|

AMISOM oo sheegay inay Dulfadhiyaan Afgooye iyo Ciidamada Isgarabsanaya oo HawdkaJibaaxaya,{Daawo sawirada}.

Afhayeenka CIidamada nabad ilaalinta paddy Ankunda ayaa sheegay inay wax ka yar 4 KM u jiraan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wuxuu sheegay inay ugu yaraan sadex jiho kaga beegan yihiin degmada Afgooye,Laanta buuro iyo weliba Lanbar konton.

 

Ankunda ayaa sheegay inaysan gulufkooda joojin doonin ilaa ay sifeeyaan AlShabaab oo uu sheegay inay caqabad ku yihiin degenaashaha dalka Soomaaliya.

Ciidamada ayaa ku socda hab Istaraatiji ah waxayna ka fogaanayaan dhamaan wadooyinka Laamiga ah,ayagoo maraya dhul qardo jeex ah oo xidhmooyin waa weyn oo Hawd ah.

Waxaana la xaqiijiyey in ciidamada ay wax ka hagayaan saraakiil cadaan ah oola sheegeey iany yihiin Maraykan,Ingiriis iyo Faransiis. Kuwaaso dagaalka wax ka Hogaaminaya ama ugu yaraan nashqada jeexaya.

Gulufkan ayaa u eg mid ay ku doonayaan dawladda iyo AMISOM inay ugu yaraan ku sifeeyaan gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana sidoo kale  ay doonayaan inay Muqdisho ka dhigaan meel nabdoon.

Afhayeenka AMISOM wuxuu sheegay inay dileen sarakaiil Shabaab ah oo ku sii jeedayAfgooye isla markaan ay gantaal ku dhufteen gaadhi ay wateen Saraakiishaasi. hase yeeshee mna jirto cid madax banaan oo warkaas xaqiijsay.

 

Horufadhi.com@gmail.com

 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 


Short URL: http://horufadhi.com/?p=16957

Posted by on May 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “AMISOM oo sheegay inay Dulfadhiyaan Afgooye iyo Ciidamada Isgarabsanaya oo HawdkaJibaaxaya,{Daawo sawirada}.”

  1. amison waa ahlu naar, ninka taageeraana, nacasnimaa haysa.
    gaal gaal dhalay, oo urursanaya, wixii somalia loo soo baaheeyey, aniga ha ii faaninina. iska hubsada tageerada gaalada ee indho la’aanta ah.
    Kuwa afka duuban in kastoo aanan isku xer ahayn, haddana uyukaa kun jeer dhaama gaala qurunleydan.

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Ceegaag: IYAA, mehaan curuba maahinoo, ii jooji baabuurka waa ku soo banaahe. Aar u joojiya ha ku soo banee. Waxyar...
  • Galool: Waxa wax lala yaabo ah in maalina ay odhanayaan xashiish baa laga gurayay ceerigaabo, maalinta xigtana ay ku...
  • idoor liqe: baligubudle girl inaabti alla yaa cizak , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • baligubadle girl: somalilander, waryaa , anigoo gabadh arab ah aya wata magaca baligubadle , xagee iigu khasbi huuno...
  • Baligubadle girl: Hargiesawi Damiirlaawe Ayaad tahay , markii wiilasheenii yar yaraa haberjeclo ku gowracday hargiesa...