|

Dilkii Marxuum C/Kariim Xinne Aano qabiil Mise Aano Siyaasadeed?.



Shacabka soomaaliyeed  waligii caado iyo dhaqan waxaa u ahaa dilal ku salaysan aano qabiil iyo aargoosi taasoo  diin ahaan aan ahayn wax banaan laakiin  ah wali caado dhaqameed  aan xididka loo siibin maalinkastana  taagan  ah  .

Marka qof manaxaan ahi dilo qof kale oo aan wax ba galabsan waxaa ehelada ama qabiilka dhibanaha la dilaa  ay beegsadaan meesha ugu dhaw ee ay ka heli karaan qof la qabiil ah ninkii ninkooda dilay xattaa  hadduu yahay wadaad  xaafidul quraan  ah oo wax uu ka ogyahay dilkaas  aanay jirin  dhaqanku ma saamaxayn waana meesha  hal hayska looga dhigtay (war ma qabtada inaga gaadhsiiya) taasoo loola jeedo qof aan wali ka war helin dhibta dhacday oo aan  kasii gaashaaman inuu nafsiisa bad baadiyo  inoo geeya aan ku bareejaynee.

Waxaa kaloo jirta kalmad kale oo caan ka dhex dhaqanka soomaalida taasoo  ah  reer hebel yaa laga dilaa oo loola jeedo nin geeridiisa aanay ka soo waaqsan  aan ka dilno reerkii  ninkeenii hebel ahaa dilay .

 

Ujeedkaygu maaha inaan ka faaloodo dhaqanka soomaalida iyo dilalka ku saabsan kala aargoosiga waxaanse halkaas u maray dhacdo loo ekaysiiyay aano  qabiil  laakiin ka fog oo aano siyaasadeed  ah .

 

22/5/2012 waxaa  meesha  lagu magacaabo cagaaran  oo ka tirsan gobolka togdheer lagu dilay nin kasoo jeeda degmada buhodle  oo lagu magacaabi jiray alle ha u naxariistee c/kariin xinne  ninkaas waxaa dilay malayshiyo  hubaysan oo kasoo kicitimay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer  .

Ninkan la dilay wuxuu wade ka ahaa  gaadhi  xamuul ah oo u  kala safri jiray magaalada burco iyo tuulada gor gor  gaadhiga  ninka lagu dilay waxaa  mulkigiisa lahaa badhasaabka magaalada ceerigaabo  Aadan Diiriye Cigaal (Geeljire)  wuxuuna ahaa   gaadhi  in badan wadadaa is ticmaalayay  oo  caanka ahaa deegaankaas.

 

Layaab ma aha in ninkaas la dilo oo marka hore saacadiisii baadhamaatay mar labaadna waligeed baa soomaali jidka isu galaysay oo is qaarajinaysay laakiin waxaa la yaab leh oo shaki leh  arimahan hoos ku xusan .

 

Sida la xaqiijiyay faldanbiyeedkan waxaa gaystay koox hubaysan oo tiro ahaan gaadhaya 13 nin kuwaas oo saarnaa labo gaadhi  oo ah nooca looyaqaano serf-ta nimankan waxay iska soo abaabuleen gudaha magaalada burco iyagoo hubaysan  waxayna soo dhex jiidheen  dhammaan kaantaroolada maamulka Somaliland  waxay ku sugnaayeen in muddo  ah tuulada nasiye  oo laga  dareemay dhaq dhaqaaqooda  waxayna  intaas la socdeen meel kasta oo uu marayo gaadhiga  marxuumka la dilay uu waday markii ay ogaadeen in gadhigaasi soo dhaw yahayna waxay ka tageen tuuladii  ay ku nasteen  oo waxay sii dhigteen jidgooyo markii gaadhigii soo gaadhay jidgooyadiina  halkaas ayaa lagu dilay alle ha u naxariistee marxuum c/kariin xinne xiiray

Wararkii ugu horeeyay ee soo baxa waxay sheegayaan in ninkaas loo dilay aano qabiil oo la xidhiidha nin bishi hore lagu dilay jiidaha  dagaalka ee aaga sooljoogto kaas oo ahaa nin reer guuraa  ah  oo xadkii colaada soo dhex galiyay xoolihiisii  iyo naftiisiiba kadibna sidaas ku waayay  naftiisii..

Waxaa  is waydiin leh  hadaba side ciidan intaas le eg oo aan  oo aan ahayn ciidanka maamulka soomaaliland u dhex mari karaa masaafada intaas le eg ? sideebayse ku dhici kartaa in gudaha magaalada burco  baabuur ciidan  ah inta laga soo dhex ka xaysto  loo fulin karaa fal danbiyeedkan iyo mid la mid  ah ba iyadoo ciimada maamulka Somaliland  ay baadhaan  baabuurta soo gasha magaalada iyo kuwa ka baxaba ?

 

Maxayse ilaa iminka  somaliland uga aamusantahay dhacdadan  foosha xun  ?meeyayse masuulkii ka tirsanaa  maamulka soomaaliland  ee gaadhiga ninka lagu dilay lahaa ?

Arimahan oo dhan marka la eego  waxay umuuqataa in  ciidamada soomaaliland  ay falkan gaysteen dhalasho  ahaan ba kasoo  jeedaan  jifida hoose  ee madaxwaynaha somaliland mr.siilaanyee.

 

Haddii arintu aano qabiil tahay ninka  la sheegay in loo dilay c/kariin xinne wuxuu kasoo jeeday degmada qorulug oo u dhaw halka lagu dilay  cagaaran marka loo eego burco  maxaa  qorilugud  iyo tuulooyinka u dhaw dhaw ay uga suurtoobi wayday inay falkan sameeyaan  oo burco  oo  100km ka badan u jirta aaga dilku ka dhacay looga soo duulay ?

 

Arintu waxay umuuqataa inay tahay shirqool siyaasadeed oo lagu dhex  gabanayo aano qabiil taasoo si cad  ay ugu lug leeyihiin masuuliyiinta maamulka soomaalidiidka iyo saraakiishooda ciidamada .

 

Arintan dhacday waxay markhaati ka  tahay sida madaxwaynaha maamulka soomaalidiidku iyo beeshiisu ugu hamuun qabaan dhiig  daata iyo colaad aan laga soo waaqsan  waxayna  meesha ka saaraysaa rajadii ahayd in  si  dhib la aan ah lagu qaado  ciidanka soomaaliland  ee soo buux dhaafiyay xuduudaha  gobolka cayn   kuwaas oo intii ay joogeen  ciida gobolka cayn  ka gaystay  faldanbiyeedyo ka  baxsan   dhaqanka iyo diinta kuwaas oo aan si kasta oo nabadi u dhacdo  aan la isaga hadhayn.

 

Waxaa  kaloo  arintani  ay  wax  tar u tahay dad ku hamuunqaba in siilaanyo  iyo beeshiisa lala  galo wada hadal aan shuruud lahayd  kuwaas oo dadka ka dhaadhiciya in in siilaanyo diyaar u yahay wax kasta oo nabad  lagu gaadhi  karo   .

Tani waa  tusaale ku filan ninkasta  oo ka rajo qabay nabad  si dhib  yar iyo wada hadal  uga dhex dhacda siilaanyo iyo beesha  oo wada jira iyo dhinaca beesha gobolka cayn .

 

Ugu danbayntii waxaan  qoraalkayga kusoo  koobayaa   talo  ku socota guud ahaan shacabka  gobolka cayn  .

 

Maadaama oo lagu jiro waqti  aad u adag  siyaasad  ahaan iyo  ammaan ahaanba  waxaan ugu baaqayaa guud ahaan shacabka khaatumo state  gaar ahaan  kuwa gobolka cayn in la dhawro midnimada iyo wada jirka meelna looga soo wada jeesto  cidkasta oo fursad siin karta cadaw noocuu doono ha ahaadee aragti fogna loo yeesho fidna wadayaalka gudaha, dibada iyo xuduudahaba  si isku mid  ahna loo wahajo xaalad kasta oo  inagu soo siyaada.


by:-mohamoud wadani 

email :-wadani_wadani@hotmail.com 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16993

Posted by on May 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

57 Comments for “Dilkii Marxuum C/Kariim Xinne Aano qabiil Mise Aano Siyaasadeed?.”

  1. garowe native
    hadaadan ahay w.m.saleban kolay mid reblica dii sii baa tahay ileen shimbirba shimbirkiisuu la duulaaye

  2. nina ada markii hore afka ii dhigatay iminkana hadad tidhi an iska tabashlaye iga caragadiso waa kula fahmay teda kale walaahay baan ku dhaartee inan ahayn wiil m. saleebaa hadad rabto erayadayda isticmaal lakiin waxa adiga lagugu shego dadka dib ha ugu soo celin

  3. waar yaa ilaahay yaqaan mid kastoo dunida ka dhacay oo wuxuu ku wiirsado iyo cuqdadi diilootayba hebkanuu soo dhiidhiibsadaa qandho idin dishay maxay necebyihiimn dhuloos ninkii nool uun baa nacabkii bataa walee waaka dhuloos nidaam idinka dhex samaystay ee qaarna xamar geeyey qaarna ku yidhi idiin camiri maayee ordoo is debera walee dhuloos in uu cadkiisii goostay
    khaatumo ilaahow khayr nooga dhig aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  4. garowe native ama wiil m. saleebaa
    ma tirsi baad rabtaa adeer laaska maamulka p/land baa laga xoogay aniguna laaskaan joogaa oo aan hanti ku leeyahay in aan dhulooska snm ku baada ka caydhinana nidaamka khaatumaanu u samaysanay markaa adigu xagaad arintan ka soo gashaa taariikhdaydana musiamka taariikhdee london ka soo akhri bal inay bug tahay iyo in kale xaasidyahow doqon ku wiirsanaysa dad aan u jeedin hadalkaagu kama badna ilaa berrina caytan bal cida kaa dhurta adigaa uraaya oo matag iyo huubo dhux dabaalana ya e duli duf ku baxay oo inuu dumarka la tirsado halkan u soo galay waa arimihii caasha walash iyo masayrkii lagu yiqiin

  5. beentii websitekaga iyo taariikh bugedkii miya ana ila timi manshallah indr qolkaas aad ku udhay iyo computerkas ad dul fadhido waxba kuma badali kartid rerku haday heeryo saarnen MADAXDA DAWLADA KHAATUMO IYO GARAADADOODA aya dhulkeeda halkay rabto visa la’aan ku tagi lahayd haba u horeyso magalada ugu weyn degaanka khaatumo

  6. Dee waayahe ha is dooxdeen sidii xoorka iyo weeraha. Aniga Iglan usoo dhaafimaayo halkaasaan ku gabbanaayee adigu tasho Nuura yareey.

  7. garowe native
    adeer dhuloos weligii reeryo lama saarsan tan ay hada laasku ku jirtaana dhuloos iyagaa is haysta ee iidoor shaqo kuma leh ee orod eeg p’land degaanada snm ka haysato ee aydaan ka hadli karin anaguna waanu ku faanaa in ilaahay dhulbahante naga dhigay oo aanan weligayo gumayste xambaarin si uu bada nagaga gudbo taariikhduna waa qoran tahay

  8. ha wadhlaysee ha waraabin………ficilada shaydaanka adaa laguugu yimaadaaye waxaad dhaqan iyo taariikh u leedahay dadka laguma soo celiyo waligaa iska eeg hadalka ku duqaynaya, ciidaha ramadaanka jimcaha maalmaha barakaysan iidoor baa caada u leh inay dad muslima layaan oo gaadaan,iyagaana laga hayaa faalkaa noogu dhacay maalmahaa (wal-ciyaadu billaah) anagu hido iyo asal uma lihin falalka xun xunee waxshin nimada leh,ta kale qararro dusheeda ka lagu dilay yaa yidhi umad degaankeed baraago ka qodo?. ta kale ciida aad sheegayso waa maalintii belaayadu ku sidataye adaa isa soo miidaamiyey deegaan aanad lahayn godad ka qotay oo nin gaadmo ku dilay hantidiisi jooga dawacooy dabeedna waxaad mutaysatay ayaa lagu gudoonsiiyey.sidii qof dhaga la’ oon hadlin baad wax u qoraysaa oo wax dhacayba ogayn miskiin calaacal aabihii go’ay looma baahna.

  9. Ninka la dilay ilaahay ha u naxariisto eheladiisana samir iyo immaan haka siiyo. Tolow kuwii sagaalka qof ee isu awoow, aabbe iyo inankiisii ahaa oo salaad ciideed tukanaya dhegta dhiigga u daray ma idoor bay ahaayeen ileen waa kanoo reerkan Dhulbahanta waa Muslim soocan oo Soomaali jacayl dhuuxa ka galay oo aan dadka innocentka ah ee an hubeysnayn weligood gaadine?

    Qararo maalintii dhoweyd tolow yaa yaalay musliminta aan wax galabsan?

  10. baylah buq, naa meesha sheekooyinkii fuckinka laguma hayee waa lagu hayaaye af qalooceey candareerada iska maydh,xisaabi inta badheedh iyo kafool kafool lagaaga warjaafay? meeday ciidankii qaranka iyo siilaanyihii? naa jamhadii 40-ka sanadood qorya guranaysay meel ku sheeg hanoo calool jawaana lahaane taladoodii ma waxay isuugu biya shubatay gaadmo iyo fulay nimo iyo tuuga nimo?.. ma hooyooyinkiinaad dooxataan iyo dad waran iyo qori midna siidano idinku hoos nool ama caruur meel iska taagan baanu laynay baad ku faani ilayn awel waxaad ahayd galoof goljilica oo marka dibka lagu dhago ftuda ka foodhisee Naa bullshit .

  11. waa maxay xasharaadkan ka hadlaya nin nin loo dilay kk labadaba alla ha u naxariisto kan maxay saleebaan talow ma ayaan walaalkeed baa orodoo ka qabo hollandiiska calaashaan hore iyo gadaal kkkkkkkkk daaroodow hore waxaan idiinka qaaday 4000km haddana waxa soo socota sheeko taariikh kuu reebta haka deg degin ileyn waadigan iidoor aanad aqoon u lahayn ku waashaye.

  12. waxaan salaamaya dhamaan dhalin yarada reer khaatumo ee rag iyo dumarba leh
    wax yar waxaan lahadlayaa horta husiima hala siistaa war horta ninka idiin sheeganaya maxamuud saleebaan waxaan umalaynayaa maaha reerka looyaqaano
    maxamed harti balhorta intaydaan reerka waxaka sheegin ninka iska hubiya isaga iyo farooleba waxaan rabaa inaan rag aanu isnaqaano aan idhaado halaga qaado
    dhiig bal inuu hartiga ladhiigyahay oo ay asal yihiin hada tolku wuu isqabtaa hada tolku wuu isqabta hadana marka dagaal shisheeye yimaado meel buu ka soowda jeestaa hada inkan iyo faroolewaan in dib loo eegaa waxaan umalaynayaa ciil gaara bayqabaan kolay faroole ina cabdi xaashi baa markuu wasiirka ahaa si xun udhegadee yay tii buu xusuusan yahay wuxuu is laayahay nin dhulbahante ah baa kugu soonoqonaya ee sidiui aad reera ha ukala fogayn lahay ku dedaal
    kolay ninkan maxamuud saleebaan sheeganaya ama waa nacas ama waa kuwii boqortooyadii cismaan maxamuud aymeelahaa kasookexeeyeen waxaan uga jeeda inaan reerka lagu fogaan haday xumadaan iyo hada wax ina taraanba waa tolkeen

  13. mujaahidad Nuura madaxweynadii khaatumoy alayle adaa dhulbahunte u kacay o heeradii kariday manshallah

  14. Bal amuurtan eega sac-sacan sida saca u ciyaya.
    wiiqle m.s,alla muxuu cabaadkii & dharaqaankii kaa dhamaaday nayaa waryaa

    Dhubuq-dhubuqdu & faanku waa dhaqankaagiye
    Adigaa haweenkii wacadaro iyo waarar dheereyey
    Adigaan canaasiir kala aqoon iyo ehelu maydkee
    Adigaa canaasiiroo calalka jiidaayee
    Adigaa qulubtiyo maskaxdu malaxdu shawdaaye
    Ina maan yare meelna kuma same
    Daarood saxa hadaad tahay
    Adigaa power-kii daarood lahaa hororka siiyaye
    Adigaa dabaabadihii daarood daldalooliyaye
    Adigaa ninkii ku aaminaa geeri lagu qorsheeyaaye
    Adigaa dayuusoo xumuhu ku diirine
    Adigaa wixii damiirku diido samahaaga yahaye
    Adigaa cawaano xooluhu arag iyo ficil ku dhaamaane
    Adigaa maraano midaama’ahe
    Adigaa gaalo cadaan iyo madow noocay tahayba daba nashlayn jiraye
    Adigaa qamaankii amxaarada ahaa,hilibka qaydhiina basbaaska kula hiigi jiraye
    Adigaa ismoogoow wisin iyo ceeb nacas nimo nacayb idha la’ isirkaaga yahaye
    Adigaa hugugufoow beentu iyo niicdu saldhigaaga tahaye
    Mar danbe ha nala shawrin waa lagugu shaashoone.

  15. wiil maxamuud salebaan

    cunaaye

    ind somali meel kala dagi meyso sidaa idinku deris utihiin ayaa qabilada somali deris unahay lakin idooor deris ma galo waa umad gaalo jecel somalinimo naceb cuqdad darood oo fog ayaa ku jirtaa qabiladu xudud ayey kala leyihiin xuduuda harti iyo isaaq waa labiga gabayga hadaad firisid waxuu qireaya in dhulbahante xabada uu ridi jiray idoorna afka ka qaraci jiray lakin maanta qayb lasocoto iyo qaybo sdii dulalki magacyo badan oo meel ay joogan ama loogu hagago lahayn sidaa khatumo oo jeebka galaydh ku jirta hadaad isracdan idoor asagaba fadhin doonin tolkina warsan geli dishishle maxamed harti leelkase iyo cid walba oo darood ah garabkiina ayey joogi lahayeen lakin maanta dhexdina lama geli karo ilaa timihinu dhinac uxiirmaan

  16. wiil maxamuud salebaan

    edbiye

    markaa nagaha ka ibinaysid galada turjumaan uma baahnid lakin far somaliga ayaa turjumaan ugu bahantay hooyadadi pornada duubi jirtay was adigu idoor baa tahay waxba ku xeerin maayo sidii morgan nagaha ugu soo safi jirteen tiyatarka hargeisa hada galada ugu saftaan odeygii isaaq aha ma dhale ayuu aha labada habar waxa wasi jirey bucur baceer ilma bucur

  17. wiil maxamuud salebaan

    to: canasiirta ilahay hadalka ka habaray iyo comment xajimesan qora
    fr: gangesterka wiil maxamud salebaan tolnimada xeriya runtana sheega

    dhamaan caruurta ilma kaba qaad anigu magac aan midkan ehen maqaato
    nin saxiib ama tol ka radiya meshana ma ahi inaan warar ka ogado umaso galo waxaan usoo gala inaan arko jabkooda iyo calcalkooda iyo niyad dhiska beenta ah ka dibna runta udhaafo ama ha masaxeen ama hadhafan marka qolyinkan waridkodu shaxaadka ugu maqan yihiin aniga shaq iga dhacda, wiil m j ah ayaa abihiis ku yiri aabe akhiro shabaag mala dhiganaya markasu odeygii ugu jawabay aabe nina camal la aan meel ma fadhinayo xigmadas dhuuxa qalbiga idin madoowe

  18. saleh lay diray

    Anigu waxaan kasoo jeedaa dadka qabiil ahaan la leeyahay way dilee ninkaas gaar ahaan dadka dega tuulada Nasiye ee ninkaas aan waxba galabsan lagu dilay; waxaan Mahad usoo jeedinayaa ninka maqaalka kaqoray arrintan iyo sida fiican ee uu uga hadlay sida wax udhaceen; marka labaadna waxaan tacsi udirayaa ehelkii ninkaas ka geeriyooday; ma tixraacayo dadka kale ee siyaabo kala duwan uga hadlay arrintan laakiin waxaan leeyahay waa arrin ceeb ku ah dhammaan magaca aan sheeganaayo meel kadhacna ku ah dhqankii soomaalida oo ninkaas lagu tixgelin waayey abtigiis oo muuse ismail ahaa oo degaankoodu aanu sidaa ugu fogayn meesha ninkas lagu dilay; midda kale waa sidaad sheegtay ee nimanka aanada ninkaan udaba socday maxay dhulka degaankooda ah wax ugu dili waayeen oo dhul qabiil kale deggan yahay fal noocan oo kale ah uga samaynayaan; aniguse maqabo in arrintaan uu Siilaanyo ku lug leeyahay……..

  19. Miyirqabe, dee magaciinii ayuu wataa wali maan arag nin MJ ah oo leh magacayaga noo dhig waad nagu khadhabane dee in loo khuuriyey baan arkay oo la yidhi hawl fiican ayuu haYaa. maxaad tidhi sacad agtayda ma soo maro hayga qoslin inaabty kkkkkkkkk.

    Garowe native, iska hadle ilaahoow yaa ku arka dhsadadaad ka didaaye?. waar waligeed nin ragii xabadi way dili jirtay, adigu hadaanad waxar dagaalkeedna aanad aragoo wax argagaxa ay kugu tahay tani;. nin kana dagaal kafool kafoola looguma imaane waa nin wixii dilay fulay nimo iyo gaadmo ku dileen waa nin tiisii gashayoo meel looga badan yahay caga dhigtay, ha/jina meeshan baad ku maqashee ma taqaanide orod soo baro sida feegaarka loo dhigo.

  20. Ruun, waa-yahay inaadeer hadalkaagaan ka gartay qofaan khabar hayn inaad tahay lool igana raali ahoow hadaan kugu yara turunturooday, ta kale dhulbahantaa kala jabsan taasi ma jirto indr lkn daldalool la xeerinayo oo loo yar seeta dheeraynayo way iska jiraan taasina way iska dhamaanaysaa guul iyo khayr bay ku danbayn doontaa.

    kuluco horta magacaaba ku dilaye iska hagaaji markii nin reer khaatuma ahi ku yidhi ri’ aanu lahaan jirnay oo kuluco la yidhaahdo ayaanba soo xasuustaa markaan ruuxaa magaciisa arko
    Runtii anna ridii oo kelya waaweyn ayaa igu soo dhacda,inaad muslim tahayna allaahu aclam wax yaalo badanoo aad ku cataabayso baan arkayo horta qof ilaahay xaalkiisa og yahay baad tahay qoraalku waaba kugu khasaare….tanaad tidhi in qaar kalena ajasha loo dadajiyo,Dee haa waad is garan inaad looma ooyaan tahay oo sidoodii 20 20ku xabaal wadareed god qudha ah lagu wada damsiinayo_Malaa waad baqatay hareerahagaad eegi? adoo gurigaagi jooga oo PC daba fadhiya miskiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

  21. garow
    boowe h/jeclo iska daa dhulbahante weynee jifi kamid ah qabiilada buuhoodle ayaa sutida u qabatay ilaa xitaa ciidan ku sheegoodii iidoor ee isku soo wada habar wacday.
    habro jeclo waa iska masaakiin iidoorka ayaa xabada kulul ee Dhulbahante iska xejiya markaasay nab nab ku dhag dhagtaa kkkkkkkkk idinku ciise riyoole wali ma sidii ayaad riyaha afka ugu nuugtaan????? kkkkkk faroole wuxuu la af balaq san yahay ma ceynkaasaa?

  22. habar jeclooy c/kariin xinne waakaa hahaha odayga habarta wax loo saar baa maqli jirey wadh beeshii balaarnayd e dhulbahunte ma afar wiil habar jecla kubad ka dhigtay allow u sahal

  23. Ina Xine Xiirey iyo qof kasta oo budhcada cawaroland disho waan hubaa in loo aari doono weyna ogyihiin reer bureeqa waxa sugaya iyo xabadii kululeyd ee daraawiish.

    Allow dhowr Khaatumo Kheyr

  24. Nuura
    ina adeer, ninkan aad u jawaabayso, ee ku quraabanaya wiil m.s. ma aha reer Kalkacayo, Sacadna baro aanunleenahay ma soo geli karaane fara ku gabad ayey magaalada ku joogaan, goortaannu doonnana waannu rari karnaa. Marka, deris wanaaggu wuu iska fiican yahay. Ninka soo qorey faallaana waxaan u gartay inuu leeyahay, halla raadsado raggii iidoor ee dilay ina Xinne, waa danbiilayaal oo dhiiggu ma qarsoomi karo.
    kan calaacalaya ee Dhulbahantena waxaan leeyahay Majerten wuu kula dhashye, awelba kuma ilaalinayn haddaba isku tasho ilaah nin buu kaa dhigaye.

  25. EDBIYE

    adiga ifkayga iyo aakhiradaydu kuma quseeyaane ee edebyeelo. anigu adiga wacdi kaagama baahni so get lost.

  26. DHeere khatumo Power

    Budhcadii snm qofka wanaag ka suga wuu riyoonaya waayo waa munaafaqin !
    wadada keliya ee furan waa in lagu shahiido sida diintu ogoshahay qofkii ku soo duula naftaada, maalkaaga iyo reerkaga inad dhuunta kala goyso Just simple.

  27. DHeere khatumo Power

    Dhiigyayac meles zenawi oo lagu bahdiley shirkii G8 washington DC

    http://www.youtube.com/watch?v=hUVsq-FDFRE&sns=tw

  28. Nuura iyo reer khatumo sory walaalyal. ninkan iri yaala caayin qoraalkisa si fcn baan hada u aqriyey markii hore inta yar oo gabay ka ah ayan argay .waa neef neef dhalay af soomalika iyo sida loo hadlo inta xun buu ka fahmay. Wa mid xun oo jiran war si hufan oo ragnimo ku jirto u hdl sidii dhoocil maseersan ha u hadline afkaana wax ula har .

  29. @ kuluc iyo edbiye ilma morgan. Ma hadad qayilaad ka soo kacdeen iyo southall. Aabihiin garabaada cun badan ka wasa. Maad u dirtaan lacagtaad qaadka siisataan ee aad ku sarkhaataan. Caruurta hargiesa iyo burco koolada caba ee gidaarada kortoonada ku seexda u dirtaan. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Waa sheekooyinka ku cusub murqaanland naaso hablood land. Awal waxay aheyd. Udub waa tagiye ha tahriibin walal.

  30. K.k.k.k.k.k nuur ma dhihin mj ba waxnaga celin jiray ilmana uma haayo dhul eey daganyihiin mj&dhulbahante midna weli ma arag xumaanta ka dhaxeeysana magaran garo .lkn pland markeey laaska jogtay caruur&haweenaa lalaayey weli ma maqal marka ifahan walaal mcn. w.m.s. Caayda halaga daayo waxaan u leeyahay run ayuu sheekay anaga aya kala jaban hadaan wada jirno oo dhan ka soo wada jeesano cidna nagama xoogbadna .

  31. @ abdi
    Orod adigu dhoofoo soo laa fulay pcga ka bootaynayaad tahaye,waxaad ka heshona waxba hayga siin if iyo aakhiro

  32. uma taalo dadka halkan wax ku qoraya talada raga lalaayey LOOGU AARAYO laakiin isda malaku moodka loohuba ayaa loo hubaa in loorayo. waana arin u taala dadka ragooda layaayey.

  33. Nuura

    Huuno bal isdeji relax waabad xiiraysaaye kkkkkkkk, mujaahid edbiyaa hadalkii dhameeyey wixii dhacay waa dhaceen wixii dhintay waa dhinteen inta nool halagu dadaalo in aanay u dhiman sida kuwii hore. Arinta oo la buunbuuniyaa waxba keenimayso aan ahayn in qaarkalena ajasha laga jaro it could be you next time.

  34. wadani

    waxaad tiri waxaa loogu aaray nin reer miyi ah oo lagu dilay sool joogto oo xoolahiisii iyo naftiisiiba halkaas ku waayey oo si badheedh ah halkaas loogu dilay.maxaa loo dilay nikaas ? waxay ahayd in isla maalintaasba 100 nin loo dilo oo khaatumo seeg ah weliba kuwa joogo halakan kenya dhexdeeda ee maalin walba colaada ka soo abuura ee dad reer miya ah oo xoolo dhaqato ah isku dira****

  35. isaaqu waxa uu ku xunyahay miyay dadkan walaalahooda dhulkooda uga baxaan halwada hadlee oo nabadi hadhacdee. dhulbahantena miyay walaalahood wax la qaybsadaan waa yaabe . waar labada reer xumaaaaaaaaaaa akhas

  36. runtii isaaqa iyo dhulbahante labaduba waa dad aad iyo aad u xun xun waayo?
    100 years ayuumbay is dilayaan inay dad xunyiin waxa kuu cadaynaysa
    somaali oo dhan baa isdishay hadana meesha kaliya ee dagaal sokeeye kasocdaa waa dhulbahante iyo isaaq . galmudug iyo puntland isma hayaan mareexaan iyo hawiye isma hayaan meelkaloo laysku hayo male ilaa labadan cuqdadu buuxisay mahee . waxaan ilaahay kabaryayaa in nabad iyo caano
    dhwx maraan dadkaa waar amiin dhaha .intaad wax xun wadaan tanaa ka fiicane amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  37. @ nuura inaadeer
    Idoorkii naf la carigoodii majeertenia ayaaba ka daran. Gabadha ina @ wiil saleebaan. Isagaa jamac magaca wata @ruun ayaaba u daran. Waa copy ayaan filayaa. Ina @ wiil saleebaan sida naagaha u faan waa lagu yaqanaaye mj iyo bookhland

  38. To be honest gabayga wiil majeedheen waan taageersanahay waxyaalo badan ayaan ku raacsanahay balse inaadeer gabaygaagu Waa gar balse daw maahan. Waxaan uga jeedaa Waa runtaa badhkayaa iidoor usahlay joogtaanka lasacaanood balse idinkuna taageerada ugu badan ayaad siiseen inay qabsadaan balse waxaa hadalba aan kusoo gaabinayaa webi ama bad lakala dhex dhigi mayo isaaq Iyo dhulbahante illaahay ayaa isbaday waanuna wada joognaa wada joogi doonaana marka thank you gabbayga aad nagu kicinayso waanu ognahay inay majeedheen ku jiraan rag adoo kale ah ee aanay faroole oo miidhan ahayane

  39. kkkkkk jaamac wiiqle m s oo naftu haysoo isu camiraya markuu meesha ku jacdaday wax ka gurana waayey allaah kariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim hadee meeshan hinaasihii hooyadaa dilay loogama baahnee ka jaqaafi boowe xasid nimadu & masayrkuna aakhirka hadee adaa u dhimanahayee.

    Adiguna ina siilaanyo meesha calaacalka kala bax nin wagaashe dilay wallee kama hadhnee ka’ kaa dhaqaaqaya u maqane ama ku farax ama ka naxoo, ma meel baa ku nax-naxaysa?

  40. kkkkkk tan baa iigu daran tidhi markaan p/land nacnay ayaa cadow meel cidla ah inaga helay.iyo wiil m.s waa inaaderkeen oo wuu inaga naxayaa maxaa Naxdina ma cayda iyo af-lagaadada? ma hadal baase u furan iyo meeluu dhulbahante kala hadlo? waa noocee markuu tol isaga kay dhigayo …sxb hadaad dhulbahante tahay p/land waynagii ka midka ahayn talada & madaxti nimadana aynu majeerteen u dhiibanay,Hadaba majeerteen xaguu beelihii p/land ku midoobay ku furay? bal iiga soo jawaab oo siday tahay uga soo ciyaar,,ta kale 500-ta baqolee nin ee isaaq & 20ka ninee dhulbahantaa isu dhigma awel ma MJ baa wax kaa celin jiray,mise ciyaal baad u haysaa reerka indr caruurtaadii baa kaaga dhex muuqday? mise aadaa majerten ah mise mise…….indr shacab wanaagsani way ku jiraan lkn always siyaasiyiintoodu waa daalimiin xitaa haday somaliweyn xil u hayaan wayska dhabayaco oo xin xaasid hinaas bay meel la yururaan iyo tala jileec caqli madhan,intay dhulbahante eegayaana wallee inanay goob cagaar leh ka soo durdurinayn aduunka waxaa u daran qof is yidhaahda kaligaa nooloow oo wax kasta isagu is la jecel oo dadka kalena u naawila inaan qof madaxa kor u qaadin waa xaalada siyaasiyiinta majerten ku sugan yihiin & daalimka siilaanyo iyo wuxuu idha u yahay.

  41. Marxuumka dhintay allaha unaxariisto qof walbe wu dhimanayaa geeridu waaxaq. Lkn dadkii dilay dadkooda ayaa looga aarayaa inshallaha jidka waan ku heli doona kuna haadaana looga aarin iidoor ah nacalad qabayaasha yahuuda ah. Wiil.maxamed suleyman maxaad ucaayneeysiin waa wiil walaalkeen ah oo ka danqanaya dhibka naheeysta wlh mardanbe yaala afxumeeyn plz .somaali waxeey tiraa tallo walaalkiis diide wuu turanturooda. markii aan puntland oo dad inoo xigta nacanay ayaa cadow meel cidlo ah naga helay .

  42. Fal dembiyeedku waligii wuu dhici jiray aanada ahi.
    Laakiin maxaad ula jeedaa siiraanya ka dambeeya? Kkkkkk

    Taagga colaad huri baad is leedahay lakin tani kaa iibsami mayso.

    Ninkaa dhintay alle haw naxariisto isaga iyo muslimiintaba. Waxaad sheegtay in jin xoola dhaqato ah ood disheen loogu aaray.saw markaa nin & nin maaha?

    Kollay haddii taladayda la raacayo waxaan wanaag iyo sulux ahayn waxba ma taraan ee inta nool haloo taliyo aakhiradana yaan la illaawin

  43. @ wishaysi m saleebaan

    Kkkkkk gabay majeerteenle,laba kelmadood baan ka fahmay buraanburkaga

    2- munaafaqnimo wiirsiya
    2- inaad fulay quustay tahay

    Inta kale dhuloosba iiga kaa turjumi doona

  44. sheeeeeeeeeeeeeeeeeeeegato. magac dhulbahante dhigaa, majeertana marba ha laa caayo, isago waxna ino geeysan. raaga lasanod heysta 7 sano . ee ciyalka iyo dumarka xita dhaafina, marba ha lo calcalo. waar hoyadin wasa. maa majeertan ba heysta lasanod horta. yaab. anigu waxan arka isaaq dhulbahanate sheegtay oo raba inaay na somalilandgareyaan. laakin yeli meyno. long live dhulbahante. long live majeertan. long live somalia. long live darood. anigu ah nin Dhulbahante ah oo xalal ah. waxan layahay majeertan ha jiiro oo ha jaago. snm iyo isaaq ha daco. long live somalia.

  45. khaatumo waa somaliland, wana la ogyahay . cali khalif waa nin idoor ah . waa ninki oo soo dayay isaaq communicationska. waa ninki siilaanyo uu bixyay mudane. waa ninki is idhi ka badal magac rer gunter, ee ugu wacaay , rer bureeqa. bureegadi dhaneed nabigi scw. cali khalif, faud aden cade, cali ciise abdi, keyse abdi yusuf, abshir salax. cambashe, sandule. iyo kuwo kala oo badan oo dhulbahante ah. waa familyashi isaaq aha ee imid caaro dhulbahante marki laga cararay waagi darawiish jabtaay ee 1921kii. wagaas oo dhulku cidla aha. dhulbahante wa dhintaay iyo wax qaxaay. ayay isaaq badan soo dagaan..

  46. horufadhi wamaxay sita wax oo qoreysaan, wallahi anigu ma fahmin, ma shiishiye nima misa wa cagli xuuma. sxb wamaxay calacalku. isaaq 100 nin ba laga dili doona bishan dhalatay for ina xiine xiray. ha ka walwalin, ee saa wax uu qoreysan xagajiya fadlan. ta kala waxa halkan ka salaameya @ Will Maxamuud Salebaan. ruun ahanti waxa sheegeysiid wa wax ruun ah. waayo dhulbahante aya dhexada iska jabiyay ee snm wax ma yeeshan. laakin ina adeer ado iga raali ah. raaga isaaq la soocda de dhulbahante ma haa, ee wa isaaq dhulbahante sheegtaay. miyad maglin inu cambashe noogtay nin Sacad yonis ah. oo habarihi ah. kuwa kala oo badana wa saas. tasa keentay ina dumarka lagu hor kufsado or ayagu kufsadaan baa. or raaga xalasha ah jeelka mandheera laga buuxiyo. sxb wiil maxamuud salebaan, hadi aad tahey nin xalal ah oo mj ah. waxan ku layahay ka raali nogo kuwa sheegata ah or cagli yaare ee marka ruunta uu sheegtid ku caaya. dhulbahante nacasyo iyo sheegato aya ka buuxda. laakin sxb, ha walwelin inshallah xalasha ayaa guuleysan doonta malin dhow. waa yaab inaay majeertan oo waxna geysan cayaan , isaaq oo malin kasta nin dhila lasanodna heysta 7 sano la calcalo. walle waa yaab.

  47. cabdikiin xine waa LOO AARAYAA TAA AXDI ILAAHAY AANU LAGAY..

    Ninka maqaalkan qorayna waa khaldanyahay waanuna kaxunay inuu sidan wax u soo qoro waayo? maamulka isaaq iyo shacabka reer khaatumo dagaalbaa ka dhexeeya. cabashana kama dhexayso. ninku diley hadh kuuma jiido horaa loo yidhi. markaas inaadeer calool jileeca haysbarin.

    ina xine iyo xabadoba waa balan in loo aarayo.

  48. wiil maxamuud salebaan

    idoor kaba uqaade

    hal sadar baan ka qoraya cadara baqashka aad qorta .waana

    adigu cidna kuma joogtid ee adigaa lagugu jooga

  49. wiil maxamuud salebaan

    kuwii mudaharadka ka waday laaska ee dumar iyo caruur ubadnaa ee malin cad baaburta lajiirsinayey ayagoo dhigu qubanayo xabsiyada lagu guray inaysan meel fican ka dhalan wey muqatay

  50. wiil maxamuud salebaan

    ma anigaa dagaankeyga shiisheye hubeysan keena ma anigaa xirxira matadeeda anigoo ushaqenaya cadaw ma aniga gawraca tolkey aniga ka amar qadanaya shiisheye ma anigaa qaata mamul cadaw ma aniga la igu horkufsata hawenkayga anigoo weliba uqabqbanaya gun baa tihin maqlay wala jawaba idoorku laaska kuma dhiirten hadynan ushaqeayneen kuwa indhaha soo duubta ee dila qof intaan so qabto ayaan toogasho ku xukuma malinta oo cad viva puntland

  51. oday dhaqameed miyaad tidhaahdaa taajir miyaad tidhaahda hutelada gaalkacyo qaar kuwii lahaa miyaad tidhaahdaa xitaa masaajidadaa loogu galaa oo lagu cafin lol ilaahay baan ku dhaartee kani waa mid idha adag ama maaha beeshuu sheeganayo oo waa naag iidoora qaabkuu wax u qorayo xitaa maaha qaab nin.

  52. @ina wiil saleebaan
    Ka waran adiga sacadka baada kaga qaada gaalkacayo. Gaalkacay darbi daarood ayaad ku joogta lelkase iga walee baadan habeen u hayoteen waa meesha aan ka yaabay cabsida ka jirta kaantaroolka waqooyi markaad ka soo gashid alabtaada wad xidhxidhaneydsaa intaas ayuu sacad ku soo wereaye markaas ayey sida naagaha qaxaan. Bil ayaan joogayoo naago weeye mj. Adeer dhulbahante iyo isaaq way iska ka yaqanan waligeedna lama arag meel dhulbahante isaaq kaga adkaaday 100 sano ayey dagalamayeen dhulbahante iyo isaaq. Talaabada la qaadayo waa mid u taala reer cayn halkana laga sheegayo waana leys yaqanaa. Gaalkacayo markii caydiid ka qabsaday wixii ka saaray waxay ahayeen dhulbahante iyo leelkase mj waa naago faan badan sida naagaha ayey u faanka u yaqanan. Maalinkasta wiil yar oo sacad ah oo madow ayaa ganacsatada mj ee gaalkacayo baad ka qaada.

  53. Wiiqle m.s Caqli-lix-saac,doqontu waa mida meelaan nacnacdeeda iyo jiitankeeda looga baahnayn hadya jeer dhex quturan.doqontu waa ta weelkeedii maaraystay siday alaabooyin reero kale u maydhasay,adaa farta isku godaye ka waantow dee.-Buuqland-na waa la soo qaadayaa mooyee hooyadeed oo aroosaa lagu tusayaa hadaad faroole tol miyir qaba oo cilaaj geeya u noqon waydaan,reer dhanoo wada diin saar u baahan inya ka miyir qabtaaba qaliil tahay yaab badanaa,waar maxaa umaddii idinku soo wada jeediyey saw maaha inaad baalalay noqoteen waayo iyadaa meel kasta huruuruf intay tidhaahdo dhex batalaqsata.dhah-dhahda iska daayoo orodoo danahaaga maaree hinaaskii iyo xaasid nimadii maamadaa dilay baad meel kasta idin la gashaye. gaaladii cadaanka ahayd xitaa faroole wuxuu mooday in hinaaskii hooyadii dilay wax kaga qaadayo.
    Faroole: hadee budhland hadaan nahay in laga sareeyo ma rabno,hadee ilaahay isimkii marba hurdada waa ka boodahayaa in ninkii dhulbahanta ahaa ee hooyaday aaqira u direy hadee inuu anna ii diro hadee waa najis waa ka suurtoowdaa haduu kugu soo jeesto libaax baa afka kugu kala qaaday hadee meelaanan madhin ma jidho hada in aan is gaabsho ayaa la rabaa idha badan baa reer budhlanoow inagu foorara ha la gabado…Msg-kii u danbeeyey ee faroole sidaasuu ahaa.

    Waxaasina gabay maahee waa baroore kala tag meesha Qufacdoow……….tii waxaa ku geeraatay waa kan email-keedu gufacale@hotmail.com.Gabay aan u diray kamay soo jawaabin kkkkkkkkkk

  54. Hassan Cali Warsama

    Waxaan Salaamaya Moxamoud Wadani.Moxamoudow waxaan leeyahay ILLAHAY
    ha u naxariisto C/kariim Xinne Xiirey ahelkiisii samir iyo iimaan ha ka siiyo.
    Waxaan jeclahay in aan qolyihiina wax qoraa in aad isku daydaan in ILLAAH hortii
    aad u hadashaan oo aad aakhiro xasuusataan.Nin ka la diley wuxuu aha Moxamoud Bulaale Warsame oo runtii nin oday ahaa oo xaqdarro lagu diley.Hadaba midna aakhiro aboorka kaa celinmaayo ee wada tacsidaye ama iska aamus.( ina daaya aan wada ooyne ilayn wada noolaanweyneye.)

  55. wiil maxamuud salebaan

    calaacalku ma aha xago rageed dhulbahante isaaq dilayna waa doofar dhintay waxaa ku ogaday marki yagoori gudaheeda lagu dilay mid js ah ninki dilayna uu laascano askari ka yahay doqon yahay damiirku hashaqeeyo intaa qoral yar oo puntland so qoresaan waxa idinka maqan radiya oo iska dhiciya idoor inkasto horjooge ali khaliif idacada ka yiri anagu dagaaal ku qaadi mayno isaaq waanu la hadleena qashin

  56. “Calool dabacsanaa qoraagu maamulka siilaanyo muxuu uga hadli waayey dilka ninkaa kuye” waaba laguu badheedhay in wixii lagu la gaadho lagu mariyo nacayb iyo jiritaankaago la dabar gooyo waa laguu muujiyey,- Hadaba jawaabta kaaga furani maxay tahay.

    Marxuumku ilaahay haw naxrariistee hadiisaa waday..walina reer tolkay dhoohanaantii ayuu salka ku hayaa..iyadoo lagu jiro xilli kala guura oo ciidamo is hor fadhiyaan oo colaad ba’an oo kuwii beri samaadkii dhici jiray ka daran lagu jiro maxay ku dhacday inay u safraan burco? oo dhex maraan maleeshiyaadkii dhiigooda caadaystay? maxay tahay waxaasi? si kastaba ha noqotee goobaha lagu sugan yahay ninka reer caymeedee dhaafa dee isgaa cirka roob ku og…..Xiirantii way damaashaaday Xinne Xiiraygii nafta noo keeni jiree suugaanta iyo huqda nagu dilay inankiisii baanu dilnay alalaaska ka dhacaya waa la yaabay.nin qoyskiisa sidaa loogu ciil qabay hadana xilli ka daran oo holaca lagu jiro inuu u dabacsanaado iska dhex gooshka cadawgiisa wallaahi naf baxaysa lama celin karo.

    Sida qoraagu xusayna dee waabay noqonaysaa shakhsi allihii alle yahay oo hal doora oo war la’a in la dilo kana firsan mayso waayo Tolkii iyo meeshuu rugta u ahayd ayaa ka raali noqotay sidaa, dilkiisu wuxuu xaaraam kaa yahay qofka dhiigaagu xaaraanta ka yahay,qofka muslimka ahi qof muslim ah inuu dhayal dhayal ku dilo iyo kibir diinta islaamku way ka dagaalantay waanay xaraamtimaysay.Markaa qoomkaa siilaanyo rasuulka u noqday ma lagu tilmaami karaa Muslim dhiigiisu xaaraam kaa yahay?.

    • Waa la yaab, qoraagu Somaliland waxuuba ka dhigayaa dawladii Maxmed Siyaad oo kale sababto ah waxuu ku leeyahay maamulka Somaliland sidee ciidanka intaa le’eg u soo dhex maray ee dilka geeystay adeer , idoor waa kuu idoor , war dhulbahante oo dhan baa idoor duulaan ku yahay , ma waxay u daahayaan inay nin la dilay mid kale ugu aaraan? No weeye jawaabto
      Somaliland ta ma waxuu mooday dawlad dhex u ah dhulbahante iyo idoor.????

Leave a Reply

Recently Commented

  • DAALO S/LAND: kkkkkkkkkk Dhulbahantihii Siyaasadii waa ku wareereen wallahi……kkkkkkk :) :) :) :) :)
  • Dhoodi: Madaxweyne ku sheeggan warkiisa iyo kan Nijaas Kay waxba isma doorshaan. Waa afgobaadsi faaruq ah oo...
  • DAALO S/LAND: Kkkk waar dhulbahantoow kashaqeeya nabada iyo Daris wanaag oo buuqana joojiya, wallaahi meel aanu kala...
  • Sadex adinle: Dhareere 750 waa yartahay 100 kun baan diyaar u ahay inay iga dhimato intii aan deegaankayga banaanka...
  • ruun: Aaway qarankii somaliland maamul goboleed soo lagama dhigin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk