|

Deg deg: Qarax ka dhacay Bartamaha magaalada Nairobi daqiiqado ka hor.

Magaalada Nayrobii bartamaheeda waxaa daqiiqado ka hor ruxay qarax balaadhan oo laga maqlayey faras magaalaha caasimada Nairobi, qaraxan ayaa ka dhacay wadada Moi avenue.  Booliska Kenya ayaa ku xeeray meesha qaraxu ka dhacay ayagoo dhamaan gooyey jidadka soo gala.

 

Baadhitaan ayaa ilaa hada ka socda halka qaraxu ka dhacay, warar horudhac ah waxay sheegayaan in hal qof geeriyooday 5 kalena dhaawac yihiin, dadka dhaawaca ah waxaa loola cararay Cusbitaalka dawladda ee Kenyatta National Hospital ee xaafada Upa-hiil.

 

Waxii wara ee ka soo kordha kala soco wararkeena danbe.

 

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17184

Posted by on May 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Deg deg: Qarax ka dhacay Bartamaha magaalada Nairobi daqiiqado ka hor.”

  1. DHeere khatumo Power

    Kenya in sidii lagu sameeyo way istaahilan wayo waa dalalka diidan in Somalia laga sameeyo qaran xoog leh oo burburiya Argagixisada iyo budhcadbadeeda
    Therefore What goes around comes around !
    They must feel the problem of the Terror.

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Kuluc: Way dhacdaa its oki .
  • Kuluc: wasiirka duulista somaliland go,aankuu gaadhay waa sax, qaramada midoobay oo yadu cunaqabatayn wax saartaa la...
  • suldaan: Walaahi ma cadhoon lkn waxaan diiday in wasmo lagu faano oo cay laga sameeyo..war nin aan ku daalaynin...
  • DHeere Power: suldaan, Hadaan naagaha idiin wasay maxaad rabtaa. Dee koleyba jamaican baa wasi lahaa anigaba xaq u...
  • suldaan: Mr dheere power Sxb waxaan loo yaqaano wasmada maaha wax wayn dadka iyo xawayaankaba wixii is ogol way isku...