Wararkii ugu Danbeeyey ee dagaalada Muqdisho iyo Al Shabaab oo u eg in Awoodeedii la wiiqay.
Wararkii ugu Danbeeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaaladii cuslaa ay weli halkoodii ka sii socdaan, ayadoo ciidamada dawladdu hada u eg yihiin inay 10kii daqiiqaba qabsanayaan dhulhorleh.
Ciidamada dawaadda ayaa waxaa dhaawacooda guraya diyaarado Helicopters ah kuwaasoo qumaati u fadhiisanaya Garoonka dayuuradaha ee Dayniile.
Wararkii u danbeeyey ayaa sheegaya in ciidamada dawladduu hada ay u jiahsteen Afgooye, ayagoo ka gudbey Garasbaaley.
Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaan qoriga BMka ah oo lagu garaacayo dhulka hawdka ah ee ay ku jiraan AlShaabab.
Wararkeena la soco danbi.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=16837


