|

Shir ay yeelatay Jaaliyadda Khaatumo ee kuwait.

Jaaliyadda ka soo jeedda Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliyaa ayaa shalay oo jimce ahayd taariikhduna ahayd 18/05/2012 shir ku yeelatay magaalada Axmadi ee dalka Kuwait. Shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen badiba xubnaha jaaliyaddu waxa warbixino ka jeediyey xubnaha guddiga jaaliyadda oo ay ugu horeeyeen guddoomiyaha Axmed Maxamed Adan {Tabaatiig}iyo Guddoomiye ku Xigeenka Cumar Biixi Ducaale. Su’aalo, dood, tusaale iyo faahfaahino ka dib waxa shirku go’aansaday arrimaha soo socda:
1- In la adkeeyo midnimada jaaliyadda Khaatumo ee Kuwait lagana feejignaado khiyaamada iyo hagardaamada kuwa magac ahaan jaaliyadda ku abtirsada laakiin u adeega maamulada lidka ku ah Khaatumo ee “Somaliland” iyo Puntland.
2- In jaaliyaddu joogtayso dhaqaale bileed lagu taakuleeyo maamulka Khaatumo.
Waxa kale oo shirku Guddoomiye ku Xigeen u doortay Mudane Baashe Haybe Yuusuf isagoo bedelaya Mudane Cumar Biixi Ducaale oo dhowaan ka guuraya dalka Kuwait.
Axmed Tabaatiig

E-mail: ahmedtabaatiig@yahoo.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16715

Posted by on May 20 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Shir ay yeelatay Jaaliyadda Khaatumo ee kuwait.”

  1. DHeere KHaatumo Power

    Maasha allah falilahil xamdu !
    Durbaba maamulkayagii aduunka ayuu calan walaynaya meelkasta Red Carpet baa
    loo goglayaa ruugcadayadii aqoonyahanadii Dhulbahante maasha allah
    Amiirka Kuwait oo mar la hadlayey Mahdiga Axmed saleban Dafle waxan jariidada Kuwait times ka akhriyey inuu yidhi amiirku Axmedoow markad Somalia ka talinaysey dalku wuxuu ahaa dal nabad iyo barwaaqo xidhiidhkenu wuxu gaadhey meel aad u saraysa Somalia waxay ahayd dalkayga labaad oo aan ku faano
    lakin maanta waxa meeshii yimi Ximaaro Dameero aan ku xisabtamayn aayaha dalka somalia sida burcad-badeed argagixixo iyo kuwo oo doonaya inay dalka Somalia cadow ka iibsadan Cajiib !
    Amiirku wuxu balanqaaday taageero buuxda maamulka Khatumo iyo in Axmed Saleban Dafle noqdo la taliye arimaha siyaasada iyo nabadgelyada Dalka Kuwait
    waxa afka qalaad loo yaqaan EXPERT.
    Long life Khatumo state.

  2. DHeere KHaatumo Power

    dooxa mudug,

    I guess what u see is your bloody dirty ass kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. dooxa….

    indhaha waxba kama aragtid miyaa….si wacan u eeg. color blindness oo black ah miyaad qabtaa?…ilaahay ha ku caafiyo.

  4. kkkkkkkkkkkk oo meesha maxay tahay calanka idoorland ee meesha ka muuqda ,
    ama anaa waalaan mise waa indhahayga !! mise qorri ismariskiibaa ii noqday calankii idoorland !!kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    puntland4ever

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk the funiest video kastuumo kuwii madaxda isku...
  • U.STATE.OF. H: kkkkkkk Qosol Dartii Ayaan La Qori La’ Ahay Maxaa Yeelay Waa Anoo Iri Mooryaan Madoowe Waxaa...
  • Kuluc: Iidoorliqe Waar kaagan yar midh dhib badan baad tahay galool maadaa igu soo kabeeyey kkkkkkk, nin gaala ayaa...
  • Galool: Kuluc inaadeer waan qaatay laakiin madax baan kuu ahay ee cadawga dhinacaaga ka difaac iyo aan kuu faano...
  • Idoor liqe: Galool May 22, 2013 – 6:55 pm Kuluc ma waxbaad yara cabtaa adoo aya ah baad Burco ka diig tahay bal...