk nina alla ninkii magac m.md saleban wada caqli u daa saa waab reer kiiye idinkuna dadka ugumaba jirtaan waxeey hayaan posswer dh.l kkk sidoo idin soo diro waa yaqaan wakaa in kiin soo jediyay

  32. dheere hada sayid mxd c.xasan u xuu yiri dheer iyo dhugmo kala daah yacni caqli somaliduna waxey dhahaan sheekeye iska sheekeya baa jira lake you dhahar iyo dhulkad ka hadashayna dee wle habaar iskumaan ogeyn ee xifaaltan iyo kaftan baan wadnay

  33. tan kale nina miyir maqba hadalka keena dhulka aad sheegeyso silicland kuma jogto qori afkiis ee waxey ku joogtaa sida hargeyso u joogo

  34. horte nina aniga putland iyo silicland tani midna ii guma jirto anaga iyo reer khaatumo ee waxaan ka hadlaye magac putland iyo shacbku waa dadkena iyo dalkena lkin faroole iyo afartiisa carada qurmisay

  35. DHeere khatumo Power

    @ islaan sanaag,
    islaantan soo qaadatay gabar sanaag miyey marqansan tahay mise Doqon ?
    Bal adba horta qoraalkeda ma garan meel usocdo wayo waa isku dhexyacsan yahay feegaar maybe she ain,t been to school
    hartigan ay la ordayso majedhen kuma xisabtamo wuxu yaqan maxamud sabiileen wax kasta ha boobo marka Sacad soo eryadona waa wareey hadee aaway hadee aaway harti hade Daarood mee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    mada kale eedo waxan ku weydiyey Magaloyinkii lagu yiqiin waroos
    Ceerigabo iyo Yubbe meeh ?
    tv universal waxan ka arkay Haraagii snm idor kuwo jajaban oo waroos u khudbaynaya dhahar oo leh waa inad qadatan marada snm ceeb weyna kkkkkk

  36. Ka labaxay mooryaan Maxmud saleeban hadaad magaca aad sheeganayso tahay gabadh islaama lama cay tanteen weliba soomaaliya, oo daarooda, oo hartiya, oo we liba khaatumo ah oo we liba gudoomiyaha guuto kobaada oo qaaliya sharaf illaahay kumanaystay waa Nina Xawalada Qaadir ‘

  37. gabadh sanaag
    anigoon adiga iyo iidoorliqe idin dhex galayn hadana carabtaa tidhaahda (ixnaa fii hawa sawa) oo micnuhu yahay khaatumo iyo maakhirba isku bas ayay saaran yihiin ma aqaan sidaad degaanada ula socoto e shimbiraale iyo degaanada ku xeeran ilaa hadaaftimo dusheeda snm baa ciidamo dhigatay oo aan p/land ka hadlin. dahar snm waxay dhagax dhigtay inay ka dhisto jail iyo police station oo aan p/land ka hadlin garaadkiinu hargaysuu fadhigiisu yahay oo uu maalin dhawayd ka dalbaday siilaanyo in uu laasqoray dekeda ka caawiyo say u shaqayso markaa inadeer beeshiinu waa qayb snm la joogta iyo qayb p/land ku magacaaban reerkana anigu hoos baan u ogahay markaa dhibku waa idin haystaa idinkaba. waxaanse la yaabaa meeshaad walaal nagala qaadeen qaarkiin inagoon degaano isku khaldama wada degenayn inta badan eed bari sanaag degtaan hadana waxaad moodaa in qaarkiin riyo nagu arkay inta badanse beesha warsangeli waa tol qaali ah oo aanu garab iyo gaashaan isu nahay midna ogow oo snm iyo p/landba waxay maakhir iyo khaatumo u istaageen meel kaliya oo ah inay hayadaha iyo bulshada caalamka ka dhaadhiciyeen in maakhir iyo khaatumo yihiin degaano aan nabad ahayn lana tegi karin wax horumarin ahna aan saas darteed looga samayn markaa inaadeer inaku yaynaan isu askariyayn waynu is ognahaye kkkkkkkk

  38. @gabadh sanaag reer dubeys. Ila qosol sax ma yahay
    Laascanood waxaa jooga ina cambashe oo reer laascanood ah. Garaad jama wuxu yidhi faras ayaa walan maya faras ma walee geenyo ayaa walan websitekeygii intaad noogu timid ayaad leedahay. Aniga iyo halyeyda nina maxaa na ka soo dhexgaliyey. Reerkiinyar maalmahan waan isaga taag la nahay. Waxaan filayaa firdhiye faroole ini sumeeyey. Laascanood kama dagaalamayo wiil reer laascanood ah ayaa bariiska kaga cuna siil.yaanyo ina bureeqo. Wakhtigeeda ayaa la gaadhaya in la qarameeyo. Ina cambashe iyo xaabsade.

  39. woooooow wallee somaliland waa cajiib daaroodkii wuxuu noqday photocopy ga usaaq somaliland ayey sameysteen puntland ayey ka daba koobiyeesteen, way goosteen haddana waxay u socdaan goosasho, hadday ka noqoto immika sl goosashada waa laga daba jiiraynaa, si daa ula soco macallimka soomaali wax bari karaa inuu ISAAQ yahay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  40. miyir ma qabe hadaa nin tahay orad ka dagaalan gurigaagaa lagu heysataaye hadii kale websedada ka dhex naaclee

  41. kaluunkan aad ku waalatay hade dawacaa tahay oo hilbki aay gaari weyda tiri uf kkk tan laan dherinimima ma waxaad laan dhere ku tahay in iidor qorkaad ku dhalata caaway hurdo nasib xumo ahaa

  42. adigu miyer ma qabow nin baad waxaad ku ceynaysaa hablaha dhex fadhiy hada adiga maxaa ku soo dhex galiyey aniga iyo gabarta?

  43. WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN AQRISTAYAASHA WEBKA HORUFADHI OO UMUUQDA MID HORE UFADHIYA WABEBKA SOMALIDA OO DHAN WAXAAN KALOO SALAAMAYAA INTA JECEL MIDNIMO KHAATUMAYSAN EE KHAATUMOSTOFSOMALIYA HANA LAJOOJIYO QOLADA GOONIGOOSADKU MADAX MARAY EE CAAYAAYA DHULKII UDGOONAA EE BARAKAYSNAA

  44. Pintland macnuhu waa dhulkii haweenka. Horufadhina waa officail name ay u isticmalaan markay ka hadlayaan degaanada majeertenia ee haweenku ku badan yahay. Waxaadba ka garaneysaa kan la baxay @ wiil. Hebel naageed. Ee dumarka wada hadlaya dhexgalaya. War majeernia taariikhdoodu waxay bilaabatay 1998 waa xiligii la aasaasay pintland. @ gabadh sanaag adiga marba ciidii kaluunka laasqoray ka iibsata u daba nagee. Reerkiinan yar ee kaluunka ku casheeya. Laandheereyaasha talada somaliya isku haya yeysan isla kaa jiidhin. Ee meesha ka carar.

  45. maxamed hiirad

    sheekooyinka saqajaanimada ah inaan ka qayb galo, waa iga xaaraan. ninka wax qoraya ee wax dadku inay akhristaan ku soo daraya hadalo sida Bintland oo kale ah, waa in qoraalka laga joojiyaa. maxaa yeelay waa hadal yaqyaqsi ku ah dadka wax qora iyo inta wax akhridaba. waa magac ummad badan taabanaya iyo bulsho sharaf leh oo magacoodii si xun loo dhaawacayo. qofka waxaa qoray iyo kuwa u daabacayba uf uf uf baanu leenahay

    M. Hiirad.

  46. miyir qabe waan kusalaamay walaal waxaana kasiiyey xaal ninkan waxaa qaaday cadhowayn oo uu arkay maamulkii puntland inuu noqday only1famaly laakiin waxaa ceeba in maamulkaa faroole ceebeeyey aan magaca looga aflagaadeeyn magacayga oo ah NIN KHAATUMAYSAN WAXAAN KAAXAALMARIYEY IN MAGACAAGU YAHAY DHULKII UDUGA OO AH PUNTLAND VIVA PUNTLAND AND KHAATUMOSTOFSOOMAALIYA

  47. Walahay meeshan waligeey Waxba kuma qorin, laakin in mudo ah Waan aqriyay. Waxaan aad ula yaabaa kuwan dhulbahantaha u badan we meeshan aan ka bixine haddana haddalka aan aqoon.
    Ruunti haddalka aan ka jawaabayo waxaa weeye labada Wiil ee MAJERTEEN weedhooda.
    Haddii cid laqabsanayo iyo Haddii kale adiga MAJERTEENna ciilkuuma qabo oo carurrtii jarreertu dhashay Gaalkacyo Waa buu xaan. 21 years baan hawsheyda gudanayay, Markaan saa leeyahay cuqdigaaga na Waa uun intaa.
    Mr FAROOLE ciilkii uh bangiga somaliya kala kulmay buu leeyahay aarso meelna ma gaarsiinayo. Oo Waa guul aan kaga dambeynayo.
    MIDA isimada, MAJERTEEN isimadoodu 1997 waxay kulii tageen Ethiopia. Marka xiligii mabdullahi iyo jamaac Marka wax ayagu before 16years sameenayeen uun baan lasameeynay.
    Lastly, haysashada laascaano sabotage puntland kusameeynayso dhulbahantaha anigu Waan ku faraxsanahay. Illeen doqoni goordambeey wax fahantaa.ani MAJERTEEN Waan aqaan dab wuxuu guba qofki u dhow
    Dhilbahantoow ilaa Hartinimo Iska illoowdaan wacadalaydaan hore u soconeen.

  48. niic.m. saleebaan
    horta adigu inaad dumarka dhex boodo kama ilbaxdid kkkk aniga iyo gabadh sanaag nagama dhex kaluumaysan kartid wax kale keen webkana waxaad tahay waa lagaa yaqaan e cut the crab

  49. wiil maxamuud salebaan

    nina
    cayda ma dhxal baa uheshay mideda kale gabar sanaag sii tartiib ah aya ucaynesa wax wanagsan bey ku sheegtay ma ahan inaad maagto dadka islaamku waa isku layahay in wax la isku sheego waa runteed adigu meel walba ma gashaa maxaase cayda comment ka faa idaa wa su aal fican lol

  50. kkkkkkkkkkkkkkkk haaa lkin aniga iyo qof damir lehba kama dhibto fikir kkk nin adigu meel walba ma gashaakkkkk lkin maad arga waxaa ka fcn dada la xariira commti yalam lkin harti faridhi waa buux waxan jirin way ka jawaabayaan lake this

  51. gabadh sanaag
    haa inaadeer meel walba waa eegaa dhaalix iyo saalixba mana aha khasab inaan rayigayga iyo damiirkayga aan yaboohiyo any way web site aad comment ka bixisaa state ka fadiiladaada xadidi mayso unless aadan fadiilada iibinaynkkkkk

  52. kkkkkkkkkkkkkkkk haaa lkin aniga iyo qof damir lehba kama dhibto fikir kkk nin adigu meel walba ma gashaakkkkk

  53. niic m. saleebaan waar adiga iyo gabadh sanaag isku mabda’a ma tihidin jirada iyo nacaybkaad khaatumo u haysana iyadu ma qabto markaa adeer doono cid kale ood isnadaamiskaaga ku daarato iyo cuqdada caasha walash

    gulcose iyo olyo caloosha socodsiisana waxaa u baahan laba qaydlaha adoo kale ee moxoga iyo yicibtu caloosha taageen

  54. gabadh sanaag
    walaalo meeshani waa saxaafad xor ah taad taageerto waad aadi kartaa taad ka soo horjeedana waad dhaliilili kartaa anigu xaq uma lihi inaan warbaahin xor ah ku dhaliilo waxay qorto hadaanan rabin dee soo geli maayo miyayan ahayn?miyayanse soomaaliyi 4.5 ku dhisnayn ma waxbaa iska keen badalay?ma waxaad aragtay web aan qabiil ka hadlayn maxaad horufadhi budhka ugula kor kuftay maantadan webabkiinaa khaatumo seeg nagu lahaa so what? it’s freedom of speech after all honey kkkk

  55. wiil maxamuud salebaan

    gabar sanaag nina ayaa wax ka qorta website kan lol ma amaan baa ka sugeysay kkkkkk nina nacimo walahi inaan waligay cayn waxaan iri naciimo ileen weli waa hesha ….. inaad islaan tahay kumalenayey ka dibna xaal ka bixiyey mideeda kale anigu hadaan idin caayn lahaa edab baa yelan lehdeen ciwanadan iyo qoraladan iyo comment aad ku dagrersaan ayaaba caay socoto ah marka maxa jawaabta oo ku dhiman mideeda kale caloosha ku tagan nina you need kulikos lol

  56. kkkkkkkkkkkkkkk war nina qabyaaldu meel walba weey gaartay walaahi maanta if lagu soo qorilahaa webseda galgalanews buraan maakhir wax commti ah kama bixiyeen waayo sadar muuqda su .aal ka dhan allore waad ku tageersantihin waxaan in lasoo qoro?

  57. waar ilaahay ka yaab wuu ku arkaaye markaad magaca ssc u bedeli jirtay cayda maad inkiri mise inaad gabdhaha hoostooda hadal hayn jirtay miyaad ilawday waxaad naciimo kula hadli jirtay luqad aad taqaanaa waa cay iyo af xumo waayo adigaa halkan musqul la soo gala waana layska kaa buufinayaa nimaam ku aqoon harawso

    webkan dad badan oo muxtaramiin ah oo beeshada ah baa soo gala oo ku abhiya inaad magaca beesha iska dhigto kuwaasba aanu maagno.reer xamarku waxay yidhaahdaan saxan saxan ku gud hadaad na caydo waanu ku caayi period.

  58. wiil maxamuud salebaan

    nina
    weligay saado ali ma caayn gabdhaha somaliyed ama kuwa darood ama hartiba sharaf ayey iga mudan yihiin hartiga qoloyinkan af biijo horbodayo ayagaba caay socoto ah waxan caay ehenba ma qoraan marka hadii mar nali jawaabo iska dhaafa cuqdada gabar sanaagna waa gabar qoralkeedu xishood iyo tolnimo ku jirtaa adiguse koobka ayaad uqaday caayda iyo aflagadada gabdhaha harti

  59. wiil maxamuud salebaan

    daawana wariyahan reer khaatumo ee ka hadlaya sidi lagu qaday premier cupka ee uk lol waa nin reer khatumo oo kuweit ku nool kkkkkkkkk
    http://www.youtube.com/watch?v=Ni8wZpQwqlc&feature=player_embedded#!

  60. niic m. saleebaan
    ma waxaad iska dhaadhici gabadh sanaag ileen waanu ku naqaanaaye?maxaad tidhi isaaq oo ah cadawga daarood adeerkiis caqliyada ssdf ma aha caqliyad daarood u danaysa ee harawsiga yaree ssdf iyo snm waa isku dan waana isku siyaasad waan waloolo isku maslaxad ah taasoo uu marxuumkii c/laahi yuusuf buugiisa ku qoray
    faroolena iskii ugama soo horjeesan distuurka ee zenawi baa ku soo amray arintan

    tan aad harawsanaysid gabadh sanaag sawdigii u naagayn jiray isaaqa ee edbiye la safnaa weligaa oo gabdhaha harti ee saado ka mid tahay isaaqa la caayi jiray adoo magaceeda ceeb ku sheegaya al maxuu caawa is dhisayaa waar inaad duli tahay wabkan waa lagaa yaqaan cid kale iska dhis kkkkkk

  61. wiil maxamuud salebaan

    nina kkkkkk markaan runta indhaha kaa saaro waad xanaqda markaas baad magacayga nacas ubadesha kkkkkkkkkkk ka dibna waxba la furay iyo waxbaa laguursaday biloowda kkkk ibashaal ind lol

  62. nacas m.saleebaan maxaad tidhi waxaad la hadlaysaa w.m.s kkkkkkkkkkkkkk walaahay waad iga qoslisay lkn kula yaabi maayo oo kii tolkii ka yaaci jiray markay golahan ku arkaan baad tahay adeer p/land ha xorayso degaanadeeda snm calanka ka taa gatay ka dib nal hadal reserve erea waxay hoos tagtaa itoobiya isimadeeduna itoobiyay hoos tagaan kuwiina iyo kuwa siciiid hartiba maanta maamulka khaatumo wuxuu gacanta ku hayaa degaanadiisa intiisii badnayd iyadoo maanta p/land ay ka taliso uun xerada garoowe oo weliba zenawi ku ilaalinayo ssdf p/and itoobiyay gacanta u gelisay tirsiga iyo nacnacda yaree adeer khaatumo sadex bay idinku furtaye kkkkkk

  63. wiil maxamuud salebaan

    gabar sanaag ind waan ogahay qoloyinkan caytama ayaan iska bahdila waana ogahay dad wada dhashay inla yahay mideeda kale dhaqankii aan ku aqan gabdhihi harti ama darood baa ka muuqda lakin qoloyinkan idoorka isguursadaani ma xishodaan hoostoda ayey raga afkooda ku tilmamaan websitekan habarfadhi waxaa qoraa kuwa nolosha ka dhacay oo paltalk ka caytama sida haboon28 iyo haragshabeel lol anyway waad ku mahadsan tahay wax sheega thanks

  64. wiil maxamuud salebaan

    nina faroole kama soo horjesan dastuurka ee waxuu ka hadlay qodobyo ka mid ah dastuurka in la cadeeyo awood qaybisaga federalka in dastuurka laga dhigo dastuur federal ah madama dawladu fedaral tahay waan ogahay inaad brush xaarle rabtaan inaad marisan mudane dr faroole haday cidi gumesi ushaqayneso waxaa ushaqenaya galaydh oo danbi dhaaf weydistay zenawi kana soo horjeeda dastuurka balse aan wax qayma ah ugu fadhin somalia mucarad nimadisana aanba laga hadlin madama uyahay darbiya jiif dhacay hantidi somalia

  65. wiil maxmuud saleebaan wle iska daa kuwa waxaan soo qoray baa qaldan oo raba isku dirka dadka marke adiga yeey ku danbajin guguna dirin ilma adeeradaa waayo dadka dan baa ka wada dhexeysa webse horufadhi waa harti firdhi waxaan ahen dhibka dadka wada dhashay kama shaqeyo

  66. wiil maxamuud salebaan

    nina scw salan ka dib walaal waxaa aad la hadlaysid waa w.m.s aad iyoo aad ula socda waxyabaha dunida dacaladeeda ka dhacaya ethiopian waxaa iga dabeyey oo historyga somalia aysan ka dhicin ismadii beesha dhulbahante oo kabaha usida zenawi iyo gen gabre ethiopianku malin kasta waxay la shiraan shacabka iyo cuqasha beesha siciid harti haday noqoto buhoodle iyo haday noqoto laascaano faroole waa siyaasi wuu tagi karaa wadamada oo dhan wuuna la kulmi karaa madaxda aduunka lakiin isimadi somaliyeed inay hoos fariistaan amxaarka iyo tikrega kana tuuksanayaan dagankodi cajiib ilahay ha idinka saaro dulinimada aad isbadeen isaaq oo cadaw darood ahna aad kabaha usidaan dhulkinina kenteen dadkalena ku edenesaan amiin amiiiin

  67. maanta waxynu si waadix ah u aragnaa faroole oo fulinaya danihii gumaysiga madaw ee itoobiya iyadoo zenawi maanta ku amray faroole inuu ka soo hor jeesto distuurkii uu u ololaynayey faroole markii hore alaa kariim

  68. wiil.m.saleebaan
    ninka maanta gumaysiga madaw ee xabashiga kabaha u sidaa waa faroole oo maanta zenawi uga yeedhay adis si uu u soo faro awaamirka cusub ee uu ka dalbado la gumayste dhiiqada lagaga talaabaa weligii waa la gumayste

    faroole isagaa degaano p/land ka mid ah laga haystaa oo calanka snm saaran yahay waa dhibane cid kastaa gumaysato

  69. wiil maxamuud salebaan

    gabar sanaag ind anigu kama hadleen isimada puntland ee waxan ka hadlaya qoladan shir walba oo laqabanayo hoos fadhiya waxbana aan ka kenin aan eheen
    inay ixagxagtaan kkkkk hadaad tahay gabar warsengeli ah ind adigaa madaxdeydii ah wlc

  70. wiil maxamuud salebaan

    kkkkkk bilan ind midgaha iyo madhibaanku waa xor qoladii la heesto qarnigan ayaa midgo ah

  71. @LOL wiil maxamuud salebaa kkkkkkk Walaahi aad baa igaga qoslisey, waad u dhameysay oo raga kale xitaa waxba uma reebin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  72. weligaa hadaad aragto nin qabiil dhan magacoodii madaxa ku sita waa gun ama qabiilada la hayb sooco sida midgaha ama yibraha sida kan maxamud saleemaan sita illaahow adaa qabiil gob ah iga dhaliyey oo aan ku faano igana saraysiiyey dadka qaarkood

    viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva khaatumo

  73. miyuusan aheeyn suldaan cartan kan ku hadalaya afka isimada pl ee ka qebqaadanaya tastuurka

  74. tan kale ninka wata magac maxmud saleeban maxaad naftaada beenta ugu sheegeysaa muqdisho ma maxmud saleban baad ku tagtaa iyo mj mise kan ka koreeya?

  75. kkkk horte wabkaan anigu waxaan u aqaan harti fidniye waayo waxaan ahen isku dir kama shaqeeyo war horte magac putland sax cadiifaduna ye meesha inka gaarin dadkana hakala fogeynina dhalinyaradan ka daaya cudada aad ugalineysii dadka aay isla dhashen faroole waad nicigartin waa shaqsi lkin putland furfurkeeda haku farxinina waa hadaa damir ledihin ee waxaan aad dadka u soo qoreysaan kadaaya u so qora wax wax laga faaido aqon is weydaarsi ka hadalka danaha siyaasad hufan taariikh saxan iwm oo dadku wax ka faidaan sal dhiga mustaqbalka ah iyo hadaba

  76. wiil maxamuud salebaan

    ilahay baa mahad leh oo aan umahad naqanaya sida gobanimada leh ee markasta
    kor iga yaaala kuwa gunta ah ee neceebku dilooday hoostedana keena ayagoo dulinimo ka muuqato mahadaas adaa leh

  77. wiil maxamuud salebaan

    ilaa lixdankii marki xornimada laqatay ilaa maanta oo ah 2012 waxaa dawlad nimada somalia ku herdamaya labo nin oo maxamuud salebaan ah inta kale ma rooti baa kkkkkkkkkkkkkk

  78. wiil maxamuud salebaan

    afka faroole haduu sabiil noqdo midka yar ee pink ah ee galaydh maxuu noqonaya
    jawaabta waxaa iska leh qolada raga afkooda siilka ku tilmamaya ama sabiil kaa utaqanan

  79. wiil maxamuud salebaan

    dr faroole xaq ayuu uleyahay haduu arko qodob qaldan inu yiraahdo hala saxo dr faroole waxuu ka mid yahay saxiixayashi road mapka tagersana inlaga baxo kmg iyo 4.5 safarka ethiopia ma aheen mid dana siyasaded ee waxuu usocday wadamo kale madama somalia ee diyarad international ka bixin waxaa laga dhoofa nairobi ama adis ababa mideeda kale faroole waa siyaasi lakiin qbiilka isimadoodi hoos fariistaan ethiopia oo gurigi gabre tagay ayagoo isimo ah kkkk waa dhulbahante ilaa hadana laheste ah dastuurka ay hada ansixinayaana waxba lagama weydiin shirkii muqdisho labadi garoowe iyo midkii galkacyo lol
    marka gunyahay jabtay iska xagxagta madaxda somaliyeed ee gaaz iyo faroole
    marna noso kala dhuunta kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  80. Maanta waxaa lasheegay Odeygii shahaadada Prof ku qaatey cilmiga tuugnimada inuu Xamar ka degey, Hada kadib Odeygaa waa in loogu yeeraa Prof Cali Tuug Galeyr, haduu Xamar u shaxaad tagey markuu u adkeysan kariwaayey nolasha qaraxa Taleex tiilay, waxaa fiicneed inuu Ummadda Somaaliyeed usoo celiyo $20.000.000 uu 70yadii kala baxsadey dabadeed ganacsiyo xaaraaneed ku furtey. Waxaa kaloo fiicneed inuu Ummadda Somaaliyeed u soo celiyo $10.000.000 isaga iyo Salaad boy ku dhaceen mudadii yareyd uu ku magacaabnaa xilka PM, Once a Thief Always a Thief. Halkaa waxaa ka muuqaneysa shirkii Kastuumo state in lagu fund gareeyey lacag Tuugnima oo maato Somaaliyeed masaakiin ah lagasoo dhacey.

  81. af sabiil iyo cabdiwali caloolay distuurka soomaaliya kuma qadhaaban karaan dan gaarana kuma gaadhi karaan wakhtigay ka faaiidaysan jirteen in soomaaliya kala daadsan tahay waa la soo dhaafay siyaasada af sabiil iyo siiraanyona waa dameer iyo labadiisa daan weliba waxaa khatarsan siyaasada af sabiil waayo isagu waa daani hoosta ka cunaya oo hoosta ka jaraya danta iyo midnimada soomaaliyeed isagoo dusha ka matalaya soomaalinimo

  82. WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA SOOMAALAAY QABYALADA ISKA DHAAFA IN BADAN AYAA KU HOOBAAT TA FAROOLE KOLEY WUXU GALO ISGA AYAA LAGALA XISAABTAMAYAA KOLEYNA MA AHA NIN WANAAG AMASE KHAYR LEH TA PUNTLAND WAAR DAD AAN SHUQUL KU LAHAY DEMBIGA FAROOLE WALOW SOOMAALIDU KU MAAH MAHDO NIN WAALAN TOLKIIBAA U MIYIR QABA WAXAY AHAYD RUNTII IN AY KHALADKIISA ISKU DAYAAN IN AY QABTAAN HADAYSE DHICI WAYDEY WAXAAN QABAA IN AAN AFLAGAADO LOO GEYSAN MAJEERTEN OO DHAN WAAYO UMA QALAN IN BADAN AYAA FAROOLE KA XUN HABDHAQAN KIISA

  83. baargaal
    ishaad kariday ina adeer waanimankii cali galayr biijo iyo garaad binti taageerada u ahaa marka arinkoodu waa dawacadii hilibka intaygaariwayday dabadfeedna tiri uf kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  84. hadaan faroole iyo pland tastuurka garanayn hadaa ma khaatuma seeg baa n oo akhrinaysa waayaabe kkkk

  85. abdifataax
    madaxda gobalada waa gudoomiyayaal gobol maaha madaxweynayaal qaran sidaa awgeed gobol dawlada dhexe la murmi karaa majirayo dawlada ayaa lawada hiistagayaa

  86. is waraysanaya

  87. puntland faroole malaha shacab ayaa dhistay berina wuu tegayaa.
    arinta dastuurka ah waxaa ku qoran madaxda federalka in ay jihiin gudomiyaal gobol iwm. taas raali maka tihiin ?. hadii kale hadeer ka hadla inta aan la saxiixin .

  88. WAR NINKA WAXAN QORAY MA WUUSAN XISHONAYNA DR BUBA SHEGANYAA WA NIN CALOSHI LACAYAR AH OO HADANA XAQIIR AH XATAA MAGACA PUNTLAND WAA U QURILAYAHAY WAA QOF XANUNSAN WAXA UU LAMID YAHAY MIDGAANKII BADA KU KAADSHAY CARADAADA U DHIMO

  89. Horta magac noo hagaajiya, najaskan faroole waanu ka tuuraynaa mar dhow, laakiin magucu waa Puntland, yaan caadifad darteed magaca nalooga xumeen toloow.

  90. waar bal dadkan isku dirka iyo qabyalada lagasoo taagay daya
    waar magaca saxa horta puntland baanu ku ogayne goormay bintland na noqotay war ileen tanoo kale
    waar dastuurkan aad sheegaysaan idinkaa ka qaylin doonee puntland waxba ha dacaayadaynina waaan ognahay inay danohooda gaarka ah wataan lakin nin waliba dantiisa gaarka ah buu wataa

  91. Dr Taksiile siyaasadii wuu ku fashilmay waa inuu TAXI driver nimadiisii iskaga noqdaa kkkkkkkkkkkkk pintland kala dhaqaaqday, lacagtii dr taksiile mahiga uu ku siiyey inuu meel mariyo qodobadii uu watay ee dastuurka WASIIR XOOSH iyo Soomaalidii ayaa qashinka ku daray MAANTA wuxuu soo saaray in madaxweynaha RAAS CASEYR Mr DOOXA JOOG la toogto taasoo ayaduna sharci daro iyo akhlaaq xumo ku ah, CALAA kuli xaal pintland barxada GAROOWE ayey iskugu soo biyo shubatay RAAS CASEYD STATE ayaaba maanta dhulkey maamushaa ka weyn yahay kkkkkkkkkkkkk

    viva Raas Caseyr State iyo Khaatumo State

Leave a Reply

Recently Commented

  • xarbI: waar holhol taleex may ka sukayssaa mise way ka shishaysaa horta alla hakala badbaadiyo dadkiisa
  • SSC-Citizen From xudun: Iidoor waa naflacaari, marba meel haysku qaadaan sidii digaagad madaxii laga gooyey, hadalkan...
  • Galool: Ilaahay baa I dilaayee manta Siilaanyo ayaan ku kacsanahay waa nin aan dagaal waxba ka aqoon, waa raga...
  • mire: Edbiye and derbisamaroon Bal waydinkaa odaygii ka cadhaysiiyeye ka gurta………kkkk kkkkkkkkkk
  • naasir: kkkkkkkkkk waxaan aad ula yaabay ninka pugland u hadlaya waa nin madhan khalaas waa ceeboobay kk hartibaan...