(Daawo Vedio) Hees La Yaab Leh Oo Loo Soo Qaaday Madaxweynaha Maamulka Ex Puntland Faroole
Waxaa mudooyinkii ugu dambaysayba iska soo daba dhacayey banaan baxyada, mudaharaadada iyo cabashooyinka ay shacab weynaha reer Puntland kaga soo horjeedaan Madaxweynaha haatan talada u haya Maamulka Garoowe ee C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, iyadoona ay jiraan abwaaniin inta badan iyana ku hawlan samaynta heeso ka dhan ah Mr Faroole kuwaas oo ka hadlaya dhibaatada baahsan ee Maamulkiisu ku hayo shacabka xoriyad doonka ah ee reer puntland. Hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa hees la magac baxday “Odayahow deg degayaa maxaa dunida kuu hadhay” nala milicso muuqaalka heestani oo ka daawo halkan hoose.
Halkan Ka Daawo
Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media
horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=20575



naacnaci maxaay tartaa sxb heesta waxaa looqaday langaabka habar jaciiliyaa dhigyacab siilcaayo maxad faroole kala doontay sxb boogta laguuma sheego rux kale ileen waa taadi
Waar heestan waatii dhiigyacab Siil-Caayo loo qaaday ee wejiya xuntii Hargaysa isku laba rogayeen KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Futoole weli hees looma soo saarin.waase sugaynaa.
heestan waxaa loo qaaday madaxweynaha jamhuuriyada somaliland dr axmed siilaanyo. laakiin way ku haboon tahay gudoomiye goboleed puntland ee dalka somalia ee aanu dariska nahay.
anigu mucaarad waan ku ahay in some point siilaanyo laakiin kolkay timaado ta guud ee qaranka jamhuuriyada somaliland waan barbar joogsanayaa.
mida kale heestu faroole maba match garayso waayo faroole waa gudoomiye goboleed ka puntland ee somalia. haduu xumaado dowlada xasan sheekh maxmauud ayaa sack garayn kartaa. waxaanan leeyahay faroole wuxuu ka dhigan yahay badhasaabka gobolka sool ee jamhuuriyada somaliland. kkkkk
kkkkkk
kolkaa shacabka gobolkaasi puntland ku nool hadii uu gudoonkoodu xumeeyo madaxweynaha somalia hakusoo dacweeyaan illeen isagaa si aayar ah sack garayn karee. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Heestan waa heestii siilaanyo loo qaaday , waxay ka badaleen only sawiradii ,
Lkn heesta waxaad moodaa in ay labada taabaneyso ,
Thanks abwaanka SAMEEYEY heesta siciid Abukar (ILKOJIIR)
What a wicked song!!!!!
By the way who is the singer??? Lovely voice….