|

Ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM oo gudaha u galay Afgooye.

Ciidamada  AMISOM ayaa gudaha galay u degmada afgooye ee g/shabeelaha hoose, ciidamadan oo ahaa kuwo is garabsanaya ayaan lakulmin wax iska caabin ah. Ciidamada ayaa markeey galayeen waxay fureen rasaas badan taasoo dadka ku ridey argagax badan iyo cabsi.

 

Taangiyada AMISOM ayaa webiga shabeela dul maray ayagoo u dhaqaaay dhanka degmooyina kale ee gobolka Sh Hoose. waxayna hadawajahayaan inay sii balaadhsadaan deegaanohorleh.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=16996

Posted by on May 25 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM oo gudaha u galay Afgooye.”

  1. Ciidamadii yahuuddu soo ururisay, ee Afgooye looga baxay, waxa biliqsadeen dhammaanba wixii agab ahaa ee dadka rayidka ahi lahaayeen, biliqadii oo sideedii ahina waxay ku soo maqantahay Uganda iyo Burundi. Kuwa ku farxaya ama buunbuuninanaya caaqibo suundhaaya laguma oga, mana fahmi karaan tabcada iyo tigaadda berri midnaba,

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Anisa: Nina abaayo kaftanku waa furanyahy wax iswaydiintuna waa furantahy ee hayga xumaan abaayo walahi bilahi...
  • M.H.Buraleh: Virus la dhaho Somali Nacayb baa haleelay beesha degta 1/2 Togdheer iyo 1/2 Waqooyi Galbeed ee Waqooyiga...
  • hargaysawi: waakan jawaabtii somaliland ugu talo gashay xasan culusow gurguurte ha ogaado somaliland inaanu kusoo...
  • idoor liqe: bal si fiican U DAAWADA markuu horgale xaabsade odhanaya khaatumo dhaqaalo ma haysto , qof baa odhanaya...
  • duurgal.com: odaygu jeebkiisuu ka hadlay ee maskaxdiisa kama hadlin reer laascaanood jawab fiican bay siiyeen wuxuu...