|

Maalinta nadaafada Gobolada Khaatumo State oo Nairobi laga xusay,{Sawiro}.

Jaaliyadda Khaatumo State ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalad xarunta ah ayaa si weyn u xusay maalinta nadagaada deeganada Khaatumo State, taasoo loo asteeyey  maalin laga xuso meel kasta oo uu joogo qof reer Khaatumo ah. Hadaba daawo sawirada .

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16635

Posted by on May 18 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Maalinta nadaafada Gobolada Khaatumo State oo Nairobi laga xusay,{Sawiro}.”

  1. @ dooxa hargiesa
    Soodigii iska dhigi jiray nin mj ah. Ee odhan jiray viva puntland. Ma runtaa ku taabatay oo dhiiga kugu kacay. Siilaanyo waa tagiye ha tahriib sxb. Xagee haysta adigu soo taa khaatumo state 18 may maalinta nadaafada laga xusayo. Laascanood dusheeda ayey dhaxantu kugu dishaye. Waxa magaalada u taliyana waa wiil reer laascanood ah horgalayaasha cashar ayaa loo tufayaa khaatumeysan. Adiga hubka intaan kala hadho ayaan boholaha xargaga kugu ridi.

  2. Odaygii asaasaqa ahaa iidoorkii malintii xuska rer shiiq isku xaar waa uga dareereen

  3. gusliqe ,
    nin lahaystaad tahay maxaad liqe gusbaa afka kaaga jiuree ahahahahahahahahaha

  4. @ nuura inadeer. Sheekada isaaqa dhexdooda ka socota waa siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Waxay orodaanba isaaq maanta waxay madax ka dhigteen. Intii ugu dibjirsanyed bal eeg duur. bal eeg siilaanyo. bal eeg xirsi toorile. Bal eeg wasiir bashaash aabaha beenta waa wasirrkii ugu beenta badnaa ee soo mara isaaq. Xataa jabouti ayuu been ka sameeyey. Jasiirada malta reer xamarka ha la soo galeen. Sheekada hargeisa talaa waa ka tahriib walal.

  5. 18 may maalinta dhashin gurista aduunka si fiican baan u gurney qashinka nadiif arligii oo dhan

  6. idoor liqe. inaadeer.maxaad tidhi shiikh shaydaan siiro ku iloow kkkkk inaadeer kaasi dee maaha sheikh culumada magacoodii ayuu huwan yahay oo is yidhi bal culumada magacooda xisbi ka dhigo ilaahay madana kuluul ku saar. shiikh diinta ilaahay ku egoo xaqa iyo baadilka kala saara oo wixii ilaahay swt iyo rasuulkisa suubani csw yidhi sheega ayaa la arki jiree waa maxay nin shiikh sheeganaya oo jamhada snmeey kacaay kacaay canaleey caanaleey ciidamada qaranku waa inay dantooda gartaan oo dalka la daafacaan leh xagee caalamka lagu sawiray,.shaydaan siiro halkaa iyo meel ka sii shishaysa ka siidaayo ka sii garaac baan ku idhi bal waxaad hesho.

    inaadeer ka jaahilka ahee waligii qalin qaadan ee duur ninkay dileen waa awoowgii aabo…….duur aabihii ayaa wuxuu dilay baa la yidhi aabihii ///////////////// Bismillaahir raxmaanir raxiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim walciyadu billaaaaaaaah.

  7. bulshaawi uguso celi laascaanood oo calankiina luxaysa oo leh somaliland dalkayga kkkkkkkkkkkkkkkk ugusoo celi hadeer markale

  8. edeb laawe waxaan leeyahay kaaguri mayno qashinka hargaysa iyo burco yaala ee iskagur waayo anagu maguri karno waxaa ugu dan baysay waagii si yaad bare allah ha unaxariistee eegur ama barkanow reer khaatumo waxay caan kuyihiin nadaafada meesha aad seexa taana way uraysaaye nadiifi diinteenuna way inoo sheegtay nadaafada

  9. Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Jaha wareer.com

    Waad ku mahadsantiin in 18 may fadhiga idinka kiciso oo aad qurbaha nadiifisaan.kkkkkkk

  10. DHAMAAN DARAAWIISHTU WAA SALAAMANTAHAY GAARAHAN G K
    dhamaan gobalada iyo degmooyinka khatumo waaka dhacay maalinta qashin
    gurku dhawaana waa daawan doontaan haddii ale idmo khatumo sidan ay
    wax u wado nayroobi baa qaar kahadlayaane dhawaan iidoor oo nool nool
    in reer khaatumo xaaqo ha sugi waayina ,
    BILAN inaadeer waateynu balanta isku ogeyne gabdhii iyana shaqadeedii ka
    soo baxday anana waxay lahayd iyo siyaado ayaanu siiney waxayba soo
    kordhisay qosol kkkk oo waxay tidhi nadaafada khaatumo maad bilwalba mar
    qabataan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  11. Ila akhriso maahmaahyada maamulka murqaanland

    1 dal iyo dad isku dhan. Daahir riyaale ku ilow.
    2 wax ka sheeg madaxweyne idaacada horyaal ku ilow
    3 abaal. Siilaanyo ku ilow
    4 sheekhnimo aden siiro ku ilow
    5 aw qaaftii khalif ku ilow
    6 madaxtoyadii xirsi ku ilow
    7 guurtidii saleebaan ku ilow
    8 aqoonta qurba joogta maxamed cabdilaahi ku ilow
    9 madax dhaqameed wasiir duur ku ilow
    10 gudidii bilicda caasimada biyo mareenada ku ilow
    11 cabashada danyarta cagafta dowlada hoose ku ilow
    12 maajarnimo jiciir ku ilow
    13 gole degaan gabiley ki ilow
    14 mujaahidnimo dhego weyne. Ku ilow
    16. Cadaalad ina ciyaal ku ilow
    17. Shaqo abuuris tahriib laba laamay ku ilow
    18. Beesha caalamka mahiiga ku ilow
    19. Xoriyatul, qowl hayBe ku ilow.
    20. Shir.jaraaid boqor buur madow ku ilow.
    21. Safaradii south sudan nasiye. Ku ilow

  12. kkkkkkkkkkkk ma runtiibaa beerku idinku xanuunay oo misaaaad masaxdeen warkiii naxdinta idiin ahaayee aan laascaanood idiinka keenay

  13. @ nuura inadeer odaygan siilaanyo hada waa asaasaq wuxuu kala garanayo ma leh maskaxdiisu dark ilee waa nin from childhood ilaa adulthood ku dhameystay. Wax isdba marin dibjirnimo. Jabhadnimo. Askarinimo. Isaalntu qabo amina waris uun ha toobadkeento. Hauusan odaygan isku dhexyaacin maxaa maalin walba u werarayaa dadkii uu madaxda u ah ee ilma murqaanland. Kuwa wasiirada u ah kuwa isaga dhaama ma aha sida wasiir duur oo familygoodu yahay reerkii ugu horeyey ee adeerkood dilay. Cawaale duur. kan wasiirka arimaha dibada bashaash ayaa la dhahaa. Wuxuu qaaday cupka beenta

  14. iidoor liqe , inaadeer isaaq ilaahay isagaa cadilee haka saaro mugdiga allah haka dhigo kuwo caqligoodu shaqeeyo, allaah xaqa ha tuso siilaanyana u arka inuu cadaab u hogaaminayo aamiin aamiin ayaanu leenahay ..hadii kale intooda shaydaanku ka adeejiyey ilaahay sharkooda hana gees mariyo oo ha naga xijaabo anagu dhiigooda dooni maynee aamiin…….<<<<< Oday weyn-siilaanyo waa oday cimrigiisi ku qaatay daalim nimo dhiig islaam cabay, taariikh madoowna galay jahligu boqnaha gooyey ilaa yaraantiisina iftiinku iyo noloshuba ka dednayd.quluubtiina marad noqotay qalbi xaqu gelin idho xaqiiqda arkin dhego waanada maqlin,intaasi qofay isuugu darsoontay noloshee ayuu ku nool yahay?. dee nolosha eeyga allaahummaa najayna…waxaan la yaabay haweenayduu qabo siday saxansaxo caafimaad u dareento ilaahayoow kaasoo kale baydkayaga ha gelin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,A a m i i n .

  15. @nuura
    Qabiilkan reer isareal ee isaaq. In tahay leeyhihiin daarood ayaan xornimo ka qaadanay 18 may. May qashinka ka buuxa xaafada daami ee hargiesa iska guraan caruurtooda xabagta caba ee ee street kids ah ayaa ku dulseexda qashinka xaafada daami. Xataa guriga morgan ee siilaanyo degan yahay ayaaba u baahan xoogaa cleaning ah si ay xooga fresh air ah u soo gasho. Meeday amina waris naga nadiifi dheh guriga morgan.

  16. Horufadhi.com I can,t wait to see cleaning was like in ssc states. We waiting for you pictures + VIDEOS ON CLEANING DAY 18 MAY.

  17. -Oo adigu xagaad dunida ka joogtaa ma somalia ?……”caqli nus wiqiyad ahi xumaa” oo 6-dii saacadoodba mar jug wax yidhaahdaan sii kala daranaa_- adigu miyaad waalan tahay Markaad leedahay 18-ka may maalintii aanu cuqdada la takooranay kkkkkkkkk bal iyaga & idinka yaa waalan? ta kale meel kastaba joog meeshaad meheradaada ku haysato ama aad ku hoyato waa inaad iska nadiifisaa hadaa sidee u noolan waa yaabe hadaad tidhaahdo maanaa dalkan leh .Anaga daily ayay noo tahy maalintii khashinka;- lkn ujeedadu meel kastaba aanu joognee waa inaanu muujinaa 18-ka may maalinta khashin gurka goboladayada. . .

  18. waar kuwani miyey waasheen intay nayroobi xaaqayaan dhul ay qaxooti ku yahiin may tagaan dhulkoodii iyo buuhoodle kaas baa uga baahan xaaqid iyo dayac tir.

  19. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal haber yoonis.

  20. Waa jaaliyad nool jaaliyada nairobi ilaahay ha daayee.

  21. Jecliyaa Jaaliyada Nairobi ilaahow idin daa. Waxay noo dhiseen halgamayaashii SSC isna garabtaageen ilaa last minute. Waxay qeybta ugu weyn ka qaateen shirkii Khaatumo1 ee London iyo Khaatumo2 ee Taleex looga dhawaaqay walina waxay hormuud u tahay Nairobi jaaliyadaha lagu xisabtamo. Ilaahay ha idin daayo aamiin.

    Doobile,
    iidoorka intay qayilayaan haka fa’iideysteen maalinta nadaafada May 18 hana iska gureen kudaafada ay ku dulqayilayaan ee urtay uuuuuuuuuuuuuf xitaa mirfishyada London ayey uriyeen iidoorku WAAR kacoo iska qaada qashimada INTA QASHINKU KUU JIRUU CUDURKU KUU JIRAA that says it all.

    Allow dhowr Khaatumo Kheyr

  22. kkkkkkkkkkkkkkkkkk, Nairobi oo ay qaxooti ku yihiin bay xaaqayaan gurigoodiina waa qudhmay, aar qoomku maxay qablbiga ka daxalaysteen.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Fallaag: Nuura iyo layla ma been baan sheegay baharsame waa gun ilaahay baana og inay yihiin gun. Ma dad islaanimo...
  • Matan: khatumo waalidkeed garaad jaama garaad ismail ayaa arrange marriege u sameeyay oo siiyay s/land laakiin...
  • xarbI: waan daawaday dooda aad ayey u fiicnayd lkn ninka madaw doooda in lagu sooo daro may ahayn akhlaaqdiisa ayaa...
  • kalshale: ilma garaad ismaaciil Sedaxdii nin ee wanaaga diiday Waabaa waxaa jiray sadex nin oo walaalo ah oo ilaahay...
  • Nuura: maraa waaxid isimadan faraha badani way na waaleen yaa hal garaad oo go’aan adag oo labac labac aqoon...