|

Faroole oo Wejiga Siin waayey Khaatumo isla markaana diiday ka qaybgalka shirka Turkey iyo Caalin oo markale jeebka Faroole ku dhacay.

Madaxweynaha maamulka Garoowe C/Raxmaan Faroole  oo uu dhinac fadhiyo maamulka Galmudug oo hada u muuqda inuu markale ku dhacay jeebka Faroole waxay shegeen inaysan ka qaybgeli doonin shirka danaha dalka Soomaaliya looga hadlayo ee Istanbul 2.

Faroole ayaa ka cadhooday wufuuda lixaadka leh ee Khaatumo State kuwaasoo ay Hogaaminayaan Golaha sare ee dhaqanka GSD iyo weliba Golaha sare ee fulinta G10. Faroole ayaa wejiga siin waayey baaxada, Culayska iyo aqoonta ay xanbaarsan yihiin wufuudaas, Aqoonyanada Sumcada balaadhan leh ee shirkaas uga qaybgalaya Khaatumo waxaa ka mid ah Dr: Cali Ciise Abdi iyo Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, oo labadoodu sumcad balaadhan ku leh dunida.

Waana ta keentay inuu Faroole xanaaqo, oo uu gaadho go’aan ah inuusan ka qyabgelin shirkaa, asagoo sheegay inaan laga tashan dadka ka qaybgalaya, wuxuuna sidoo kale aad uga xumaaday tirada badan ee ay reer Khaatumo ku tageen¬†Istanbul.

 

Aqoonyahanada ka soojeeda beelweynat Sacad ee maamulkaas dhistay ayaa Caalin ku Eedaya han yaraan lagu ladhay go’aan jilicsanaan, asagoo danta dadkiisa markastaba ka horumariya tan Faroole ee ah siyaasadiisa gurucan ee uu ku Guurayo , isla markaana wuxuu markastaba ka horkeena dawladda Soomaaliyeed.

Haseyeeshee shirkaas ayaa waxaa ka qyabgalaya 135 odey dhaqameed oo ka wakiil ah shacabka Soomaaliyeed, waxaana iskaba yar baahida loo qabo Caalin iyo Faroole, sidoo kale waxaa halkaas xaadiraya Dawladda Soomaaliya, Dawlad goboleedka Khaataumo , maamu goboleedka kale ee waqooyi galbeed ee Hargaysa, Ahlu sunnah iyo ururada bulshada.

Faroole ayaa shabaab ku tilmaamay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho oo uu sheegay inay yihiin dad ay ka buuxaan argagixisonimo. Faroole ayaa shirarkii ka dhacayey dallalka Gaalada ah sida Ethiopia iyo Ingiriiska si dhego lugnaan ah ku tegay, halka dalka Turkiga oo lagu tilmamay dalka keliya ee daacad ka ah caawinta iyo dawladnimada umadda Soomaaliyeed uu ka soo horjeestay, ayadoo sidoo kale Turki ka sii taxadartay maadaba ay wacdeen odayaal dhaqameedka Soomaaliyeed.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17133

Posted by on May 27 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

54 Comments for “Faroole oo Wejiga Siin waayey Khaatumo isla markaana diiday ka qaybgalka shirka Turkey iyo Caalin oo markale jeebka Faroole ku dhacay.”

  1. Ali mahiga fucks ur sister that why u love him u piece of shit

  2. ila qosol ninkii isaaq ee halkan commentska ka dhiiban jiray ee @kuluc isagoo qayilaya daawo southhall kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?v=Z4K_lgwO-rk&feature=player_detailpage

  3. @kismanyo
    cumar hadaad ogoshahay ana waad i ogoshahay

  4. Garowe. Waxan ku waydiyey Farole afsabiil ma ciise riyole ayaa shacabkisu.madaxdaada raac anagu mjteen aan cumar mahamud madax u ahayn ma timadeeenaqoonsanin.

  5. cali biijaanu kahaynaa maamulada hareeraha naga ahna waa cadawgayaga dawlada ethoipiana waa walaalahayo kkkkk hadal masuul ama hadal nin caafimaadqaba uu ku hadlo mayahay hadalkaasi adaan kuwaydiiyaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • khatumo state citizen

      garoowe
      uf caleef
      dhabayaco caqligeed kuma xumid!
      ninka daarood oo dhan gaalka tigreegga ah ka iibaa waa adiga oo
      dhabayac ah.
      ninka munaafiqa ah ee soomaali oo dhan fidnada u hogaamiyaa waa
      adiga
      ninka aan waxba ku wanaagsanayn ee masayrka lagu dhalay waa adiga.
      iska aamus, wax kaa liitaa daarood kama dhalan, soomaalina kuma jiraan.

  6. garoowe
    iska hadlow ina iggare bal maanta oday reer khaatumo ahi haku raaco ina cali shiraha idin ag fadhiya uun baad cayday isna waa istaahilaa kkkkkkkkkk dabadhilifka aan weligii wax qabsan isagoo ninkale aan cuskani waa adiga taariikhdu waa qoran tahay

  7. itoopia waxaa kabaha u sida dr cali ciise shirkana isagaa u jooga waxaa kaloo u soo faran dulaynaya oo jaanis u la oo meelahaa ka amaanaa waa caada qaatihii cali biijo soomaalidu waxay tiraahdaa illaahaw haa iyo maya meel hanagaga wada yeersiin wixii uu idaacadaha kacaayijiray ayaa laoohordhigay kuye malxow istaaq furula ina adeer nina
    daba dhilifnimo laba ma aha wali lama arag qofkale oo magaca daarood sheegta oo sidiinoo kale hadba reera kale musqulaha udhaqaya oo kabaha u qaada kkkkk udayaa shiini ugu waawaynaa baalagahayaa dee qosol aan qoslo bariii aan hargaysa katagaa ii gudambaysay cali dhuux baa idin sheegay UDIGAY OO UDIGAY OO DUULKA WAA LOODANLEEYAHAYE kudfarso intakale kkkkkkk

  8. Alala kariim. War miskiinkii caalin ee gaajadu ku raagtay ma faroole ayaa ku yidhi maalin ayaad taajir noqon ee ku soo biir ganacsiga burcad badeeda iyo sunta lagu aasayo xeebaha somaliya. Horta odaygan caalin waxaa lagu sheegaa nin aad u hanyar. Warkan waxaa ka xuniiyo badan abdi qaybdiid hada ayaa lagu wadaa inuu noqdo madaxweynaha galmudug odaygan hanka yar. Waa iska tagayaa.

  9. garoo
    yaa cuno ka sheekeeyey ?waar waa faroole ninka cuno u galay meel walba oo xataa sunta idiin duugay mid iimaanka qaba ma moodaa???????waxa aad budhcad badeed iyo budhcad dhuleed u noqotay saw damac maaha ninka maanta kabaha u sida shiisheeye ee shilimada lagu siiyaa waa adiga oo soomaaliyoo dhami taqaano!!!!!!!!!!!!!!!

  10. garoowe
    waa nin ka barxada garoowe soomaaliyoo dhan moodaykkkkkk patrool hadaad heshay maxaa khaatumo ku daba dhigay if iyo aakhiro seegow war faroole sanad kale ku darsay balantii patroolkuna halkaasay ku baabaday haduu biyo macaan idiin soo saaraad waa nimco what you know saw lagama yaabo inuu xataa sun idiin duugo war jiraa cakaaruu iman dharoor waxaad ka hesho waxba hanaga siin kkkkkkkkkkkkkk

  11. nina
    intaa cunaad kasheekaynaysaa walee in aad reer kii aan aqaanay tahay kaalay anagaa cayrtaad ka hadlaysid kuu qoraynee cayr bay kuleedahay goormaa laga tagay warkaa adeer maanta wixii kadambeeya anagaa bixinaynaa kkkkkkkkkkkkk waxaanba hada rabnaa in aanu deeq bixiyayaasha ka mid noqono oo aad gorof kaagi marnaa sooqaadatid khaatuma seeg waaxid

  12. Nina ina abti, runtaan kugu jaclahay,jabhado khaa’imiin ah cidina ma rabto.
    Hadalka waad dhamaysaye, reer galbeed waxay arkeen waa ku beryey, tuugadii ay adeegsan jireenna, cirka loo fiiriyey. Gorayoy gabal kuu dhax.

  13. Ali caac
    Waxaad waa;latey baan u maleynayaa, intii la sameeyey khaatumo.
    khaatumona waa harti haku khalmin.uyukaa na metelaya, haddaannu xataa nin naga joogin, markaas wax isku fal, wacadallaan iidoor cidina rabin, aqoonsaneyna.
    Markaa, haddaaline, la durug cudurka kaa cayriyey Darood oo ku dul fadhiya aakhiriro iyo adduunba. Dawlad ahaan baa nalagu casuumey buu yiri, han yarida waa laydinku ogaa, oo haddii nin iidoorahi meel dad kale ka dhex muuqdo, waxaad is moodaan in usuga is gaara loo casuumay.kkkkkkkkkkkkk
    macna yare, wiil magaadle hadal murtilaawe.kkkkkkkkkkkk

  14. bulshada caalamka oo turkiya ka mid tahay waxay ogaadeen in soomaaliya oo mid ah oo nabad ah ay waxay rabaan ka heli karaan xataa dawlad ay iyagu wataan ha noqotee beesha caalamku waa ogaatay in jabhado caydh in ay qaataan uun rabaa oo dalkoodii iibiyey inayan la tacaamuli karin markaa beesha caalamka danteedu waa danta soomaaliya waxaan uun soo noqonayn in dawladaha deriska iyo egad ayan soomaaliya xagxaganayn hada ka dib taa soomaaliyi hada diiday bal car cidi haku khasabto wakhtigaasi dhamaa qudhaanjooy ku quuso

  15. jabhadihii oo jac ku dhegtay baa horufadhi.com hadarad madhan wada ilaahow ciil iyo xasad hanugu afuufin waxay moodeen in weligeed caydh la qaadanayo oo ay dawladaha derisku ilaalinayaan waa wax aan wax isku falayn khaain al wadan ah walee soo dhamaa qadhaabsigii iyo moqorofkii aduunka lala wareegayey

  16. bulshawi iyo garowe
    kkkkkk siyaasada soomaaliya lagu hagayo ayaa laga hadlayaa idina stupid caqli jabhadeed baad meesha la timaadeen waxaa waadix noqday ina aad xoogaaga caydha ah aad meesha u safateen lkn hadaad taa doorateen dee soomaaliya oo dawlad ihiba caydha way idin siin

    ka garoowe la baxayna isagu waaba halkan dhaw caqligiisu garooweba dhaafsiinwaa kastamka garowe gawaadhida tuka raq uga baxda iska daawo adoo ciil aad khaatumo u qabtaa ku dilooday soomaaliyaa laga hadlayaa isna khaatumuu ka hadlayaa war awalba raciyad baad ahayde faroole bal soomaaliya ha kuu keeno ama wax haka noqdo maalitaa hadal no more jabhado soomaaliya soomaalida xalaasha ah baa la wareegaysa waadna daawandoontaan taas reer gaalo u adeegow

  17. war kii afwaliinje ma saasaa u dambaysay hadaa laydka iyo biyahaba caalamku u jarayaa oo xoogaaga yarna laga goosanayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk khaatumo ayaa ilaahay usoo diray oo kaga baroorisay isaga iyo siil-landba walee khaatumo socotay viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva

    khatumo state of somalia

  18. hada saleebaan gaal waa laga badalay saleebaan kheyr ayaa la dhahaa ila qosol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. wariye cawke oo bahdilay siyaasiyiin somaliland ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk madaxweyanaha ethoipia magaciii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saleebaan gaal kulahaa guri ijaar ah ayaan ku jiraa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=lh-yep2fQrU

  20. khaatumo way guuleeste ninki hadlayba hayskahadle waa laf dhaabaka somaliya wa dad ilahay burud iyo tariikhba siyey xabad idoor ah riyonasa loomabahana

  21. huunayaal wax somaliland kala qaybin karayaa maleh. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anigu hadaan somalia kala goosanayno dee daliil aan kaga goosto waan hayaaye adigu miyaad haysaa daliil aad somaliland kaga go’do oo caalamku kaa maqli doono. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. for me it is very easy waxaan claim garayn xuduudkii aan xoriyada ku qaatay taasi waa maqbuul xaga caalamka se xagaaga waxaad rabto ka dheh se taada waxa ay ku kooban tahay uun qabiilnimo ayaan u goosanayaa iyo maxaan idhaahdaaye somali weyn oo ah wax optional ah oo reer waqooyi ka dhaxeeya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk taladeeda taasina waa bad kale ood isku soo furtay hadaad yeesho waxaana ku reebi doonta kolka la iskula horfadhiisto afti. waaanad ogtahay codkaagu inuu yahay only 4% halka beelaha waqooyi degaa ay yihiin 96% isaaqa oo kaliya ayaa haysta cod aan sahal ahayn oo ah 85% kuwa kalena waxay ka dhigi codka ilaa iyo 96% kolka warsengeli kaa sii goostana waxaad ku dambayn 1.5% kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • marqaan hadal baad haysaa hadaad ogtahay inaad haysato 85% oo isaaq ah maxaa ku daba dhigay khaatumo ood uga daba waalanaysaa waabad isku filan tahay khaatumo uun iska daa wax alle wixii ku raacaya kaxayso oo boos kuu buuxinaya xornimada aad sheeganaysana aabahaa ma keenin awoowgaa ma keenin adiguna waxba kama ogid taasaa keentay inay kula fududaato waan goosanayaa hargeysa dhexdeeda beerta xoriyada ayuu ingriis reer khaatumo calanka buluuga ah gacanta u geliyay iyaga oo go’ yaal cad cad xiran kuna yidhi idinkaa i dhaxlay mutaystayna inaan idiin dhiibo ka bacdi waa tii aad xanaaqdeen idinkoo suudh xidhan ood tiraahdeen maxaad anaga noogu dhiibi weydeen wuxuu idinku yiri ingriis oo miyaaynaan isku mid ahayn oo la inaga xoreyn wadankan ilaa maalintaa calankaa buluuga ah waad coleysateen waana idinkaa ku bedelay mid diilimo badan khaatumose sidii bey u haysaa mana bedelayso mana ku ciyaari doonto,ee bal taa qabso. caruur yahay reerihiinu ha ku bareen xornimadu waxay ahayd iyo wixii loo soo maray.mise snm uun bay kaa dhaadhiciyeen.

  22. khayr cabdi garaad shirshoore

    Horufadhi should ban the deluded drunken idoors who come here when their situation is in tatters.

  23. DHeere khatumo Power

    @ Afwaliinje-faroole,

    The most wanted criminal futoole !!
    if you see him the bloody fat ass call to the Interpol.

  24. DHeere khatumo Power

    @ ali Niicle,

    How old are you ?
    My 4 yrs old son writes better than you kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Stop Mangag on board stupid druggie kat Grasshopper kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • dheere kastuumo weak
      saaxiib caydu bal haku bogsiiso hadaad wax tahayna waa la arki. xasuuso waxuu mahiga kugu dhigay oo ka daran baa kugu dhici. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      intaas ayaa ku gubaysa oo mahiga maqal kiisaba waad ka cararaysaa oo waad ka gubanaysaa waayo waa kii ku bahdilay. aduunka hortiisana waa kugu bahdili kkkkkkk waar isla yara xishooda oo meesha isaga hadha intaan ceebi idin soo qaadhin. waayo ninkaan mahiga already waan la heshiiyay oo madashana waa joogaaye dee isla xishooda. laakiin hadii aad joogi waydana hadhow baad duloobi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • mahiga somaali buu u shaqeeyaa adigana somali baad tahay yaad is mooday mahiga,afwaliijo siilyaanyo intuba waxay daba fadhiyaan xafidulaahi sheekh shariif sheekh axmed khaatumana somalia ayay tahay cidna gooni ulama heshiiso cidna gabdhahooda kuma casunto soomaali weyn baa awoowgood kula dardaarmay tii beyna hogaanka u hayaan caqligaagu ha shaqeeyo wax aad ku faanto awoowgaa kaagama tegin 1991 ayay tarikhdaadu ka bilaabataa caqligaaguna ka bilaabmaa. abtirsiimadaada gaal caabud ahayd anigana teydaa gaal la dirir ahayd ee ha is odhan intii soomaali ba’aysay adiguna dogabka saar,dal gooniya sheego xageedse darwiish ka mari

  25. reer kastuumoy ma ogtihiin in labada niman ee aad caayaysaan ay ayaku idinkaga asal san yihiin somalia. hadii maanta labaduba ku dhawaaqaan in ay goosteen dee easily anigun baad ii soo xeryo galaysaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    iska ilaalia dadkaad la ficil tamaysaan hada waa kuwii asal ahaan somaliya idinka lahaa oo idinka xigay. idinku waxaad tihiin ajaaniib somalia sheeganaysa se asal ahaan somaliland ayaad katirsan tihiin kanana soo jeedaane. iska ilaasha. nin kii kaa lahaa somalia afka haku taagin waa ceeb waxaasi. hadii adiga lagugu compare gareeyo waxaad ka tahay somalia ajnabi muqdisho ajnabi ayaad ku tahay. ayaku se way idinka muwaadin san yihiin. oo waa isku dal ayay yihiin idinkuna inagaad inaga mid ahaydeen ood inala dal tihiin. kolkaa sidaad iila dhaqmayso ayaka ha ula dhaqmin huune. any minute haday furka kugu tuuraan waji gabax kasii fool xun ayaad kala kulmaysaan koonfur. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. horta waxaan leeyahay inaga somaliland shirka waanu imanaynaa oo mahigana waxaanu kula heshiinay kolka sidaasi loo gaadho istanbul in uu kooxda kastuumo ka horjoogsado albaabka madasha shirka. sidoo kalena hadii ay is maqiiqaana loogu yeedho police ka turkeyga oo maalintaasi la idinku soo xidh xidho police stationka istanbul. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolkaa ooya huunayaal. saaxiibkay mahiga ayaad ilaawaysaane isagaa shaqo idinka qaban.

    • khatumo state citizen

      ali bidhikoole
      meeshu maaha muqdisho iyo hargaysa ee waa Istabul!!!.
      mahiga adiguu seedigaa yahay ee san-gadhuudhigaas
      Turkiga sharafta leh waxba kama aha!. weliba in isaga loo
      diido ayey u badan tahay hadduu si edeb leh u fadhiyi waayo.
      ma naagta aad ku casuunteen baad mooday in ay halkaa wax
      ka tahay??. nooooooooooooooooo wayyy.

  27. khayr cabdi garaad shirshoore

    Geesiga\garoowe. Idoor xunbaad tahayde orod meelahaa aad. Orod iska riyood

  28. reer khaatumo seeg iyo pugland waa dhulbahante iyo majeerteen waa kuwii ka masuulka ahaa burburkii dawladii siyaad bare maantana tigree ayay u kala tartamayaan aniga ayaa kula jira ee wax ila qabo.mid walbina waxuu axmaarka ka baryayaa hub uu ku dumiyo gorowe,kalkacyo iyo boosaaso waana guryahoodii kkk

    • khatumo state citizen

      geerida snm
      waar ma adigaa tigreega dad ku caayaya???
      ilaa af aadan lahayn lama qabto!!!.
      adigoo iidoor ah oo snm ah?????
      gun tigreegu soo dhoodhoobay adigaa ah.
      haddii lagugu fahmay, maxaad qaadi???.
      Daarood cid walba waa kaaga dhowyahay, dhan walbana
      waa kaa xigaa!!!.
      adigu xagee aadi doontaa?.
      Somaliyana waa ku ogaatay waxaad tahay oo 21 wixii aad ka shaqaynayseen
      ee xaasid iyo nacayb ahaa idinkaa laydinka go’ayn doonaa, cid idin rabtana
      ma leh.
      WHAT GOES AROUND, COMES AROUND!.
      SNM waxay ku dambaysay in hadda iyo dagaal hore leh lagu qaadi doono
      oo iidoor oo dhan Somaliya laga nacay!.
      khaatumo waa guulaysatay ee Allow horumar gaadhsii.

  29. rer khatumo wan idin salamay

  30. faroole waa nin wax diidi karee miyaa lacawryayaa dee khaatuma seegeey kaalayoo bal idinku khasba niic looma baahnee iyo faroolaa saayiriye
    mr faroole waa nin dal iyo dad haysta talaladiisuna siconayso loona baahanyahay hadalkiisana latix galiyo ee maha kooxdii cali biijo oo harkaba laga saaray oo noqday haad geed waayay afar casha ka hor axmed karaash wuxuu baryayey cabdi samad cali shire oo lahaa waan xanuun sanayaa ee ogolaanshaan u baahnahay aan airpodhada puntlan uga doolo dalka dibadiisa si aan dhakhtar u tago hadal iyo dhamaantii khaatuma seeg waxay isuhu dhuratay hawareeg tee hawaraabin kkkk

    • nacas afwaliinjo qiil ha u raadin talo uu maanta hayo ayaanba jirin talada dalka shiiq shariif bey ka go’daa isagaana mudnaanta leh afwaliinjo ha ooyo qaswadayaal bey caalamka ka noqon khaatumana kheyr wada yaal kaalaya dadka indha tira waar beenbeentii dhamaatay waxaa la yiri dawaco meeshay macal ugu baratay bey macaluul ugu dhimataa xishooda oo wax isku fala imtixaaneedkii aad ku been abuurateen ee aad dhahdeen putland baa soo diyaarisay waa tii ay caruurtii hortiina ku jeexjeexeen kii khaatumana qaateen ha idingasho khaatumo socotaye khalad ha iska dhaadhicin bah kasyareey.

    • khatumo state citizen

      garoowe
      khaatumada seeg adigu oo illahay naarta ku gee
      munaafiq yuhuud ah.
      yuhuuda ayaa erayad wanaagsan bedela.
      garoowe: khaatumo xumo ku dhimmo, insha Allah.
      magaca wanaagsan ee aad u geftay dartiis.

  31. DHeere khatumo Power

    Afka bakhtiga eeg Afwaliinje-futoole i mean faroole kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Who is peace processes spoiler now ?
    The answer is very simple Faroole is the real peace processes spoiler.
    Thus the world must act now before it become too late

  32. VIV KHAATUMO SIILANYO IYO FAROOLE KHAATUMO GEED KU XIRTEY ULULUL, WAX BADEN BEY MARBA DHINAC U DUULEN MA MANTEY DHULKA CIIL LA JIIFAN,2 MAAMUL EEFAROOLE IYO SILANYO ODAYA TURKI U JOGA OO MATELAYA WELIGODBA YEEY IMAN WHO CARS.

    • ubax

      anaga somaliland waanu aadaynaa shirka istanbul oo meeqaam dowladeed ayaa nalagu casumay. kolkaa haku qaldamin galmudug iyo puntland. mida kale shirka qaybtiisa hore mooyee inta road mapka qusaysa anagu qaadan mayno oo kama qayb galayno. laakiin waa wax fiican in tfg iyo somaliland ay is helaan. kooxda khaatumana waxaan ka codsan turkeygu inuu kaba eryo meesha oo albaabada laga ooto. sidii xamar dhacday. shirka mahiga ayaa imanaya oo waxaanu mahiga ka dalban inuu khaatumu dibada u saaro inta lagu guda jiro qadiyada somaliland. sidii xamar oo kale la eryo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      si ay tfg iyo somaliland iskugu kaliyaystaan. anaga mahiga ayaa inoo shaqeeye bal madasha isagaa idinka saaraya oo idinka eryi kolkaad timaadaan dowlada turkeyga wuxuu ka codsan inta kastuumo matalaysa in albaabada laga horjoogsado haday diidaana police ka loogu yeedho oo stationkana lagu soo xidho. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      alla maxaa qosol iga madhan maalinta sidaasi loo dulaysto.

      • qosolka kaa maqani waa qosol gariirkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cantarabaqashkii baa idinka dhamaaday munaafiq danbana talin maayo khaatumana iyadaaba hogaaminaysa odayaal dhaqameedka car u taga oo hor fadhiista hadala la gala ha meereysanine tuuga yahay.waxaa la yiri ninkii is hubaa heesa siilayo iyo faroole weji ay la hor tagaan khaatumo kuma yaalo waxaa inoo balan ah augst iyo dowlad somaliyed oonku meel gaadh ahayn bal meesha aad joogto.

  33. turkigu wax uu ka ogyahay poad map ayaa iska yar dan gaar ah buu wataa
    gaaladiina way kasoo hor jeesatay markaa faroolahan iyo caalinka aad arkaysaan waa laga dambeeyaa
    sidaa darteed turkigu haduu dan ta gaaladu ka leedahay somali mid ka duwa wado horaa loo arki lahaa xaguu jiray 21 sanadood bal caqliga aad noola imanaysaan daya
    waar isaga qudhiisaa lagu guurayaa turky turky lahayninee meesha wadooyin hadaad ka dhisanaysaan waa meesheeda lakin siyaasad uu idiin hagaajiyaa waa habeen xalay tegay

  34. kkkkk khaaatumaa metelaysa maxaa uga jeedaan ma inaad somaliland ka mid tihiin oo awal hore aad ka xajiimooonayseen baad isku qiraysaan waar somaliland daneheeda horumarineed bay u tegaysaa si gaaar ahna waa loogu yeedhay lakin federaalkii aad sheegi jirteen waakuwaa puntland iyo galmudug diiday haday saas kaga dhabeeyaanna wax kala soconayaa ma jiraaan taas ogaada

  35. Faroole waxbuu arkay in road map ka wax lagu daro ama laga bedelo maaha waayo wakhtiba ma harin mida kale turky gu muxu oday dhaqameed
    Yada ka rabaa muu siyaasiyiinta isasoo horfariisiyo kurasba haysla dheceene
    Ilaa iyagaa is hayee

  36. Faroole maxaa inaga galay reer khaatumow? Haduu diido maxaa inoga ba aya? Ma ubahnin shir iyo dano somaliweyn ee waxay maraysaa inan nafteena iyo deegaankeena cadowga ka difaacno

  37. Walaahay odaygii Siilaanyo belaayaa haysata, ninbaa laga sheegay hadaan aamusona waa afsalax ku dheg hadii kalena adhigaa sidaa laga deyn maayo. Siilaanyo maanta shirka haduu tagona Khaatumaa uuga horaysa oo afka jebinaysa haduu ka baaqdona Khaatumaa metelaysa, ilaahoow godkayaga biyo hanoogu gelin, joog iyo jiifba waa diiday!!!!!!!!, kii Faroolaa ka daranoo Khaatumadii baa sidaa oo kale ku ah lix oday oo midba midka kale af ingiriiska ka badiyo ayay meeshii usii fadhiisiyeen, si allaale si layeelo lagaran maayo,

  38. Areey xaa ku fergesha ah, todoba oday dhaqameed oo islaan bashiirkii Omar Mohamud Majeerteen hogaaminayo aa Puntland u fadhisa Istanbul,

  39. FAROOLE YAA U JOOJINAYA…..CAALAMKUNA WAXAY KU DHAJINAYAAN QASWADE (SPOILER). ILAAHAY AYAA DHULBAHANTE KA DHIGAY REER HEERKAAS GAADHSANE, MA ISAGAA KA QAADI KARA.

    VIVA SOMALIA.

  40. Faroole iyo odoyga indhaha cawiran ee caalin layiraa meeshas cidna ugama baahna. meelahaas afka qaloocan hataagaan .turkey faroole iyo wax lamid ah uma joojineeyso. Siduu uqeeylinaayo inuu wadanaha istaago ayaan umaleyna odoyga madaxa yar oo xaasidka ah.

  41. kkkkkkkkkkkkkk firdhiye waataas khaatumo khayr meel walba ka soo xidhay shirkan waa oday dhaqameedyo firdhiye iyo gacanyarihiisa caalin loogama baahna ha maqnaadeen maxay soo kordhin lahaayeen haday tagaana somali odayadeedii oo dhan baa jooga siyaasi caqli xuna loo joojin maayo kii yimaadana hala arko kii maqnadana nacasnimo iyo xaasidnimo mucaaradnimo caqlixumo hala maqnaado qabiilooyinkay xukumaan sowkuwa odayadoodii jooga maxaa labadan dayuus looga baahanyahay haday diidaan

    khaatumo allow dhawr

  42. Aar xaa afkala hayna, oday faroole xaalku waa ku fooraraa, awelaa faradheertu ku maahmaahday kaadi casadaadiina la ogaa caanahana cidi kuu kordhin mayso,shirkaan salaadiintaadiiyaa fadhisa meel dayax joogona xidigo wax kama ifiyaan, hadaad joogto iyo hadaad maqan tahay toona gabar aamusaa lagu mehershaakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  43. faroole iyo gacan yarihiisa caalin waxay fariin u dirayaan turkiga oo ay ugu caga juglaynayaan in ay saxiixayaashu soo xulaan yaa ka qayb jelaya shirka istan buul waa dagaal hoose oo dawladaha derisku kula jiraan turkiya oo la adeegsanayo faroole iyo caalin

  44. ahmed bayzaani

    waraa waa hor iyo dabadiid faroole siyaasadii baa kaluntay ,maalinwalba balnin lasootaagan waan kasooohorjeeda kkk kalcawtal…. kan caalin laleeyahayna masaasuu ucaqli gaabnaa , allow sahal umuuraha !!! horay soomalidu utiri (wixii isku caqliyaaba waaceshiis)

Leave a Reply

Recently Commented

  • DAALO S/LAND: Somalidu waxay tidhaah “Hal Xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho”. Kastuumo haday marka...
  • Nuura: kkkkkkkkkkk walluhu ku qabay oo ku qalaji idam allee sidii xaabsade gacma barar badani wuu idin ku dhici.
  • xamdi: walee idoor maaliin cad bad ka huuleeli lasanod kelab maa mantay reer kaatuumo ugu caga juugleeyen war...
  • SSC-Citizen From xudun: Shirkani yuu daba dheeraan, 3 cisho gudohood ha lagu soo afjaro, Madaxweyne iyo dhawr Wasiir...
  • NINA: Kalshale waxaynu intaa waydiinaa halkuu ka keenaa sheekooyinkiisa kkkk ninku isagaa ah alifaa heer sare ah oo...