|

x

Halkani riix

Short URL: http://horufadhi.com/?p=19209

Posted by on Dec 9 2012. Filed under CONTACTS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “x”

  1. nin baa waa safar aaday oo gaadhi ay dad badan la socdaan dhiniciisa ka fuulay
    dadka gaadhiga saaran waxaa ka mid ahaa gabadh aad u qurux badan oo weliba ku lebisan ama gashanayd silsilad ama katiinad daha oo carab keedu diyaarad ka samaysnaa.
    ninkii odayga ahaa oo layaaban gabadha quruxdeeda baa gabadhii qoorteeda is kaga dhaygagay oo ka jeensan waayey. gabadhii ayaa dhowr goor eegtay nin kan iska daawanaya
    markaasay intay gabadhii ilka cadeeysay ku tidh adeer ma waxaad layaabantahay diyaaradayda dahabka ah

    ninkii odayga ahaa oo runta iska cadeeysanaya geesinimona sheegtay baa intuu gabadhii si caadi isha uga buuxsadey ku yidhi maya diyaaradaada lama yaabani ee waxaan layaabanahay garoonka ay fadhido. isagoo u jeeda gabadha laabteeda
    kkkkkkk

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • hargaysawi: ninkani run buu sheegay lakiin kustuumo waligeed ma daahirayaan. waxay ka jecelaan lahaayeenhaduu usoo...
  • liishaan: iidor liqe xorayntii laascaanood khiyaaliga laga sheekaynayo ayay ka mid tahay xaqiiqduna inaad somaliland...
  • liishaan: nina arimaha sama falka ama sadaqadda ah lama siyaasadeeyo meesha turkigu ka dhisay hospitalka waxaa uga...
  • khaatumo woman: shabakadaha khaatumo ayantan juboland o khaatumo cadow ku ah o pintiland 2 ah bey bunbuniyan waa...
  • Idoor liqe: War xoreyentii laascanood meeday . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...