|

Breaking News: Chelsea ayaa qaaday Koobkii Champion-ka ee Horyaalka Yurub.

Chelsea waa horyaalka Yurub

Chelsea ayaa rigoorayaal uga guuleysatay Bayern.

Waxay noqotay horyaalka horyaallada Yurub.

Cayaartu waxay ka dhacday garoonka Bayern.

Waxay ahayd cayaar aad u macaan oo xiisa badan.

Labada kooxood waxay isla dhaafi waayeen hal gool iyo gool 90 kii daqiiqo ee cayaartu socotay iyo weliba 30 daqiiqo oo lagu daray.

Goolka Bayern ayaa ku horreysay oo dhalisay daqiiqaddii 83.

Chelsea waxay iyadu goolka dhalisay daiiqaddii 88.

Cayaarta inta badan waxaa weerar ahaa Bayern oo garoonkeeda lagu cayaarayo.

Laakiin dhexda iyo difaacaba Chelsea waxay muujisay cayaar wanaag iyo dadaal dheeraad ah.

Chelsea waa koox Ingiriis ah, Bayern waa Jarmal.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16712

Posted by on May 19 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Breaking News: Chelsea ayaa qaaday Koobkii Champion-ka ee Horyaalka Yurub.”

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Asiya: cisho dhow na soomaali oo dhan baa cagaha kuu dhaqaysa markaan shiidaalka iyo wabiga biyihiisu greenka yihiin...
  • Asiya: Dhere power nin raga dheh balwaxa maryo calas aad dhiiga ku karisay day. kuuguna imanmaynee karbaash.
  • Darwiishbest: Wax xikmad ah oo uu ku hadlay majirto habayaraatee, he is mentally unstable due to the long...
  • DHeere power: edeblaawe ass, Copy.. Horta goldeb cup ayaan ku siiyay ? idorka markan luqunta ka qaniino sida libaaxa...
  • mire: Iska dheere Waxa loo baahanyahay iyadoo video ah At least markaad been sheegayso waa la yara qurxiyaa kkkkk...