|

Gudoomiyihii Gobolada Waqooyi U Qaabilsanaa Ururkii SYL Wuxuu Ka Soo jeedey Deegaanada Khaatumo ee SSC{Waa Kuma DHEGAYSO Waraysi Radio Muqisho Layeeshay 1976 Iyo Taariikh Dheeraad ah)

 

HALKAN KA DHAGAYSO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16654

Posted by on May 18 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Gudoomiyihii Gobolada Waqooyi U Qaabilsanaa Ururkii SYL Wuxuu Ka Soo jeedey Deegaanada Khaatumo ee SSC{Waa Kuma DHEGAYSO Waraysi Radio Muqisho Layeeshay 1976 Iyo Taariikh Dheeraad ah)”

  1. Eebbe ha u naxariisto Ruuraa. Sanadkii 1990kii bilihii dambe ayan arkay isaga u soo tukaday- wuu wardin jiray had iyo jeer. alle ninku af soomaali wanaagsanaya.
    Halyay weyn buu ahaa ruuraa.-

  2. waxaan ka codsanayaa radiokhaatumo iyo horufadhi ba inay noo baadhaan dadka taariikhda leh sida Yuusuf Maxamuud xoosh ruuraa ookale ee aan cidi xusin waana in aad so kordhisaan qayb baadhitaanada taariikhda ah sida kooxdiina hig ee wararka oo kale ah, anigu wax baan ka maalgelinayaa arintaas.

  3. guul weyeaan taarikhi ah oo inaga dednayd weriyahaas taariikdaas diyaariyey wuxuu mudan yahay abaal gud waayo wuxuu kor u soo qaaday taariikhweyn oo inaga xidh xuidhnayd mashaallaah ilahay khayr ha ku siiyo xaashidheeroow.

  4. YUUSUF MAXAMED XOOSH OO KUMAGACDHEERAA RUURAA WIDHWIDH U KADHOOFAY WIDHWIDH UUNASIIJIBAAXAY MAGAALADII DOCMO OO MARKAA SHIDNAYD WALEE KAASI WUU HALGAMAY ILAAHAY HA UNAXARIISTO XOOSH OO AHAA MUJAAHID REER KHAATUMOST AHAA

  5. aniga oo kasoojeeda maamulka khaatumost OFSOOMAALIYA WAXAAN HORE UMAQ;LAYNINKAA KASOOJEEDAY KHAATUMOST OO LAGU MAGACAABO RUURAA ILAAHAY HA UNAXARIISTEE WAXAANA HUBAALA IN UU JIRO GIISIYO FARABADAN OO U GEERIYOODAY XORIYADA MAANTA LAHADHSANAYO OO UU KUGUMAADAY SHACAB IYO CIIIDANBA KHAATUMOST OO KUCAANBAXAY GEESINIMO IYO WADANIYAD QAALIYA CID MAANTA WAX LOOGARABAANA MAJIRTO ILAAHAY AMARKII SIDII UU NOOSHEEGAY PRO ALI KHALIIF GALAYDH ILAAHAY HAKARAALINOQDEE

  6. Ragga reer Khaatumo ee kaalinta weyn kaga jiray SYL waa taariikh la qariyo

  7. waa taariikh muhiim oo qiimoleh ianagana maqnayd anigu caawa ka horoow ma maqal. bahda radiokhaatumo iyo horufadhi waa ku mahadsan yihiin daah furkan ay smaeeyeen waana in sidaas loo baadhaa kaydadka waa weyn ee radiomuqdisho mashaa allaah weriye xaashi ayaa ku faro yaraystay. well done guy.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Qariidahaye: @ALI Caaac Nin waalan walaaalkiiis baaa u miyir qaba Adiga haddiii tolkaaa oo dhan waalan yihiinisaaaq)...
  • liishaan: horufadhi khalkhal.com.
  • liishaan: duurgal saaxiib cadhada yareyso adduun waa hadhkaa labadiisa geline. oo waxaad tabaneyso ba sheego oo toosi...
  • liishaan: ninkii jirey wuxuu yidhi wada hadalba haadkaas ayaa ka hadhay ciyaala kastuumo intay halkan wax ku soo...
  • Idoor liqe: Ali mental disorder Gudoomiye-xigeen baarlamaanka falaagada jabhada snm horgale baashe isxanbaar...