|

Horgale Xaabsade oo markale Waraabe u taag u raacaya Xubno beesha Isaaq ah, iyo asagoo ku faanay inay Siilaanyo walalo yihiin.!!

Axmed Xaabsade oo ah odey cimrigiisii ku gatay inuu SNM, u adeego ayaa lgu daray xubno ka soojeeda beesha Isaaq oo aadaya shirka Turkigga, si looga dhigto waraabe u taag beesha caalamka loogu sheego inuu yahay nin Dhulbahante ah.

Xaabsade oo sidoo kale ka mid ahaa dadkii London aaday, si Ingriiska oo inta badan Soomaalida yaqaana loo dhaho kan baa Dhulbahante ah ayaa hadana loo waarida shirka Istanbul. Inastoo shirkaasi nasiib wanaag ay joogaan Raqbadii shacabka iyo deeganada Khaatumo oo isugu jira, Madaxdhaqameed, aqoonyahano, bulshada rayidka ah, iyo Ahlu diin, hadana Xaabsade weli waa la isticmaalayaa.

Haseyeeshee asagoo u waramayey wargays ka mid kuwa afka beesha Siilaanyo ku hadla ayaa la sheegay inuu sharaxo xidhiidhka ka dhexeeya asaga iyo Gacan ku dhiigle Siilaanyo, wuxuuna sheegay inay walalo yihiin,””Aniga iyo Madaxweynuhu waanu isku wanaagsanahay waana nin aanu walalo nahay””.

Dad badan oo Soomaaliyed ayaa is waydiiyey goorta ay walalaha noqdeen Silaanyo iyo xaabsade, waxaana dad badan ku adkaatay inay fahmaan walalo ayaanu nahay!!. Horgal xaabsade ayaa u muuqday nin iska dayey inuu kasbado qalbiga Siilaanyo ilaa heer jibadii ka yeedhsiisay Siilaanyo ayaanu walalo nahay.

Waxaase la yaab ah marka uu Istanbul ugu tago dadkii talada Khaatumo ka go’aysay oo goob joogayaal ah, weliba isugu jira dadkii ugu Saameynta badnaa waxa uu odhan doono, iyo bal inuu wax u soo dhicin doono walalkiis Siilaanyo.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17176

Posted by on May 27 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

54 Comments for “Horgale Xaabsade oo markale Waraabe u taag u raacaya Xubno beesha Isaaq ah, iyo asagoo ku faanay inay Siilaanyo walalo yihiin.!!”

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ila qosol murqaanka isaaqa ee qaadka ila daawo

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=rha8rEhVlOI

  2. Horujiif doofaar baad tahay aan waligii daahirayn oo been Iyo qudhun meelahaa la meeraysta waliba munaafaq baad tahay BILAA xishooda Naarta jahanama ilaahay ha ku geeyo xaasidyoow

  3. horujiif

    sheekadaadu waa iska hadlow ina igare maqaalkan aad soo dhererisayna wax faa’iido ah ma leh caqligaagad ku cabirtay iyo fekradadaadu intay joogto laga gudub reer hebel iyo sheekadaad la wareegayso meeshan aamuskaad ku fiican tahay adiga iyo noocaagu waa waxa dhuloos halkaa dhigay ina xaabsadena kama habeen sokaysid saa isagu warkiisa cadaysaye adigu dambas hoosta ka nool baada tahay loose joojin maayo wixii reerka kala guraya ee maangaabka ah waar bal si fiican u fekara iidoor oo daarood la siman siduu umidaysan yahay eega idinkoo reer keliya ah waxaad reer reer iyo gunimo ugu wareegtaan idinkaa halkaa na dhigay ee ama iidoor naago u noqda ama rag iska dhigoo qayrkiin ku dayda wallee dhuloos inta kuwaasi ku jiraan meel gaadhi maayo bahararsame iyo ugaadhyahan baa sidaa ahaa ha ku wareegeen

  4. @ horujiif ama dhuyacxuunsho.
    Qoralkaga labo jeer ayaan akhriyey labo wax ayaan ku qaatay in aad tahay internal enemy cadowga gudaha iyo external enemy cadowga banaanka. Laakiin maanta reer khaatumo way ka gudbeen labo reer oo leysku xuuxiyo. Hadad gudaha tahayna ilaah ha ku soo hanuuniyo hadad banaanka tahayna. Hadad naga dheer tahay naga dulbood

  5. iidoor waa sida yahuudda, waxay ka tarmaan dhinaca hooyada, markaas, anigu ma aqaan, waxa ka dhexeeya uyuka iyo horgale xaabsade.

  6. horjiif
    wakhtigii bahararsame iyo ugaadhyahan laysku soofayn jiray dhamaa adigu hadaad guno yar faroole ka soo heshay sidaad halkan ugu feegarto xoogaa qashin baad tahay aan dhulbahante rabin inuu meel gaadho daba dhilif waaxid

  7. horujiif
    bahararsamada aad ku taamaysid maanta xukun khaatumona ma hayaan dagaal iyo dal difaacna waa safka hore markaa what is your point ma inaad dadka ka dhex shaqaysaad is leedahay war orod dan yeelo uskag yahaw cuqdadu dishay adaa gurmad degdeg ah u baahan bahararsame waa khaatumo khaatumona waa mid doqonyohow isfilitada bahararsame la waashay

  8. waxaad ku garaneysan in uu ninkaasi yahay kuluc bal isku eega magaca kuluc iyo muuqaalkiisa waa isku mid dad ayaa soo dhoofiyey wakaas qaad ayuu la fadhiistay isaaq oo dhan ayaa saas ah waa losers kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?v=Z4K_lgwO-rk&feature=player_detailpage

  9. @ kuluc maxaad dagaalanta madaa qaadka ka kaca
    odaygan isaaqa ah hoos ka daawo haduu adeerka yahayna ii sheeg kkkkkkkkkkkkk waaxaba iigu daran kuwo isaaqa oo odayga gaalada in ay isaaq dhaleen ku fanaya oo ay qaar leeyihiin allahu akbar ilaahbaa weyn allah is great kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?v=hE2Kxe7brY0&feature=player_detailpage

  10. idoor liqe
    meesha markaan baranayey nin toljecel baan ahaa laakiin waa layla garan waayay aflagaado iyo cay aad adigu kow katahay ayaan kala kulmay marka walaale ama hawsha inoowada oo sedeenaa aynu siyaasiyiinta ulakala safano ama walaal tinimada iyo tolnimada hala xeeriyo oo aaynu cayda iyo aflagaadada iska dayno waa intaa un

  11. @ garoowe
    maalmahan xagjir ayuu noqday sidii isaaqii ayuu ku hayaa maanta oo dhan khaatumo seeg war tolnimida iyo hartinimda xeeri ciise riyooleyow adhijirka ah

  12. aad baan ugaxumahay markaan naag la jartay anaa iska xaal siiyay ina adeer mahadsanid mar alaale iyo markaan eray qoro oo aan is iraahdo ragbaa kuujawaabaya bay daf isoo tiraahdaa naa ina adeer naagaha lama jaafaa jiriqii ee orod kuwakaloo kula siiwada raadi hadaad nin ahaan lahayd waan kugu tufilahaa kkkkkk bye bye ina adeer iyaamahaan xaaladaadu caadi ma aha kkkkk

  13. Xaabsadow xa’da gabay, haddii aan xaraf yar ka idhaahdo. Xayawaankuba wuu yaqaan Xaafadduu yahaye, Xaaraamiyow Bilaa Xishoodka Ihi maxaad Tolkaa uga xishoon wayday, Xadhig lama sitaan Iyo Haddad Noqotay xashiish iidoor xiniinyaha malaxi ku dhaamisaye, khaatumo xabad Iyo xabsi Daa’in baad kaga xukumantahay

  14. Breaking News……….

    Jamhuuriyada Somaliland oo Xubin kanoqotay urur goboleedka IGAD…….. Mansha’allah

    Xigasho: http://www.Hadhwanaagnews.com

    Somaliland Socotoo samadaasay maraysaa ee kii sugaayow Samir

  15. garowe
    waar caasha walash yahaw sinjiga boonta iyo sinsibaar ka soo jeedaa dhulbahante afkaaga dhabayaco ka leexi maalintaanu kula dhaqanaanu ku baranay waxaa tahaye kuukaayo waaxid dhuloos wuxuu galo iyo wuxuu gudo adoo kale lama waydiiyo bull shit halkanuu niic iyo tirsi noola fadhiyaa sidii habar goblon ah oon khaatumo mooyee cid kale arag afwaliinje waa kaa caawa hinaase dhiig karku ugu dhacay calashaan khaatumaa ka qayb gashay shirka turkiya xaasidnimo iyo xin nacaseed baa ku habsaday oo soomaaliyoo dhani shaahid ka tahay miskiin maad eegtid cadaqaatayaashiina dhul iyo bad ba iibsadey ee sunta meel kasta idiinku duugay ee inqilaabkii 1978 kii idin soo jaajuusay weligiin meeshaad gashaan idinkuunbaa cade qaate isu ahaa oo is basaasayey waanuna kuu soo qufaynaa taariikhda madaw ee qoran xaasid yahow xaarwalwaalka ahi

  16. iidoor liqe

    adeer adigu mid meel baydhsan ka yimi ayaad tahay ama caruura ee dadka meel ka fadhiiso, badhaaciye number one ayaad meesha ka tahay nejis waaxid, anigu cidna umaan goyn ee waydinkii dabada xaska geliyey marklaan idin idhi ninkii dagaal doonayaw wenbelay studium isugu keen keena aynu feedh iskaladaalnee reer kastuumo waxay ka adagyihiin oo keliya inay masaakliinta reer buuhoodle hubeeyeen car bal hala arko nin keliya oo dagaal taga, kufurtu billaahi idinkoo sidaa u niikinaya ayaa maalin dhaw goobwalba laydinku gubayaa, wixiinii wuxu noqday waa halkii edbiyee nin iidoor qaaday comments cuskay adeer filinkan commentska waa laga baxayaa kadhaasaana layska saaraya.

  17. Waar ha iswareerinana meesha dano Somaliyeed baa lagaga hadlayaa dawlad Somaliyeedna waa lagu soodhisayaa oo rasmi ah maamul goboleed danbe oo jirayaana ma jirto.isaga iyo kuwa lasocda toona talo faro uguma jirto meesha dadkii iyo dawladihii maamul goboleedyada S/L ku jirto masruufi jiray baa marayaa ninkii amarkooda diidana ciiduu cunayaa KKKKKKKKKKK Markii Siilaayo lagu yidhi shirka hadaad iman waydo caawima ma jirto orod buu isku siidaayay markaa xaabsade iyo waxa la socdaaba waa dewersi ku noolee ma talaa gacan ugu jirta. waa maya jawaabtu.

  18. ina xaabsade wax reerka kucusub masamayn waatii uun soomaalidu waxay tiraahdaa sinji waa maguuraan ama ratiba ratiga ka horeeyuu saan qaadkiisa leeyahay

  19. kuluc kuusow
    ilcab qayrhaa amaa mid kale ciyaar khaatumo wakhti la kala gurguro ma joogto e adeer turkiyaad joogtaan idinkoo caydhii u soo saftay oo oday dhaqankiinii iska horysiiyey huu haada meel kale la aad shacabkiina beenta loo sheego halkan laguma qoro boqor isaaqa oo xamar tagay ayaa yidhi telifoonada madaxda snm xamar bay uga horeeyeen oy habeen iyo maalin soo wacayaan adna khaatumo inaad ku kor wareegtaad ku banjartay miskiin kkkkkk

  20. waar ninkan waxa
    afka qalaad lagu dhahaa prefix waana sida aad sheegten horgale markaa nimaankaa dhulbahante ninkan dee ka quusta ilmaaderayaal anaguba qaar ayaanu ka quusanay ee

  21. @ kuluc sxb maxaad xalay noogu goysay soodigii yidhi gabdhaha isaaqa ee southhall joga ayaan kenaya garoonka wembaly. Xashiishadii iyo khamrigii lacagtooda way ku seegtay mise cid kale ayaad heshay oo ka bixisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gabdhaha waan la haasaawilayane ninyahow xumidaa mise faqash ayaadan rabin kkkkkkkkkkkkkkkk war dumarku faqash iyo qabiil ma yaqanaane cuqdada kadaa

  22. Waar nacasnimada iska daaya oo caddaysta nacaybka aad libaax xaabsade u qabtaan mar hadduu siyaasaddii dhuloos idinka xaabsaday.

    Dadku boqol siyoodbay u walaaloobi karaan sida walaalo aabo,hooyo,ilmaabi,habrawadaag,mabda,a iskuul,saaxiib qoto dheer oo is aaminay iyo ta ugu wayn oo ah walaalnimada islaamka.

    Oday geelii ba,ay sidiisii kolba meel haysku qaadina,yaa acraab

  23. Idinku somaliland baad ku gawracantiin.

    Ali ise ngo gisa hespi ayuu u socda,lakin dhaqaluhu waa 50% sl & 50% somalia

  24. Ururada bulshada rayadka ah marka sida a isse iwm odayada dhaqanka oo lop furayo sida wax lo qabsado,waxaa siyaasadda metelaya waa tfg iyo somaliland oo ka masuula siyaasadda somalia oo dhan,xaabsade iyo dr m abdillaahi ayaana ku durdurinaya oo somalia macalin tusaale ah u noqonaya,basamboyda aad ku hadaaqaysaan

  25. Mujaahid xaabsade waa geesi tol leh ee ordoo reer hawdkiinan xiiqsan camal yeesha dagaalbaa laydinku dhameeyey inta janbal cali baystayn idiin tuuray dhulooska kaleba may dagaalamaan hday belaayo qabaan oo dhul laga haysto idinka badaw sanqadha qoriga iska jecel baad tihiin.

  26. Xaabsade kulahaa magac xumaa kkkk caaqibo inuusan laheeyn magaciisa ka garo.walaalkeey waaye wuxuu u dhahayaa run kama ah duq siilaanyo inuu wax ka xaabsado maahane wax kale meeshas uma joogo iimaanka alle kaa qaad.

  27. waxaan u malaynayaa in sir weyn ay Somaliliin ka hayso xaarside oo laga duubay oo marba hoosta laga tusaya ha dhaqdhaqaaqin. Waayo inaba haduu caqli leeyahay waxa uu la socon lahaa hadba waaqaca jira maanta in aan la is bixinayn xitaa doqonta ayaa og. Marka isga waxa aynu odhan karnaa waa xayawaan damiir laawe ah oo fashilmay oo aan xeer qabanayaa jirin.

  28. Xaarside waa shaqsi fashilmay wax uu soo kordhinayaa ma jirto dadka ssc way tashadeen waxayna samaysteen maamul danahooda metela. Madasha shirku ka socdana waxaa ku sugan dhamaan intii nin karmeed ahayd oo dhan oo u taagan dhamaystirka hanaanka geedi socodka maamulka khaatumo. Isaguna xaalkiisu waa meel dayax joogo xigigo waxba kama ifiyaan. Khaatumo guul.

  29. DHeere khatumo Power

    Malin wanagsan dhamaan taageerayasha Khatumo state.

    Dugaag Xaabsade seems like a cheap Bitch shame on you fool maxan cunaa !
    Duq siil-laanyo seems like a bloody deluded drunke he must be in trial !
    Qashin kasta wuxu raadsada qashin kale

  30. xaabsade hoostag ninkii hartiya ee sl dan ka lahow

  31. nina

    ka xishood inaadeer ninku waa seedigaa e waa maxay waxaanad ku hadlaysaa

  32. xaarside waa qarbaboosh if iyo aakhiro seegay naga daaya hadalkiisa

  33. maxa mesha wali lagu qoray.xaabsade u illawa sidaad u illowden kuwi dhintay danaha ka shaqeeya iyo waxa ina hortagan iyo sidii looga gudbi lahaa dadkan criminalka ah ee dadka laynaya waxana ku talin lahaa waa in la godomiya siba dhanka lamiga dher.iyo dhanka kalaba gawaridoodi ukala gosha somalia qofkay dilan wa 1×10 sida haloola dagalamo naxaristana iska illooba iyo wa la dhalay.

  34. XAABSADE OO U SHEEGAY SIILYAANYO WAA INAABTIGIISE IN UU AFTURKIGA KULAHADLIDOONO DAWLADA TURKIGA IYO DHAMAANBA CAALAMKA KUBOORIN DOONO ARIMHA MADQADA SIILYAANYO IN AAN LA AQBALIKARIN IN KOONTEENER LAGUHAYO DHAMAAN GEESIYADII GARXAJIS OO CADHO DARTEED IN AY ARAB U EKAADAAN KUDHAW WAXAANA BELAAYO TAAGANTAHAY MARKA XAABSADE AFTURKI KUHADLIWAAYO OO INAABTIGII SIIL YAANYO UU WAAYO MADAQAD IYO AQOONSIGII U SOOURAAYEY QOLADA AAD WAX U URISA EE SACADMUUSE WAA MID KAMIDA HABRAHA IIDOORKEE

  35. LUUQADA TURKIGA MANAQAAN OO WAXAAN NAQAANAA AF AMXAARKA IYO LUUQDA TIGREEGA OO AAN SAAXIIBO NAHAY HADAANU NAHAY SAXEEXAYAASHA ROGESTA REERKA OO KALA AH PUNTLAND GALMUDUGA SUNTA KUJAMEECEEBAY EE WAA IN UU NARAACAA MESTER MILASANAAWI HADII KALE TEGI MAYNAANIINOOKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKILAQOSOL AQRISTOOW SIILYAANYO OO KAFAA IIDAYSTEY RUUGCADAAGA ASLUUBTA SOOMALIYEED KUXIGEENKA KA AHAA WAA XAABSADEE WAXAANA LEEYAHAY XAABSADOOW KHAATUMOST WAA HILAACDAY EE SOORAAC HADIIKALE DHIBAATO HANOOSOOJEEDIN WABILAAHI TAWFIIQ VIVA KHAATUMOST OFSOOMAALIYA

  36. waxaan dhegaystey idaacada bbc anagu maalin walba maluuqada cusub ayaanu baranaynaa 60sano ayaanu itaaliyan luuqadiisa baranaynay waxaa kuxigay 35sano na waxaan baranay HITAA BAATAA IYO ISHI IYO QUNJINOOW IYO TEERAARRIIS MAANTANA waxaan baranaynaa guulyaan iiyo AMNAAKOOYA IYO TURKIYEBUSHTIYE TAMAAM MARKAA Hdaanu nahay saxeexayaasha rodmaabka oo ah faroole calinka BARAXLEY GAL IYO SUNTA JADEECADA OO DHAMAANTOOD KABAQAY SHIRKA TURKIGA KUNA BAAQAY IN HADAYTEGAYAAN SHIRKA ITOOBIYANA RAACDO WAAYO WAXAY YIRAAHDEEN LUUQADA TURKIGA MANAQAAN EEE WAA IN MELESI SANAAWI NARAACAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKVIVA SOOMAALIYA

  37. horgale xaarside waa nacas ciil uu niman aan dan ka lahayn uu u qabo degaankiisii cadaw ku keenay qadiyad uu aaminsan yahay ma jirto wixiisu waa aargoosi uun umana tirsana maamulka khaatumo oo wuxuu khiyaameeyey degaankii khaatumo waa in maamulka khaatumo turkiga u gudbiyaan inuu murtasiq yahay turkiya waa taqaan noociisoo kaleoo dalkeeday kula dagaalantaa hataa door siyaasiya uu leeyahay xaarside ma jiro snm tabeele uun bay ka dhigataa waa danayste gacan ku dhiigle ah

  38. Waxa laga yaaba in khayr ugu jiro uu ku soo hanuuno
    Waa fursad madaxda khaatumo hortaal waa chance qaaliya
    Haday ka faideysanayaan

  39. wasiir carab 4.5 ayaa aad uga qayliyaye dee ma anakaa laangaab ka dhignay waa maxay calacalku wasiir qaran dhan oo somaliya ayaad matashaaye nagadaa calacalka iyo wax u raadiska reerkiina containerka ha isaga jireene tiyaatarkii xamarna ma shaqeynaye haday ka heesi lahayeene

  40. huseen carab ma afhayeenka somaliland baa mise waa wasiirka gaashaandhiga ee somaliya ila qosol calaacalka wasiir huseen carab iyo aqoo0nsiga khaatumo state madaxweyne shariif kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?v=-cT6PXyVqL0&feature=player_detailpage

  41. ila qosol huseen carab vs madaxweyne sheikh sharif aqoonsiga khaatumo state must watch walahay waa calaacalayaa wasiir carab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  42. dr gaboose yuu u xidhnaa qaranku sheegayo waxaaba lagu xuntaa waa reer gaalkacayo waqooyigaba kuma korin ninkan

  43. janada ssc
    inaadeer wareysigan cawke ka qaaday siyaasiyiinta isaaqa waa bahdilaad ma wax qof weyn la weydiyaa guri ijaar ah miyaad ku jirta madaxweynaha ethoipia magaciii > siyaasiyiintoodu xataa kuwo naf leh ma aha waa maxay siyaasi guri ijaar ah ku jira qaadkaba waa cunaaye muu guri iibsado ninka guriga ijaarka ku jira waa saleebaan kheyr kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa gudoomiyaha golaha wakiilada magacii kale waa laga badalay waa saleebaan kheyr masha allah magac fiican ayaa loo helay

  44. iidoor liq
    cali dhuux gabay uu u tiriyey seyid maxamed cabdale xasan oo aan ilaaway ayaan rabay inaan kuu tiriyo laakiin mar kalaan kuu soo qorayaa

  45. Iidoor liqe kkkkkkkk walaahay waan ku qoslay wareysiga cowke kkkkkk ilmo bureeqo iyo sheeko xun tooda waa comedy free lol
    Kuli waa wada qurbo joog ceydh reerahoodu qaataan kan meesha ka haflayaa kamid ah.

  46. ciqaamadii ayaa iga dhacday kulahaa ma dubai ayuu jooga anaa germany ka defeatedgareynay kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  47. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaxaba iga qosliyey kuwa isaaqa oo odayga dabataagan oo leh allaahu akbar gaalo ayaan dhalanayna waa sheegaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk way wada murqaan hadlayaan odaygaas miyuusan gabdho dhalin sodog miyuusan aheyn belo isaaq ha la xidido kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=hE2Kxe7brY0

  48. geesiga sxb
    gaalada magacyadooda ma aqaani laakiin halgamayashii darawiishta ayaan aqanaa magacyadooda sida sayid mohamed abdulle hassan iyo ismail mire ali dhuux adigana adeerka koofi in aad taqaano ayaan filayaaa hadii siyaasiyiinta la waydiin lahaa prime ministerka uk ama ethiobia way u abtrinlahaayeen sida odaygan sheegay in isaaq dhalay madaxda ingriiska oo dhan ee hoos ka daawo hadad leedahay blood pressure ii sheeg sxb

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=hE2Kxe7brY0

  49. xaarside goormay walaaloobeen siilaanyo ma hooyaday baa adan madoobe ah bu ku dawarsi tagay dhulbahante wuu tashaday. mida kale miyaa la waayey nin runta u sheega oo jifadiisa hoose ah mise way ku raacsan yiohiin? waa calamad suaal misa way ka baqayaan?
    kuwa ay isku reerka yihiin miyaanay xishoonayn o waxbaba xeerinayn mise waxay moodeen in sidan lagu jirayo. taariikhdu way is qoraysaaye ninkan maad qabataan dadkaan la hadlayaa way is garanayaan ma aha baharasame ee waa reerku uu ka sii yahay hadaad qaban waydan yaan la isu raacin hadhow. waa iga talo

  50. idoor liq

    adigu madaxwaynaha etoobiya magaciisa mataqaan? mida kale guriga aad sheegaysid yaa siiyey moorgan maxuuse ka soo doonay hargaysa?

  51. saleebaan gaal kulahaa gurigaan ku jiro waa ijaar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xataa guriga siilaanyo degan yahay morgan ayaa leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  52. ila qosol waruye cawke oo bahdilay siyaasiyiin somaliland ah kulahaa madaxweynaha ethoipia magaciii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa dibjirine miyey garanayaan kkkkkkkhkkkkkkkkkkkk

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=lh-yep2fQrU

  53. markaa ujeedadaadu ma waxay tahay siilaanyaa qaba xaabsade ileen walaalo kale ma noqon karaane ma wuxuu marayaa heer naagihii la idinka qabay lagu nisbeeyo xaabsade walee horaa loo yidhi ri’ waliba shilalka ay is dhigtaa lagu qalaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.