
Shirka waxaa furay wasiirka arimaha dibedda ee Ahmed D dalka turkiga i saga oo si kooban uga hadlay roadmap iyo Garowe 1-2. Intaa dabadeed waxaa codbaahiyaha lagu soo dhoweeyey Raisalwasaaraha Turkiga Mudane Erdogan oo isagu qudbad qiiro leh ka jeediyey madasha shirka wuxuu aad uga hadlay xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka Somaaliya, wuxuuna [...]
June 3rd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

magaalada istanbul waa lagu soogabagabeeyey shirkii soomaalida oo socdey mudo laba maalin ah,ayadoona shirkani laga soosaaray qodobo badan oo xal loogu raadinayo dalka soomaaliaya oo mudo 21-sano ah anan lahayn dowlada iyo nadaam kala haga. shirkan ayaa waxa ka mid aaa qodobada laga soosaaray tageerida beesha caalam ka somaaliya,iyo in lahelo ciidamo somaaliyeed oo [...]
June 3rd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

madax-weynaha dowladda Soomaaliya shiekh shirif shiekh Axmed Ayaa qudubad dheer Kajeediyey Shirka looga Hadlayey Arimaha Soomaaliya ee Lagu soogaba Gabeeyey Magaalada Istanbul. Madaxweynaha Jamuuriyada Soomalia Mudane Shiekh Sh. Shiekh Axmed Ayaa Ugu horayn Waxa uu Qudbadiisii Kubilabay Guulaha Aygaartey Bilahii Ugudanbeyey Waxaana uu sheegay In Guulo Lagu farxo Aygaareen Ciidamada Doladda KMG ah ee Soomaaliya [...]
June 3rd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii Istanbul ee looga hadlayay Mustaqbalka Soomaaliya, kaasoo ay ka qeyb galeen 54-dowladood, iyadoo shirkan laga soo saaray war murtiyeed ka kooban qodobo badan. Shirka Istanbul ayaa ahmiyad u lahaa arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca dib u dhiska, hase yeeshee shirkii maanta ayaa looga hadlayay arrimaha siyaasada iyo ammaanka. Xoghayaha [...]
June 3rd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha Habar Yoonis ayaa isku diyaarinaysa sidii ay shirweyne ugu qabsan lahaayeen gudaha deeganada ay degaan, walow aan si dhab ah loo xaqiijin deegaanka ay saldhigan doonaan. Haseyeeshee waxgarad iyo qurbajoog ayaa ku soo qul qulaya magaalada Hargaysa halkaasoo ay doonayaa inay iska urursadaan, waxaase ku dhex dhacay maleeshiyaad ka amar qaata Siilaanyo, kuwaasoo [...]
June 3rd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »