Deg deg: Gabaygii labaad & silsilada (Garnaqsi) Gaabanaha iidoor halkii, lagu gumaadaayay ((Akhriso))
Horufadhi.com- Iyadoo Habeenimada Xalay Ay Si Rasmi ah Ubilaabatay Sil Silad Cusub oo Gabayo Ha Taas oo Ay Isugu jawaabi Doonaan Abwaaniin kala Gedisan, isla markaana Ay is Joogta ah u baahinayso Shabakada Wararka ee Kalshaale.com.
Ayaa Waxaa Caawa Soo Baxay Gabaygii Labaad ee Sil Silaadas Looguna Jawaabayo Abwaankiin Bilaabay Sil Siladaani.
Gaashaanka khaatumo iyo geed biroon jabindhe.
Goonyaha kalshaaliyo shaxdiyo, guriga maygaagle.
goobtii sharaftu taaliyo gobaad, gudaha sooljoogto.
Gaabanaha iidoor halkii, lagu gumaadaayay.
((Halkan ka Akhriso Gabgan & Kii Xalayba )) Hana Moogaan Sil siladan Cusub.
Horufadhi News Online
Short URL: http://horufadhi.com/?p=20196



waar nin SAMAKAAB AXMED ayaa dhammaan dadkii la laayey oo dhan ciddii dishay sheegay isguna seddexdii ugu dambaysay sheegtay hadaba yaa u sheega dhulbahantahan isaaq ay kaga dhegtay.
cebta iska ilaaliya iyo qabyaalada dhulbahantena waa mid
keligii doqon
ninka horufadhi,com khiyaaliga iyo beenta ku soo qoraaba shaw waa adiga kkkkkkkkk
nina waa ku nacday waxayna tidhi anigu waxaan ahay naag laan dheera ah oo bahrarsame ah keligii nacas oo yaxye ah maxaan ku falayaa bay tidhi kkkkkkkk
gaabanaha iidoor halkii lagu gumaadaayo kkkkkkkkkk
taasi gabay maaha ee waa habaar waayo beel dhan ilaah uun baa dhamayn kara. horufadhi.com kuwa wax ku qora iyo dadka qoraaba waa dad jiran kk
leesiga iidoor
markaan arkay commentska kelebkan idoor baa tixdan ku daray gaabaha idoor
waxaana ku xejiyey gorgorka
gaabanaha idoor halkii lagugumaadaaye
gorgorka iyo haadu waa kuwii gigayeyjiidhkaaga
libaax mici gamaaruhu waa kii goohayoo ciyaye
gorgorka iyo haadoo dhamiba waa kuwii gaaf wareegaayey
gabanaha shabeelku waa kii dhereg la giig soomay
geesigii cadheysnaa waa tuu gantaal idinku gowsiiyey
geestaad u carartobo waa tii bm lagu gaacshay
waa tii gafuur dhuub idoor gowda laga siiyey
waatii gantaalaha la riday gaadhayqorilugudeh
gabdhihiinu waa kuwii ilmadu gees walba u hoortay
geeliini waa tii la dhacay, oo geesi maalaayey
buuhoodle waa guri xornimo oo goray ladaaqshaaye
geesiga ninkaa sheegtay ee gabayga ceebeeyey
fule garaca weeyaan iyo inan gumeed naaxay
buraanbur miidhan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ma gabaybaa wax ii dhimi kara mise sheekadu waa quus. illeen nin ku quusiyay gabay iyo buraanbur lagama daayo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
dhabarka kolkii loo foorariyay muxuu ku dambeeyay aan gabyo oon buraanburo walibana aan faano. alla maxaa qosol iyo waalni aduun meeshan socotaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
cilmiga ha laguu dhigee caqliaga kaasho baa layidhi