Cadami:Todobo Ruux ayaa ku dhintay Dagaalkii Hargaysa Xabaduna weli waa soconaysaa.
Dagaal culsu oo u dhexeeya maleeshiyaadka Siilaanyo iyo shacabka magaalada Hargaysa ayaa ka soconaya ilaa saaka magaalada Hargaysa, sida uu sheegay Horgal Cadami oo wasiirka gaashaandhiga ugu magacaaban maamulka gacan ku dhiigle Siilaanyo, ayaa waxaa uu sheegay in dagaalku uu weli soconayo.
Maleeshiyaadkan la sheegay inay dadka laayeen oo ka soo jeeda beesha H/Jeclo ayaa la sheegay inay difaacayaan dhul ay wada lee yihiin nin afhayeen u ah warshada sibidhka ee Berbera iyo mulkiilaha shirkada Dahabshiil.
Dadkan ayaa halkaas ku qamaamay, ka dibna waxaa si naxariis daro ah xabad ooda uga qaaday maleeshiyaadkii halkaas difaacayey. Shacabki ayaa markii danbe adeegsaday hubka guryahooda yaalay, waxaana maanta magaalada Hargaysa u egtahay meel jahawareer balaadhan ka jiro, ayadoo gurmadyo horleh la sheegay.
Wararkii u danbeeyey ayaa sheegaya in dhimashadu hada marayso ilaa 12 ruux, walow aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
Waxii wara ee arinta ku soo kordha kala soco wararkeena danbe kala soco.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=16369



sorry israil baan halkaas uga jedaye rali ahada dhalinyaro sorry marlabad
dadka islaamka ah ee is dilaya in ilaah ka qaboojiyo waa loo duceeya, laakiin idoorku maaha kuwii loo ducaynlahaa ama loo nixi lahaa sababtoo ah waxay iyaguba ku farxaan dhibta ka taagan somalia waxay ku farxaan dhibaato kastoo la kulanta ssc waxay kanaxaan guulaha iyo horumarka ay samayso ama hiigsanayso khaatumo waxay been ka sheegeen wiilkii yaraa ee ay geedka intay ka soolaadlaadiyeen ee xadhigu meelkasta ka gooyey waa dagaalkii kalshaale oo ay meelkasta ku soo qoreen awr qooqan baa cunay hadalka bilaa naxariista ah anigu waxaan ku talinayaa qoladan coloosha jilicsan ee kanaxaysaa ha u nixina ninkaan kuu nixin looma naxo hadii aad dhaawacooda aragtaana boholaha xargaga halaga tuuro ama shalow dheer yuhuud kama habeen sokeeyaan,hadaba ninkaan nolol kuu ogolayn sidee ugu naxdaan ha isku dhamaadeen maahee mid yuu iskaga hadhin, yuhuud iyo adeerkood isaaq
ma idoor is dilayaaan maanta ka naxaa waaba habaare yaa i habaaray
waxaan la yaabanahay dadka leh ka nixi mayne allow kala qabooji ana waxaan
leyahay allow isku madhi oo midh hayskagaga reebin war markay dadka yaga intay deegaankooda ugu imanayeen ee ku lanayeen bilaa sabab maxay u jeedadoodu ahayd? yaa iga jawaabi kara?sow kibir iyo adyad ma ahayd hadaba wataa xaqdarradii iyaga dhexdooda ka dilaacday
siilaayona waxaan leyahay shaqo wacan baad wadaa ee ha kala joojin halkaa ka sii wada shaqada fiican oo wixii ka hor yimaada talada xune ee habar jeclo lagu yaqaanay waa inaad awood ku muquunisaa si lagaga baqo
Salaan reer khaatumo state gaar ahaan madaxda sharaf taleh ee Nina iyo bilan, waxaa iga su ‘aal ah nin aad hadaad qabato gawrici lahayd haduu is dilo oo malin walba 100,000 qof iska dilo shaqo kusugaysay baalaguu qabtay soomaaha?
Ninkii ka naxa oo reer khaatumo state ah (idoor land) isdilaya ha u soodiyaar garoobo xabsiga dhexe ee taleex OK,
Geesi
Mid waa kugu raac sanahay oo ah in meel nabada dagaal
ka qarxin soomaalida dhehda belo belaayo laguma daro
Midse kuguma raacsani rajo xumada ku haysaa aniga iima muuqato xamarna maanta maalin ay ka fiican tahay ma jidho
waayo arag
waan kugu raacsanahay anigu soomaaliwayn waan jeclahay in ay is wada raacdo laakiin maanta meel ay ka muuqato ama ay ka dhawdahay ma jirto aan ahayn soomaaliland oo intaan iyada ictaraafno dabadeena aanu caawimo ka helno,hadii aanu taas samayn waynana oo aan iyadana ka dhigno sida muqdisho ee habar gidir iyo abgaal ilaa maanta isku dilayaan .waa kud ka qaxoo qanjo u guur.laakiin inta ay nabad ku nool yahiin soomaali weli rajo ayay leedahay..
Salaan sharaftii asxaabta iyo boqorad Nina baan ka ilaawey. Comments kayga
Garashada ilaahay ma Simin caqliga Qofba in ayaa lagasiiyey hadii caqliga ilaahay inakala mid dhigo iyaga oo aynu sidooda kuwada faraxno dhibtooda iyagaan la mid noqonayna ilaahay yuhuuda wuxuu ugu carooday markuu caqliga iyo cilmiguu siiyey iyagoo og ku caasiyeen intaa in ka badan baa alle inasiiyeyhadaynu ku dayano dad aan waxba ogayn sow dhibaato maaha?
khaalid diridhaba
niyaw runtii asxaabtayda oo dhan waa majeerteen cumar maxamuud u badan computerka aan hada commentska kasoo qorayo yar sxbkay ahbaa leh oo reer garowe isagu maaha majeerteen laakiin waa qolo yar oo uu igu yidhi fu,ad shangole ayaa ka dhashay, inkastoo ay ”DH” du lahjadooda ku badantahay hadana adiga mid kula mida oo dha badan waligay maan arag marmarbaan anigoo keligay meel fadhiya iska qoslaa markaan soo xasuusto waxaad soo qorto. waxyaabha aan ku qoslo waxa ka mida.
madhkaasaa
wegedh
magdhan
iyo in kaloo badan kkkkkkkkkkk you are very funny wallaahi may freind.
waayo arag,dheere khaatumo,bilan iyo khaalid dirirdhabe waad salaamantihiin dhamaantiin
snm wax dhaaxay xumaan,isir nacayb iyo cunsuriyad kula dhaqmeen jiiraankooda maanta xaqdaraday ku heshiyeen bay natiijadeedii helayaan dhexdooda iyo iyagoo cuslad galay oo cid walba la coloobay what goes around cames around al kibru minal macaasi
waxa layidhi beri hore ayaa oday xaabola ayaa baqasha madhka uu xabada ka rogo ayuu cayshinay deedna cishadi dambeto ayumbuu arkay nin baqashi lacunaya cayshkedi wuxu ku yidhi huno baqalkani dushiisa ugoysaye dee adigu maxad ula cuni cayshkiisa wuxu ku yidhi ruxi baqasha cayshayey isna waku dushis ana waygu damiirkay alyacni ahaa caqliga baqashan kala maso ahay.iminka anagiyo idor dagalka wano dan iyo damir haday dhugleyihin waxunbay dhadi lahayen ded wuxunbay iskula hadhi lahayen.sidan lidata may udhaqmen.nacalatulah cala dalimin,alladina yufsiduna fil ardi wala yuslixun.khamro,qoryo ismadhin,dhulbob,barjayn,hadalbadna.iyo xuman kulaha.mamulkena kor khaatumo.
kayaabshe
keliya ayaa u duceeyey snmta koley si kale ayuu u arkay
run baan sheegayaa anigu markii aan arkay waan ku farxay dhawr arimood awgeed
nin aan adiga kaa naxayn dhibkaaga jecel habeen iyo maalin xumaantaada ka shaqaynaya dadkii ceelsahii biyaha ka fariistay dhulkaygii weli haysta soomaalina aan wax wanaaga u rajayn ,habeen iyo maalina xumaantayda iyo dhibkayga ka shaqaynaya sidee baan ugu diirnaxaa ,arinatani waa arin aan sidaa u cuslayn laakiin waxaan ka jeclahay inaay isku dhamaadaan si anigana dhibkoodu iiga yaraado ….gaal dil gartiisana sii hadii isaaq wanaag leeyahay way ka muuqan lahayd sidaa awgeed waa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jiraye.
ilaahay kala qabooji dadka leh miyuusan dhibka isaga lagu hayo dareemin mise wanaag buu weli u hayaa mise waa arin diplomasi ma fahmin.
run baan sheegayaa anigu markii aan arkay waan ku farxay dhawr arimood awgeed
nin aan adiga kaa naxayn dhibkaaga jecel habeen iyo maalin xumaantaada ka shaqaynaya dadkii ceelsahii biyaha ka fariistay dhulkaygii weli haysta soomaalina aan wax wanaaga u rajayn ,habeen iyo maalina xumaantayda iyo dhibkayga ka shaqaynaya sidee baan ugu diirnaxaa ,arinatani waa arin aan sidaa u cuslayn laakiin waxaan ka jeclahay inaay isku dhamaadaan si anigana dhibkoodu iiga yaraado ….gaal dil gartiisana sii hadii isaaq wanaag leeyahay way ka muuqan lahayd sidaa awgeed waa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jiraye.
ilaahay kala qabooji dadka leh miyuusan dhibka isaga lagu hayaa dareemin mise wanaag buu weli u hayaa mise waa arin diplomasi ma fahmin.
wanku farxaya muslima mahan wa :uciensi.akhasunasa adhxana malahan dhamantod dhigayaga ayey ku farxayan mahan?culimadoda,wayelkoda,iyo superqulifiedka dadka la yidhaa dhamantod wayka simanyihin dulmiga aynagu hayaan.iyo isirnacaybka aynagu hayaan.lakin wallahi kudhimanaya hadan arko hey dhagax ayan ugu darin.kuwinan sidi hindidi u calol nugulna magadhan karaya xaga idinka dulesha ed idor ugu hamranaysaan,waar ku shida naxaristuna waa tush.
hahahahah sidii suuf aloolkii waa kuwaa isku bilaabay bal yaa kala qaban berigii hore dhulbahantaa kala celin jiraye maanta hubkaan isugu dhiibaynaa ha bilaabanto allow kii roon reerka u reeb siilaanyo inuu dab ku gurayo waa muuqatay kuwii u sacaba tumayey maantay ciil la ooyayaan oo leeyihiin yaa harageedii nagaga celiya nabadii meeday lagu faani jiray haday sida dad qalo midiyaha isu gurteen ha is qasheen awalba qori ismaris bay ahaayeene
khaatumo allow dhawr
dheere waa sidaad sheegtay ha isku madheen xaqdarii baa iyaga is tustay guri kale waxay la doonayeen gurigoodii bay la heleen umad dhiig islaam u soo jarmadsan maalin walba iyagaa somali lagu hayaa oo dhul aysan lahayn iimaankii kaga tegay wallahy markay shacabkayga maleeshiyaadkoodu xasuuqayaan shacabkoodu nashxarad bay ku dhuftaan maxaan uga naxaynaa wanaagaga qofkii jecel dhibaatadadana neceb baa loo duceeyaa
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan
{WAJAZAA’U SAYITI SAYIATU MITHLUHAA}
Damaan reer Khaatumo marka hore salaan sharaf
Maxa keenay calool jileeca iyo ducadan aan la idin weydiisan ?
waa la inagu soo duuley gardaro shicibkeni baa la xasuqay hantideni baa la dhacay
ardaydeni iyo dadweyne kale ayaa jeelasha burco iyo mandheera ka buuxa
oo lagu xidhay dulmi iyo wax xaaran ah oo ay diideen
miya aragteen wax duco idiin soo dira ?
bedelkedii wuxu noqday in ciroole,culimo iyo caamo la yidhahdo wixii isaqism diida hala barakiyo hala xasuqo !
sida darted hawshan waxay u taal idor wax inaga galay majiran yaan la jiboon !
Long life Khatumo state.
WAAYA ARAG
waa lagu salaamay inaadeer waa sidaad sheegtay carabtuna waxay tidhaahdaa
(( kamaa tudiin tudaan )) marka qolyahani waxay dhiteeysteen bay dhamayaan
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
Salaan sare reer khaatumo
Horta muslim dhimashood ku farxi maayo laakiin markaad fidmo ka shaqayso dulmi aday kugu soo noqon waa mida kalee siilaanyo siyaasadiisu waa
Lafo geri iyagaaa lays ku jebshaa nacaskan gaashaan dhiga
Intaasaa loogu dhiibey ma wasaarad kale loo magacaabo damiirna ka leh
PRO, NINA
(( weynak fii yaa khaaloo )) one week laguma arage (( salaamtak yaa khaloo ))
salaan taada oo kale ah oo khaatumaysan guddoon ABTI nuura xageey ka
dhacday indhaweyd ma arage ?
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
DR KAYAABSHE10
guddoomiye ninbaa laga hayaa (( anba faydniye waxba hayfarin ))
hawli naguma yara qoladayada qurbaha waana wadeynaa ilaa inta aanu
ina bureeqa,iyo afsabiil , afarta taayir kabanjarineyno iminka khaatumo
laba taayir bay midwalba ka banjarisay labada hadhayna waa dhawaan
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
Aaranlaaye.nina.khaatumaysan iyo dhamaan reer khaatumo state waa idinka qaaday salaanta
Waxaan idin leeyahay muqdisho waxa ugu yar ee laga sameeyay waa urur dhalinyaro oo reer khaatumo ah
Khaatumo state waxay noqotay mida kaliya ee ugu taageero badan maamul goboleedyada ka dhisan somalia
Inkastoo taa dadka qaar ay aaminayn balse ay ku wanaagsaneed in ay ku arkaan indhahooda
Muqdisho isaaq. Ciise. Gudibiirsi reer somalia oo ka maqan ma jiro marka waxaan allah ka baryaynaa in aan hello dawlad dhexe
Khaatumo state dadaal weyn bay haysaa ee dadkiina dia’pra ahow dadaalkiina laban laaba
Waa umad odayaal Asaasaq ahi u taliyaan, bal kan cadami la leeyahay, Siilaanyo, iyo ina Xaabsade sadexduba waa khalkhal, waxay joogaan waqtigii reer Hiiraan buurta ka tuuri jireen, takale wallaahi inaanan iidoor is laynaya anigu ka naxayn ee wax kale ii sheega, i hope inaanay xabad iska reebin waayo iyaguba nolosha iima ogola, jabkoodu waa wax lagu farxo, wada dagaalka yaa iidoor af dhogor waaxid.
Khaatumo ha noolaato.
habarjecloooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooy muuse waakaaaaaa balsi ugal
Ilaahay nabadda umada hawada garansiiyio,waxaase hubaalaa labadii xaqdarro
iskuraacda inay xaqa ku colloobaan reer shiikh isxaaq ha isxisaabiyeen oo
caqliga ha ka shaqaysiiyeen aqal nin leeyahay nimanka xarun ka dhigtay
ma wax xalaalaa kasoo baxaya?
sorry waxan ka wadaa AARANLAAYE
AARABLAAYE,KAYABSHE10,IDORLIQE,ABDI IYO BOY LASANOD
dhamaantiin waad salaaman tihiin weliba salaan khaatumaysan iga gudooma ilmaderayal
abdi
astaqfuralaah ilaahay abuurtiisu waa badantahay odaygu wuxuu u eg yahay bakayle waxaab moodaa dhicis madax ka nool ah weliba sidaasuu wasiirkooda dagaalka ku yahay
maxaa dagaal ah odaygu isagaa gargaar deg deg ah u baahane kkkk
DR KAYABSHE10
guddoomiye waan hubaa xamar in aad kolay arimaha khaatumo iyo somaliweyn
aad ka shaqeeyneysey aad iyo aad baanu uragney sida khatumo xamar looga
taageeray inkastoo aanan goobjoog ahayn nasiibse waxaa lahaa qolyihiinii
arintaa ka shaqeeyey goobjoogna ka ahaa guul baad soo hoyseen
xaga halgamayaashii webka waxa aanan arag ninkii c/laaso.dool,hibaaq beryahan waxaa iyana inagu soo kordhay qolyo daraawiisha oo inaku baasuuke
iyo wax lamida ayeynu wax kugaraacayneye iyaku waxay cadowga ladhacaan
suntii saddaam xuseen akraada la dhacay qolyahaa waxaa kamida
IIDOORLIQE ,AARGANTAALAN,DHEERE KHATUMO IYO BILAN waxaa isna beryahan wacdarodhiga BOOCAME CEELKA all in all caradu waa nabad
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
anigu ku diirsan maayo dhimashada dadkaa soomaliyed in kasta oo iyagu diidan yihiin soomalinimada
Alle hakala qaboojiyo lkn nacaska caloosha weyn leh ee siil aanyo waa uga daray
siviele war.tribelusim is nie goed so ek oorlogbid allah onttrek
Hargaysa of ander somaliese sareek maak my hartaanval
After die comment
mr.aaranlaaye waan kaa qaadaynay salaanta inadr
Salaan ka dib waa lays waayey oo annaa ku maqnaa somalia muqdisho
Ee ka waran janada ssc.nina.ilwaad. Hibaaq. Dool. Iyo axsaabtii kale
war bal idinku dad dhintey ayaa ka hadleysaane anigu waxaan layaabanahay EEYGAN SAWIRKIISA
NACADASHA WAJIGIISA KA MUUQATA. AQAS SU NAAS FIL CAALAM
DR KAYAABSHE IYO DARWISH IIDOOR LIQE
ilmaadeerayaal salaan qaaliya bacda salaan inkastoo inaku aynaan ku farxayn
dad dhimanaya hadana reer isaaq ha ogaadeen in odaygan ina QAQAAB
aanu cidna naf uhayn oo waxa uu wax u ogolyahay yihiin baha kobojaa qudha
siddii uu sheegay DR ALI KHALIEF (hafidahu laahe )) alaaaaaaaakariiiiiiiiiiiiiiiim
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
Allow kala qabooji waa dad somaliyeed waa ehel iyo qaraabo dadku mana kala go’i karee
Allow somalia isku soo celi
Aamiin
War ma sheekadii habar habarta ayey tagtay alleylehee wan arkayey in warshadii sibidh ee siyaad barre sameeyey noqoneyso kalshaale.