|

Shirkii Turkiga oo maalintii labaad galay iyo talooyin waa weyn oo la soojeediyey.

Shirweynihii Soomaalida ayaa galay maalintiisii labaad, shirkan oo ka soconaya magaalada Istanbul, shirkan ayaa waxaa lagu lafo gurayaa arimo badan oo xaasaasi ah.

Qodobada ugu badan ee shirkan laga soojeedinayo ayaa u badan kuwa Mustaqbalka Soomaaliya. waxaa la sheegaya in lagu gudo jiro in la doorto gudiyayaal matala Soomaalida, waxaana warar horudhac ah sheegayaan in Gudoomiyaha golaha dhaqanka ee Soomaaliyeed uu ka mid yahay waxyaalaha la doonayo inuu ka soo baxo shirka Turkiga, sidoo kale waxaa la diyaarinayaa talooyinkii la horgeyn lahaa shirka 1 June ee lixdan ka dalka ka soo qaybgeli doonaan, kaasoo ah mid la doonayo inay ansixinyaan beesha calaamku.

 

Odayaasha dhaqanka ayaa ah kuwa hada awooda ugu badan leh, Daahir Maxamuud Gelle oo ah Gudoomiyaha madasha daljir ayaa warbaahinta u sheegay inay doonayaan in wax la dhiso, isla markaana talooyinkoodu noqdaan kuwo SOomaaliya horeuy u dhaqaajiya. Daahir Maxamuud Geelle oo u waramyey ilaacada BBC da ayaa sidoo kale sheegay in shirka aysan jirin cid si gaar ah u wadataa, waxaana la weydiyey in kooxo Islaami ah wataan, wuxuuna sheegay in uusan garan karin waxa kala soocay Soomaali iyo Islaam.

 

Wararkeena danbe ku soco faah faahin dheeraad ah.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17193

Posted by on May 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Shirkii Turkiga oo maalintii labaad galay iyo talooyin waa weyn oo la soojeediyey.”

  1. @ diriri dhaba war tolkuna xagaa ma degaa oo islaantan kuluco ee aad burcada ku sheegtay maxay ka gacansata ?? Tush waa ereygu cusub laakiin waxaan filayaa diriri dhaba inuu useful ka yahay mujaahid ayaa tahay sarakiisha khaatumo state ayaa lagu qorayeye kaalay oo ka qayb qaado xoreynta iyo ka safeynta meleshiyada dhulboobku madax maray ee naasohabloodland

  2. waryaahee idorliq waarqofkan kulucda wataa waa islaan budhcad badeeda la qadhaabata,melay jogtaba magaceduna waa kuluco-badhiwayn e maha nin.wa iyad waa xoodhiya mise doobia mid ahaan,+edabla waxasi oo dhami wa hablihii cusladaye qoladan maxay ismadhis wegadh webkaba kama baxane yaan laga neefin.waxunbay halkan uso galan aakhira seejin iyo balayo jane fadlan tush.

  3. ila qosol @ kuluc oo southhall ku qayilaya ila daawada odaygii kuluc waa la soo helay no more comments horufadhi kulucoow qaadkaaga sxb iska cun

    http://www.youtube.com/watch?v=Z4K_lgwO-rk&feature=player_detailpage

  4. wax puntland diiday somalia kama shaqaynayaan plus galmudug oo ku taageertay puntland, somalia weligeed degi mayso dantaan kuba jirin inay degto ha wareegto giraantu, turkishkan yar yar marka laga qayilo yagaa xiiqi oo safaaradooda xun raran, dhibtaas oo dhan waxa koonfurta baday waa ictiraafkii o ay isku dhejiyeen iyo yagoo masiirkoodii dhamaa gacnta ka saaray african iyo turkish.

  5. Viva khaaatumo state ka naxow nafta waa

  6. khayR ayan ka rajeyn insha allah,wana tii ugu horaysaye khatumo khayr masalaha dhigato.odaygii yaraayee faroolana adis ayaa laydhku kaga damay tiyo anu melna uga bixin.iidoorna wayaga turky jeenibuudh iyo barjaba dahabshil aya uxawila halka turkiduna u hawlfududeyen.hadalkalaba mahayan anka ahayn shirka turky.guul khatumo khayr waata iidora so baraxday farolana laydhka ka bakhtisay.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ciise: afku xoogle waa laga tegiyo–arartii beeneede haddii aad itaal leedohoo–aarmi badan hayso waxba hay...
  • ciise: inay wax xoreeyaan iska daaye wallee maato caana leh baa laga dhigayaa afar inan oo reer daahir ah baa ku...
  • kuluc: ninkii jiray wuxu yidhi yadoo aan awalba xanuunsanayey baa riyi igu sii joogsatay kkkkkkk pintand yadoo awalba...
  • geesiga: reer buuhoodle intaad ka hadlaysaan taleex iyo holhol, laascaanood baa ka sokaysee xoreeya hadaad wax isla...
  • geesiga: labada ninba waa qabyaladayste ah midna waa caayey qofka dumarka ah kan kalena waxuu yiri waan ka xumahay in...