Home » December 31st, 2012 Entries posted on “December, 2012”

Abaanduullaha Ciidamada militaryga Khaatumo State oo ka warbixiyey Khasaarihii maleeshiyaadka SNM,{dhagayso}.

dagaal

Ka dib talaabadii cuslayd ee ciimada Militaryga Khaatumo ka qaadeen maleeshiyaadka SNM ee ku sugan deegaanka Lafweyne ayaa waxaa ka warbixiyey Abaanduullaaha ciidamada qalabka sida ee Khaatumo Maxamed Raage.   HALKAN KA DHAGAYSO.

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Deg deg. Ciidamada Lugta ee Khaatumo State oo caawa talaabo ka qaaday maleeshiyaadkii gabadha yar dhawaan kufsaday.

brekin news

Wararka haatan naga soo gaadhaya deegaanka Lafweyne ee duleedka Xudun,ayaa sheegaya in  ciidamada Lugta ee Khaatumo qaybtooda Guur guura ayaa ka jawaabay gardadara cadaanka ah ee sida joogtada ah uga imaanaysa maleeshiyaadka SNM ee meel ka dhacyada ka wada deeganada baadihaya ee ay joogaan. Wararka haatan Shabakada Horufadhi Media Network ka soo gaadhaya jiida Lafweyne [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Deg deg: Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo State oo la wareegay arintii Geed-xamarka,{Qoraal}.

GSD

Ugu horeyn waxaanu shacabka Khaatumo State meel ay joogaanba ugu hambalyeynaynaa sanad guurada koobaad, sanadka cusub iyo marxalada guud ee rajada iyo ififaalaha wanaaga xanbaarsan ee lagu jiro. Waxaa lala wada socdaa in arimihii ku saabsanaa deegaanka Geed-xamarka ee labada beelood ee walalaha ah ku muransanaayeen ay arintiisa markii hore galeen guddi loo magacaabay kuwaasoo [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

(Dhagayso+Sawiro) Heshiis Wada Jir Ah Oo Laga Gaadhay Shaqaaqadii Yareyd Ee Dhexmartay Beelaha Walaaha Ah Ee Warsame Yaxye & Xirsi Cali Gari & Qodobo Wax U Oog Ah Oo Laga Soo Saaray

DSC012821

Gudiga dhex dhexaadka reer Buuhoodle ee Beelaha walaalaha ah ee Warsame Yaxye iyo Xirsi Cali Gari ayaa caawa Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ugu soo bandhigay warbaahinta qodobo wax ku ool ah oo laga gaadhay shaqaaqo yar oo ku dhex martay labada beelood ee walaalaha ee Warsame Yaxe iyo Xirsi Cali Gari, iyadoona arimahaasi [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Muuqaal Ciidamada SNM oo Xalay Xasuuq kageysatay Magaalada Boorama caruur Badana Xabada Beerka ugaliyey

Boorama oo snm xasuuqday

Banaanbaxa ayaa dhacay ka dib markii wefdi uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici uu gudaha u gallay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal waxaana banaanbaxayaashu ay ka hortageen wefdiga madaxweyne ku xigeenka iyagoo damacsana inay ka hor tagaan wefdiga Saylici. Ilaa Inta la ogyahay dhimashada ayaa ah hal qof halka dhaawucuna yahay ilaa seddex [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

MSF oo Joojisay Hawlihii ay kawaday isbitaalada Magaalada baledweyne

msf beledweyne

Maamulka cisbitaalka Beladweyne ee ay gacanta ku hayso hay’ada dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in MSF gabi ahaanba ay joojisay howlihii ay ka waday cisbitaalka Beladweyne oo ay ku tiirsanaayeen dadka deegaanada Gobolka Hiiraan. Waxa ayna maamulka cisbitaalka ay sheegeen in MSF maanta wixii ka dambeeyo si buuxda [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dhagayso:Al-Shabaab ayaa Shaaca Kaqaaday Inay Wadaan Qorshe ay deg deg Ugu Qabsanayaan Shabeelada dhexe

alshabaab

Gudoomiyihii Alshabaab ee Shabeelaha Dhexe Sheikh Yuusuf Sheikh Ciise kabakudukade ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay dib ugu qabsanayaan deegaanada dhawaan ay kala wareegeen ciidamada dowlada Shabeelaha dhexe. Kabakudukade ayaa sheegay in qorshahaasi ay fulinayaan ciidamo ka tirsan Alshabaab kuwaasi oo uu sheegay in tababar uu usoo dhamaaday sida uu sheegay.   HALKAN RIIX DHAGAYSO [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Helary Clinton oo la dhigay isbitaal ku yaala magaalada New York

Hillary Rodham Clinton

Xoghayaha arimaha dibada dalka Maraykanka ayaa la dhigay isbitaal ku yaala magaalada New York ee dalkaasi ka dib markii sida la sheegay uu soo wajahay xanuun dhiiga xinjiriha ah,sidaasi waxaa shaaciyay masuuliyiin dowlada ka tirsan. Mrs Clinton ayaa la xanuunsaneyd shook maskaxeed horaantii bishaan,ka dib markii ay suuxday dhulkana u dhacday sida lagu sheegay warbixin [...]

December 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shacabweynaha Jubboyinka oo taageeray maamul ay gaar u lee yihiin go’aana qaatay,{Full Video}.

kis

Halakna waxaad ka arkaysaa shirar isdaba joog ah iyo abaabul xoogan oo ka socda Kismaayo, kaasoo lagu dhisanayo maamul ay leeyihiin dadka Jubbooyinku.     HALKAN KA DAAWO.  

December 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Somaliland occupying militia gang-rape 13-year old girl in Sool Press Release.

gabadh3

Somaliland occupying militia gang-rape 13-year old girl in Sool Press Release Date: 30 December 2012   Since their occupation of Lascanod, the regional capital of the Khatumo State of Somalia in October 2007, Somaliland’s militia have subjected the occupied people to continuous human rights violations, crimes against humanity and war crimes. No one has ever [...]

December 30th, 2012 | Posted in News English,Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • cagey: Burcao iyo Hargeysa dadka degan oo dhan baa Alshabaab ah waana xadhumaha amaanka u ah inta la hubo waziirka...
  • mire: Oo sawdinkii lahaa foosiyaa ku amartay xabashida inay ula naqmaan somaliland as a jabhad …..hadeerna ma...
  • cagey: Well done lioness Fooziya, give an articulated warning to the fox so he will open his eyes widely and stop...
  • ali: daarood wax la yidhaah ma jirto ee waxna Somaliland ayay jeebkeeda kusiibanayaan. waxna xasan culusow ayay...
  • ali: wasakhda hala xidho oo hala soo taago sharciga. magaca alle kuma qadhaaban karo mid gacmaha dhiig kuleh. dhagar...