|

Odayaasha Beesha Absame oo soo bandhigay Muuqaal si xun loogu jirdilayo qof ku xiran Puntland kana hadlay Shirka Muqdisho “Filo Sawiro iyo Muqal”

Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda Beesha Absame ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Nairobi e xarunta dalka Kenya waxaa ay kaga hadleen qodobo badan oo ka taagan dalka Soomaalia.

Odayaashan ayaa waxaa arimaha ay ka hadleen kamid ah tacadi ay sheegeen in Puntland ay ku hayso dadka kasoo jeeda Beesha Absame ee ku dhaqan deegaanada Puntland.

Suldaan Jaamac Xasan Ibrahim Burgal  ayaa ugu horeyn sheegay in Xabsiyadda degaanada Puntland ay ku jiraan dad badan oo kasoo jeeda Beelaha Absame oo waliba si gar daro ah loo xiray.

Dadka ay Puntland xirtay ayaa waxaa ku jira Badal Cabdi Xuseen kaas oo ay si xun ujirdileen ciidamada isla markaana xaaladiisa caafimaad aad looga deyrinayo.

‘Xaalada Caafimaad ee dadka xabiyada ku jira aad ayay uliidataa waliba xabsiyada Puntland waa kuwa aad uxun”ayuu sheegay Suldaanka oo dhanka kale shaaca ka qaaday in heerka Digreega Boosaaso uu yahay 45 digree taas oo ah mid aad ukulul.

Suldaan Xuseen oo kamid ahaa Odayaashii maanta ka hadlay kulanka ayaa isagana shaaca ka qaaday in Puntland ay tahay mid kamid ah maamuladda ugu liita Soomaalia.

“Puntland gaar ahaan Faroole intii uu xilkan qabtay dhibaatada waa sii badanaysaa waxaan ku baaqayaa in Puntland ay dhibaatada ka dayso shacabka beelaha Absame’ayuu sheegay Suldaan Xuseen.

Puntland ayay Odayaasha sheegeen in ay xili kasta bireeyaan dhalilnyaro iyo dad kale oo aan waxba galabsan kuwaas oo kasoo jeeda deegaanada ABsame, Bay iyo Bakool iyo qeybo kale oo Koofurta Soomaaliya ah.

“Puntland ma la joogo xiligii shacabka la layn lahaa oo la iska ceyrin lahaa waxaa la joogaa xiligii dadka la isku keeni lahaa oo lasoo jeedin lahaa’ayaa ay iyadana shirka ka shegtay Faadumo Cilmi muuse Jini boqor.

Waxaa ay usheegtay Madaxweyne Faroole in ay si deg deg ah usii dayso dadka uu danbi la’aanta ku haysto sida Dhibane Badal iyo Wariye Bile oo uxiran Maamulka Puntland.

‘Faroole waxaan nahay ilmo adeer ma ahan in uu shacabkiisii kusoo jeesto waligeedna lama sheegin madaxweyne rajo ka leh siyaasad oo ficilkaas samaynaya waxaana kasii daran markii madaxweyne Faroole uu dil toogasho ah ku xakumay madaxweyne kale, xageebay arintaas ka dhacday’ayay tiri Hooyo Faadumo Cilmi.

Dhanka kale Cumar Sh Aadan oo ah Madaxa Jaaliyadda Beelaha Absame iyo Adeerkood ee Waqooyiga Ameerika ayaa sheegay in shirka ka soconaya Magaaladda Muqdisho aysan ka beel ahaan aqoonsanayn.

Waxaa uu tilmaamay in shirkaas aan lagu marti qaadin Beelaha Absame iyo adeerkood, laakiin lagu marti qaaday Beesha Ogaadeen oo kaliya sida uu hadalka udhigay.

Cumar Sh Aadan Osman  Madaxa jaaliyda Belaha Abnsame ee Northern America ahna Afhayeenka Beel;aha dulman ee Absame iyo Aderkood ayaa tilmaamay in Afar Nin oo Ogaadeen ah lagu casuumay Shirka uuna soo doortay Ra’isul Wasaare Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi Waaxid.

Waxaa uu sheegay in ay qaadaci doonaan guud ahaanba shirkaas iyo dowlada ama xukumada Dr Gaas maadaama la qaatay xaqii beelaha Absame iyo Adeerkood sida uu hadalka udhigay.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16409

Posted by on May 15 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Odayaasha Beesha Absame oo soo bandhigay Muuqaal si xun loogu jirdilayo qof ku xiran Puntland kana hadlay Shirka Muqdisho “Filo Sawiro iyo Muqal””

  1. Kulucow
    reerka la yidhaahdo Dhulbahante Sow ma Ogid in ka Badan Kumannaan inay u dhinteen Rag Boqol Iyo Sodan (130 Nin oo Isaaqa Kana soo Jeeda Badi Hargeysa Iyi BerBera oo Lagu Tabababari Jirey Meel U dhaxeysa Madheera iyo Maja Caseeye Waxaana la bari jirey Diinta Christiaanka iyo Makhnuudnimada. Waxaa Arrinkaa ka war helay Daraawiishtii waxaana loo direy Cutubyo Ciidan ah waxaana Hogaaminayey Niman dhulbahante ah oo magacyadooda la yaqaan, Markii ay ku guulaysteen inay nimankaa gacanta ku dhigaan bay waxay isku qabteen in Taleex la Geeyo iyo in meesha ay joogaan lagu laayo si aan bulshada kale ugu fidin Aakhirkiina waxay go’aansadeen in madaxa laga guro. Futadaada ayaa ragaasi u dhinteen Welina kaa Hor taagan yihiinoo ku leeyihiin war futadaada Illaasho, Adna Maantaad Dhulbahante ugu yeedhaysaa Kastuumo iyo wax la mida. Maanta maad jirteen Aabahaa iyo Awoowgaana Bidixday ka laafyoon lahaayeen.

  2. DHeere khatumo Power

    @ kuluc,

    War bal kawaran dagaalkii shalay hargeysa gabadh h.yonis-isaax waxay iishegtay in qabiil ahan dadka loo xasuqay oo ciidan beesha siil-laanyo dad shicib ah hoobiye iyo tikniko u adeegsaden waxay kalo gabadhu iishegtay in dhalinyaro ah ciidan beeleed ay is abaabulen oo galen buuraha u dhexeya hargeysa iyo berbera magaladuna weli aad u qasan tahay !!

  3. runta maa la isu sheego waa la is yaqan nin walba wuxu galo iyo wuxu gudo………….

  4. kuluc iyo garoowe
    waxaad kala tihiin mid islahaa dhuloos duufso oo ictiraaf ku raadsi
    iyo mid aan weligii talin oo is yidhi harti nimo dhuloos kuraas ku raadso maxaase idinka raacay
    reer bureeqa oonu xamar ku dhex tuurnay
    iyo tuuladii boonta oo noqotay garoowe land oo keliya alaylehe dhuloos ood u tashateen isagaa idiin saaray meel oo suuqa xoolaha idin geeyey
    haday kastuumo iyo khaatumo seeg ku waasheen bureeqolan iyo boon tawn

    note: kulucooy marka tolkay duli noqdo oo cadawga ii soo raaco ama ii karba duubo tol iima aha oo waa duli ala kaa abuuray ta wadankayguna soomaaliya wax ka yari imana qanciso iimana dhadhanto viva soomaaliya

  5. @ kuluc.
    Laangaab baad tahay idoor ah oo cuqdad qaba ragan waa rag harti ah wayna is dilaan wayna heshiiyaan. Isaaqu horta maxay u dhahaan duriyad ayaan nahay. Maxay tahay duriyad. Mise laandheeraha daarood ayey rabaan in ay isku dharariyaan. Xaafada new hargiesa anaa deganaa jiray. Waana la socda waxa ka socda maamulka naaso hablood. Waa dhulboob gunta habar jeclo wado. Iyo dhiigshiil. Wixii meesha ka dhacay iyo hubkii beesha sacad muse isticmaashay waa la ogaa hargiesa oo dhan way u bahaysan tahay. Waana la iska dhicinayaa. Beesha dhulboobku madax baray ee hj iyo dhiigshiil. Meelkasta kalshaale ayey ka dhigeen. Sheekada hargiesa fadhi kudirirka leysla dhexmarayo waa ma hargiesa kalshaale noqotay. Isaaqow hadii. Ina buraaqa cilmi iska qabanweydaan iga walee morgana gurigiisa hargeysa ee ina bureeqo degan yahay waa ku soo laaban.

  6. DHeere khatumo Power

    Eeyga afka balaqsan Afsabiile-faroole iyo maamulkisa waa budhcad-badeed
    waxay dhibateyan dadka aan awooda lahayn waa dhaqanka fulayga
    shalay waxaa laga soo baacsaday Dhahar ciidan pintland mesha u joogey kkkkkkkk
    Sool Sanaag iyo Cayn malin cad baa laga baacsaday gashantimaha pintland lol

  7. Bismillaah Hor-joogaha P/land In La Xusaaba Khalada Waayo Isagaa Haadaan Ka Lusha Inana Wuu Ina Galaafanayaa]

    Beesha Absame Walaaloyaal Hadayba Sidaa Tahay Haba Tagina Iska Daaya Xerada Faroole.
    Ninkaasi Waa Nin Arimo Umado Kale Matalayee Allaah Swt Ayaa Ka Goyn Doona
    Tacadiyada Ama Dulmiguu U Gaysto Umad Islaama Malaa Inuu Waarayuu Is Moodee Ha Loo Aamuso Meeshay La Caga Dhigato Dhibaataynta Dad Muslima Oo Soomaaliyeed.

  8. iidoor liqe

    weli coursebaa kuu hadhay maadaa fahmayaba waxaad ka hadlayso dhulka dadka shacabka ah ee sacadmuuse dahabshiil ka qaaday halkuu ku yaal kkkkkkk,

    home workbbaan kuu dirayaa ee meesha sacadmuusena ma dego dahabshiilna shaqo kuma lahayn habarjeclona kumay durkayn dib ugu noqo.

    goormay kastuumo kaftanka baratay horta aniga waxbaba iiga kidhiish maaha laakiin maalin walba waxaan halkan ka arkaa niman tolkiin ah oo si fiican idiinla kaftamaya wax fiicana idiin sheegaya oo aad ab isirba caayeysaan illeen duul bilaa kalsnooi ahbaad tihiin oo itaalka wax iska celin intaas ku jira weligay maan arag nin mj ah iidoor iidoor ku waashay ama dhuloos caayaya si ixtiraam iyon kalsooni ku jirto ayey idiin la hadlaan. bal imika ninkan garowe eega maalinwalba waad rifaysaan isna waa nin tol jecel xitaa kastuumo waxba kamuu sheegi jirin hada xaalkiisu waa bariga dhexe isagiibaa idinla walaaqanaya dee waad kelifteen kkkkkkkkkkkk.

  9. @garoowe.
    Baayo anaa laascanood joogay. Habar mj ah xabad may ridin. ciidamadii pintland ka joogay laaska waa kii cabdilaahi yusuf xamar u qaadatay. Laascanoodna labo beelood oo dhuloos ah ayaa kala qabsatay. Idoorna xiniiyo kumay iman ee rag dhuloos ah oo dhuloos kale ku xumeyneysay ayaa dhinaca koonfurta laascanood ka soo galisay. Xooga waxaa isyara adkeeyey. Ciidamo ina cali shire beeshisa ah. Laakiin faraha ayey ka qaadeen.

  10. @kuluc.
    Ka waran hj iyo sacad muse hargiesa. Ma kalshaale ayey noqotay xafada new hargiesa. Hj in uu dhulboob madax maray waa la ogyahay. Car bal siil.aanyo ina buraaqo cilmi ha soo dhaafo guriga morgan. Dhulka dadka shacabka ah ee sacad muse dhiigshiil ayaa rabta. Horona way ku hungoobeen. Warshadii sibidhka ee berbera. Ee siyaas barre. Doqontu meesha lagu kaftamayo ayey mooda in lagu kala tagay. War. Idooryahow ina gumeedka ah. Ee gaalada jecel ha dhexgalin. Hartiga meesha ku kaftamaya. Laangaabyahow cuqdada qaba. Sirqada sillaanyo iyo beeshiisa soolo madow tuulada yirirowe ayey sidoodii u qaxayaan. Matada maatadu dhashay. Waan ku jeeda in aad tahay caruurtii. Sarakiishii barakeysneyd ee dowladii siyaad barre. Alle ha u naxariiste. .

  11. kuluc
    ayiga jacaylkay idiinqabeen daraadiis baan ugabaxay laascaanood ayagaa fudada idiin ruxayey magaaladhan oo durbaan idiintumaysaan arkay dabadeedna waan xasuuustaa ina cali shiraa ciidanka haystay kolanyuu ciidankii galiyay qudbadiisi waxaan kaxasuustaa anaa reer laascaanood kadhashay nin jeclaysigana waan ku aqaanaa laakiin hadba kau iskudaahaan bay isnacaane inaga mariya ayagoo kacabaadayana waynu arkaynaaye marka saasaa wax udheceen

  12. nina
    horta wixii cay ah waaxagaaga itoopia adigaa markaan lagaahayaa waa walaalahayo oo meelba lataagan midan aad leedahay waxaraan kugucelinayaana amaa dagaalka laasku kaagabaahanyahay kkkkkkkkkkkkk habar dhali wayday aleela kuwaalatay baan maqlijiray erayga sabiishana ceeb baykugutahaye xishood waawareey kkkkkkkkkkkkkkkk waxkale raga kucay laakii bahalkaa nagadaa waan jecelnahaye nalgama maro xagiisee kkkkkkkkkkkk

  13. garowe

    meesha dee inaadeer idinkaa laydinka qaaday taas ma su,aalbaa ka taagan ? hablahan kastuumo maxaad ka gujinaysaa ilaahyna waa ogyahay adna waad ogtahay in aany waxna iska celin karayn, dhibaataduse waa mid ina wada haysata o kastuumo dalkoodii oo somaliland ahna magac xumo ayey ku hayaan idinkoo tol ahna waan arkaa siday idiinla dhaqmayaan, aduunka waxaan ugu necebahay ninka tolkii neceb dalkiisa iyo dhaqankiisana ka faana,
    kastuumo tolkood way necebyihiin
    dalkooda way necebyihiin
    dhaqankoodii ka tage (whats kastuumo jilib dhulbahante ah magaciisa maaha xitaa)

  14. af wayn waa kane may lagu aame war yaadhaheen hadii dhulbahante haysto laascaanood maad iska celisaan maxaad isaaq iyo majeerteen isugu diraysaan. ma naagaad tahiin naagaha ayaa raga isku diree laascaanood adinkaa isku haysta ee ku heshiiya ama isdila oo iska daaya waxaad afka isugu gelinaysaan majeerteen iyo isaaq. waad aragtaan koonfur habar gidir iyo abgaal ayaa ishaa u yeelay ma waxaad rabtaan waqooyina inuu isku burburo? majeerteen waa reer nabadeed u daaya nabadooda ayay ku caana maaleene oo dantiina raacda.

  15. @garoowe.
    Waad ogtahay madaxweyne ahmed karaash. Oo tiknimo iyo ciidamo wata in uu joogo buura wadal. Oo 8km u jirta. Tuulada garoowe. 30 daqiiqo kuma qaadaneyso in lA soo afjaro beesha faroole. Hadii beesha faroole daynweyso xadhiga lagu hayo wax garadka. Aqoonyahanka. Isimada. Saxaafada. Bulshada rayidka ah maamulka khaatumo uma dulqaanayo cabudhinta beesha faroole. Khasabeyna ku tahay maamulka khaatumo state in uu badbaadiyo. Shacabka. Mj. Mar hadii maamul kale oo hari ah uusan jirin. Oo ka qabta bulshada beesha cise riyoole. Madaama aysan soo marin beeshaas hanaan maamul oo ay adhi raac yihiin faroolana taxi ahaa. Laascanood in reer laascanood ayaa jooga sxb. Isagana halkiisa ayaa lagu qarameynayaa.

  16. asc marka hore marka xigta faroole waa la ga jaraya sida dadka u galayo hadii ilaahay yiraahdo oo ay dawlad weyni ka dhalato soomaaliya ,…. maxkamadna waala soo taagayaaa insha allah haddii alshabab ay dilin ba kkkk

  17. puntland haday dad an dambi lahayn hayso wa inay bilashurud kusi dayan.hadu dambile yahayna wa inay cadalada madhiyaan tiiyo dadkisu jogan.qabilku dono ha ahade hadanu sa yelin cidhibxuma ka imanaysa waysokeyana wa khatar iyo cadho alle.allahoda haka yaban

  18. garoowe
    ayaamahan xaarka aad halkan ku faygarayso maxaad ku faaiidi laaska isaaq aduu kaa xoogay sidaa darteed baad dadka adoo kale wada moodaysaa laaska niman bay xorayntiisu u taal dibi yahaw ooda soo jabsaday ma maantaad dhulbahante khasab ha igu raaco dhulka isula dhacaysaa waar laaska dhuloos baa dhuloos kala wareegaya wax adi kaa khuseeyaa waa fulaynimo iyo inaad nin asaagaa ah tafaha haysato hadii adeerkaa faroole uf aanu nidhi maxaa na kaa ag dhigay xayawaanyahow badaw mar xukun arkay ihi adoo kale caqligiisu ma dhaafo garoowe kastumkiisa ood ka daawato
    baabuurta is dhaafaysa e wax dhaaxaanu kaa aamusnaye faroole fataal zenawi maanta wa ka u adeegaya xabashi oo soomaali la dagaalamaya e waar snm aanu ka dhamaano aanu kugu celino waxarahaagii aad caydhsan jirtaye inan gumeed waaxid
    hada ka dib ayaanu raaf run ah kugu qaadi i e
    badawnimo +caqlixumo+maangaabnimo =adoo kaloo qardo jeex ah bullshit adiga iyo afsabiil adeerkaa dhulbahante kabuhuu gashto xataa ma gaadhid

  19. waryaa xaar laqe
    yaa kuyiri khaatuma seeg baa wax weerari karta jab iyo naasabeelkii ina cambaashe kudhuftay bay kasookaban la,yihiin adna waxbay weerarayaan baad leedahay war yaan meeshooda loogu imaan weerar lahaane kkkkkkkkkkkkkkkk

  20. cid alaale iyo cidii dambi dalka kagasha sharciga ayaa lahorkeenayaa wax alaale iyo wixii uu sharcigu kuxukumaana waa lagu fulinayaa mideeda kale dadka xabsiyada puntland ku xiran waxaa ugubadan waa reer puntland kumanaan kun bayna gaarayaan waana dambiilayaal cida kale oo kuxirana waalamid maxaad wax balaayo kadhacday ninkaan ugadhigaysaan miyuusan qof sharcigu qabto ahayn

  21. Maamulka khaatumo state
    Waa inuu weerer ku qaada tuulada garoowe dadka masakiinta ahna ka soo furta. Beesha faroole. Hadii kale gun ayaan noqoneynaa maalinkasta hortooda lagu xidh xidho tolkood.

  22. Absame waa qoloma. Reer khaatumo.
    Maamulkan beesha faroole ciduu reebay ma leh. Oday islaan. Siyaasi. Wax garad aqoonyahay. Sidan haday ku sii socoto iga walee gun ayaa la noqonaya

Leave a Reply

Recently Commented

  • xarbI: waar holhol taleex may ka sukayssaa mise way ka shishaysaa horta alla hakala badbaadiyo dadkiisa
  • SSC-Citizen From xudun: Iidoor waa naflacaari, marba meel haysku qaadaan sidii digaagad madaxii laga gooyey, hadalkan...
  • Galool: Ilaahay baa I dilaayee manta Siilaanyo ayaan ku kacsanahay waa nin aan dagaal waxba ka aqoon, waa raga...
  • mire: Edbiye and derbisamaroon Bal waydinkaa odaygii ka cadhaysiiyeye ka gurta………kkkk kkkkkkkkkk
  • naasir: kkkkkkkkkk waxaan aad ula yaabay ninka pugland u hadlaya waa nin madhan khalaas waa ceeboobay kk hartibaan...