Comments on: Maqaal:Dawlada Deegaanka Khaatumo: Sanad Guuro Sad leh.

By: ruun
Saciid harti ayuu maqlay ,ahmed harti kulahaa wax wareersan ,tolka uu sheegayo ma dhabyaco oo OROMO ah  ayu ka wadaa kkkk  midnimo waad dadaashay lkn aduunka lama socotid soo barbaar mama

By: wiil khaatumo
laxdan midnimo sidata

kaalay adigu waxaadan garanayn baad rabtaa inaad ka hadashid. tolkayagu ma kan awalna talyaaniga dabada u dhaqi jiray hadeerna xabashidaa. kkkkkkkkkkkkkkk tan kalle yaad is leedahay wax ka sheeg. ahmed harti waa niman ka fiican kan aan la garanayn ee xabashidu dhashay looguna sheego inuu ugu wayn yahay maadamaama meel la galiyo loo waayay. dadkan reer khaatumo  horta soo barro cida ay yihiin. puqland iyo waxan aad sheegaysana qaymo nooguma fadhiyaan. adigu hadaad hawiye colaad u qabtid oo gaalkacyo isku haysaan idinkaba qaade e anagu caanahaanu isa siinaa sopmalinimaana naga dhaxaysa. waxan xall siinaysaa beesha axmed harti ee laxdan jiho seega ahi u gaftay.

By: midnimo
Qabiil  Qaran laguma noqdo…midnimo waad raadiseene yaa idinka hoos qaaday …tolkiina waad ka go’deen  soomlida aad raadinaysaan ma hawiye oo iyaguba kala dhamaan la’a baad hiilo ka sugaysaan wale tallo ma haysaan ….meesha khaatumo kuma haysaane ;khaatumo xumo baad ku joogtaan …caqliga Ahmed Harti kula jira waa midka danyeer duqoobay ku jiray…idinkiiba waxaad iska dhigaysaan dhoor nooc ..Somalia waad ku jirtaan ..Somaliland waad la socotaan ..Puntland waad horboodaysaan waxaad noqoteen siduu beri hore Absame ahaan jiray ..war marka hore Ahmadoow midooba oo iiman la’aantii absame ku qasaaray ka soo hara haddii kale weligiin babaay baad ahaanaysaan …illaahay waxaan idinka baryayaa inuu khaatumadda idin waafajiyo ..wiilasha aad gadaalada ku dhamaynaysaana mustaqbal wanaagsan siiyo koleey ha

By: Dhoodi
Mar haddaan Laaska la xoray dabaaldegga sanad guuradu iskuma san banaana laakiin, hambalyo ayaan leenahay… sanad wanaagsan iyo laaska oo la xoreeyo saddexda bilood ee sanadka ugu horeeya.

By: wiil khaatumo
maanta maanta maanta waa maalin wayne maanta.

inshalah. dawlada Khaatumo waxay si dhakhso ah ku sugi doontaa xuduudaha waqooyi ee dawlada. waxaan u hanbalyaynayaa umada khaatumo waxaanan leeyahay.

waataa horyaalka daraawiish heenka buxiyay e

waa inaan hurnaa nafta iyo hantidoo dhan

oon u heesnaa cadawga howdintiisa

haadiguna waa uu inoo hilinaayaaye

wabilaahi tawfiiq

By: ruun
Okasha laga roone u naageenta ku fican ayatahay dhoocilo lakor iga dheh sida raga u hadal ama isga amuus la labo yahay..

By: dool
maanaan   garan markaad kastuumo ku waalateen  in aad caruurta xoogaysaan

By: okosha
keligiiduul garad dr adigana allah haku sharfo

By: okosha
xaar liqe ka kac fadhiga uuuuuufffff orod oo qubeyso war waxani muxuu yahay war ka kac meesha oo dr keligiduul daawadii uu ku qoray qaado …..wlhy nacastu wey ku uurtay sidad komputarka uga nacnacneyleysey uuuuuuuuuuf

By: somalilander
sanad wanaagsan kstuumo !!

k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k.k.k.kk.k.k.