Comments on: Fallo:- Safaarad Dadkeeda Gadanaysa+Sawiro

By: miyirqabe
Ogaada, 96/100, dadkii u ordayey xildhibaannada, waxay u ordayeen inay wax dhacaan, ama ay wax dulmiyaan. Dalkuna ku sii socdo dhibka uu maanta ku jiro.

Hadda, waxaa jira inaan waxba hore u dhaqaaqi karin ilaa inta qolyihii isimada lacagta la hoos gableeyey ian horfadhiyaan, maxaa yeelay, ma arkhtrin karaan xataa sharciga qoran, iska daa ka doodis iyo wax ka bedelide!!!

By: Darwiish Ruush
C/xakiim Taarikhdiisu waa madawdaha,shakhsii ahaan waan aqaan oo sweden ayu degna, ka hor carabaaha ayuu uu dawersii tegi jiray oo fidrada rabadaan ka doonanjiray,khaasatan isu taga amaaradka Carabta.

Wuxuna ka mid yahay ayaan darada ummada soomaliyeed haysata ee is dabajooga ah……weliba waxyaaba badan o aan jeclayn in aan halkan ka sheego ayaa jira…Iswiidana waa ka caan !!!!!

By: somalilander
.k.k.k.k.k.k.k.k..k.k.k.k.k.k.kk.k.k.k.k.kk.k.k.k.k.

By: DHeere power
Danjire marka la qeexo waa qof metelaya dalkiisa una adeegaya danaha ummadisa

Danjire Ambassador waxaa gaarigiisa suran calanka iyo astaanta dalka Soomaaliya

lakin wasiirku ma qaadan karo astaanta iyo calanka dalka

sidaa awged waxaba la dhihi kara danjiruhu wuu ka maamuus badan yahay wasiirka

Danjire wuxuu tusaale u yahay Haybada,dhaqanka iyo karaamada ummadda

Lakin nasiibdarada ku dhacday ummadda Somaliyed

Waxaa danjire laga dhigaya Tuug beenaale ah,Xaaraan-kunaax,Kartilaawe ducuf

xiligii dawladii sayiiad barre danjirayasha waxay u badnayen reer waqooyi

Dhulbahante,isaq,gudabiirsi,warsangeli iwm waxayna ahyen dad ka dhisan dhinaca aqoonta xeeldheerayal Dilomatic affairs iyo wadaninimo patriotism

Hadeer waxaa danjire loo magacabaya qof aan weligii shaqo ka qaban wasaarada arimaha dibeda xitaa aan biyotooni kaso noqon kuwa dhulka tiritira !

Hadeer waxaa danjire laga dhigaa kuwii dadka baaran jirey Mooryaan !

Allow sahal amuuraha amin.

By: wiilwaamo
war anigu maba aminuug ahayn baajira ayo nindowlada somaliya ushaqeeya oon tuug ahayn aajira dhamaan toot waatuug runtu waa taa mar ilahay bhalabarn intuugada dadka kaqabto amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

By: taa kuleeye
fadlan waxaa fiican in nin kan dadka iibsanyaa dowlada somalia loo sheego, oo markaa ninkale lagu badalo.

mida kale sawir kiisa soo daaya, i