|

Dood balaadhan oo loo qabtay Odayaal dhaqameedkaSoomaaliyeed iyo kuwa Khaatumo oo siweyn uga qayb qaatay,{VIDEO}.

HALKAN KA DAAWO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16951

Posted by on May 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Dood balaadhan oo loo qabtay Odayaal dhaqameedkaSoomaaliyeed iyo kuwa Khaatumo oo siweyn uga qayb qaatay,{VIDEO}.”

  1. ilaahow ku dhowr GARAADKA GUUD EE KHAATUMO GARAAD JAAMAC GARAAD CALI.

    BAL U FIIRSO WADANI NIMAD GARAADKA IYO HALKA QARANKA SOMALIA UU KA TAAGAN YAHAY.

    SU’AASHA WAYNEYD EE AHAYD.
    YAA SOMALIA LEH??? GARAADKU SU’AASHAAS SIDUU RUNTA UGA SHEEGAY. SOMALIA YAA TALADEEDA LEH?? WAA SU’AALSHAN JAWAABTEEDU WAA MID DHAMAAN UMADA SOMALIYED U BAAHANTAHAY INAY ISWEYDIISO KANA JAWAABTO.

    GARAADKA GUUD EE KHAATUMO JAWAATA UU KA BIXIYEY WAA XAQIIQDA LAMA DHAAFAANKA AH. YAA SOMALIA LEH AMA TALADEEDA LEH?
    SOMALIA WAXAA LEH OO KELIYA QABIILADA SOMALIYED. TALADA SOMALIA NA WAXAA LEH OO KELIYA QABIILADA SOMALIYED.

    MALAHA SOMALIA MAAMUL AMA GOBOLEED HANOQDO AMA MID TFG AH HANOQDEE. WAXAA SOMALIA TALADEEDU GAAR U TAHAY QABIILADA SOMALIYED OO KELIYA.

    BUL U FIIRSO SIDA SOMALIA IN QARAN KEEDA LADHISAA U FUDUD YAHAY HADII DADKA WADANKA LEH OO AH QABIILADA SOMALIYED TALADOODA GACANTA KU QABSADAAN. OO QABIIL WALIBA INTUU SIDA KHAATUMO U SOO HESHIIYO ISGOO ISKU DUUBAN OO TALADII DHULKIISA IYO DADKIISA GACANTA KU HAYSTA SOMALI QABIILADEEDII U YIMAADO OO QARANKA SOMALIA IYNU DHISNO!!!

    GARAADKA GUUD EE KHAATUMO WAA HALYEY WADANI AH OO RUNTA KA SHEEGAY SU’AASHAAS MIHIIMKA AH EE LAWEYDIIYEY.

    ILAAHOW KU NOO DHOWR GARAADKAYAGA GUUD GARAAD JAAMAC GARAAD CALI.

    VIVA SOMALI/KHAATUMO STATE OF SOMALIA FOREVER

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Asiya: cisho dhow na soomaali oo dhan baa cagaha kuu dhaqaysa markaan shiidaalka iyo wabiga biyihiisu greenka yihiin...
  • Asiya: Dhere power nin raga dheh balwaxa maryo calas aad dhiiga ku karisay day. kuuguna imanmaynee karbaash.
  • Darwiishbest: Wax xikmad ah oo uu ku hadlay majirto habayaraatee, he is mentally unstable due to the long...
  • DHeere power: edeblaawe ass, Copy.. Horta goldeb cup ayaan ku siiyay ? idorka markan luqunta ka qaniino sida libaaxa...
  • mire: Iska dheere Waxa loo baahanyahay iyadoo video ah At least markaad been sheegayso waa la yara qurxiyaa kkkkk...