Posted by horufadhi
on May 20 2012. Filed under Wararka.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry
7 Comments for “Maamulka Khaatumo oo Markii u horeysey sameenaya Goobo lagu xanaaneeyo Agoomihii Mujaahidiintii Dagaaladii G/Cayn,{Dhagayso}.”
Haddaan ubadka ay ka tageen, la xanaaneen, ama loo korin, aabbayaashood qabriga ka soo biximaayaan. Qayb Xabashi iidoor dabada ka wadaey ayaa laysay, qaybna, iidoor aan caqli loo yeelin ayay sabasadeen, inkastoo iyaguba ay ku gumaadmeen meesha waa iiddore.
Ilma abtiyaal, halkaa kaga haya magaca Harti weyne.
maxamed hiirad, nooloow walaal waana siday tahay waad asiibtay waa inagu waajib inaan ogoomaheena iyo wixii la xidhiidhaba daryeelano yaa kaloo u aabo ah oon inaga ahayn cidna.
Haaa waa in an korinaa waa ino balan loo ma baahna hadal ficil
madaxwaynaha itoobiya oo dakiisii ku bahdileen shirkii g8
ka oo maalin dhawna madaxda soomaalida u kala turjumi doona alaa kariim http://allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/483-zinaawi-oo-la-bahdilay
caruurtay ka tageen kuwii u dhintay sharaftiina, degaankiina iyo hantidiina xaq bay iidiinku leeyihiin inaad daryeeshaan. haddii aabayaashood u dhinteen idinka waajib bay idinku tahay inaad halkoodii u gashaan. Diinta Ilaahay baana sidaa idin fartay.. (WALYATAAMAA)
aniguna awoodayda waan waan ku jiraa cidii khayr leh ee sidaa yeelaysa.
M. Hiirad
Haddaan ubadka ay ka tageen, la xanaaneen, ama loo korin, aabbayaashood qabriga ka soo biximaayaan. Qayb Xabashi iidoor dabada ka wadaey ayaa laysay, qaybna, iidoor aan caqli loo yeelin ayay sabasadeen, inkastoo iyaguba ay ku gumaadmeen meesha waa iiddore.
Ilma abtiyaal, halkaa kaga haya magaca Harti weyne.
ILaahay haw naxariisto mujahidiintayadii edab darada iyo kibirka loogu soo duulay,waxaan ilaahay ka rajaynayaa inamadaa naftood hurayaasha ahaa ee daafacayey naftooda maalkooda ilaahay inuu danbigoodo iyo kii waalidkoodba dhaafo,dad islaameed kumay duulin maal muslim may dhicin geyiga ilaahay ku abuuray may dhaafin janada ilaahay daaqad hawga furo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Caruurta agoomaha ahna Soo barbaara ilaahay haydin xifdiyo cadaw iyo nacabba ilaahay haydinka idha saabo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin .
good job viva maamulka khaatumo state of soomaaliya khaatumo khayr