|

Maqaal: Xasan sheikh iyo Jubban land state! .

Wax waliba waa ku soo maraan, marka laga hadlayo nolosha bani’aadamka.
Madax weyne Xasan sheik Maxmuud, oo loo doortay inuu dalka ka saarao ku meel gaarnimada, ayaa isu bedelay hoggaamiyaha cusub ee USC-da cilmiyaysan.

Xasan sheik, oo markii la baarey taariikhdiisa dhabta ah, la soo helay  inuu ka mid ahaa, da’ dhexaaddii  lagu barbaariyey isirnacaybka, dhulboobka, ama dhulduruqsiga ay farsameeyeen argagixisadii ummadda Soomaaliyeed ka soo dhexbadey, ee uu hoggaaminayey Caydiid; lacagtana bixinayeen raggii uu Siyaad barre ugu deeqay wax la liqo iyo xoolahaba ee beelaha  HAWIYE.
Madax weyne Xasan wuxuu ahaa, dadkii dhegaha u raaricin jirey Cabdi qaasim salaad boy, oo aan weligiis kor u dhaafin jifi hoose, ee uu ka yahay Hawiye; Xasn wuxuu ka mid yahay kooxda loo yaqaan afka qalaad “HAWIYE ACTION GROUP”. Group-kan oo shaqdiisu tahay, inuu la factamo horumar wixii ah, ee ay gaaraan, beelaha samaha ka taliya ee Soomaaliyeed sida: Digil iyo miroifle, Daarood iyo beesha shanaad.

Giraantu waxay marba taagan tahay meel gooni ahe, maanta markii Juubaland dhidbaha loo taagey, ayaa Hawiye action group, oo hoggaaminayo Madax weyne Xasan shiek, wadnaha waran kaga istaagey, dhulboob waqti hore laysku deyey, oo xataa diin qaab u eg loo soo waajahay, ayaa labaatan sano lagu wareeriyey Jubbaland state. Haddii taariikhda soo yaalka ah dib loo baarey, waxaa la ogaadey, dadkii degi jirey Juubboyinka inuu ahaa dadka ku abtirsada DAAROODKA. Waxaa xusid mudan in ay soo dhaweeyeen, dad walaalahood ah, oo Buur xakaba iyo ilaa beled weyne degaan u lahaa, balse abaartii kontonkii ku habsatey degaankooda, darteed loo soo rarey WAAMO, talyaanigana loo sheegay, laba sano ka dib marka abaaruhu bacaan, in dib loogu celiyo, dalkii ay ka soo guureen (Buur xakaba ilaa beledweyne).
Ammaano kugu raagtey, yaddaa ayaad moodaaye, qabaa’ilkii lahaa, Gaal jecel, iyo intii ay lugta ku jiidanaysey, inay laabtaan waa diideen ka dib markii ay arkeen nicmada taal Waamo.

Xasan sheik Maxmuud oo foodsaar ka dhiganaya in dad Hawiye ah laga helo meesha waa jubbooyinkee, rabana in uu xataa NGO-giisu ka shaqeeyo Jubbaland, ayaa u diidey nabad gobollda jubbooyinka, waa cabdiqqasimkii labaad, Caydiid iyo dhammaanba kuwii malaggoodu ku galey Jubbaland, ee ku xasuuqmay.

Madax weyne Xasan oo ku caan baxay horu marinta siyaasadda Hawiye ee liidata, ayaa habeen dhaweyd isku deyey  inuu kala qaybiyo xildhibannda Daarood. Wuxuu si gaara ugu yeerey todobo xildhibaan oo Harti ah, kuna yiri “Hartiyow, jubbooyinka idinkaa ka diiwaan gashanaa waqtigii gumaystaha, waana dalkii idinka laydinku ogaa, sidaa darteed la imaada, madax weynihii jubbaland oo Harti ah, anna waan asixinayaa!” Xasan wuxuu xildhibaannada u sheegay, in Kenya-atiga lagu bedelo Seiralyoon, waa sida uu hadalkiisa u yiriye.

Madax weyne Xasan oo wadhi kaga soo dhacdey, ardu Xabash, kenyana foodda siin waayey, ayaa hadda ku mashquulay inuu siyaasad todobo boqol oo sano looga horreeyey,
uu is yiraah bal ku day dadkii hore ugu hoggaamin jirey siyaasaddaas.
Madax weyne Xasan sheik oo ku fashilmay labadii talllaabo ee ugu horreysay dawladdiisa, ayaa tii saddexaad waxaa gubay, KU MASHQUULIDDA JUBBOOYINKA IYO DAWLAD GOBOLEEDKOODA!

Su’aasha aynnu ku gebagebaynaynno maqaalkeenna waa ” Haddii  Xasn skeik fashil ka qaadey arrimihii jubbooyinka, oo ay ku soo caddaatey in uu u shaqaynayo USC, miyaaney habboonayn in reer Jubba land state gooni u goostaan dalkooda hodanka ah, aayaha ilmahoodana degdeg uga tashadaan, wixii xoog ku soo waajahana, siiyaan cashar ay u qoraan si isku duubni ah, oo lama illaawaan ah?”

Daahir M. Ali.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=19170

Posted by on Dec 8 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

36 Comments for “Maqaal: Xasan sheikh iyo Jubban land state! .”

  1. Ruun

    Hadda dowladdu iyadaanba dani ugu jirin iney isku dhacaan qeyb weyn oo bulshada ka mid ah. Sidoo kale dani uguma jirto iney isku dhacaan dowladaha deriskaa. Taas waxaad ka dareemeysaa sida ay isku deyayaan iney khilaafka dhanba qariyaan oo ay ka dhigaan mid aan jirin.

    Kolley haddey sidaas ogyihiin waxey la imaan doonaan qaab ay dadku aqbali karaan oo aan cidna lagu dulmineyn.

    Dadkoo dhan ayaana dani ugu jirtaa in la is fahmo oo heshiis arrinta lagu dhammeeyo.

  2. Ruun

    Are u ok tonight ???????!!!!!! I wanna come over your home !!!!!!!!!

  3. Wadaad yare

    walaal is fahanwaa iyo kala shaki ayaa jira horta, maamul u sameeynta jubbooyinka mudo ayey soo socotay dowladaan wey ka horeysay marka ineey tiraahdo ma ahan dadkii intaas howsha soo waday kala taga aniga aya u sameeynaya mamul juboyinka , dowlada kenya iney shir ku qabsadaana waxaa ugu wacan dhulka alshabaab ayaa heystay hadana gudaha dalka ayaa lagu qabanayaa shirka,marka dowlada somaliya dadka dhan ayey ka dhaxeysa oo dowlad u tahay lamana diidana dalka ineey u taliso lkn ayadaa gacan bidixeen wada waa iney dowlada daacad ka ahaata arintaa .

  4. Ruun

    Walaal doodda dhanba meesha ay ka qalloocatey waa doodda oo loo dhigo si aysan aheyn. Dowladda soomaaliyeed dooddeedu maba ahan Daarood ayaa u badan ama u yare waxaa weeye iney iyadu leedahey ka dowlad ahaan aayo ka talinta dhulkeeda. Taasna waxba kama baddaleyso haddey Daarood kaligiis uu xataa dego gobolladaas. Marka dooddu waa halkaasi ma ahan awood qeybsi qabiil khilaafka asalkiisu.

    100% haddey Daarood degganyihiin gobolladaas ma Kenyaa xaq u leh iney maamul u sameyso mise dowladda soomaaliyeed?

    Ma qabqableyaal is qorey oo maleeshiyo wata ayaa leh iney dadka isku keenaan oo shirar u qabtaan mise dowladda?

    Haddii doodda la marin habaabiyo cilladahaas farsamo oo qaab darradaa ayaa ka dhalanaya. Markaasna intaan dad kaleba la gaarin dadkii isku qabiilka ahaa ayaa ugu horreeya waxa isku dhacaya.

  5. Wadaad yare
    daarood jubboyinka wuu kaga badanyahay hawiye 2jufo oo hawiye ah aya jubbooyinka dagta waana laf shiqaal ah oo rer owqutub la yira iyo jufo gaaljecel ah marka in la is qadariyo waa muhiim dadka waa wada somali daroodka aad buufisga ka qabtaan joojiya,cadiifada in la isga dhaafo qof kasta wey u fiicantahay sad bursiga hala isga dhaafo darood iyo hawiye waa 2qabiil oo somali ah .

  6. Anigu haddaan u fiirsadey ma arkin wax istiraatiijiyad la fahmi karo oo Daarood leeyahey oo shaqeyn karta oo ku wajahan Jubbooyinka. Caadifad badan oo qabyaaladeed ma ahan istiraatiijiyade waa dadkoo dareen xun lagu beero oo kaliya.

    Xaaladda Kismaayana ma ahan xaalad deggan oo leh meel loogu soo hagaago marka talada dowladda la diido.

    Talada dowladdu waa midda kaliya oo shaqeyn karta oo saxdana ah waana midda waafaqsan qawaaniinta caalamigaa. Ra,iisal wasaaraha Itoobiyana iyadaas ayuu ku taageerey wareysigiisi ugu danbeeyey oo Aljazeera la yeelato. Dhanaan.com ayaan ka fiirsadey halkaasna tacliiq ayaan ku reebey.

    Midda hadda socota oo ah in Kenya gadaasheeda laga hanjabo oo loo qaato in wax kastaa sidaas ku dhanyihiin oo Kenya ay enclave iyadu maamusho ka sameyso Jubbooyinka waxaa uga kheyr badneyd reeraha ineysan dowladda iska martiyeyne ay iyada dhexdeeda ka sameystaan wax sharci ah oo dadkoo dhanna anfaca.

  7. jiija, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. kkkkk .. / nina waaba iga qoslisay oo waxad tiri duuliye hag ah baa wada ama h.gidir. Ah . oo. Ma wadi yaqaanin. Intaas gaf ha igu ahaato runti ma jecli inaan dadka cirdigoda ku xadgudbo lakin intaas haday caytahay iyo haday amaan tahayba . Nina . Baa afkayga ka keentay. Xumana yaan looqadan . Intaas kadib. Nina runti . Horta arimo badan baad ka hadashay . Oo wax badan ka jiraan . In badan oo kamidana waan kugu raacsanahay marka laga reebo dhanka juboyinka iyo gedo . number. One. Waxan kugu raacsanahay in daroodka waqooyi dagan dhulka ka maqan soo ceshadan midnimadana halkaas ka soo bilaaban. 2, waxan kugu raacsanahay siyaasada guracan oo faroole kula dhaqmayo reer khaatumo. Taas oo aad moodo inay ka soo maxatay maskax aan caqli ku jirin faroole hadu wax kala garanayo isimada khaatumo garoowe ka soo daga buu oran lahaa lakin faroole mahan nin runti caadi looga xisaab tami karo ilaahayna waxan ka baryayna in isagoo nabada iyo a maruun na dhaafsho runti na waxan ku la ciloobay faroole siyaasada khaatumo uu kula dhaqmayo hal mar buu u hiiliyey khaatumo waa markuu 2wasiir usoo magacaabay wada hadalkii muqdisho iyo hargeisa taas oo qofkaste oo gobalada ku abtirsada guul u ahayd waayo waxay ahayd 2gobal ee s/and ku doodayen inay dadka joog am ihin

  9. NINA MAXAAD WAX SHEEGTAA ADIGU INDR MA DADKA MAAFIYADA AH
    NAA KAN LAGUMA SOO DHOWAANE HAYS XIIQIN
    QOFKANI DHULOOS MAAHEE
    WUU ISKA DHIGAA
    WAA MID NAGU SOO AMBADAY

    • jiija
      caawa ma anigaa layga kaa hayaa
      haye maxaan kuu qabtaa
      bal wax i weydiiso
      xagee kuu xoqaa oo kuugu cun cun badan
      kkkk

  10. keligiibuul
    inader waa fiicnahay adigu ma ladan tahay? kkk may la aragtay bal adba kkkkkk
    inader inadeer aan kaa dalbado dalab………. please inadeer taxliilka aad ku samaynayso maamulka khaatumo wuxuu tayo yeelanayaa oo uu ina anfacayaa hadaad u gudbiso maamulka iyadoo aad telifoonadooda heli karto ama aad email garayn karto dadkaas inadeer adoo is leh wax inoo soo tabi baa waxaa jira dad ku akhrisanaya oo daldaloolada iyo dhaliilaha ka faaiidaysanaya please inadeer taa inaga daa

    • nina
      waan kaa qaaday salaantaas qiimaha badan ee 100 goor khaatumeysan
      taladaaduna waa taladii gabdhaha khaatumo ee la arki jirey
      waxaana leeyahay waan kaa aqbalay

  11. waxaan xusuusinayaa kuwan kujibaysan qabyaalada snm usc ee labaxay H A G IN HORE loogumaahmaahay ORGIGII maalinta kaliya futadiisa arkay wanka markuu laxda qaabilayey ee QOSLKA LADHACAY ee wankii intuu soojeestey waydiiyey? ORgigii maxaad iiguqososhay ? ee orgigii yiri waxaan kuqoslay markaad laxda Qaabilaysey badhidaada hoosteeda baan arkay waxaad QARISABA ee wankii inuu yaabay kuyiri 100sano baan orgiyoow futadaada arkayey iyadoo dabayshu garaacayso uu Qaawanayd.+ aniga oo maalin QURA aad ii dhuumatey baad kuqosleysaa kkkkkkkkkkkkk oo wankii yiri waa inoo iyo fashilaad wax badan baan kuu xilqariyee haatan SNM IYO HUUG AMA HAAG waxii ladoono haysu bahaysteen waxaasina waa sheekadii ORGIGA iyo wanka dhexmartay oo reerkan daarood waxaa hubaala in uu yahay maskaxda dhuuxa iyo wadnaha halboleyaasha ama toobinada dareenka iyo midnimada iskuxidhka iyo wadajirka u mada somaliyed oo halmar uunbaa inta taariikhda somaliya laxusuusto uu sinbiriirixday hadii taas wax wayn laga dhigana waa orgigii WANKA kuqoslay ee eegay wanku markuu wax QAABILAYEY KKKKKKKKK VIVA KHAATUMOSTD PUNTLANDSTD JUBALANDSTD IYO INTA MIDNIMO JECEL EE SOMALIYEED

  12. daalo haga aad ku taamaysaa waa idin barteen 1991 ayaa siilaanyo oo ka balanqaaday jeneraal caydiid in uu caydiid daarood koonfur ka qixiyo siilaanyona daaroodka waqooyi uu kasoo qixiyo,caydiid balntii hawsheeda waa ku dhaqaaqay lkn siilaanyaa kaga baxay oo waatii caydiid aakhirkii uu heshiis isla noolaansho uu la galay marxuumkii c/yuusuf gaalkacyo ma kuwaasaa waxar jaban xataa kugu aaminaya kkk

  13. daalo
    saxid: taan leeyahay guri inay ka iibsadaan hargaysa waxaan ka wadaa guri inay ka iibsadaan jabuuti

    • nina bal iska waran
      maalmahan oo dhan wax baad saxaysaaye ma kaa khal dan ma diyaaradii iyo garaadadii sidaad ugu sacab tumeysey baa hurdadii kaa duushay
      kkkkkkkkkkkkkkkk waa kaftan

  14. itoobiya, kenya, onlf iyo itixaad( wslf) waxaa lagu heshiiyey in jubaland gacanta loo geliyo ogaden.
    ka dib markii alshabaab ka adkaadeen axmed madoobe iyo ciidamadiisii, kana saareen kismaayo. axmed madoobe iyo ciidamadiisii waxay u carareen kenya. itobiyana cilaaqaad aad u wanaagsan bay la sameeysteen. itixaad( wslf) waxay itoobiya kula heshiiyeen inay onlf shacabka ugaadeen ka kaxaystaan isla markaana jabhadu isa soo taagto meel cidla ah.dagaalka xoreeyntana sidaas ku istaago.
    WSLF iyadoo la xidhiidhaysa madaxda sarsare ee ugaadeen ee ka taliya kenya waxay ku guuleeysteen inay itoobiya ka dhameeyaan in ogaadeen la siiyo jubaland. iyana ay onlf madax jaraan oo dagaalka xoreeyntu dhamaado.

    heshiiskaan saddex geesoodka ah ee dhexmaray ogaden, itoobiya,iyo kenya. wuxuu wadna xanuun ku abuuray saddexda maamul ee soomaaliya ka jira
    soomaalida muqdisho( hawiye), puntland( majeerteen), soomaaliland(isaaq).

    hawiye oo uu hogaaminayo madaxweyne xasan waxaa ku dhacay madax xanuunkii ugu weynaa waxayna u arkeen heshiiskaan ugaadeen lagalay dowladaha deriska in uu maja xaabis ku yahay siyaasada hawiye ee iriraysiga kuna dhisan dhulbalaadhsiga faca weyn, salkana ku haysa ciilka soo jireenka ah.
    madaxweyne xasana wuxuu natiijadii ugu dambeysay soo taabtay markii uu la shiray raysal wasaaraha itoobiya. laguna waaniyey inuu faraha kala baxo arimaha jubooyinka hadii kale liiska al qaacida la raacsiin doono.
    madax weyne xasana halkaasuu ku naaq daayey

    isaaq kililka shanaad waa meesha keliya ee cunaha haysa, wax kasta iyo laaluushkastana waa baxsheen laakiin madax weynaha kililka shanaad ee xalaasha ahi waa nin daarooda oo og waxa isaaq yahay. isaaqna halkaasuu ku naaq daayey.

    majeerteen oo iyagu daarood weligood kala dilayey, isticmaalayeyna qaybi oo xukun waxay la muraara dilaacsanyihii doorka siyaasadeed ee ogaden ka ciyaaray soomaaliya.waana qaadan la’yihiin ogaden inay ku guuleeysteen talada gobolada jubooyinka. halkaas bayna muraaradilaac la jiifaan

    geba gebadau waa sidan
    1- itoobiya waa ka faa’iidey heshiikan saddex geesoodka ah onlf na dagaalkii iyo xoreeyntii soomaali galbeed halkaasay ku gabtay.
    2- kenya waxay xidhiidh xoog leh la samaysay axmed madoobe iyo raaskanbooni oo iyagu maanta kismaayo ka taliya. waxayna rumaysantahay in axmed madoobe iyo kenyan militaray jebin karaan al shabaab haday is kaashadaan.

    3- ogaden waxay soomaaliya ku yeesheen dhul barwaaqo ah oo u bedela dhulkii soomaali galbeed ee kililka shanaad. waxayna noqdeen ugaadeen qabiil saddex geesooda oo soomaaliyana gacanta ku haya, cilaaqaad weyna la leh labada wadan ee kenya iyo itoobiya, igad, iyo weliba international community.waxaan xusuustaa dhalinyarada majeerteen oo dhalinyarada ogaden ku yidhaahda qaxooti baad tihiine ku laabta kenya iyo itoobiya. maantase ogaden waxay gacanta ku dhigeen dhulkii soomaaliaya ugu barwaaqaysnaa.

    hadaba qorshayaal badan oo ay wateen hawiye iyo isaaq waxaa dhegta dhiiga u daray qabiilka daarood ee tirada iyo tayada badan ee daarood ee ogaden ilaahay hadaayo baanu leenahay.

  15. daalo
    ma hag baad tidhi waxay ii qabanayaan kismaayo adna laaskaad irirnimo ku haynaysaa taasi maanta nafaqo kuu noqon mayso hagna waa reer aad iyagoo dhaqqan aad u khaawisteen beri lkn maanta wax garadkoodii ogaaday in wax soomaalinimo ka hoosaysa ayan iyagu xataa dhexdooda ku heshiin karin geellaha jabuutina wadkiisuba waa irirkaad xayaysiinayso o dee xataa mandiq ahaan snm oo goosasho ku hamiday xataa kuma aamini karo berri inay guri ka iibsadaan hargaysa ninkaasi isagaa la liita siduu canfar u riixi lahaa oo ciise uga samayn lahaa asxaab asxaabtaasina isaaq ma aha taa igu ogow markaa daalo riyo kale oo irir ah waa uun kuu jab iyo meelaan wax jirin wax ka raadi adoo harti waqooyi ka istaaqfurunlaysta dhaqan xumadaad kula kacday baa kaaga sahlan intaad shaami iyo maqrabi aanba kuu ogayn aad isla raadinayso

  16. kkadarp/land wiil mudug
    inader salaan sare iga gudoon inadeer hag inay jirto iyo inayan jirin layskuma hayo waxaa laysku hayaa maxaa markii la rabo uun loola soo baxaa wakhtigii c/lahi yuusuf,ina sharmaake c.weli gaaas iyo xaga p/land xukuumadihii cade iyo faroole hag ma ahay arin loogu mashquulsanaa sida hada loogu mashquulsan yahay horta geelaha jabuuti soomaalida waa ku mashquulsan yahay lkn mid ogow arinta snm inay go’odo geele wadkiisii bay ku tahay waxay hadidaysaa qaranimada jabuuti. ta kismaayana dee dawlada soomaaliyee iyo amison oo kenya ku jirto ayaa xoreeyey oo dee hadaynu qaran iyo dawlad rabno waa in dawlada lagu saacido inay maamul loo dhan yahay ay ka samayso jubooyinka kismaayo hadii la xorayn ladaa intaan la dhisin dawlada soomaaliyeed oo rasmi ah sida s/land iyo p/land ayay maamul iskood u xor ah ay samaysan kari lahaayeen lkn dawladaay na xoree hadhawna iska tag anagaa is maamulaynee ma soconayso hawiye action group waa iskaashato rabta horta inay iyagu midoobaan iyagoo dhexdooda weli kala fog oo ay jiraan khilaafaad dhex yaal inadeer siyaasadu waxay ku jirtaa in hag lala qaybsado wax siyaasiyiinta daaroodna taa waa sameeyaan oo dee hawiye siyaasada keligii ma wado lkn in hawiye laga dhigo wax dadka lagu bajiyo waa ka soo hor jeedaa in dano gaar ahna lagu gaadho cabsiintaasna waa ka soo horjeedaa
    madaxwaynaha cusubna waxba yaan la tuhmin waxa uu samaynayoo dhami waa muuqanayaan soomaaliyina waa daawanaysaa markaa inadeer daarood isagu ha ku midoobo horta inay degaanada harti waqooyi ka xoreeyaan snm inta dadka masaakiinta ah lagu mashquulinayo jabhad kale oo been been ah waayo kismaayo dee gacanta shabaabka iyo dad kaleba wakhti dheer bay ku jirtay maxaa berigaa loo xorayn waayey oo xataa looga hadli waayey waatii lagu eeganayey dadka degaanka uun e arintan daaroodnimada ee hal mar duubabka cas cas loo soo xidhay waxaan rumaysan lahaa hadii hore looga soo samayn lahaa degaanada harti waqooyi tusaale hadaan ku siiyo maamulka p/land xanibaad iyo embargo ayuu ku soo rogay madaxdii kaatumo lkn diyaarad laga leeyahay ximin iyo xeeb(habargidir)oo duuliye hawiye ahi wado ayaa ahayd diyaaradii ugu horaysay ee taleex soo fadhiisata markaa ii sheeg hag a la i leeyahay aan ka cararo ma isagaa ii saaxiib ah mise ka igala dagaalamaya hawada inaan xataa neefsado kamana hadlayo shacabka caadiga ah ee ajeerteen ee aan xataa awoodin inay tooda u hadlaan waxaan ka hadlayaa siyaasiyiinta iyo isimada matala shacabka ee powerka haya

  17. Qabyaaladdu waa middi labo af leh oo waxey kuu goyso ay ka badantahey waxey kaa goyso. HAG wax macno ah kuma dhisna wax jirana ma ahan. Ururka Sahal oo kale kasoo qaad. Waa dhowr qofood oo is qorey cid ay xil u hayaanna aysan jirin.

    Jubbaland maslaxaddeedu waxey ku jirtaa talada dowladdu soo jeedisey oo ah in maamullo heer tuulo,mid heer degmo ilaa heer gobol ah oo dadka degaankaa laga soo billaabo maamullada. Kaddibna loo gudbo heer maamul goboleed haddey dadku ku heshiiyaan.

    Wixii kale waa iska gurbaan qabyaaladeed oo loogu daneynayo iney Kenya iyo qabqableyaal ay wadataa dhuuqaan dekedda Kismaayo oo kharashka ka qaataan.

  18. I LOVE Hawiye Action Group.

    waa dadka asal ahaan Soomaalia iskaleh.
    waa dadka Soomaaliya ugu badan deegaan ahaan iyo dhul ahaanba.
    waa dadka dib u saxaya khaladaadkii ay gashay dowladii daaquudka ahayd ee Afweyne Barre ee caadaysatay in Daaroodka oo Refugee ahaan Soomaaliaya ku joogay in uu siiyo dhul aanay lahayn.
    Taas waxaa kuu cadaynaysa Somalia goboladeedu waxay ahaayeen ONLY 8 gobol 1969kii kahor intii ka horaysay afganbigii Afweyne Barre… Afweyne kadib wuxuu magacaabay 8 gobol oo cusub oo Daaroodka Refugee-ga ahaa ku naas-nuujinayay goboladaas uu magacaabay waxaa kamid ahaa Gobolka Sool oo Afweyne Barre ina Saleebaan Duufle oo inatiisa qabay hadyad u siiyay, Laakiin maantaa lasaxayaa wixii uu khalday Afweyne iyada oo gobolka Sool maanta gacanta ugu jirto beelwaynta irir-Samaale…. Kismaayana waxaanu u dhisaynaa Maamul ku dhisan mabda’a HAG ee Beelwaynta irir samaale insha’allah….

  19. waa aduunyo gadoon

    ninkan aad sidan u caayaysaan sawkuwa garaadadiini salaan kal iyo laab ah oo uu si gaara saacid u soo fary idiin soo diray kkkkkkkkkkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nimaan quusan naftiisaa quusa

  20. ku socota khaatumo iyo madaxda dhulbahante

    waan idin salaamay
    madaxey waqtigii berdaha hoostiisa hadal lala fadhiisan jirey waa dhamaaday
    meel hoo u baahan hadal waxba kama taro.dhegaha shacabka khaatumo waxa keliya ee ay maqli karaan waa xoreeynta laascaanood,xudun, tukaraq, gambadhe, guumeys iyo caynaba.intaas ka dibna waa in laga fekeraa in lebida weerar lagu qaado

    idoor maanta waa kala daadsanyahay,habarjeclo hadii la weerarano cidi u hiilin mayso.cadowga habarjeclo ee isaaq dhexdiisuna waa batay.

    dhamaan madaxda khaatumo waa inay sida ugu dhaqsaha badan u guda galaan sidii dagaal balaadhan loogu qaadi lahaa jabhada laascaanood ee isbahaysiga snm,js, bahararsame iyo wixii la mida.
    intaan laascaanood la weerarin waa in lala xidhiidhaa oo digniin kama dambeeysa loo diraa horgalada dhulbahante ee laascaanood haysta.lana ogeeysiiyaa in uu bilaabmi doono dagaal adag oo dhiig badani ku daato hooyooyin badanina ku goblamaan

    hadii saddexda bilood ee soo socda la xoreeyn waayo dhulkaan kor ku soo sheegnay. khaatumo waa la wasaa ninkii wax ka dhegaystana dhulbahante asala maaha

  21. DORO LIQE

    BAL TANA ILA EEG !!

    SAWIRO LAYSKU DHIGO IYO IDACAAD LAGA HADLAA LOOMA BAHNA DAGAAL BAA LOO BAHANYAHAY , NINKII REERKIISA DAGAAL GALIYA MAANTA AYAA GARAAD AH ,( WARSAXAAFADEED , ADAAN GARAAD MAXAMUUD , GARAAD MAXAMUUD )
    __________________________________________________________________

    war saxaafadeed uu bixiyay mudane adaan garaad maxamuud garaad maxamiuud ,ayuu kaga waramay arragtidiisaa ku adaan xaalaadaa dhulbahante maanta maraayo , mudane aadaan garad waxa uu shegaay in loo bahanyahay dhibka dhulbahante soo fod saartay beryahan , dhibkaasoo dadka si qaldan loogu shego , meelo khaldana laga raadiyo , mudane aadaan garaad waxa uu shegaay in dhulkii dhulbahante manta xoog lagu haysto , intiii yarayde hadhayna ahadeer losoosocdo , oo dhulbahante gacantiisa ku bixinaayoo sidii oo uu yoomul qiyaamahiisii uu dhacay , oo dad horor ah oo taariikh iyo dhuldoon ahi dhibka wadan kkkkkkkkkk, waxaana uu shegay in dagaal lagala horttago mamulka somaliland aanu xaq ahayn awoodna u ahaynin dhulbahante maanta ,waxa kaloo u shegaay in maanta dadka khaatumo ku meeraysanayaa ay yahiin kuwii dhulka darawished gacanta u galiyay somaliland ,aadaan garaad isagoo dhaliilaayaa dadka markaste hadalo aan loo baahnayn dhagaha ugu shubayaa ,ayuu yidhi sidatan ( makhaayadaha xamar baa nalaga bartay } dadka waa ku ceeb mana deeqdo , dad tariik leh baynu ahayn hadana nahay , oo maktabaha aduunka taariikhdeenaa meelkasteba taalaa kkkkkkkkkkk,

    waxa uu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay maanta ninkii garaad sheganayaa ha cadeeyo meesha garad nimadisu tahay iyo cida uu garaad u yahay , isagoo u jeeda labada garaad ee cado qate aha a kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    sources , taleex media

    • adan garaad maxamuud anaa aqaan waana nacas geelu xerada kaga dareeray, waa qolyaha weli futada u leefaya faroole iyo cabdi samad.

      adeer khaatumo waa cida keliya ee metesha shacabka dhulbahante.
      haday xuntahay iyo hadii kaleba khaatumo waa hogaanka guud ee dhulbahante
      kanaxow

  22. kkkk … @ nina. . Ina ader .. hug .. Mahan wax cusub ee waa wax wakhti dheer soo socday ilaa 1889 bay bilaamatay waxana bilaabay guled abti doon .. Iyo rag siyaasiyin ahaa oo muqdisho iyo hargeisa u kala dhashay waana ogtahay waayo saan qoraaladada ka arko wax badan baad u soo tagnayd arimaha somalia iyo qaabka ay isugu xiran yihin magaca hug. Waxaa ku midaysan . 3da magalo oo aan sheegay dadka daga lakin sheekadu xiligay soo caan baxday waxay ahayd 2000 wakhtigi c. Qasim . . Ayado markaa awooda lagu saaray laba qaybod oo kala ahaa gobaladi pl ku midoobay iyo jubooyinka iyo gedo 2qaybood na loo kala qaaday pl waxaa loogu tala galay in la burbursho . Oo dhaqaale iyo hubba lagu fangareeyo dadka u dhashay pl ee mucaaradka loogu magac daray waana wada garanayna xassan abshir jamac cali jamac garaase cali khaliif iyo ragi kaloo badna oo u qaabilsana ka takhaluska pl tan jubboyinka iyo gedo waxaa loogu tala galay in magac dowladeed lagu qabsado . hug. Xaruntisa u weyn waa afar magaalo . 1. Qaahira. 2. Djabuti. 3. London. 4. Hargeisa. Waxaana hogaamie u ah profe samatar. . Yusuf garad. . Abdi salan hareeri. C.raxman c. Shakur. Fowsio xaaji adan. Yarisow. tarzan. . Qaybta lataliya yaasha . Ismacil cumar gelle. C.qasim cadow.. Silaanyo. Marka waxan mahan wax cusub. ee / mrs. Nina. Pl waxba waa yeeli waayen kaliya way kuulteny sool. Gacantoda gasho taas dee waa siyaasad xumadi cade iyo xulu fadisi

  23. IDOOR LIQE

    gahgahagahagahagahagahagah

  24. kkkkkk owel miyaad hawiye dacadnimo ka sugeyseen xasan xoolo dameerkii biyah uu ku dhamin jirey iyo hilibkii uu ku qali jirey kawankii suuqa bakaro buu ku fiicnaa madaxweyne waxba ka oga kuwii kursigan sarey wey ka inkar galbsadeen

  25. qolyaa ayaamahan hag u isticmaala siday ereyga argagixiso u isticmaali jireen awal
    abgaalkaa ku shirbiya
    ya minaay fatuuro(gaadhiga)fiiq tiraahdo ya nin fadhaawa ma fayoobo
    hada qolyahani waxay faafinayaa
    ya minaay hag fiiq tiraahdo ya nin fadhaawa ma fayoobo kkkk
    war reer halkan ihi waa bislaaday yaa yidhaahda waxyaabahaasi namaba karaan kkk

  26. maanta aniga iyo xarfaha dagaal baa na dhextaagan kkkkk saxid kale HUG waxaan ka wadaaHAG hawiye action group

  27. Hag puntland maxey dhaanta ,qabiilkasta mamul ama urur wuu isgu baheysan garaa maxa ku jaban. Hag waa dad is raba puntland cml ma ahan oo cid aan dhabyaco aheyn wax u ogoleyn.

  28. saxid waxaa ka wadaa tsunami dadka lagu xuuxinayo HUG

  29. ceegaag
    inader ayaamahan waxaa horufadhi la soo dersay tsunaami dadka lagu huuxinayo HUG waxaa la adeegsanayaa adcaf al iimaan iyo dacaayad rakhiis ah sadex bilood ka hor ma la maqlayn HUG wax la yidhaado tolow ma dhulkay ka soo baxeen mar kaliya USC HUG blaaa blaaa blaaa kkkk

  30. oo ileen uruka xaq soor ee ina sandule isu soo biimeeyey ayaantii dhawyd waxa jiraba ma aha waa jacbur ay isku bahaysteen horgalada, daan dhagax(arab),gabooye iyo gaagaab oo dhami waa meel ay under dog ga hargaysa ku qadhaabanayeen waa looma ooyaankii oo is bahaystay obama doorashadiisii bay is yidhaahdeen ku dayda kkkkkkkkkkk

  31. Waa qoraal cantara-baqash ah. Waxaan saa u leeyahay malaha wax ‘active voice’ iyo xigasho ah. Waa uun waxyaabaha maqaaxiyaha lagaga shaaheeyo, yacni fadhi-ku dirir. Bal fiiriya qoraalka, waxaa layiri, oo dee yaa yiri? waxaa la soo baaray, oo yaa soo baaray? Waar mayla faham-teen halkay waxanu ka socdaan?

    Annaga adeer dhagahayagu Taleex bay u taagan yihiin iyo waxa kasoo baxa. Marka cantara baqashkan ku qora meelaha laga xiiseeyo oo uu ka gadmayo sida All puntlan, taleex net, all boocama, kalshaale news, iyo qayrkood. Dib danbana waxanoo kale hannoogu soo qorina

  32. Ila qosol mid ka mid ah xildhibaanada maamul goboleedka Somaliland ee Hargiesa oo habeenkii u hoyda Guriga duq siilaanyo tenant ga ka yahay landlord uu yahay jeneral almujaahid Mohamed siciid hirsi ( Morgan)
    Hoos Akhri details ka !!!!!!!!!

    Xildhibaan Nacnac oo Ka Haajiray Gurigiisii,Hoyna ka Dhigtay Qasriga Madaxtooyada iyo sababta

    Written by Qarannews
    Dec 07, 2012 at 11:51 PM
    Xildhibaan Nacnac oo Ka Haajiray Gurigiisii,Hoyna ka Dhigtay Qasriga Madaxtooyada iyo sababta

    Hargeisa-(Qaran-news)- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mida Xidlhibaanada Golaha Barlamaanka Somaliland oo laga soo doortay Xaafada Axmed Dhagax,Sax iyo khaladna ku taageera Madaxweyne Siilanyo iyo Xukumadiisa ayaa ilo xogogaala ahi Shebekada Qarannews u xaqiijiyeen inuu Xalay iyo Habeen hore ka haajiray Gurigisii, una hoyday Qasriga Madaxtooyada markii uu naftiisa u baqey in taageerayaasha Xaqsoor gacanta saaraan ama dhibaato aanu ka soo waaqsan u geystaan.

    Xildhibaan Nacnac ayaa xoguhu intaas ku dareen inuu Qasriga Madaxtooyada u sheegay sababta uu gurigiisa ugu haajiray inay tahay isagoo helay Fariin sheegaysa in taageerayaasha ururka Xaqsoor damacsan yihiin inay kala baxaan Gurigiisa,waxaanu xildhibaanku doormooday inuu madaxtooyada hoy ka dhigto.

    Xildhibaan Nacnac ayaa si degdeg ah ugu jawaabay dhawaan Gudoomiyaha Urur ka Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac oo ku eedeeyay Xisbi -xaakimka Kulmiye inuu boobay codadkiisii oo kaga shubtay Gobolada Selel,Awdal iyo Sool ,haddaan xukumadu wax laga qabana nabadgelyo daro abuuri doonto.

    Hase yeeshee Qasriga Madaxtooyada ayaa ku dirqiyey Xildhibaan Nacnac inuu u jawaabo Xasan Ciise ,isna markiiba wuxuu warbaahinta u mariyey hadal dhiifoon oo gef iyo meel ku dhac ku ah Xasan Ciise Jaamac iyo taageeryaashiisa taas oo keliftay in guriga Xildhibaan Nacnaca la weeraro.

    Qarannews

    Hargeisa

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • sOmalilander: akhyarta somalilanderska ,,, kuluc … hargeisawi .. lishaan . suldan . ,, ciid wanagsan ku ciida...
  • mire: Kkkkkkkkkkkkkkk Waar ninkii cali biijo maxaa qabsaday , wallaahay waan ka naxay …..miskiin , maalin dhaw...
  • sool boy: kuluco waxaa kusheega cali khalif intat isledahay cay maba kuyaqane ha isdalin mida kale cali khalif iyo...
  • Kuluc: Liishaan Heesta mujaahid boobe dhinbiil daba kaga daran cadawga, miyey miyir beel asqoobeen kkkkkkkkk cali...
  • idoor liqe: hargiesawad inaabti , do u know !!!!!!! ahhahahahahah guska haberjeclo ha kugu jiro . hadii kale alshabab...