Home » November 30th, 2012
Entries posted on “November, 2012”

Kooxdii Garanleyda iyo budhlayda ka koobnayd ee mudadaba ku nabnaa Dhoobada sida raha ayaa haatan isku diyaarinaya inay markale mashruux ku qaataan fur furka shacabka Khaatumo, kooxdan ayaa haatan laga abaabulay aqalka Abdsamad iyo Faroole ee ay ku dhibaateen Shacabka reer Khaatumo. Warar horudhac ah oo warbaahinta Khaatumo heshay ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar [...]
November 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

HALKAN KA DHAGAYSO.
November 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka Khaatumo Holland wuxuu qaabanqaabinayaa Sabtida 8da bisha december 2012 shirweyne. Shirkan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Amersfoort, Holland. Shirkan waxaa lagaga hadli doonaa: – Xaaladaha colaadeed ee ka jira Dhulka Khaatumo State. – Qeybta ay ka qaadan karaan jaaliyadaha Holland, Belgiumka iyo Jarmalku halganka ka socda Khaatumo State. – Xaalada guud ee ururka Khaatumo Diaspora Association. [...]
November 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyadda khaatumo ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta inay kasoo qayb galaan shir muhiima oo lagaga arinsanayo xaaladaha kasoo cusboonaaday Gobolada ama Deegaanada Khaatumo State Of Somalia, Hadaba waxaa Jaaliyada khaatumo State ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta ee ka kooban rag iyo dumarba laga codsanayaa in ay shirkaas kasoo qayb galaan kaas oo lagaga [...]
November 30th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English,Wararka | Read More »

HALKAN KADHAGAYSO CIDA KADANBAY DILIDA WARIYAHA
November 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wararkii ugu danbeeyey ee shabakada Horufadhi Media Network ka helayso jiidaha kala duduwan ee deeganada Nugaasha ee Khaatumo State ayaa laga soo tebinayaa inay ruxday colaad lixaadleh oo ay hurinyaan maamulka SNM, oo isticmaalaya Maalaayiinta dollaar ee ay ka helaan dalalka Europe iyo America. Maleeshiyaad qaab beleeed loo soo hubeeyey iyo kuwa maryo calasta ee [...]
November 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

GOLONGOL Xalay gelin dhexaadkii mar aan gogosha seeraaray Gam’i waayay oon hurdada gees walba u raadshay Fiinta guuxa reentiyo maraan galow la haasaaway Oon gorfeeyay xaajada gurracan ee taala gobolkayga Naftu inaan gabyaa bay rabtaa oon gaasa bixiyaaye Hadaan gaag mareebaan tirshiyo Guba karaankeeda Oon guhaanno beeshii gardaran xume anoon geysan [...]
November 30th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Like a wild predator chased away from one place and trying its luck elsewhere, the renegade one- clan secessionist enclave calling itself Somaliland never seems to give up its predatory designs on the Khatumo State of Somalia. Ignominiously defeated in its colonial-like quest to wrest the Cayn region from its indigenous owners, it is [...]
November 30th, 2012 | Posted in News English,Wararka | Read More »

HALKAN KA DHAGAYSO TEBBIB BUUXDA IYO WERIAYAASHA RADIOKHAATUMO OO CAAWA DARAROONIYA WARARKA IYO BARNAAMIJYADA.
November 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Hataan waxaa toos aan ugu jirnaa waraysi iyo xog waran uu bixinayo weriyahaaga ee Jiida hore ee dagaalka Axmed Cali Faarax oo ka waramaya xaalada dagaal ee buuxda ee deeganada Nugaashu galeen. Hadaba hoos ka dhagayso. HALKAN KA DHAGAYSO.
November 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »