|

Hadday manta xikoodii Degaankoodii xafiteen Iyagaan nafta xeerin Xaaduqiintii is xambaarka Xabad ay la dhaceen,{Maanso laga tiriyey Guushii Xudun}

Xuddun waa xaru weynoo

Xaajiyaal la xurmeeyiyo

Dad xalaalihi joogoo

Xiisahaan u hayaabaan

La xisaabin karaynin

 

Hadday manta xikoodii

Degaankoodii xafiteen

Iyagaan nafta xeerin

Xaaduqiintii is xambaarka

Xabad ay la dhaceen

 

Xamdi weeye Ilaahoo

Xaajadaa raga yeelay

Xornimay u kaceenoo

Xiisahaan u hayaabaan

La xisaabin karaynin

 

  1. Hiirad

28 – 11 – 12

sanDiego

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=18445

Posted by on Nov 29 2012. Filed under suugaan, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • idoor liqe: bulshaawi maygaagle wa lagugu kufsaday , general jidhif meel ku sheeg hada .. kkkkkkkkkkkkkkk.. sidii...
  • bulshaawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar dee wax cag la mariyay ma jirin labada dhinacba nabadbaa lagu kala guuray imikana...
  • bulshaawi: waaar adeer diinta khalad haka gelin ka waran ka dhulkiisii jooga ee leh iam somalilander isaga saad ku...
  • bulshaawi: dawladdu inaanay ammaaanka xamar ku filnayn waa iska caddaaan markaa bal inta ay dhulal kale ku...
  • U.STATE.OF. H: kalshale Nacam Naga Dhexbax KKKKKK Cayaarta Iska Wata Ok