Comments on: Dilalka Laascaanood waa wejiyo badan, Shabaab , SNM iyo Isku dir Dhulbahante dhexdiisa ah.

By: ruun
Dilalka laaska ka dhacaya waxaa ka danbeeya snm ,alshabaab iyo snm waxba kalama ahan waxeyna dilalka u sameeynayaan sida beelaha dhulbahante iskugu dhacaan waa in laga feejignaada. Alshabaab oo hargeysa iyo burco iyo berbera dilal ka sameeyneysa weli yaa argay waa maya.

By: edbiye
Sakaaro xaar muuqday aas aastaa,cumar wacays,samakaab axmed iyo ugaadh yahabay noqdeen kuwii dilalka geystay,j siyaad bahararsame iyo isaaqbaana loo geystay sheekadu wey iska caddahay mar haddii ragga dambiyada galay magacyadoodii iyo jifooyinkodi la garanayo,reer kastoo wax laga dilay ayay u taalaa waxay ka yeelayaan,ilaahi kashifay baana mahada iska leh, ee wadhac  wadhacda joojiya,ninkii wax diiddalni ha badheedho laakiin yaanu tolkii  si madow ku dilin,gacan ku dhiiglana rabbi haw kashifo sidaa mar walba

By: somalilander
.k.k.k.k.kk.k.k.k.kk.k.k.k..k.k.k.k.kk….kk

By: keligiiduul
dhalinyaro soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin buka boqol u tali.laascaanood waa magaalo bugta oo caafimaadkeedu xaalad aad u hooseysa marayo.

sidaas waxaan u leeyahay.laascaanood waa meel nin waliba siyaasadiisa siduu doono ugu fushanayo. waxaana dayacay oo iibiyey dadkii magaalada lahaa.

waxaan qabaa inaan dhulbahante isdileyn waqtiga maanta la joogo oo xitaa hadii cadowgu madaxa isugeliyo  ay fahmi karaan ujeedooyinkiisa