|

(Daawo Sawiro) Messi Oo Dhaawac Kasoo Gaaray Ciyaartii Xalay Ay Barcelona Bar-Baraha La Gashay Benfica

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay dhaawac kasoo gaaray cayaarti ay kooxdisa barbaraha gool la’aanta la dhaafi weyday kooxda Benfica.

Messi ayaa garoonka looga saaray bareelo, marki uu dhaawac kasoo gaaray jilibka bidix, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaa in dhaawaca Messi uusan ahayn mid daran. Kooxda Barca ayaa sheegtay inay baaritaano dheeraad ah ku sameyn doonaan dhaawaca soo gaaray xididooda Messi, waxaana ay tilmaameen inuusan weyneyn nabarka soo gaaray Messi.

Stricken: Lionel Messi was injured after coming off the bench against Benfica
Dhaawaca soo gaaray ciyaaryahan Messi ayaa marki hore laga cabsi qabay inuu ahaa jab, maadama garoonka looga saaray bareelo.
Laacibkan reer Argentina ayaa waxaa hal gool kaga xiga inuu jabiyo rigoor uu sameeyay Gerd Mulleir 1972-ki, waxaana uu heystaa afar kulan oo uu ku dhalin karo, lakin hadi baaritaanada lagu sameynayo dhaawiciisa uu qaato todobaadyo waxaa laga yaabaa inay saameyso.

Ouch: Messi was injured during a Barcelona attack late in the game

Stricken: Lionel Messi was injured after coming off the bench against Benfica

 

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi Online

horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=18917

Posted by on Dec 6 2012. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Maqosle wax xarxaraan gu dhaly baad tahay garaadka waa lasoo dhawaynaa si sharafleh. Waliba ee hush waa...
  • edbiye: Isa sii sawira intaan idin soo gaadhayo berri insha allaah Haddii kale anakaa khaatumo noqonayna
  • hargaysawi: http://youtu.be/pWVJ8HWB020
  • hargaysawi: http://youtu.be/VqVWheI-_nU
  • maqosle: matan ina garaad jaamac waa wiil darwiish ah iidoorku in ay u niikiyaan waa ku khasban yihiin waa ragii...