|

Maqaal: Shirweynihii Cali Gerri Axmed, Gudoon adag iyo Go’aamo ku dayasho mudan.

Inta badan shirarka ka dhaca deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo State waxaa hadheeya kala daadsanaan badan marka laga hadlayo kuwo juffo hoosaadyadu yeeshaa, waxaana inta badan lagu nisbeeyaa in shirarkaas ay isa soo dhex qotomiyaan Caadoqatayaasha beelaha u dhashay ee maamulada u shaqeeya, ayagoo ku afgobaadsa aniga yaa beesha iga saaray iyo cado kale oo caato ah una badan beerlaxowsi lagu hodo wax ma garatada.

Ugu horeynba guushii koobaad ee Shirkii Towfiiq2 lagu daah furey ka gadaal waanada iyo wacdiyadii diiniga ahaa , ayaa la isku afgartay in cid u shaqaysa maamulada hareeraha ee beesha sheegta inay la qolo yihiin aysan cag soo dhigi karin shirka isla markaana ka takooran yihiin, taasoo durbaba noqotay shir ka duwan kuwii beelaha Dhulabahnte qabsan jireen una muuqda mid si deg deg ah u najaxi doono.

Guud ahaan shacabka reer Khaatumo waxay indhaha ku hayeen shirweynahaasi, halka uu saldhigan doono, ayadoo qofkastaba uu ka muujinayey rajo iyo ififaaflo yididoolooyin xanbaarsan. Waxaa si guud shirka loogu dhamaystiray dadkii Ahlu Caqliga ahaa ee beesha oo la isugu keenay kuwaasoo si buuxda oo aan kala hadhlahayn ugu soo ururay geed hoostiis oo ku yaala halka loo yaqaano Qudhacda baliga Buuhoodle oo bilic qurux leh oo Eebe weyne ku manaystay xili roobaadkii Dayrta ay muujiyeen.

Muxuu Dulucdii Go’aamadi ee quruxda badnaa?

marka la isku soo xooriyo go’aamadii geesinimada iyo xikmada lahaa, waxay ahayd uun inaysan cid matalin cadowna yihiin kuwa la socda maamulada hareeraha gaar ahaan kan SNM, kuwaasoo duulaamadooda ay cadowga ugu soo hrokacayaan deeganada ay tahay muqadas waajib ah in xabad afka laga geliyo, loona aabo yeelin waa ina hebel iyo waa reer hebel. Waxay kaloo direen Madaxdhaqameedk,Cuqaashii,  Culimadii iyo waxgaradkii geedka joogay fariin cad oo si aan leexleexad ku jirin ay beelaha kale ee Dhulbahante ugu sheegayaan, nagu dayda oo go’aan ka gaadha Horgalada hoosta lagu haysto ee deeganada si bahalnimada ah maatada ugu laynaya haba ugu darnadeen kuwa Laascaanood joogaayee.

Maxaa laga sugayaa beelaha kale?

Hadaba Waxaa iska cad in maanta jidkan ay fureen Beesha reer Cali Geri, ee ay u horqaadeen walalahooda kale ee Dhulabahante ay tahay mid ku dayasho mudan oo ay tahay in si deg deg ah reeraha Dhulbahante badankoodu ay si deg deg ah u soo saaraan go’aamo kuwan la mid ah, oo ay ugu horayso inay go’aan ka gaadhaan Horgalada horboodaya cadowga ee deeganada ku soo hogaamiyey SNM iyo maleeshiyaadkooda.

Waxaan u malaynayaa reeraha la doonayo inay si deg deg ah talaabadan oo akel u qaataan inay is garanayaan asana u baahnayn inaan halkan ku Xardho haatan, Garaado, Cuqaal iyo waxgarad laga doonayo go’aamadan Geesinimada leh ee Cali geri qalinka ku duugeen waa la wada garanayaan, waana arin loo baahnaa in marhore la sameeyo, haseyeeshee  Caano daatayba dabadooda la qabaye waxaan sugnaaba waa Baaqa Cali gerri oo ay fuliyaan reeraha kale ee Horgaladoodu buuxdhaafiyeen Hargaysa iyo Laascaanood.

Gabpgabo, ugu danbeyntii Cali Axmed Waxaan dhihi lahaa, Laa shukru calaa waajib, Dhulbahantaha kalena waxaan dhihi lahaa Awrba, Awrba uu ka horeeyo ayuu saanqaadkiisa lee yahay, aan dabagalno Towfiiq2 ilaa aan gaadhsiino Towfiiq10. Guriginu wuxuuba ku wanaagsan yahay in hoosta laga soo unko.

Horufadhi.com

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=17896

Posted by on Nov 25 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

34 Comments for “Maqaal: Shirweynihii Cali Gerri Axmed, Gudoon adag iyo Go’aamo ku dayasho mudan.”

  1. Nuura

    Laascanood ma aha degmo waa gobolka Sool caasimadiisa waana caasimada dhuloos kkkkkkkkk

    Buuhoodle maraan tagey wali shahii kululaa Ayaa Istaaga lagu cabaa hada one second kkkkk lascanoodna bibitooyin cabitaanka qabow lagu cabo Ayaa ku yaala kkkk lol buuhoodle waa degmo hoos timaada gobolka togdheer ee burco lol

  2. iidoor liqe kkkkk laascaanood siday degmo u tahay ayay buuhodlena degmo u tahay,markaa inaadeer ha ilduufin magaalada waa caasimad haybad iyo haygal buruud buuxa leh see cml kkkkkkkkk

  3. Buhodle

    Waaba mid badow ah kkkkkk cadii caseyd ee hawdka Ayaa ka muuqata kkkkkkkkkkkkk

    War gabadha numberkeeda Halkan dad dhexdiisa Laguma weydiiyo social network miyaadan isticmaalin sida Facebook . Hotmail . Yahoo . Twitter . Skype etc

    Waxyaabahaas Ayaa marka hore lagu galaa kkkkkkkk madax madax leyskuma Tuuro kkkkkkkkk lol

    Tuulada buuhoodle Ayaad ku kortay kula yaabimaayo!!!! Hadad laascanood Iman la heyd wax badan Ayaa ku kordhilahaa ????

    Reer hawdka laascanood markay yimaadaan waxay is dultumaan hotel royal iyagoo dhabarka Iyo kabuhuba cas yihiin kkk

  4. Buhodle, kkk kuu imaan lahaa kuye inaadeer sawdigan af suuqiga igu la hadlay inkastoo aad kaftan uga jeeday hadana ma fahmin kuu imaan lahaa kkkkkk

    rooraaye, blah blah madoo fiig iyo carar ku jira mise adoo cirka eegaya ayaad wax soo maluuqdaa xaaladaadoo sidee ah ayaad wax qortaa? markaad leedahay dumarku dhalasho ma laha madaa ka saaray dhalashadooda dee adba ma lihid dhalashee naagtii sadex isuugu kiin xidhanto ayaad la qolo tahaye ka seexo xaafada naanaab yohoow qalyayaxa ahi hadal tiro looma baahnee kkkkkkk horgalahana iska iloow marya calasta siilaanyo waa looga talinaya ama laga sancaynayaa horgalada markaa snm-tu inta horgalaha loo soo qalab qaadayo hosgale hayska sii ahadaan.

  5. Asc / buhodle ; bro . Runti shaqsiyan ma jecli in dhulos xagtin gaadho dhulos intaas hadan ka gudbo horta kkk odey faroole idinkaa noo keenaye hanagu ee daynina insha alaah hadana asago nabad qaba iyo wadanko nabadu tagaya marka idinkana dul qaata oo faroole dartis dadka wada dhashay ha ukala goynina dadka qofkii caqli leh labada dhanba waa garankara waxaa dadka ka dhexeya walahay ani faroole ma taagere lakin dee markaan arko kuwa muqdisho jooga oo colaada gaamudhay u qaba pl baan iska taagera kuwaas waa iska dhiciya lakin silaanyo iyo sl buusan lahadlin waxkaste oo ay sameeyan taasna waxan u malaynaya inaysan ahayn siyaasad ka dhaxaysa silaanyo iyo faroole ee ay tahay karti xumada faroole iyo kasbasha la aanta dadka gobalada sool iyo sanaag dagan

  6. war cusub ayaa isoo gaadhay oo ka yimi degmada Dharkayn ee koonfurta sool, beesha Qayaadeed ee Dhulbahante ayaa soo dhaweysay go, aanka beesha ali geri ee ku aadan sidii dabadhilifyada wax looga qabanlahaa oo degaanada loo adkaynlahaa, waxayna qorsheynayaan kudayashada beesha ali geri.

  7. Khadar punt/der wiil mudug war ninyahow nin hadal wacan ayadtahaye waxan islaha sidii kuwii kale ee siyasada farole afbalaq madaxmartay ayu isku xararayaye ninyahow manimaki landheraha aha ee cumar maxamud ayadtahay war mamulka ciise riyole katakhalusa

  8. Masha alah ali geri guleysaye dhulmahataha kale waa inu ku dayada

  9. maansha alaaah walahay bayaan fiican bay soo saaren cali axemd runti waa guul ku dayasho mudan waxan leeyahay go aankina ilaahay kuwi kaga dhabeeya ha idinka dhigo kuwa kalena kuwii idinku dayda ilaahay ha ka dhigo runti hadi horgalada la iska qabto dhulos guul buu gaaraya dhul uu leeyahayna cidi hawaysan mayso .. Intaas kadib kaligi duul anaaba ka badiya dhulos baan filaya odale soo mahan kuwii axmed garad oo cali gariga iyo rer hagarka la dhashay

  10. Roraye waxjawab laga bixiyo madsoqorin

  11. nura
    ninbaa laga hayaa ISXAAQ MAAN DIIDIN EE XAAQDAA DANBAAN DIIDAU, waxaan uga socdaa reerdhan oo shiray oo yiri aanu dadkayada siyaasiyiinta ahlayno iyadoo shirkaa culimo iyo codkariba fadhiyaan ,
    horta ninka horgalaha ah ee dhimanayaa waayo?
    su,aasha 2 aad ninka xamar qabtay isna ma horgalaa ?
    mise ka puntiland qabta uun baa horgale ah?
    waxaan kuugu daray sidi sidi daada mooyee dhul dhacaaga hubso meel aad ku danbayn garan mayside dumarku waa dhaxdin ee maaha dhalashee

  12. REER BUUHOODLOOW
    DABA QOODHIDA ISKA QABTA
    HADII KALE SIDA REER
    LAASCAANOOD BAAD KAWAANKA LA IDIIN DHIGAYAA
    FADHIGA KA KACA OO TAAGEERA
    REER CALI GERI AXMED OO DEEGAANKIINA
    IYO DALKIINA KA ILAASHADA YIBIRKII XAGLO TOOSIYE
    INUU IDIIN SOO DHUUNTO OO IDIN KALA FOGEEYO
    MIDNIMADA ILAASHA WALAALAYAAL WADA JIR BAY
    GACMO WAX KU QABTAAN

  13. rooraye>
    inkastoo rag badani kuujawaabeen, waxaa tahay nacas aan meel fog wax ka arag ali geli waa niman tol ah way shireen waxayna kushireen wax macna samaynaya, waa sax in laga hortago horgalada dabadhilifka iyo wixii lamida reer laas caanod waa gumoobeen xaqiiqdii aniga qudhaydu waxaan ka soo jeedaa laas canod waxaan ahay Qayad reer las anod dad ha noqdeen oo ha ku daydeen nasabka iyo ali gere darwishta wabi lahi towfiq

  14. Waa qoraal fiican maqaalkani waana saxc Cali geri weligoodba ayagaa dhulbhante u tal;in jirey hadana waxay noo horkaceen meel fiican geediga wadaay califeriyoo anan waan idin daba soconaynaa Soomaali ninkii ugu fiicnaa aya ka dhashay ali dhuux.

  15. Rooraayow inu faran hagar yahay kaligii duli maxadku ogatay?

  16. Nura indr midlamida ayan hawada kusomariyey ninkan kaligidul horan u arkay isago qorale aan wanagsanayn qoraya mida kale nuray hadan lambarkaga helaya meshad jogto ayan kugu imanlaha k k k k k k k k k k k k kaftan.com indr

  17. rooraaye,sheeko dee malaa waaba adiga,waa suurtagal inaad tahay waayo waxaad soo qaadatay rooraaye adoo marba gees u rooraya ama u cararaya inaad waxaad doonto ku hadasho waa lagaa filayaa,ta kale midhkaa qudha kuma dhaliiline way badan yihiin arimuhu.

    hadaanad ahaynse af jooga looma adeegee sal mugii fadhiiso oo naga yaree dagaw dagawda.

  18. MANSHA ALLAH
    Tolkayo cali ger waa ugu hambalyaynaynaa go’aamada dhaxalgalka ah ee ay
    maamulkooda iyo tolkood ku muujiyeen in ay la safan yihiin. reeraha kale oo
    dhana sidaasaa laga rabaa.

    Qodobka aan aad ugu bogay in badana aan sugayey in ay ISIMADA reerku ku
    dhawaaqaan, waa in calooshooda u shaqaystayaashu marka ay ku dhintaan
    gacanta xaq u dirirka aanay ‘MAG LAHAYN’, Allah maxaan aad ugu farxay.
    waa in aan la arag reer leh maxaa horgalkayaga loo dilay!.
    Khaatumo ha waarto, Dhulbahante ha guulaysto iyo Daarood oo dhami.
    Maanta wax Soomaali nimo laga sugaa ma jirto, irir waa cadaatay maanta in
    aysan doonayn in Daarood la qaybsado dhulkooda. Waad aragtaan in ilaa jabuuti jubbooyinka looga soo hanjabayo. Inagana iidoor baa la doonayey in
    ay dhulkeena xalaalaystaan, koonfura hawiye.
    Waxaa ayaan-daro ah in dadsheegato ah ay u shaqaynayaan jabhadihii
    Daarood-diidka ahaa. waa wax dhimashadu dhaanto.
    Waxay kuleeyihiin, xisbi baanu u sharaxanahay!, waa snm baanu u sharaxanahay!. tolow miyaanay aqoon cida ay yihiin?????.
    qorshe waara oo lagu kala baxo ha lala yimaado. Soomaalinimona ha layska ilaawo oo Daaroodism ha la ogaado.

  19. nuura ninku waa faarax hagar waa maafuun ee wuxuu khalday SAMMAKAAB AXMED BUU KU SHEEGAY SAMMAKAAB AADAN qalad waa markii laqabto

  20. Asc war wan idinsalamayaa dhamaan umadb muslimiinta ah ee ku kala nool dacalada aduunka gaar ahaan umada soomaaliyeed gaar ahaan dadka reer khaatumo state anoo idin leh asc intaa kadib waxan halkan kala hadlayaa dadka muwadinata ah ee rer khatumo wll hadii ad tihiin dadka kasoo jeeda khatumo hadhaliilina ama qof wayo dadka halkan ka maagaya beelaha waa mamnuuc wana jahilnimo caadkeed taasi gar ahan waxan lahadlayaa dadka ka dhexshaqaynaya sida ka caligari & rer hagar ikudiraya ee leh waxan go.aan uma arkee ma rer hagar ba la ifinayaa kasoo kale wll colaad wax kama taro nabadna wax kama taro mar la iska ilaaliyo qofka noocaas oo kale ah walalayaal runtii ani waxan aminsanahay in go.aamadan ay beelweynta caligari soosaareen in ay ku dayasho mudan yihiin dhulka ssc na wa isku mid wadna mahadsantihiin

  21. Buhodle, inaadeer marka hore salaan qaaliya

    Dee bal adba maxaa kuu baxay kkk

  22. keligii duul.
    reerka miyaanad ahayn ma khaalid iyo tuuryar iyo hayaag baa siman waan qoslay dadka hadaanad oqoon lama soo qoro sxb waxaan kuugu daray ,,,haladumiyo mooyee hala dhisoba lama oran,

  23. Nura indr nin kaligidul dhulbahante maha miya?

  24. Kaligii duul masidan ayad nin dhulbahante ah kutahay dhulbahante waa sidan faarax garad maxamud garad iyo baho nugaled faarax wagaad waxa laysukudhaha axmed garad, maxamed garad, iyo guled garad maxamud garadna waa ugadhyahan siyad iyo jamac siyad baho nugaledna waa qayad, khalid, yaxye, iyo hayag anigu waxan kahadlaya sida dhulbahante wax uqaybsado eemalihi dhulbahante waa intan

  25. kaligiiduul kkkkkkkkkkk nin dhulbahanta ah ayaan ku moodi jiray imikaadse is kashiftay , horta qof kastoo dhulbahanta ahi guud ahaan wuu yaqaan sida dhulbahante u kala baxo iya sida jilibadu isku yihiine isku racaan.haduu hawd salkii joogo iyo haduu nugaal salkeed joogo ,marka waxaan kaaga yaabay wax kaleba ha joogaane markaad tidhi samakaab aadan kkkkkkk

    hoos meesha hayaag aad kaga bilowdayna aad tidhi odala kkkkkk iyo wadaadada mahamud (maxamuud) kkkkk waar niyoow nin baa yidhi naa anigu ku sheegi maayee shanta bilood yaanay ku sheegin. dulucdaydu maaha dhulbahante qaar baanad sheegin iyo wax baad isku qastay.
    waxaa weeyaan inaanad ahayn dhulbahante.marar badana adoo wax kala fogaynaya oo beelo gooniya saaran baan ku arki jiray maantayse dhamaatay taasi.

  26. beeshu waa k mahadsantahay sida geesinimada leh ee ay tolkood ugu boorinayaan in ay dalkooda difaacaan. meela uga soo wada jeensadaan

    Dhulbahante qaybihiisa

    Mahamud Garaad
    * Omar Waceys
    * Waceys Abdule
    * Jama Siyaad
    * Nur Ahmed
    * Naleye Ahmed
    * Mahamud Ugaadhyahan

    Farah Garaad
    * Bahararsame
    * Barkad
    * Ali Geri
    * Waceys Adan
    * Hagar Adan
    * Samakab Adan

    Abdi Garaad

    * Qayaad

    Ugaasyo
    * Hassan Ugaas
    * Hamuud Ugaas
    * Mahamud Ugaas

    Hayaag
    Yahye
    Khalid
    Hinjile
    Reer Abokor
    Wadada Mahamud
    Odale
    Turle ama turyar

    waa lafaha guud ee dhulbahante
    hoosna uma kala qaadqaadin
    reer waliba waa inuu jihaadka u diyaariyaa
    100—- 500 oo wiil

  27. Rooraayow xaartosiye ma ilkacasta uuka haysto hargaysa ayad wax isu tihin wadigan daba nashlaynayee?

  28. Siilaanyo oo Warqad Caay ah u Qoray Philip Mahiga, Sababta??
    November 25, 2012 | Filed under: Xulka Wararka | Posted by: joofane

    Hargeysa ( DHM-News ):- Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si aan looga baran uga jawaabay warqad uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliya Danjire Augustine Mahiga, warqadaas oo uu Mahiga ciwaan uga soo dhigay title-ka Madaxweyne Maamul Goboleed , kaasoo aad uga xanaajiyaySiilaanyo iyo Maamulkiisa.
    Danjire Mahiga ayaa Madaxweynaha Somaliland 7 November ee bishan aynu ku jirno u soo diray dhambaal uu kaga codsanayo inuu la kulmo wefti ka socday Qaramada Midoobay oo dib u qiimayn ku samaynayay qaabka ay tahay inay Qaramada midoobay hadda ka dib uga hawlgasho Somaliya.
    Qoraalka uu Danjire Mahiga ku dalbanayay inuu Madaxweyne Siilaanyo qaabilo weftigaas, wuxuu ciwaan kaga dhigay “Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland ee Somaliya.” Ereygaas ama title-kaasi wuxuu ka xanaajiyay Siilaanyo, wuxuuna Hurdada u diiday Madaxweynaha Maamulka la magac baxay Soomaliland.
    Madaxweyne Siilaanyo oo xanaaqsan ayaa uga jawaabay isdan ” Anigu ma ihi madaxweyne maamul goboleed waxan ahay madaxweyne dal madaxbanaan oo somaliland la yidhaa ereygaaguna waa mid gef iyo edeb-darro ah”.
    Madaxweyne Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka jawaabay warqada Mahiga 20 ki Bishan aan ku jirno, wuxuuna aad uga careysnaa warqada, isagoo u qoray sidan ” waxaan ka fiirsan doonaa xafiiskiina UNPOS aad ku leedihiin Hargeysa ”.
    Hadalka Siilaanyo waxaa ka muuqday caro midi ugu sareysay, waxaana hada Mahiga iyo Siilaanyo ka dhex taagan dagaalki ugu xooganaa abid.
    Mahiga ayaa marki ay Soomaaliya ka baxday Dowladii KMG ahayd waxaa uu bilaabay inuu qaab cusub ula dhaqmo Somaliland, isagoo waraaqo dhowr ah u qoray Siilaanyo una sheegay inay Soomaaliland ka mid tahay Soomaaliya.

  29. iyaa tii rooraaye hadayba ka dartay ilaa wanka wayn la gawraco idhihiisu cirka ma arkaan.

    naa i maqal caligeri reer hagar waa u adeer kaw dhe ta 2aad waa garaadkoodii,wuxuu ugu taliyo ayay ku gawracan yihiin,caligeri ka naxoo nafta waa..xaglo-waal adiga haku toosiyo ama hagu qaloociyo hawl noo taal maaha.waxaad ka dhex shaxdo ma hayno orod dhareerka meeshaad kala soo luntay kula noqo.

  30. NINA
    iskama hadlin ee caligeri ma reer hagarbaa loodiray ileen waakuwii horgalaha ka ahaa maamulka silaanyo ee gadhwadeenka ka ahaan jiray ee shacabka barakicin jiray mahaday tooseen oo ku masayreen xaglotoosiye,
    shirkaa waxaan u arkaa mid lagu ifinayo reer hagar iyo xaglatoosiye axmed garaadna inay toosh isku ifiyaan maahee hala qudhaabtago nin quwaax hela iyo nin qadhaabhela,

  31. rooraaye, ma qof weyn baad tahay mise ilma yaroo hadal barada war iska aamu duli alle ku badye nacasyoow micida dheeri
    maxaa wax korka dad ka ah caqligana xayawaan jira.

  32. Rooraaye
    Waad Iska hada shay Cali Geri waxay horseedeen sharci horgalayaasha laga hortago oo beelaha kalena ay ku dhawaaqayaan awalba sharcigan CID bilawdu rabay Cali Geri. Noolaada horgaloo dhani waa wanted dead siilaanyo xaguu kuqarin ma xafaayadiisa xaarka Leh kkkkk

  33. Ina hooyadii ka siil weyne aligeri waa tashaday dhulbahantana waa raacsan yahay adigu meeshii aad geli lahayd raadi ama futada ina kaahin gala ama ta siilaanyo ma hargeysa daraawiishtu waa qabsanaysaa

  34. ali-geri caggaaranaa looga baahanyahay haday dagaal rabaan ama far-hareeri,
    waxba laga waydiinmaayo laascaanood oo J\S ama b\s joogaan hadaan qabiilka kadaayo J\S ,CALI SANDULE IYO INA CANBAASHE ,B\S XAABSADE ,
    BUUHOOLENA waxba laga waydiinmaayo waxaa kataliya R\H oo uuhogaaminayo ALL XAAG XAGLA-TOOSIYE,
    caligeri haadhowaanshuhu waa wuxuu ku hoday wadaadkii waall-naa ,waxaan kagabaxayaa caligeri waa hawareegto baadidu, buuhoodle iyo laaska midna waxlaga waydiinmaayo marba GEED QUDHAANJO LEH hakushireen ,
    aduunkana ma oga waxa lakalamacaashayo ,

Leave a Reply

Recently Commented

  • nuurgaab: dhoodi dhuusa weynow mar isim halkan ku cay bal inaad caqliga ka dhiman tahay waxaad qarinaysaa magacii...
  • raamaleey: Garaadka maxaa loosheegay oo khaatumada dhaafiyey xamar cadey buukula xididey muuse suudi yalaxoow oo ahaa...
  • Idoor liqe: War jiraaba cakaaruu iman. !!!!!!!!!!!
  • Xaqdoon: Har goormuu dhintay Odey Dhaqameedkan Jaamac siyaad.. Illaah kuuma naxariisto.!!!!!!!!!!!!!!!!...
  • dhoodi: Oo tolow siday u heshiinayaan kii ka weynaa ee meesha uga sii horeeyey ee awalba cimaamada looga qaaday. Ceeb...