|

Dastuurka Soomaaliya ee Qabyada ah, Maxaa Lagu Diidey? .

Inta aaney u gelin jawaabta su’aasheenna, Waxaa muhiim ah, in ay dadku fahmaan macnaha qeexan ee dastuur. Dastuur waa meesha ama marjaca umadi ugu laabato sharciyada ay dejisanayso. Markaas dastuurku, waa ururin aqoon yahanno ururiyeen oo aasaas u ah, ummad shuruucdeed, waafaqsanna waxa ay aaminsan yihiin.

Haddaynnu intaas kaga gudubno, qeexid yar oo aynnu u samayney waxa dastuur yahay, bal aynnu imminka ka jawaabno,su’aasheennii ahayd “dastuurka Soomaaliya ee qabyada ah, maxaa lagu diidey”
Ugu horreynba, dadka diidan dastuurkan waa laba qaybood, dad ka fekeraya danahooda khaaska ah, iyo dad u daneynaya ummadda Soomaaliyeed, rajana ka qaba in mar uun uu soo laabto nidaam dawli ah oo dalku ku dego.

Dastuurka qabyo, oo ay ka qayliyeen aqoonyahannadii ugu waaweynaa dalka magacana ku lahaa, sida: Dr. Ali Khalif galeer, professor Samater iyo kuwo kale oo badani, waxaa sidaas si la mida uga qayliyey Majmaxa culimaa’uddiinka Soomaaliyeed. Waxaynnu dhihi karnaa,  kooxdan aqoonyahaynnada iyo culimada ahi, arrinkoodu waa cindallaahi( ama daacad).
Kooxaha haddaba qabiilooyinku ka daba dhaantaynayaa, ama isku sheega maamul goboleedyo dano qabiil wata,oo ay u taliyaan Mahiga, Meleze Zinawi iyo museveni, waxay dhammaan wataan dano gaara, oo ay u soo hullaabanayaan diidmadooda qaab aan macnaysnayn!
Tusaale ahaan, maamulka la baxay S/land oo isu arka inuu yahay dawlad aan ahayn mid goboleed, sidaas darteedna raba inay diidmadooda ku xalliyaan aqoonsiga ku dhacay ceel walwaaleed, oo aan weligii la heli doonin. Waxa maamulkan halku dhig u ah, “inta togobka iyo degelka koonfuri qiiqayaan, qayladhaantayada aqoonsi doonka ah, waannu qayraaminaynaa”
Waxa iyana jira koox kale oo uu hoggaamiyo Abdiraxmaan Faroole, kooxdan oo jaah wareersan, waxay dhegaystaan inta uu u sheego Melese iyo Dr Buhene oo Xabashi ah. Waxa ay la shir yimaadanna waa intaas, afkana ka dhihi waaye waannu go’nay sida Soomaali-diidka waqooyi galbeed. Abdiraxmaan Faroole, wuxuu ku hadaaqayey inuu diidan yahay dastuurka qabyo, maxaayeelay ma kala cadda dawlad central ah ama dawlad federal ah dastuurkeed waa sida uu hadalku u yirye.

Shaki maleh in dastuurka wax ka qaldan yihiin, loona baahan yahay in wixii qaldan dib loo qoro inta aan laga doodin, ama loo gudbin dadweynaha oo aqriya, fekerkoodana ka dhiibta, dabadeed, wuxuu maridoonaan, aqriska qaybtiisii labaad, markaas ka dib ayaa loo vote-di doonaa(ergada la soo xuley ee 825-ka qof ka kooban)
In wax ka qaldan yihiin, waxaa kuugu daliil ah, media group oo aan iskuba hawleyn ka hadlidda iyo xayeysiinta dastuurkan sidaad u naragteenb. Hadday tahay tv, radio-yada iyo weliba mareegaha warka u soo gudbiya akhristayaashooda, waxa ay sheegeen oo keliya waa, in aqoonyahannadii iyo culimaauddiinkii, dhallliileen qodobo iyo cutubyo qoraalka dasrttukan cusub ah.
Su”aashii ahayd dastuurka qabyada ah ee Soomaaliyeed maxaa loo diidey(looga doodi waayey dhakhso oo loo ansixin waayey waqtigii loogu talo galey), sidii koobnayd ee anynnu uga faalloonay, intaas baynnu caawa ku dhaafaynaa.

Eng. ibndariq.
Horufadhi.com@gmail.com
Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16331

Posted by on May 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

25 Comments for “Dastuurka Soomaaliya ee Qabyada ah, Maxaa Lagu Diidey? .”

  1. horta somaliland liiskan kuma jirto marka horeba ma saxeexin wax la yiraahdo road map. kolkaa ka quusta. intaad aqoonsigayga ka hadlaysid taadiibaaba ku dhacday ceele iska aamus.

    aduun waxa ugu xun nin is og wuxuu yahay oo isagiiba sii kala jajabayo oo hadana adiga qabyaalad kugu caayaya.

    isla xishooda zenawi wa idin wasaaye.

    iiga warama shaqadii cayn estate halkay maraysaa waa maamul kasoo fircamay kastuumo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    anagu waanu cadaynay somali weyn jiristeedaba ma aaminsani. hadii uu alle goor uun gacanta ii gashana itoobiya ayaan ugu dari lahaa somalidii talyaanigu gumaysan jiray si aanay dib iiga soo daba qaylin.

    ma aaminsani somaliweyn case kan kolkay timaado dastuurkan ayaad sheegaysaaye somaliweynba ma aaminsani. oo waxaan jeclaan lahaa si ay inooga hadhaan kuwaasi aanu la midownay 1960kii in aanay jirinba oo ay itoobiya u gumaysato sida ay ogaden u guumaysay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    somaliweyn qori waxaan ahayn inagalama dhaxayso. inta qarankeena uu masku sheeganayo qorigaasi baan hiigsani. waanan ku dhaartaye somalia maanta celka ay ka qaylinayso ku ka daran ayaan ku aasi haday faraha ka qaadi wayso qarankeena somaliland.

    iyada iyo dastuurkeedaba hanagala tagaan. waxaanu isku jirnaa inta yahuuda iyo german u dhaxaysa oo kalaanu somalia isku nahay. hana ila baryin baqtigaasi aniga. sidaasi jabuuti oo kalaan ahay dal gaar ah. diid ama yeel minority wax ma yeeli karo qaranka somaliland.

    viva somaliland republic

  2. Iga raali noqda magaca iga qaldamay
    Ways aragon=waayo arag

  3. Tago aad ban idiin jeclahay ilaahay Idankiis guul iyo gobanimo barwaaqadu kow ka tahay inagu hormuud ka nahay beynu soomaali u horseedi inshallah ind mcn fikirkaagana soo cabir qof wax badan og baa tahaye ilaahay caqli hakuu daayo aamiin

  4. Nina
    Thank u Walaal mcn gabdhaha harti iyo daaroodba dhulos hormuud bay u. Ahaayeen sharaftiina iyo karaamadiina alla hadhowree fikirkaagana waxaad my salaysaa caqli iyo aqoon taariikh base looga dhigay feel free in
    Aad wixii maamuladeena ka Khaldan inoo saxdo khaatumo iyo puntland waa 2 gacmood qofkii wax garada waa garanayaa qof AMA 2 qof cay doody waxba inakama dhinto AMA puntland ha sheegteen AMA khaatumo siyaasadana marka laga

  5. Horta geesdiirow,
    Caqligii iidoor baad la timid xerada, Faroolena unukaa iska kaa xigna, waxba kaama geline, sidii hal soo abaahootay ayaad soo dhuntay, iskaga bax website-kan nimanka harti, waan ku oghaya oo waxaad ka waddaa, anigoo Maxamud saleban ah, oo weliba Madaxiisa aan cidi ka daba hadlin ah, ayaad la yaabtay sida aan idiinka war hayo, oo iidoor ugu dhex jiro, haddaad mooddey in Majeerteen yahay Faroole oo islaan idinka qaba, adeer waxba isuma bahsheeganno unuka iyo reer Bucurbacayr. sheegato waxaa ah, adingan ku asqoobay webka Dhulbahante oo wadnakurkurku kugu dilay basaas ina jaajuus Ingiriis waaxid.

  6. miyirlaawe

    dr cali ciise iyo prof cali khaliif galayr yaa maanta u gar qaadi doona marka uu dr cali ciise 2milyan dollar uu leexsaday weliba uu lacagtaas geliyey wadanka etoobiya.mida kale saaxiib faroole maxamuud saleebaan iyo cali saleebaanba waa raacsan yahiin dhulbahantena wax uu uga baahan yahay baa iska yar.reer kaalkacyna ma tahid ee ha sheegan xitaa weligaa cag maad dhigin

  7. I mean, I must stand for the right cause always, sorry about incorrect clause.
    Thank you NINA again.

  8. Nina
    ina adeer my pleasure,and I really must for right vision always. You are my hero as well.

  9. miyirqabe
    inader dadka ugu miyirka wayn ee ilmaadeeradayo halkan soo galaad tahay jir oo joog hana ku sirmin magacyada qaarkood oo p/land qaataa ma aha reer p/land sida dooxo mudug iyo gabadh sanaag waa copy snm ah oo damca in hartigu is caayo inaadeerow waanu ku farxsan nahay in aad halkan goob joog ka tahay si aad miyirka ugu celiso kuwan magacyada beesha huwan ee catarbaqashka daadinaya

  10. Alpha
    Saaxiib, meesha iidoor loogama baahna Mareexaanna waa Darood, haddii laga hadlayo wadanimo, adigu meelna kama soo gashid, bal car sheeg nin iidoor dabacayuun ah, oo meel ramaas leh uga soo durduriyey qaranka Soomaaliyeed! Ama aan harti noqonno ama aan mareexaan iyo absame noqonnee, bal maxaa nakaa soo dhex geliyey? sidii lax asool ah, ayaad ku warwareegaysaa mareegaha Hartiweyne.

  11. Nina
    waa halyeyad, aan gaban, runtii nin hadduu curad yahay, inuu faanaba uma eka.
    Waxaa Dr. Ali khalif ka xishoodey waxay ahayd maalintii la dooranayey A/hi yusuf, in isku dhac harti yimaado, wuu fashili karayey, lacagtii lobbying-ka loo isticmaalyey ee Maxamed abdixaashi ka soo dhiibayey daqligii dhammaa ee Booso.Lacagtaas oo lagu iibsadey Digil iyo mirifle iyo qayb ka mida isku kabkabta direed, oo odaygu ku beer laxaysadey inay dhaleen, ninka ugu yar baa la kacay 5000 oo doller si uu u siiyo voteka. Waxan dhan unukaa farsamaynayney, kuwii ka horreeyeyna waa la yaqaan ciddii dhalisay gobannimada Soomaliyeed oo dhaba ah, ma xaqiri karo oo waxay ahaayen Dawaawiish ama Darveshes. Marka taariikhda yaan laga beensheegin, unuka ka Maxamud Saleban ahaan, waa ka faa’iidaysanney dawladihii ku dhashay halgan ka daraawiishta, waayo dheri ninkii u dhow baa laf kala baxa.
    Nabad gelyo.

  12. Qoraal aan halkan ku qore kan ayaa iigu danbeysa, sababtoo ah ina gumeedyada webkan maamusha ayaa iga xishoon waaydey oo dhowr qoraal runta ku qontata iga tirtirtay, waliba waxey doortaan commentyada ay u arkaan inuu beeninayo bakh bakhda iyo been ku qulqulashada gunta Kastuumada weyn isku maaweeliso. Mida kale, Kastuumoyinka kor ka ciyaya ee naag iyo nin waxey yihiin aan la kala garan karin maxey beeshooda DHULMAHANTE kaliye uga hadli waayeen? waa maxay mareexaan iyo hawiye u hadalkaan ama lebin ku faanida beelahan kale? kkkkkk war anagaa yaab aragney war dhulmahante qurjire iyaga kaligood iskuma hadli karaan miyaa? mise gun sandareero kunool ayaa noqotey wax laga xishoodo? kkkk bye bye, so long, reer afkanoole been badne.

  13. Curad Harti

    Horta faanku waxba ma taro, Horta burburkii 1991 ka hor inta nin ee Majeerteen ee aad soo tirisay waxaa isku wada fuuqsaday nin SADE DAAROOD ah oo Allah janadii ha geeyee Mohamed Siyaad la oran jirey, inta uu wadanka u qabtay intaa nin ee aad sheegtay marka laysku daro may qaban, xataa dekedahan idinka iyo SNM qadadu idiinka soo baxdo isagaa idiin dhisay ee u mahad naqa,
    Markaad wadanka burburiseen kadibna inta nin ee aad soo tirisay waxaa isku wada waxtar iyo raganimo dhaamey nin SADE DAAROOD ah oo la dhaho Mohamed C/Lahi Farmaajo, 6 bilood uu xukunka hayey intuu qabtay waxaa aad xisaabisay oo dhan marka laysku daro may qaban, hada Majeerteen anigu ma necbi laakiin xaqiiqdaan ka hadlayaa, somali oo dhamina waa ogtahay.
    Hadaba inadeer wax baan xukumay macna samayn mayso ee waxay tahay Somalidii xukunka idiin dhiibatey maxaad u qabateen? waa waxba. dhibaato uun baad u soo kordhiseen iyo qabyaalad, Puntland oo ugu dambeysey waataa Harti idinkula heshiin waayey, ta meesha taalaa waxa weeye waxbaan xukumayaa uun bay idinkaga dhegtey ee sida wax loo xukumo ma taqaanaan, ee isku xishooda oo Somalida dhibaatada ka daaya kkkkkkkk Su’aasha kale ee aan ku waydiinayo waxay tahay intanoo nin ee aad soo tirisay wada nacas bay ahaayeen Faroole iyo Cade Muusena ku daroo kkkkkk dee haday madaxdiinu sidan doqomo u yihiin dadkiina caadiga ahina waa sidee? dee wada GAROOWE iyo WIIL CALI SALEEBAAN oo miiran, belo ku gashay!!!

    VIVA KHAATUMO!!

  14. waayo arag
    inader ha cadhoon sida aad rayigaad dhuloos ka qabto aad noogu soo gudbiso isagoo cad ama dahsoon ayaan aniguna rayigayga u soo gudbiyaye ta kale dhuloos hadaad si fiican u taqaan ma aha dad xaga tolka laga maro anoo dumarkooda iyo ragadoodaba ka hadlaya beleive me na wax aad haysato ama lib mj u korodha walaanan u hor taagnayn ee dhacdooyin taariikh ah uun baan xalilay

  15. waayo arag
    kkkkkkkk walaahay bayan iga ahayn xumaan iyo xaasidnimo iyo xaqiraad toona oo fikirkayguba kuma salaysna waxyaabahaa. bes waxaan uun sheegay sida sheeko kastaa laba weji u leedahay markaad adigu is faaniso ma aha khasab in sinaaryoogaagu sax yahay way wacan tahay in aad xantaadana ogaatid.tan ragana hadaad dumar ahaan keentay meesha kaba hadli maayo. after all qof walba qumanihiisaa qoorta u sudhan raalina ahaw hadaad xumaan u qaadatay anigu sidaan u arkay arimaha uun baan sheegay qof walbana rayigiisu waa yuxtaram

  16. NINA
    XUMAANTA INTAA LE EG IYO XASID KA IYO XAQIRAADA KUGU KALIFAY INAAD QARISO WAXAAN SOOMAALI OO DHAMI QARIN KARIN MAXAY TAHAY?? WAA YAABE RAGU WAA IS HAYAAN WELIGOOG DUMARKUNA WAA NAKALA CELINJIREEN, RAGA DHULOS IYO MJ HABEEN BAY IDIN KALA XIGAAN INDA ADEER, MIDAA NIYADA GELI

  17. curad harti
    waxba maad soo kordhin adiga iyo wiil.m.saleebaan waxaad tihiin dameer iyo labadiisa daan waa faan aan dhamaad lahayn
    realty check waa
    1-ninka calanka sameeyey oo lagu muransan yahay
    2-intad r/wasare ahayd oo mar kasta nin hawiye ah oo madaxwayne ahi ku soo dooranyey inaada presedent’s pet noqotid
    3-markaad madxwayne gaadhay ood isu qoonsateen(c.c sharmaarke oo inaderkii dilay
    4-markaad inqilaab 1977 dabarteen oo inadeerkiin idin fashaliyey
    5-markaad prof.jabhad ah noqotey oo itoobiya iyo jabhadihii kale kugu awr kacsadeen oo arintaadu aakhirkii noqotay yaa daarood aheey
    6-2006 oo c/yuusuf 50 kun oo askar itoobiyaana waddo uu vila soomaaliya habeen u hoyan kari waayey oo ilaahay haw naxariistee uu ahaa nin aan nasiib u lahayn haybad madaxwaynanimo ah tii la yaqaanay

    7- wakhtigan la joogo ood isolation siyaasadeed ku jirtid oo cid walbaa iska kaa ilaalinayso

  18. kkkkkkkkkkkkkkkkkk kaahin maxaad tiri ha joojiso shirka kkk dhali waydaye aleeelo kuwaalo sxb waanu kaa qabojinaynaa shirka bal in dhiigu kugusoo noqdo kkkk

  19. Walalayal horta haka wada teginina waxa jira dadku wu is wada yaqan Somali aan ku jirin Curadka harti waa Turkey oo laga jaray Istanbul, Aniga waxan akhriya Shabakadaha Somalida hadi laga leyahay Konfur, Puntland iyo Somaliland, badana muqdisho waxa ka dhaca waxa qora radiomuqdisho.net mana ku arag Prof. Ali khalif oo tagay xamar, halkan aya igu horaysa, is ixtiraama dhalinyaro Majerten cuqdad uma qaban guridanbayska aabahood sacid harti, Somalia laga so bilabo 1954 tan iyo manta dad aya u taliya 1954 waxa calanka somalia sameyey Marxum mohamed cawali waa mj, 1960-1964 waxa raisulwasare aha Marxum Abdirashid Ali, 1964-1967 waxa raisulwasare aha Abdirizak haji husen, 1967-1969 waxa madaxweyne aha marxum Abdirashid Ali Allah ha u naxaristo gacan walal aya dishay, 2001 waxa raisulwasare noqday xasan abshir, 2004-2008 waxa madaxweyne aha Marxum Col. Abdulahi yusuf ahmed oo ku gulaystay dorashadi Embgati hadad jogtayn waxay ahayd Mj vs Other somalida kale oo dhan, 2009-2010 waxa raisulwasare aha Omar Abdirashid Ali, 2011- manta waxa weli raisulwasare ah Prof. Dr. Abdiweli Mohamed Ali. Ninki ugu horeyay ee somali Ph.D qata wuxu aha Dr. Hasan Ali Mire 1962 markas cid waxbarata somali wey ku yarayd Dr. Hasan wuxu aha hogamiyihi SSDF marki Col. Yusuf xirnaa, marka walalayal dhalinyarada yan la jaha warerin intas oo miqam ah walalihin aya helay idinkuna Waqtigina gaada ee hala iska dhafo cayda qofna ku faidi mayo. Mahadsanidin Inamada iyo Hablaha Harti

  20. miyirqabe
    inader hilfahaad u qaaday kuwan intay webkan yimaadaan cuqdadooda fidiya reer khaatumo waa ogyihiin in garoowe iyo kan m.saleebaan huwaday ay yihiin dad jiran oo dan gaar ah nin wata ku daba safan ha butaaceene daa iyagaa daali e khaatumo waa deisal aan cidina cay iyo hagardaamo wax ku yeelayn

  21. Waar garoowe, ma ciise riyoole ayaad tahay, adeer haddaannu nahay reer Galkacayo, kuguma raacsanin aflagaadada aad tolka ku hayso, iyo eedaynta Ali khalif ee haddii lagaa warsado su’aal aad indhaha ka mirimirigsiin toonto.
    Wacadallaan kuu sheegiye, inaan cid aan ali khaliif ka ahayn la dooraneyn waqtigan adag. Faroole waa nin ila dhashay, khibradse waxaa u ahayd, maalintii uu dhacayey bank-gawoowe, oo uu isbaaroowinka dhiaganayey, waad naceebayseen, oo tolkayo nagu dirteen. Kan maxamud Saleban ku qaraabanayana, waxaan leeyahay, Cumar maxamud wuxuu la socdaa Ali khalif iyo Dhulbahante, majeerteenna unukaa majaraha u haynna, siday kula tahay, iidoole aan tol waxba ka aqoon ayaad tahaye.

  22. Safaarada somalidu ku leedahay Washington, DC
    Waa I nay joojisaa shirka snm uga furmaya varginia.
    Waayo waa mid aan dowlada Somalia
    Fasax ka haysan.

    • kahin

      anagu somalia ma aqoonsanin kala dalbaanu nahay ee maxay joojin kartaa. anigu somalia kama mid ihi kolkaa wax la igu joojiyaa maleh. ilaa siilaanyo uunbaa awood u leh inuu joojiyo.

      viva somaliland republic

  23. mj imisa tuug baa ka buuxa cumar c/rashiid sharmaake markii la casilay imisuu lacag tfgda kala soo goostay uu yidhi pintland baa ku lehkkkkkkkkkkkkkkk waar cali khaliif tuug maaha lacagtiisaa bananka aduunka ka buuxda maaha qof risaaqadiisu budhacad iyo musuqmaasuq iyo sun nad iyo beri lagu aaso lacagtuu ka qaato ku nool taksiilena maaha xabashina marna ma soo xidho marna ma soo furto sida firdhiye waa prof shahaado tii ugu saraysa haysta aqoonyahan muwaadin xalaala aan kursi iimaanku kaga tegin iyo madaxweyne mar idhaha bal aan eegno dhabayaco kursi jacaylku halkuu la galo kuwaa say ugu ordayeen ku waashay oo aakhirkiina u dhintay xanuunkay ka qaadeen

    noolow ali kahaliif galaydh

    khaatumo allow dhawr

  24. waar qajila anaga hanoo xayaysiinina cali biijo oo tuug ah oo soomaali wadataqaan ayaad nooga dhigaysaan nin muwaadil ah waa cuna doon ee muwaadil soomaalinimo kuwayntahay ma aha lacagtii barigii uu raysal wasaaraha ahaa uu dhacay ayaa ksoodhamaatay shaarkale oo uu waxkudhocuu soo gashanayaa idinna waxaad rabtaan inaad dadka kadhaadhicisaan dadkuna waakadharag sanyahay waxuugalo iyo wuxuugudo

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.