|

(Daawo Vedio) Mid Kamid Ah Wariyaasha Ugu Caansan Telefishinka CNN-Ka Oo La Sheegay Inuu Ku Khafiifay C. Ronaldo

Pedro Mendonca Pinto wuxuu ku dhashay 28-kii bishii Janaayo sanadkii 1975-kii magaalada Lisbon ee caasimada dalka Portugal.Petro Pinto waa Wariyaha Sportiga ee Telefishinka CNN-ka u fadhiya magaalada London iyo guud ahaan dalka ingiriiska wuxuuna sidoo kale uga soo waramaa ciyaaraha ka dhaco Qaarada Yurub.

Petro Pinto waxa uu wax ku soo bartay Iskuulka AISL (American International School of Lisbon) ka dibna wuxuu u wareegay Jaamacada University of North Carolina gaar ahaan Jaamacada gobolkaas ugu weeyn ee magaalada Charlotte. Petro Pinto Aaabihiis waa (economist) Hooyada dhashayna waa Macalimad dadka wax ku barto Luuqada Portuqiiska (a Portuguese language teacher).

Masuulkaan waxaa lagu eedeeyay in uu yahay Taageere is qarin waayay oo aad u jecel xiddiga Qaranka Portugal iyo kooxda Los Blancos Real Madrid Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro.Wariyahaan waxa ay mar hore Safaaradaha kala qaateen Taageerayaasha Laacibiinta kala ah Wayne Mark Rooney, Lionel Messi, Zlatan Ibrahimovic, Andres Iniesta iyo Robson de Souza Robinho.

Halkan Hoose Ka Daawo Xaalada Wariyaha Taageeraha U Ah Cristiano Ronaldo.

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=19130

Posted by on Dec 9 2012. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Matan: Dhulkaas qoraalka website ku sheegay ee Maygaagle, Sooljoogto iyo Kalshaale waxay ciidamada Somaliland uuga...
  • Jaama: faan weynaa hada waa nimankii baryootamay ee ilaa Heague tagay ayaa leh waxbaanu xoraysanay oo ma markii...
  • ali: tamar la’aantii kastuumo ma waxay isku rogtay photoshop in mogadisho lagu soo galo....
  • ali: photo shop kii miyaa meesha ka socota muqdisho si dhuumasho ah loogu gali jiray. kkkkkkk xasan jugsoo dhacay...
  • ali: iidoor liqe adiga waxaan kaaga baqayaa inaad ku miir wayso somaliweyn aanad waligaa helayne. dee hadaad ina...