Hambalyo Aroos:- Mudane Dr.Maxamed Khadar Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn) & Marwo Sacdiyo Salaad Daahir
Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu si kal iyo laab ah hambalyo oo aan lasoo koobin karin hawada u marinaynaa Boqorka iyo Boqoradiisa, Mudanaha iyo Marwadiisa Dr. Maxamed Khadar Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn) iyo Sacdiyo Salaad Daahir Lamaanahan oo ku aqal galay rooskooduna ka dhacay Magaalada Gutenberg ee wadanka Swedan. 23/12/2012
Hadaba hadaanu nahay waalidka ehelada asxaabta ay kasoo kala jeedaan lamaanayaashani waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu eebe ka yeelo kuwii isku waara ubad kheyr qabana uu eebe kala siiyo aamiin aamiin aamiin….
Waxaa hambalyada diraya dadka kala ah:-
1- Aabe Cawil maxamed Xasan (Baal-weyn )
2- Hooyo Xaliimo Cabdi Nuur Guuleed (Gur-Guurte)
3- Awoowe Cabdi Nuur Guuleed
4- Ayeeyo Carabo Muxumed Geedi
5- Dhamaan Qayska Reer Cabdi Nuur Guuleed (Gur-Guurte)
6- Cabdilaahi Nuur guuleed (Gur-Guurte)
7- Xabiiba Nuur Raage
8- Dhamaan reer Garaad Abshir Saalax Maxamed
9- Seynab Macalin Axmed
10- Abshir Cabdilaahi Maxamed iyo Xaaskiisa Nasra Maxamed xirsi
11- Rashiid Diiriye Faarax iyo Xaaskiisa Hodan Xaaji Cige
12 – Saleebaan Hugur iyo Caruurtiisa.
13- G/SARE Cabdul Maxamed Cali Buley
14- Yuusuf cabdi hayaan (Tuke)
15- Hooyo Ruqiyo Macalin Axmed iyo dhamaan reer Salaad daahir
16- DHamaan Reer Siciid Maxamed Cali Buley (Reer Sheef)
17- Cabdisataar jaamac Saleebaan iyo Caruurtiisa
18- Cali Salaad Jajab iyo Caruurtiisa
19- Aamina Maxamed Xasan (Baal-weyn) iyo Caruurteeda
20- Caasha maxamed xasan (Baal-weyn) iyo Caruurteeda
21- Basra maxamed xasan (Baal-weyn) iyo Caruurteeda
22- Cabdiqaadir Jaamac
24-Cabdi Cali Jidaal iyo Caruurtiisa
25- ENG Maxamuud Cali Jidaal iyo Caruurtiisa
26- DR. khaalid Axmed Geele iyo Caruurtiisa
27- Axmed Cali Caateeye (Ayax) Iyo Caruurtiisa
28- Cabdiraxmaan Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn)
29- Cabdulqaadir Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn)
30- Cabdulrisaaq cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn)
31- Cabdishakuur Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn)
32- Hibaaq Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn)
33- Xukun Cumar Qeybdiid
34- Aamina Xiis Buraale
35- Koos Cali Jiidaal iyo Caruurteeda
36- Axmed Cali Jiidaal iyo Caruurtiisa
37- Cabdi Cali Dheeg iyo Caruurtiisa
38- Cabdillahi Warsame Salaad (Geel-jire) iyo Caruurtiisa
39- Sheikh Mohamed Xaaji Cumar iyo Caruurtiisa
40- Jaamac Xasan (Baal-weyn) iyo Caruurtiisa
41- Ali Xasan Ballweyn iyo Caruurtiisa
42- Mohamed Ciise Keyse iyo CAruurtiisa
43- Sahro Abdi Qoobyare iyo Caruurteeda
44- Xasan Qoobyare iyo Caruurtiisa
45- Dhamaan Jaaliyadda Khaatumo ee Wadanka Ingriiska
46- Dhamaan Jaaliyadda Khaatumo ee Wadanka Imaaradka Carabta
47- Dhamaan Beesha Guuleed Garaad (Barkad) Meelkasta ay joogaaan
48- Dhamaan Jaaliyada Beesha Xawaadle ee Igriiska iyo Sweden.
Dhanka Wariyaasha Deegaanada Khaatumo State
- Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Deegaanada Khaatumo ee Khaatumo Journalism Association {Khaja} Saleebaan Maxamuud Xaashi (Xaashi Dheere)
- C/raxmaan Jaamac Xaashi (C/raxmaan Wadani)
- Faysal Axmed kaarshe
- Axmed Cali Faarax
- Faysal Jaamac Aadan
- Yuusuf Cabdi Xasan (Yuusuf Dheere)
- Maxamed Shaqale Cashuur
- Axmed C/qaadir Jabaan
- Cali Axmed Yuusuf (Cali Hadhiye)
- Axmed Maxamed Nadiif
- C/casiis Jaamac Aadan
- C/rashiid Kayse C/ Cawil
- Khadar Cawl Ismaaciil
- Xasme Xasan Geele
- C/kariin Olol
- Maxamuud Saleebaan Iidle
- C/qani Makhtal Hay dayn
- Maxamed Cismaan C/ Nuur
- Maxamed Cali Bile
- Cadnaan Saalax Maxamed
Dhamaan dadkani oo ku kala sugan Dalalka Yurub, Maraykanka, Soomaaliya, Kenya, Imaaraadka, iyo Dalal badan oo caalamka ka tirsan waxa ay hambalyo aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada is calmaday ee Mudane Dr.Maxamed Khadar Cawil Maxamed Xasan (Baal-weyn) & Marwo Sacdiyo Salaad Daahir oo ku aqal galay Magaalada Gutenberg ee Wadanka Swedan waxaana leenahay guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulow ka yeel…… Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin…….
Rashiid Diiriye Faarax (Ina Diiriye Kadeed)
Afhayeenka Khaatumo ee Wadanka Imaaradka Carabta
Short URL: http://horufadhi.com/?p=20619



Hambalyo inankaan adeerkii ahaye
Habalyo aroos intaa ka hadleysan baad shegtan ciidamda shatiga khatumo logeliyey laguna warejiyey somaliland