|

Qaybta Waqooyi ee dalka Maali ayaa lagaga dhawaaqay Dawladda Islaami ah.

Laba kooxood oo Islaamiyiin ah kana dagaalamyey qaybta waqooyi ee dalka Maali ee galbeedka Afrika ayaa ku dhawaaay inay ka go’een dalkaas intiisa kale,isla markaana ay dhisteen dawladda dabakhda shareecada islaamka.

Labadan kooxood eeĀ  islaamiyiinta ah ayaa lagu kala magacaabaa AZWAD iyo Ansar dire, waxaana ay ku heshiiyeen in dalkaas qaybtiisa ay la wargeen lagu soo rodo xukunka diinta Islaamka.

Kooxahan ayaa ku khasbay Militaryga Mali oodalka Afganbiyey 2 bilood ka hor inay ka eryaan Waqooyi dalkaasi,islamarkaana ay u gudbaan dhisme dawladda Islaami ah oo xoog badan.

Dalalka reer Galbeedka oo Faransiisku ka mid yahay waxay lee yihiin Kooxahani waxya ku xidhan yihiin ururka Al Qaacida, qaybtiisa ka dagaalantya galbeeka iyo Waqooyiga Afrika, waxaana loo tirinayaa ayey leeyihiin dilka shaqaale badan oo reer Galbeed ah oo qoorta laga guray.

Haseyeeshee kooxahan Islaamiyiintu waxay ku adkaysanayaan in Reergalbeedku ay cadaysteen in cidii soo qaada xukunka Shareecada Islaamkaba ay ku shaan badeeyaan lQaacida iyo Argagixiso, waxayna wacad ku mareen inay diinta dabakhayaan, aydoo la arkayey magaalada Goa oo ah meesha ugu weyn Tuareg ta ay qabsadeen islaamiyiintu dadka oo dabaal dagaya rasaasna kor u ridaya si ay u soo dhaweeyaan xukunka Islaamiga ah ee ka hergalay dalkooda.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17129

Posted by on May 27 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Qaybta Waqooyi ee dalka Maali ayaa lagaga dhawaaqay Dawladda Islaami ah.”

  1. alaa kariim baan ka wadaa

  2. haye hada kuwan afrikaanka ahina soomaaliday ku daydeen oo ma land land sheekadood bay keeneen lall kariim kkkkkk

  3. Kolley hadaa reer galbeed, mindiyaha lisanayaaye, rabbi ayaa ilaalinaya dadkan xarigiisa qabsadey.

  4. Waa guul muslimka u sohotay

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: Boqol Kun oo qof inuu wiil yar oo horgale ah magacooda ku ciyaaro ma aha . We have to learn from our...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk argagaxland aka pusyland oo...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk waar qoladii isimada ahaa...
  • Idoor liqe: Riwaayadii waa dhamaatay ciidamada qaranka khaatumo waa in ay ka daba tagaan cadowga ilaa ceerigaabo....
  • run sheeg: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk been ha isugu sheekaynina markii indho beel cararayey ayay wax ka...